Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay madaxda wasaaradda gaashaandhigga iyo taliska xoogga dalka

0
Wednesday July 10, 2024 - 13:45:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay madaxda wasaaradda gaashaandhigga iyo taliska xoogga dalka

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta wasaaradda gaashaandhigga iyo taliska ciidanka coogga Dalka kulamo kula qaatay hoggaanka wasaaradda iyo ciidanka xoogga. Saraakiisha ayaa la wadaagay Madaxw

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta wasaaradda gaashaandhigga iyo taliska ciidanka coogga Dalka kulamo kula qaatay hoggaanka wasaaradda iyo ciidanka xoogga. Saraakiisha ayaa la wadaagay Madaxweynaha warbixinadii ugu danbeeyey ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan xoreynta deegaanno ka tirsan Jubbaland oo lagu guuleystay, waxayna soo bandhigeen sida ay uga go'an tahay ciidamada Qalabka Sida in ay sii wadaan halganka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip