DFS oo ka digtay Boob lagu haayo Dhulal Dan guud ah

0
Tuesday July 23, 2024 - 10:22:21 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DFS oo ka digtay Boob lagu haayo Dhulal Dan guud ah

    masuulka Difaaca Hantida Dawladda iyo daryeelka dhammaan danta caamka ah, ayaa waxaa uu digniin kasoo saaray xog xaqiijineysa in boob lagu hayo dhulalka Danta-guud ee ku leedahay Degmada Hodon, gaar ahaan Dhulka Xaruntii Jiifka Ardayda, Xaruntii Kull

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

masuulka Difaaca Hantida Dawladda iyo daryeelka dhammaan danta caamka ah, ayaa waxaa uu digniin kasoo saaray xog xaqiijineysa in boob lagu hayo dhulalka Danta-guud ee ku leedahay Degmada Hodon, gaar ahaan Dhulka Xaruntii Jiifka Ardayda, Xaruntii Kulliyadda Siyaasadda iyo Saxaafadda iyo Xaruntii Kulliyadda Caafimaadka ee kasoo horjeeda Cisbitaalka Erdogen- Ex-digfeer, oo dhamaantood dad shacab ahi isku dayayaan in ay ku milkiyaan sifo sharci darro ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip