SODMA oo shixnad gargaar ah gaarsiiyey Diinsoor

0
Wednesday October 30, 2024 - 18:44:01 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SODMA oo shixnad gargaar ah gaarsiiyey Diinsoor

    Hay'adda Maareynta Musiiboyinka (SoDMA), ayaa saakay laba diyaarad oo sida shixnad gargaar ah u dirtay degmada Diinsoor ee gobolka Baay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Gargaarkan ayay hay'adda SoDMA, ugu talagashay in la gaarsiiyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Maareynta Musiiboyinka (SoDMA), ayaa saakay laba diyaarad oo sida shixnad gargaar ah u dirtay degmada Diinsoor ee gobolka Baay ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed. Gargaarkan ayay hay'adda SoDMA, ugu talagashay in la gaarsiiyo danyarta iyo qoysaska barakacyasha ah ee ku nool degmadaan iyo degaannada ku xeeran oo muddo go'doon ku jiray, si ay uga gaashaantaan abaarta la saadaalinaayo. Shixnadaan gargaar waxaa hore SoDMA ugu deeqay Dowladda Shiinaha, waxaana mucawinadaan ku soo aadday iyadoo maalmihii danbe xaalado adag oo dhanka nolosha ah ay wajahayeen shacabka degmadaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip