Wadatashi ku saabsan qabyo-qoraalka xeerka nidaamka kala xadeynta awoodaha hay'adaha dowladda oo Muqdisho ka furmay

0
Monday October 21, 2024 - 21:39:40 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 32
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadatashi ku saabsan qabyo-qoraalka xeerka nidaamka kala xadeynta awoodaha hay'adaha dowladda oo Muqdisho ka furmay

    Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra'iisul wasaaraha mudane Kamaal Daahir Guutaale ayaa furay aqoon isweydaarsi ku saabsan qabyo-qoraalka xeerka nidaamka xukuumadda iyo kala xadeynta waajibaadka wasaaradaha iyo hey'adaha dowladda. Kulank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra'iisul wasaaraha mudane Kamaal Daahir Guutaale ayaa furay aqoon isweydaarsi ku saabsan qabyo-qoraalka xeerka nidaamka xukuumadda iyo kala xadeynta waajibaadka wasaaradaha iyo hey'adaha dowladda. Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen madaxda iyo wakiillo ka socda hey'adaha dowladda, ayaa loogu talagalay in lagu xoojiyo wada-shaqeynta iyo isku-dubbaridka shaqooyinka hey'adaha kala duwan ee dowladda. Aqoon isweydaarsiga ayaa xoogga lagu saaray sidii loo kala caddeyn lahaa waajibaadka wasaaradaha iyo hey'adaha, si loo hubiyo habsami u socodka howlaha dowladda iyo maamul wanaagga. Xoghayaha Joogtada ah, ayaa carrabka ku adkeeyey muhiimadda ay leedahay wada shaqeynta hey'adaha iyo in la helo xeer cad oo hagaya nidaamka xukuumadda, si loo gaaro adeeg hufan oo ka jawaabaya baahiyaha shacabka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip