Wasiirka Dekedaha dalka Masar iyo maalgashadayaal uu hoggaaminayo oo kusoo wajahan Muqdisho

0
Wednesday October 16, 2024 - 21:39:22 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 34
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Dekedaha dalka Masar iyo maalgashadayaal uu hoggaaminayo oo kusoo wajahan Muqdisho

    Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxmuud Cabdiraxman Faarax Beenebeene ayaa sheegay in dalka ay kusoo wajahan yihiin Wasiirka wasaaradda Dekedaha dalka Masar, H.E. Kamel El Wazir iyo ganacsato u dhashay dalka Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga, iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxmuud Cabdiraxman Faarax Beenebeene ayaa sheegay in dalka ay kusoo wajahan yihiin Wasiirka wasaaradda Dekedaha dalka Masar, H.E. Kamel El Wazir iyo ganacsato u dhashay dalka Masar. Ujeeddada safarkooda ayuu ku sheegay in ay dalka Soomaaliya ka hirgeliyaan mashaariic waaweyn, iyagoo maalgashiyo ku samaysan doona dekedaha dalkeenna. Wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya ay u aragto xiisaha sii kordhaya ee maalgashadayaasha gobolka iyo kuwa caalamiga ah fursad , isagoo xaqiijiyay booqashooyinka wafdiga Masar ee dhawaan imaanaya dalka ay tahay tallaabo muhiim ah oo loo qaaday sahaminta fursadaha maalgashi ee dalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip