Ciidamada xoogga dalka oo miinooyin ka saaray deegaano ka tirsan Xarardheere

0
Tuesday May 14, 2024 - 21:44:19 in Wararka by
  • Visits: 84
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada xoogga dalka oo miinooyin ka saaray deegaano ka tirsan Xarardheere

    Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa desgaanka ee ku sugan degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug ayaa hawlgalo Miinooyin lagu saaray ka sameeyay Deegaano dhaca waqooyiga Xarardheere. Ciidamada ayaa hawlgalka ka sameeyay Deegaanada B

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa desgaanka ee ku sugan degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug ayaa hawlgalo Miinooyin lagu saaray ka sameeyay Deegaano dhaca waqooyiga Xarardheere. Ciidamada ayaa hawlgalka ka sameeyay Deegaanada Baraag-hurdaaye iyo deegaano kale Ciidamada ayaa intay howgalka wadeen kusoo saaray Miinooyin dhowra oo khawaarijtu doonaayeen inay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed ee Deegaandaas ku sugan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip