
Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Jubbaland & Galmudug oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay
			Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane  xildhibaan Cali Yuusuf Cali – Xoosh iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa garoonka diyaaaradaha Caalamiga ah Aden Cadde ee Muqdisho kusoo dhoweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor.
Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada dalka ayaa u soo gaaray caasimadda dalka ka qeyb galka shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo dhawaan laguwda in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ka furo Magaalada Muqdisho.                        
      
    
        
   
                
      

 0
                0            





 
                               
                               
                               Facebook
Facebook Twitter
Twitter Youtube
Youtube Google+
Google+ RSS Feed
RSS Feed
Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Jubbaland & Galmudug oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Cali Yuusuf Cali – Xoosh iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa garoonka diyaaaradaha Caalamiga ah Aden Cadde ee Muqdisho kusoo dhoweeyey Madaxwey