Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoomiyaha Gobolka Banaadir

0
Thursday January 09, 2025 - 15:42:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoomiyaha Gobolka Banaadir

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxame

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, waxaana Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ugu hambalyeeyay xilka guddoomiyanimo isaga oo kula dardaarmay inuu xooga saaro sidii shacabka caasimadda ay u heli lahaayeen adeegyada ay xaqa u leeyihiin oo ay dowladda uga baahanyihiin. Kulanka oo uu ka qeyb galay Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri, waxa uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaaladda Muqdisho uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka uga mahadceliyay Qaabilada iyo Hambalyada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip