Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

0
Wednesday January 29, 2025 - 12:41:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

    Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa booqasho ugu tagay dhiggiisa Danjire Cabdicasiis Al-Madar, Safiirka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya u fadhiya Jaamacadda Carabta. Labada D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa booqasho ugu tagay dhiggiisa Danjire Cabdicasiis Al-Madar, Safiirka Boqortooyada Sacuudi Caraabiya u fadhiya Jaamacadda Carabta. Labada Danjire ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo wada shaqaynta carbeed, waxayna isku afgarteen in si dhaw loo wada shaqeeyo lagana wada tashado arrimaha carbeed iyo tan gobolka. Danjire Awaare ayaa uga mahadceliyay Boqortooyada Sacuudi Caraabiya garab istaagga Soomaaliya ay markasta u fidiso sida mashaariicda horumarineed iyo maalgashiga Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip