Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo gunanadday imtixaanka dugsiyada sare

0
Friday June 28, 2024 - 11:33:01 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 97
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Waxbarashada XFS oo soo gunanadday imtixaanka dugsiyada sare

    Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS Nuuro Mustaf Mukhtaar ayaa maanta oo Jimco ah soo gabagabeysay Imtixaanka fasalada dugsiyada sare ee Dalka. Xaflad loo sameeyay xiritaankii intixaanka dugsiyada sare oo ka kala dhacay 69 xarumood oo dalk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS Nuuro Mustaf Mukhtaar ayaa maanta oo Jimco ah soo gabagabeysay Imtixaanka fasalada dugsiyada sare ee Dalka. Xaflad loo sameeyay xiritaankii intixaanka dugsiyada sare oo ka kala dhacay 69 xarumood oo dalka ah,waxaa maanta xafladdii xiritaanka goobjoogayaal ka ahaa xubno ka socday madaxda wasaaradda waxbarashada,kan Gobolka Banaadir iyo Boliiska Soomaaliyeed. Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Sulub Axmed Firin oo kamid ahaa xubnihii ka hadlay halkaasi ayaa sheegay in ay soo dhoweynayaan ardayda dooneysa in ay ku soo biiraan ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. In ka badan 37 kun oo arday oo ka kala socda gobolada dalka ayaa sanadkaan ka qeybgashay intixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip