Hawlgal ka dhan ah Alshabaab oo ka dhacay gobolka Jubada Hoose

0
Thursday April 18, 2024 - 10:16:45 in Wararka by Rahma Mohamed
  • Visits: 110
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hawlgal ka dhan ah Alshabaab oo ka dhacay gobolka Jubada Hoose

    Ciidanka Maamulka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka sameeyey Agagaarka degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose. Ciidanka oo webiga uga gudbay dhanka kale ayaa khasaare kala duwan gaarsiiyay sida la sheegay Xubno ka Tirsa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Maamulka Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka sameeyey Agagaarka degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose. Ciidanka oo webiga uga gudbay dhanka kale ayaa khasaare kala duwan gaarsiiyay sida la sheegay Xubno ka Tirsan Alshabaab ,. Weerarkaas ayaa waxaa ka dhashay Dhimasho iyo Dhaawac oo soo gaaray Xubbaha Alshabaab ee la weeraray. Sidoo kale dhanka waddada laamiga ah ee Jamaame iyo Kismaayo, waxay ciidanku ka sameeyeen howlgal kale, waxayna bartilmaameedsadeensida la sheegay saldhigyo ay Alshabaab ay ku lahaayeen halkaas. Ma jor olaa hadda warar madax banaan oo caddeynaya sheegashada Weerarka Ciidanka Jubland ay qaadeen iyo khasaaraha ka dhashay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip