Ra"iisul wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay Geerida Sh Cismaan Xiddig

0
Saturday July 20, 2024 - 09:00:23 in Wararka by Khaliif Hussein
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra"iisul wasaare Xamse oo ka tacsiyadeeyay Geerida Sh Cismaan Xiddig

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka, ardeydii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee, Caalimkii weynaa Shiikh Cismaan Shi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka, ardeydii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee, Caalimkii weynaa Shiikh Cismaan Shiikh Cumar Shiikh Daauud (Cismaan Xiddig) oo ku geeriyooday Muqdisho. Ra'iisul Wasaaraha ayaa ku tilmaamay Shiikh Cismaan Xiddig inuu ahaa caalim wayn oo soo saaray mashaa'iikh badan oo dadka Soomaaliyeed wax taray, wakhtigiisana u huray sidii kor loogu qaadi lahaa barashada Diinteenna Suubban. Mudane Xamsa ayaa Alle uga baryay Marxuumka in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, qoyska, ardayda uu diinta bari jiray iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxayna samir iyo iimaan naga wada siiyo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip