Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay Dhaqaalaha Buluugga ah

0
Sunday July 28, 2024 - 22:20:36 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay Dhaqaalaha Buluugga ah

    Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Sacuudiga Mudane Cabdulraxmaan Al-Fadley, iyaga oo kulankooda diiradda ku saaray maalgashi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Sacuudiga Mudane Cabdulraxmaan Al-Fadley, iyaga oo kulankooda diiradda ku saaray maalgashiga dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya. Wasiir Axmed Xasan ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay dadaal xooggan galisay ka shaqeynta arrimaha badda sida kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga, iyada oo bulshadda Soomaaliyeed lagu wacyigalinayo muhiimadda in maalgashi lagu sameeyo dhaqaalaha buluugga ah dalka. Labada wasiirka ayaa ka wada hadlay fursadaha maalgashi ee dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya taas oo ah in labada dowladood ay iskaashi ka sameeyaan horumarinta dhaqaalaha Balluugga ah oo dunida maanta muhiimad gaar ah u leh.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip