Ciidamo Israa'iliyiin ah oo lagu dilay Qasa iyo meydka mid ka mid ah dadkii u afduubnaa Xamaas oo la helay
Ciidamada Israa'iil ayaa ku dhawaaqay in saddex ka mid ah askartooda lagu dilay waqooyiga Qasa, iyadoo maydka qof ka mid ahaa dadkii afduubka ay u haysatay Xamaas-na laga soo saaray godl ku yaalla koonfurta Qasa, ka dib "hawlgal adag oo halkaa laga smaeyay
Warbaahinta Israa'iil ayaa sheegtay in laba miino ay ku qaraxday taangi ay saarnaayeen ciidamadooda, gudaha deegaanka Beit Hanoun, ee waqooyiga marinka Qasa.
Koonfurta Qasa, ciidamada Israa'iil waxay shaaciyeen in "Meydka mid ka mid ah la haystayaashooda oo lagau magacaabi jiray Yuusuf al-Zayadneh laga helay god ku yaalla Marinka Rafax, ee koonfurta Qasa.
Dhacdooyinkaan ayaa imaanaya iyadoo dhexdhexaadiyeyaasha caalamiga ah ee Qatar, Masar, iyo Maraykanka ay sii wadeen cadaadiska ay saarayaan dhinacayada Israa'iil iyo Xamaas si ay u gaaraan heshiis xabadda lagu joojinayo.
Ciidamo Israa'iliyiin ah oo lagu dilay Qasa iyo meydka mid ka mid ah dadkii u afduubnaa Xamaas oo la helay
Ciidamada Israa'iil ayaa ku dhawaaqay in saddex ka mid ah askartooda lagu dilay waqooyiga Qasa, iyadoo maydka qof ka mid ahaa dadkii afduubka ay u haysatay Xamaas-na laga soo saaray godl ku yaalla koonfurta Qasa, ka dib "hawlgal adag oo hal