Dhismaha waddo laami ah oo laga dhagax dhigay degmada Dayniile

0
Sunday May 04, 2025 - 17:58:23 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhismaha waddo laami ah oo laga dhagax dhigay degmada Dayniile

    Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha wadada laamiga ee degmada D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha wadada laamiga ee degmada Dayniile. Wasiirka iyo Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dhismaha wadadaan uu qeyb ka yahay fulinta mashaariicyo horumarineed oo lagu dhisayo kaabayaasha isku socodka degmooyinka Gobolka Banaadir. Masuuliyiinta ayaa dhinaca kale shacabka degmada ugu baaqay in ay isu soo baxaan oo ay qeyb lixaadleh ka qaataan diiwaangelinta dadweynaha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip