Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka oo xariga ka jaray xarunta wasaaradda oo dib u dhis iyo qalabeyn lagu sameeyay

0
Wednesday October 16, 2024 - 21:23:31 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 34
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka oo xariga ka jaray xarunta wasaaradda oo dib u dhis iyo qalabeyn lagu sameeyay

    Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS mudane Xasan Macalin oo ay wehliyaan wasiiru-dowlaha iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda ayaa maanta xariga ka jaray xarunta wasaaradda oo dib-u-dhis iyo qalabeyn lagu sameeyay, isagoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS mudane Xasan Macalin oo ay wehliyaan wasiiru-dowlaha iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda ayaa maanta xariga ka jaray xarunta wasaaradda oo dib-u-dhis iyo qalabeyn lagu sameeyay, isagoo uga mahadceliyey hawlwadeenada wasaaradda shaqada wanaagsan ee ay dalka u hayaan. Wasiirka ayaa xusay in muuqaalka iyo xafiisyada wasaaradda oo la hagaajiyey ay wax badan ku soo kordhinayso tayada shaqada iyo wax soo saarka wasaaradda, islamarkaana wasaaraddu ay ku hawlantahay in laga shaqeeyo casriyeynta dhismaha iyo qalabaynta xafiisyada shaqada.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip