Maamulka gobolka Banaadir oo la dagaalamaya burcadda

0
Tuesday May 14, 2024 - 21:47:16 in Wararka by
  • Visits: 84
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka gobolka Banaadir oo la dagaalamaya burcadda

    Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmad Diiriye (Yabooh ) Taliyaha qaybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir G/sare Mahdi Cumar Muumin iyo Taliyaha qayta guud ee ciidanka nabadsugida gobolka Banaadir G/sare Mu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmad Diiriye (Yabooh ) Taliyaha qaybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir G/sare Mahdi Cumar Muumin iyo Taliyaha qayta guud ee ciidanka nabadsugida gobolka Banaadir G/sare Muxudiin Warbac ayaa galabta kulan la yeeshay saraakiisha qaybta galbeed ee ka kala tirsan Boliiska iyo nabadsugida gobolka Banaadir, wuxuuna shir ka dhacay xarunta Ddgmada Dharkeenley. Shirkaas oo ku saabsanaa wada shaqeybta laamaha amniga iyo wax ka Qabashada arrimaha Dhaca ee baryahaan Ku Soo Kordhey Qeybta galbeed ee Gobolka Banaadir Taliyaha qaybta guud ee Boliiska Gobolka Banaadir G/sare Mahdi Cumar Muumin ayaa ku amaaney wada shaqeynta ka dhaxeysa Saraakiisha dhammaan laamaha amniga, isagoo xaqiijiyey in xoogga la saaro ladagaalanka burcada caadeysatey dhacDa dadweynaha


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip