HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 31-7-2024

0
Wednesday July 31, 2024 - 08:25:18 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 127
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA ARISO WARARKA WARGEYSKA MOGTMES 31-7-2024

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahadal khadka Telefanka ah la yeeshay Madaxweyne Erdogan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed eraalka Soomaaliya mudane Xas an Sheekh Maxamuud ayaa caawa wa da-hadal telefoon ah la yeeshay dhiggii sa Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Ra jab Dayib Erdogan.

Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiga ah ee u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, gaar ahaan dhina cyada tamarta iyo difaaca.

Madaxweyne Erdogan ayaa xaqiijiy ay in Turkigu uu sii wadi doono taagee rada uu u fidiyo Soomaaliya, isaga oo adkeeyey muhiimadda Turkigu uu sii nayo madaxbanaanida, gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaali yeed iyo taageerada hawlgallada Ciid anka qalabka sida ee dabar-goynta argagixisada.

MadaxweynahaJFS: Dowladdu waxa ay mas’uul ka tahay ilaalinta jiritaan ka dadka iyo dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fe deraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Muqdi sho ka daah-furay Shirwrynaha 2-aad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa ka sheegay in qabashada shirkan, sann adkii 2-aad oo xiriir ah, ay ka marqaa nti kacayso mudnaanta ay dowladdu siinayso talada iyo tilmaamaha culima da ee dowlad-dhiska Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa soo bandhigay caqabadaha ku xeeran dadka iyo dowl adnimada Soomaaliyeed, isagoo adke eyey in culimadu ay xoojiyaan wacyig elinta ku wajahan marin habaabinta ar gagixisadu ay ku wadaan dhallinyara da Soomaaliyeed iyo dambiyada ay ku galayaan magaca diinteenna suubban.

"Dowladdu waxa ay mas’uul ka tah ay ilaalinta jiritaanka dadka iyo dalka, oo ay ugu horreyaan diinta, afka, midni mada iyo wadajirka, taas oo ah dhaxal ay leeyihiin dadka Soomaaliyeed, had daba diintu waa waxa koowaad ee aan ku mideysan nahay, waxaana jiro kha taro badan, qofka rabaa in uu qeybiyo dadkeenna hab qabiil iyo mid deegaan kuma qeybin karo, waana sababta ay Al-shabaab iyo kuwa wadajirkeenna dhibayo ay u soo mareen dhanka diint eenna suubban ee aynu ku midaysan nahay”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xasuusiyey Culimada Soomaaliyeed ee dal iyo dibadba isaga yimid, daraa sadda ay soo saartay Xukuumaddu ee caqabadaha iyo dhibaatooyinka dib u dhigay xaqiijinta himilooyinka shacab ka Soomaaliyeed oo ay ka mid tahay argagixisada, dowlad-nugaylka, goonni u goosadka iyo khataraha bulshada, waxa uuna ku adkeeyey in ay xooji yaan kaalinta ay ka qaadanayaan arri mahaas.

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxa muud ayaa mar kale ummadda iyo culi mada Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geerida Sheekh Cismaan Sheekh Cu mar Sheekh Daa’uud (Sheekh Cism aan Xidig) oo door muhiimka ahaa ka soo qaatay faafinta diinta islaamka iyo baridda dadka Soomaaliyeed.

Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo galay maalintii labaad

Waxaa maalintii labaad galay Shirwe ynaha 2-aad ee Culimada Soomaali yeed oo ka socda magaalada Muqdi sho, kaas oo looga hadlayo sidii loo he li lahaa Soomaali mid ah.

Shirweynaha Culimada oo ay ka qeyb galayaan Culimo Soomaaliyeed oo da lka iyo dibaddiisa isaga kala yimid ay aa sanadkan diiradda lagu saari doo naa midnimada iyo wadajirka dadka Soomaaliyeed.

Sheekh Yuusuf Cali Caynte oo la ha dlay warbaahinta Qaranka ayaa shee gay in ajandaha ugu weyn ee kulan koodu uu yahay in laga tago qilaafa adka Umadda Soomaaliyeed loona so o jeesto sidii loo joojin lahaa dhiigga daanaya, lagana shaeeyo masaalixda guud ee dalka.

Sheekh Yuusuf ayaa sheegay in doo rka Culimada ee kaga aaddan midni mada iyo isu soo dumidda Umadda Soomaaliyeed uu yahay mid weyn, wuxuuna rajo ka muujiyay in ay natiijo wanaagsan kasoo bixi doonto.

DR; Sh, Cusmaan Macallin” Madax iyo shacab waxa waajib ku ah difaaca iyo ilaaalinta Diinteena.”

Dr. Sheekh Cusmaan Macallin Maxa muud Sheekh Cali oo ka mid ah Culi mada ka qayb gashay shirka weynaha Culimaa’udiinka Soomaaliyee ayaa sheegay in qilaafka uu yahay mid dha ca isagoo Meesha ka saaray in mucaa radka Imaamku uu noqdo mid wax too siya.

Sheekha ayaa sheegay in Rasuulku SCW uu saxaabadiis kula dardaarmay daacad iyo ismaqal iyo in aan dadka ta lada haya la khilaafin, wuxuuna xusay in madax iyo shacab ay waajib ku ta hay difaaca iyo ilaalinta Diinteenna suu ban.

"DR Cusmaan Macallin” Madax iyo shacab waxa waajib ku ah difaaca iyo ilaaalinta Diinteena.”

Sheekh Cusmaan ayaa ugu dambay n sheegay in aad la qilaafin Imaamka ama hoggaanka dalka si aysan fidnadu u baahin loogana hor iman dardaaran kii Rasuulka SCW.

Madaxweyne Laftagareen oo qaabbilay wafdi ka socda hay’adda WFP

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xaf iiskiisa Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayey ku xigeenka Agaa simaha Guud Hay’adda Cuntada Addu -unka.

Madaxweyne Laftagareen iyo Mada xa Hay’adda WFP ayaa waxay ka wa da hadleen arrimaha gargaarka, cunta yarida iyo sidii loo kordhin lahaa garga arka la gaarsiinayo dadka ay saamay say is-beddelka cimillada iyo abaaraha.

Kulanka waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey Wasiirro iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka koofur gal beed.

Sheekh Cusmaan Usuuli "Culumada dalka joogta waxaan leeyahay safka hore gala oo jihaadka hoggaamiya.”

Sheekh Cusmaan Usuuli ayaa faray in Culimaa’udiinka Soomaaliyeed in ay galaan safka hore ee dagaalka oo ay hoggaamiyaan jihaadka dalka looga xo reynayo Al-shabaab.

Sheekh Usuuli oo sidoo kale ka jawa -abaya dhaliilaha ay dadka qaar u jeed inayaan shacabka hubeysan ee dagaal lada culus kula jira Al-shabaab ayaa sheegay in taasi tahay qalad, wuxuuna intaa raaciyay in kooxaha nabad-diidka oo uu rabbi naga dul qaado ay tahay ci baado Alle loogu dhowaanayo.

"Qofkii dhaha qabaa’ilka hubka qaa tay halaag ayaa ka soo socda, isagaa halaagsamay mar hore, Khawaarij oo Alle naga dul qaado ayaa Rabbi ugu dhawaaneynaa, culumada dalka joog ta waxaan leeyahay, safka hore gala oo jihaadka hoggaamiya.”

Sheekha Usuuli ayaa ugu dambayn ku tilmaamay Ciidanka Macawiisleyda in ay yihiin Ahlu janno maaddaama ay qaateen dardaarankii Rasuulka CSW, wuxuuna ku celceliyay in loo midoobo dagaalka Al-shabaab.

Ra’iisul wasaare Xamse oo bogaadin ugu tagay ciidamadii Al-shabaab ku laayey Jubada hoose

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaali ya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad gob oleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday Ciida mada Qalabka Sida iyo Daraawiishta Jubbaland ee ku sugan deegaanka Bu ulo-Xaaji ee gobolka Jubbada Hoo se, kuwaas oo dhawaan jab xooggan gaar siiyey maliishiyaadka Al-shabaab ah.

Ra’iisul Wasaaraha oo bogaadiyey sida nafhurnimada leh ee Ciidamada Soomaaliyeed ay argagixisada uga xor eynayaan dalka , ayaa ku dhawaaqay in dowladdu ay siinayso abaalmarin la cageed la guddoonsiinayo ciidamada Birjeex ee ku jabiyey Al-shabaab dee gaannada Jubaland.

"Waad cibaadeysateen maxaa yee lay waxaad layseen kuwii uu suubanu hu na faray in la laayo oo la burburiyo, waxaad ka farxiseen muslimiinta, wa xaad rubadda goyseen Khawaarijtii ay ummadda Soomaaliyeed necbaayeen. Dowladda Federaalka Soomaaliya wa xaa ka go’an in Al-shabaab dalka laga xorreeyo oo la tirtiro, in badan oo ka mid ah dalka waa laga xaaqay oo ay kamid tahay Buulo-Xaaji”.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Bar re, ayaa tilmaamay in guushan ay ka marqaati kacayso tayada iyo awoodda Ciidamada Soomaaliyeed iyo dadaalka ay dowladdu ku bixinayso dib u dhisk ooda, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay garab istaagga iyo wadasha qeynta shacabka Soomaaliyeed ee ku aaddan ciidamada, dowladduna ay deegaannada la xorreeyey geyn doon to adeegyada asaasiga ahaa.

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka duulaysa in gurmad iyo gargaar deg -deg ah la gaarsiiyo bulshada ku nool deegaannada laga xoreeyo Khawaari jta, ayaa waxa ay hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka SoDMA gaar siisay raashin 900 oo qoys oo ku nool deegaanka Buullo-Xaaji, taas oo qayb ka ah qorshaha safarka Ra’iisul Wasaa raha ee Jubbaland.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha, ayaa waxaa kamid ah Wasiirro ka tirsan Xuk uumadda heer federaal iyo heer dow lad goboleed, Xildhibaanno, taliyeyaa sha ciidanka X.D.S, Boliiska iyo ha ween matalayey ololaha Hooyo u hiili Qaranka oo gaarsiiyey ciidanka sahay dhan 5,340 oo isugu jira buskut, timir iyo kalluun.

Wasiirka isgaarsiinta Soomaaliya oo Shiinaha uga qaybgalay madasha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha ee Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknooloji yada Xildhibaan Maxamed Aaden Ma calin (Soomaali) iyo wefdi uu hoggaa minayo ayaa Magaalada Beijin ee wad anka Shiinaha uga qeybgalay mada sha iskaashiga Afrika iyo Shiinaha ee horumarinta Dhijitaalka, waxaana si ga ar ah sanadkaan diiradda loo saaray Iskaashiga Dhijitalka ee kaabayaasha, hal-abuurka, Isbeddelka, siyaasadda, amniga iyo iskaashiga awooda Dhijit aalka.

Madasha iskaashiga Afrika iyo Shii naha, waxaa soo qabanqaabisay Wa saarada Warshadaha Iyo Teknooloji yada ee Shiinaha, waxaana ka soo qeybgalay Wasiirada Isgaarsiinta ee Wadamada Afrika, , Shirkadaha ka sha qeeyo Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, kuwa Hal-abuurka iyo aqoonyahano ku xeerdheer ICT-da.

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknooloji yada Xildhibaan Maxamed Soomaali oo khudbad ka jeediyey Madashaan ay aa soo dhaweeyey istaraatiijiyadaha Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha iyo ha babka lagu kobcin karo wadamada Afri ka ee ka shaqeeya adeegyada dhijitaal ka.

” Soomaaliya marka laga hadlaayo ari maha Dhijitaalka waxey ka qabatay shaqooyin muhiim ah oo ay ka mid yihi in Ansixinta iyo diyaarinta Shuruucdii la gu hagi lahaa, waxaana hadda Baarla maanka dalka horyaalo sharciga Amni ga Saabarka iyo sharciga Cyber Crime, waxaana qeyb weyn ka yahay Dhijitaal ka Qorshaha Wasaaradda ee 2024-2029″

Madasha waxaa ka soo baxay in la xoojiyo Xiriirka iyo Wadashaqeynta iya doo la iska kaashanaayo Qorshe Hawl eedka Afrika iyo Shiinaha ee Iskaa shiga Dhijitaalka iyo Horumarintiisa.

Bandhig dalagga beeraha ah oo lagu qabtay Buuloburte

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Hir shabeele iyo kan degmada Buulaburte ayaa ka qeyb galay bandhig ay samee yeen iskaashatada Beeralayda degma da Buulaburte ee gobolka Hiiraan.

Iskaashatada ayaa soo bandhigay dalagyada ay beertaan oo kala ah qud aarta noocyadeeda kala duwan, waxay na sheegeen in ay u baahan yihiin ho rumarin lagu sameeyo beeraha si loo kordhiyo wax soosaarka dalagyada da lkeennu hodanka ku yahay.

Ujeedka bandhiggaan ayaa ahaa ko bcinta guusha waarta ee wax soosaa rka ka faa’iideysiga nidaamka beeralay da yaryar ee degmada Buulaburte ee Gobolka Hiiraan.

Wasiirka waxbarashada DFS oo weydiistay xildhibaanada Puntland inay Siciid Deni ka keenaan xal ay kuwada shaqayn karaan

Wasiirka waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya, Faarax Shei kh Cabdiqaadir, ayaa weydiistay xildhi baanada kasoo jeeda maamulka Punt land in ay u keenaan xal ay reer Punt land ku heli karaan qoondada dhinaca waxbarashada ee dowladda Federaal ku ugu talo gashay.

Wasiirka waxbarashada ayaa hadal kaan ku sheegay kulan uu la qaatay Guddiga Horumarinta adeegga arrima ha Bulshada ee baarlamaanka Aqalka hoose. Wuxuu u sheegay in maamulka Puntland uu diiddan yahay wax kaste oo uga yimaada dowladda Federaalka, oo ay waxbarashada qeyb ka tahay, arrintaasoo uu wasiirku ku tilmaamay mid aan xal laga gaari karin inta Pun tland sidaas aaminsan tahay.

"Arrintu haddii ay tahay,” war waxa anaa igu yar, iyo sidaanaa baahidaydu u badan tahay, waa arrin sideedaba xal leh. Laakiin, waxaanan xal lahayn,” waxba ina kama dhaxeeyaan, shir kula gali maayo, wadatashan mayno, anig aa system-kayga iska leh, wax dowla dda Federaalka soo maraya ma doon ayo. Taasi xal malahan,” ayuu yiri was iir Faarax.

Wasiir Faarax waxa uu tilmaamay in tiro dhowr jeer uu Golaha Baarlama aanka ka codsaday in xal loo raadiyo in ay Puntland ogolaato inay qaadato qoondada macalimiinta loogu talo galay dowlad goboleedyada.

Wuxuu sheegay arrimaha waxbara shada in aysan wax lug ah ku lahayn arrimaha siyaasadeed ee ay isku khil aafsan yihiin Dowladda Federaalka iyo Puntland. Waxa uu sheegay waxa kaliya ee ay doonayaan in ay tahay, in waxbarashada Puntland ay lamid noq oto waxbarashada kale ee dalka.

Xildhibaanada la kulmay wasiirka waxbarashada ayaa sheegay in ay aaminsan yihiin in dowladda Feder aalku arrimo siyaasadeed u xayirtay mashaariicda waxbarashada ee Pun tland ay xaqa u leedahay oo gaaraya $16 million.

Kooxo Hubeysan oo Magaalada Boosaaso ku dilay Mas’uul ka tirsanaa Jaamacadda Bariga Afrika

Kooxo hubaysan ayaa Nin lagu ma gacaabi jiray Khaalid Cali Khaalid oo ka tirsanaa macallimiinta jaamacadda bariga Afrika ku dilay magaalada Boo saaso ee xarunta gobolka Bari.

Marxuumka la dilay ayaa sidoo kale ahaa gudoomiye ku xigeenkii maamu lka iyo maaliyadda Jaamacadda bariga Afrika sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta jaamacadda.

Wararka ayaa sheegaya kooxda dilk a geysatay in ay baxsadeen oo aan la aqoonsan haybtooda.

Hay’adaha Amniga Puntland gaar ah aan magaalada Boosaaso weli kama hadlin dilkaasi . mana jirto cid sheega tay.

Wasiirka gaashaandhigga iyo saraa kiil sare oo kormeeray deegaanadii dhowaan laga saaray Al-shabaab ee jubada hoose

Wasiirka wasaaradda gaashaandhi ga JFS mudane Cabduqaadir Maxa med Nuur, Taliyaha Ciidanka xooga Dalka S/Gaas Ibraahin Sheekh Muxu diin Iyo Taliyaha Boliiska Soomaali yeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa si wadajir ah u kormeerey deegaanadii dhawaan Lagu jebiyey Khawaariijta ee Buula Xaaji iyo Harboole ee gobolka Jubbada hoose .

Masuuliyiinta ayaa Mid mid u kor is taagey goobihii iyo difaacyadii sida xun loogu laayey Khawaariijtii weerarka soo qaaday 22-bishaan, iyagoo u ham balyeeyey dhamaan Taliyaasha, Saraa kiisha iyo Ciidanka sida Geesinimada leh isaga difaacay Codowga ummadda Soomaaliyeed .

Madaxdu Waxay Balan qaadeen in dhamaan Ciidanka Labadiisa heer dow lad goboleed iyo federaalba loo dhama ys tiri doono Waxkasta oo ay u baahan yihiin inta, si cadowga looga dulqaado dadka Soomaaliyeed ee ay dhibaatada ku hayaan.

Hay’adaha Ammaanka Kenya oo fashiliyay weerar Alshabaab ah ay ku qaadi lahaayeen deegaan katir san Garissa

Hay’adaha ammaanka dalka Kenya ayaa fashiliyay weerar qorsheysan oo Al Shabaab ay ka fulin lahaayeen dee gaanka Alango, oo ku teedsan wadd ada Gaarisa iyo Dhadhaab ee ismaa mulka Garissa.

Kooxda Alshabaab oo isku diyaarin ayay inay weerarka qaadaan ayaa wa xaa xogtooda helay hay’adaha sirdoo nka Kenya. Si kastaba ha ahaatee, cii damada ammaanka Kenya ayaa fashi liyay qorshahooda, waxaana isla goo bta lagu dilay labo ka mid ah xubnaha Al Shabaab, halka kuwa kalena ay bax sadeen iyagoo dhaawac ah.

Hubka laga soo saaray goobta ay weerarka ku qorshaynayeen waxaa ka mid ahaa labo qori oo AK47 ah, sidoo kale 7-majalado, agabka walxaha qar xa iyo agab kale oo kala duwan.

Hay’adaha ammaanka Kenya ayaa la sheegay ku raad joogaan Shabaa bka baxsadka ah. Dhanka kale, waxaa dadweynaha lagu dhiirigeliyay inay laamaha amniga la wadaagaan xogta dadka la tuhunsan yahay in ay weerark aas qorshaynayay.

Somaaliland oo sheegtay Ciidan keeda in ay qabteen laba Xubbood oo ka tirsan Sirdoonka Soomaaliya

Hay’adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Sirdoonka Soom aaliya ee NISA, kuwaasi oo ay ku eed eeyeen falal qorshaysan loogu talo-ga lay inay ka fuliyaan magaalada Boora ma ee gobolka Awdal.

Qoraal ay Hay’adda sirdoonka Soo maaliland ee NIA ku baahiyeen bart ooda X (Twitter) ayaa u dhignaa sid an:-

"Hay’adda sirdoonka Somaliland ee NIA waxa ay gacanta ku dhigtay koox ka tirsan NISA oo hawlgallo looga soo diray Muqdisho ku saabsan inay qas ka abuuraan Somaliland iyo dilal qor shaysan gaar ahaan Boorame.

Laba ka mid ah xubnahaas waa la xidhay, halka lix kalena lagu dabo jiro.” ayaa lagu yiri qoraal ay baahiyeen sird oonka Soomaliland .

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in Turkigu sii wadidoono dhexdhe xaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia

Madaxweynaha dalka Turkiga Rec ep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa mada xweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrim aha labada dal, gobolka iyo guud aha an caalamka, sida ay sheegtay maamu lka Isgaarsiinta Turkiga.

"Intii lagu guda jiray wada hadalka, Madaxweyne Erdogan ayaaa muujiyay muhiimadda ay Turkigu siinayso midni mada dhuleed ee Soomaaliya,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka xafiiska is gaarsiinta.

Madaxweyne Erdogan ayaa sheega y in taageerada Soomaaliya ee la dag aalanka argagixisada ay sii socon doo nto, Turkiye-na ay sii wadi doonto dad aallada dhex dhexaadinta ah ee lagu xallinayo khilaafka Soomaaliya iyo Itoo biya.

Xidhiidhka labada dhinac ayaa sii xu maaday tan iyo markii ay Itoobiya hes hiis deked ah la gashay maamulka Somaliland 1-dii Jannaayo.

Madaxweyne Erdogan ayaa shee gay in iskaashiga laba geesoodka ah ee dhinacyo badan, gaar ahaan tamar ta iyo difaaca uu sii wadi doono in uu hore u sii socdo.

Dhawaan, baarlamaanka dalka Turki ga ayaa meel mariyay mooshin uu Tur kigu ciidamo ugusoo diridoono biyaha Soomaaliya, kaasoo qeyb ka ah iskaas higa difaaca labada dal.

Soomaaliya ayaa doonaysa inuu Tur kiga ka caawiyo amniga baddeeda, iyo dhismaha ciidamada qaran ee ilaalada badda Soomaaliya.

Sirdoonka Somaliland oo sheegay in ay qabteen rag doonayay in ay dilal ka gaystaan magaalada Boorama

Hay'adda sirdoonka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay laba xubnood oo ka tirsan Hay'adda Sirdoo nka Soomaaliya ee NISA, kuwaasi oo doonayay in ay falal qorshaysan ka fuli yaan magaalada Boorama ee gobolka Awdal.

Qoraal lagu baahiyay boga X ee ha y'adda sirdoonka ayaa lagu sheegay in NIA ay qabatay kooxo doonayay in ay qas ka abuuraan magaalada Borama.

"Waxaanu gacanta ku dhignay koox ka tirsan NISA oo hawlgallo looga soo diray Muqdisho ku saabsan inay qas ka abuuraan Somaliland iyo dilal qorsh aysan gaar ahaan Boorama. Laba ka mid ah xubnahaas waa la xidhay, hal ka lix kalena lagu dabo jiro." Ayaa lagu sheegay qoraalka NIA.

Warbixinta ayaa sheegtay in ciidan ka sirdoonka Somaliland ay bulshada ugu baaqayaan in ay laamaha amaa nka ku wargaliyaan cid kasta oo ay ka shakiyaan.

Hay'adda sirdoonka Somaliland, ayaa sannadkii u danbeeyay xabsiga dhigt ay kooxo iyo dad lagu eedeeyay in ay qorshaynayeen faldambiyeedyo.

Taliye ka tirsanaa koox calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ah oo lagu dilay Mali

Taliye ka tirsanaa koox calooshood u shaqeystayaasha Ruushka ah ayaa lagu dilay dalka Mali ka dib markii ay weerar ku qaadeen dagaalyahanno fala ago ah oo halkaa ku sugan.

Maamulka militariga ee dalkaan ku yaalla gobolka Galbeedka Afrika ayaa u gacan haatiyay kooxda caanka ah ee Wagner sanadkii 2021, iyaga oo taa gee ro u raadinaya la dagaalanka koo xaha jihaad doonka ah iyo xoogaga gooni u goosadka.

Isniintii kooxda Ruushka oo hadda isu beddeshay koox magaceedu yahay Africa Corps – ayaa sheegtay inay ku biirtay millatariga Mali "dagaal "ba’nna ay la galeen fallaagada gooni-goosa dka ah iyo dagaalyahannada jihaad doonka ah usbuucii hore.

Si kastaba ha ahaatee, gooni u goo sadka ayaa qaaday weerar culus, iya goo dilay dad lagu qiyaasay 20 ilaa 50 calooshood u shaqeystayaal ah, sida ay BBC-da u sheegeen ilo ku dhow dhow dadka la socda xaaladda halkaa ka taagan.

Dibad-baxayaal careysan oo u daatay saldhigyo milatari oo Israa’iil leedahay

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil ayaa ku baaqay in xaaladda la dejiyo kaddib markii dibadbaxayaal ay ku jiraan siyaasiyiinta midigta fog ay xoog ku ga leen laba saldhig oo milatari.

Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu "si adag u cambaareynayo” rab shadaha. Dibad-baxayaasha ayaa ka careysnaa xariga loo geystay askar la gu eedeeyay inay si xun ula dhaqmeen maxbuus Falastiini ah.

Warbaahinta Israa’iil ayaa ku wara meysa in maxbuuska Falastiiniga ah ay faraxumeeyeen ciidamada Israa’iil.

Israa’iil ayaa beenisay eedeymaha koo xaha xuquuqul insaanka ee ku aadan in dagaalyahanada Xamaas ee gacan ta u galay ciidamada Israa’iil ay la kulm aan tacadiyo loogu gaysto xabsiga.

Koox ka tirsan ciidamada kaydka Israa’iil ayaa lagu soo waramayaa in ay hubkooda dhiibeen kadib markii la xiray, waxaana ay diideen in ay sii wa taan shaqadooda.

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wafdiga Madaxweynaha Dowlad Go boleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaa hi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maa nta gaaray degmada Jalalaqsi ee Gob alka Hiiraan.

Safarka shaqo waxaa ku wehlinayay Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Xubno Fulinta iyo sharci-dejinta Dowla dda Hirshabeelle, Guddoomiyayaasha Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, Saraa kiisha ciidamada qalabka sida, Fanna aniin iyo Suxufiyiin.

Maammulka Degmada Jalalaqsi oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Nuur Dheere ayaa banaanka magaalada u ga hortagay wafdiga Madaxweynaha iyagoo u soo galbiyay magaalada.

"Shacabka Jalalaqsi biseyl Dowlad deed ayaa ka muuqdo waana ku amm aanayaa nabad-galyada sida ay u xaq iijiyaen. Garabkiina ayaa nahay guul leysta reer Jalalaqsi.”

Gunaanud Madaxweynaha Dowlad da Hirshabeelle ayaa uga mahadcel iyay shacabka degmada Jalalaqsi maa muuskii iyo milgaha ay kusoo dhaw eeyeen.

Xanuunka halista ah ee ku dhaca beerka iyo qalabka lagu baaro ee markii ugu horreysay la geeyay Soomaaliya

Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO waxa ay u xustaa Maalinta Cagaarshowga Adduunka si kor loogu qaado wacyiga cudurka, kaas oo saa meeya beerka una horseeda kansarka beerka iyo cirrhosis.

Cagaarshowgu waa mid kamid ah xanuunnada ugu saameynta badan ee dunida ka jira isla markaana sida fudud la isku qaadsiin karo.

Waxaa jira calaamado dhowr ah oo uu caan ku yahay, isla markaana qofka qaba si fudud looga garan karo walow uu leeyahay heerar kala duwan.

Indhaha oo jaalle ah iyo kaadida oo jaalle noqota ayaa ka mid ah calaam adaha caadiga ah ee cagaarshowga. Haddii indhuhu nooc daallan noqdaan oo ay caddaan yihiin unugyada dhiigga oo yar awgood, waxaa loo yaqaan 'pat ches white'.

Cagaarshowga waa cudur la xiriira beerka. Inta aan wax ka ogaaneyno cu durkan, aan sidoo kale fahanno arrima ha caafimaadka beerka ee kale ee la xi riira.

Beerku waa xubin muhiim u ah jirkee na. Waa maxay shaqadiisu?

Ka ilaalinta jirka sunta cuntada ku jirta

Sunta oo laga saaro jirka

Soo saarista borotiinno lagama maar maan u ah wareegga dhiigga ee jirka

Ilaalinta heerarka saxda ah ee kolesta roolka ee jirka

Kaydinta milixda iyo biraha

Xiisadda sii kordheysa ee Israa'iil iyo

Carruurta ayaa ka mid ah dadka uu saameeyo iyaga oo qaarkood ku dha sha sababo la xiriira in ay ka qaadaan hooyada uurka leh ee xanuunkan qab ta.

Dr. Osman Mohammud Dufle oo ka mid ah guddi dhowaan loo magacaa bay in ay soo darsaan howlaha la xir iira cagaarshowga ayaa BBC-da uga warramay sida uu carruurta u saameyn karo.

"Hooyada dhaleysa weli dadku kuma baraarugsana in ay u iscmaalaan talla al, taas ayaana keenta in carruurta uu saameeyo welibana nooca loo yaqaa nno Cagaarshowga B-ga oo xilligaas faafa carruurtuna ay qaadaan isla mar kaana khatarta ah”.

Khubarrada UK ayaa aaminsan inay ogaadeen sababta keentay dhibaatoo yinka beerka ee dahsoon ee dhawaa nahan saameeyay carruurta yaryar ee adduunka.

Baaritaanada ayaa soo jeedinaya in laba fayras oo caadi ah ay soo laab teen kadib markii xiritaannada masiib ada covid-19 ay dhammaatay oo ay ki ciyeen xaaladaha cagaarshow naadir ah laakin aad u daran.

In ka badan 1,000 carruur ah oo bada nkoodu ay da'doodu ka yar tahay shan sano, kuna nool 35 waddan ayaa loo maleynayaa inay saameysay marka loo eego qiyaas la sameeyay 2022-kii.

Qaarkood, oo ay ku jiraan 12 gudaha UK, ayaa u baahday beer-ka-beddelka naf badbaadinta.

Noocyada cagaarshowga oo saddex ah

Cudurkaan wuxuu imaan karaa iyad oo ay ugu wacan tahay tirada unugya da dhiigga oo aan ku filneyn ama bur burka xad dhaafka ah ee unugyada dhi igga oo ay sababeen caabuqyada sida duumada. Waxaana loo yaqaan cagaa rshowga Hemolytic.

Caabuqyada sida cagaarshowga, kha mriga xad dhaafka ah, ama daawoo yi nka cudurada kale (gaar ahaan TB am a qaaxada) waxay dhaawici karaan beerka. Cudurada qaarkood waxay dhaawacaan beerka. Cagaarshowga ay keenaan noocaan waxaa loo yaqa an cagaarshowga hepatotoxic.

Cagaarshowga waxaa kale oo keeni kara dhagaxa xameetida ama kansar kasta ama barar kasta. Waxa loo yaqa an Obstructive ama cagaarshowga xa nnibaadda.

Qalabka lagu baaro ee Soomaaliya la geeyay

Soomaaliya ayaa laga suura geliyay in laga helo qalab lagu baaro xanuun ka cagaarshowga oo Soomaali badan saameeyay.

Qalabkan oo aan horay u oollin Soo maaliya ayaa la sheegay in uu caa wiyay bukaanno badan kaas oo sahlay in baaritaanno badan la sameeyay.

Tiro badan oo xanuunkan ah oo la dii wan geliyay maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa suura geliyay qalabka oo dhowr bukaan lagu baaray.

Dr. Osman Maxamuud Dufle ayaa mar kale faah-faahiyay qalabkan iyo sida ay dadku uga faa’ideysteen kaas oo sa babay in baaritaanku uu bato.

"Qalabkan lagu baarayo xanuunka ca gaarshowga ayaa bukaanno badan u sahlay in ay ogaadaan marxaladda ay ku sugan yihiin, sidoo kale horay uma uusan oollin dalka waana sababta ay u badatay bukaannada laga helay markii dad badan ay is baareen”.

Dr Dufle waxa uu sheegay in aysan jirin wacyi gelin badan oo xanuunkan la xiriirta taasina ay sababtay in bukaa no badan laga helay.

Hooyo loo xiray gabadheeda oo ay guur ku qasabtay

Dalka Australia haweeneydii ugu ho reeysay ayaa loo xiray sharciga guurka qasabka ah, kadib markii ay gabadhee da oo 21-jir ahayd ku qasabtay inay guursato nin markii dambe dilay.

Sakina Muhammad Jan, oo 40 jir ah, ayaa lagu helay danbi ah inay ku qasa btay Ruqia Haidari inay guursato Moha mmad Ali Halimi oo 26 jir ah sanadkii 2019, xiligaas oo ay ka qaadatay lacag yar.

Lix asbuuc ka dib arooska, Moham mad ayaa dilay xaaskiisii - waxaana la gu helay dambiga isagoona hadda qaa danaya xukun xabsi daa'in ah.

Isniinta shalay ah, haweeneyda oo qiratay dambiga ayaa lagu xukumay hal sano oo xabsi ah, Garsooraha ayaana sheegay in ay jirtay wax uu ugu yeeray "cadaadis aan loo dulqa adan karin" in ay kula kacday gabadh eeda.

Shuruucda guurka qasabka ah ayaa lagu soo bandhigay Australia 2013 iya da oo xukunka ugu badnaan uu yahya todobo sano oo xarig ah.

Waxaa jira dhowr kiis oo la xiriira guur qasab ah kuwaas oo maxkamad sugaya, laakiin haweeneydaan ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee lagu maxkamadeeyo dembiga.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip