Mas'uuliyiin katirsan Galmudug oo gaaray Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud

0
Sunday June 09, 2024 - 19:00:21 in Wararka by Hamda Omar
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uuliyiin katirsan Galmudug oo gaaray Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud

    Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka howlaha guud ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Dhiblaawe oo ay wehliyaan maamulka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa saakay gaaray goobihii uu shalay ka dhacay dagaalkii lagu jabiyay Khawaarijta. Masuuliyi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka howlaha guud ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Dhiblaawe oo ay wehliyaan maamulka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa saakay gaaray goobihii uu shalay ka dhacay dagaalkii lagu jabiyay Khawaarijta. Masuuliyiinta ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tegay ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ee shalay fashiliyay dhagartii ay khawaarijtu la damacsaneyd shacabka degmada Ceeldheer, iyagoo ku amaanay sida naf hurnimada leh oo ay dalkooda iyo dadkooda uga difaacayaan cadowga Khawaarijta ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip