MAAMULKA WABKA MOGTIMES ONLINE OO HAMBALYO SANADKA CUSUB 2024-KA U DIRAYA MACAAMISHIISA

0
Sunday December 31, 2023 - 11:59:59 in Wararka by MOGTIMES ONLINE
  • Visits: 196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAAMULKA WABKA MOGTIMES ONLINE OO HAMBALYO SANADKA CUSUB 2024-KA U DIRAYA MACAAMISHIISA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..
 HEESTA SANNADKA CUSUB IYO DUCADA UMMADDA SOOMAALIYEED SANNAD KA 2024-KA ALLOOW KII HORE HETIDIISA WAA NA GUDBISEE KAN CUSUB HARAANTIDIISA NAGA HAAYA DALKA SOOMAALIYANA GUUL IYO GOBANNIMO TAAM AH IYO SHARAF IYO KARAAMO QAAS AH SII , SANADKAAN KIISA KALENA NABAD IYO BARWAQO INSHA ALLAAH AAMIIN
   ku soo dhawaada hesta Sanadka  Csub ee 2024-ka curtay  { HEES}
Waan heesayaayee Sanad waliba hoodiyo
 Howl iyo Dhibaatiyo wuxuu Hadamo leeyahay
 waa laga helaayoo hadhoow lagu xusuustaa
 Kii noo Hagaagee Noqo loo Hanweyn yahay
Kii Noo Hagaagee Noqo loo Hanweyn yahay
Noqo loo Hanweyn yahay
 ===========================
 waan ku heybineynee Ilaaheey hakaa dhigo
 adna hogol da'eysiyo Habeen dhalad Barwaaqa leh
 Nimco la harsan doonyo Cawo lagu heshiiye leh 
kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay 
kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay

Noqo loo hanweyn yahay
===========================
Qaar kaa Horreeyoo Haybad laa na dhaafee 
Halkii looga mahad naqay ka Habaabimeyside
 kuwa harana dabadaa waa la hubsan doonaa
 kuwa harayna dabadaa waa la hibsan doonaan
 Kii noo hagaagee Noqo loo hanweyn yahay,
 Kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay ,
kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay 
 Sannadkaan Curdinka  ah alle waxaan ka tuugeynaa in alle nooqo dhigo sanadka nabadda ,Barwaaqada,
 Horumar, iyo Cadaalad  aan helono iyo soomaaliya oo mid ah oo isku uur fayoow meelkasta oo ay joogtaba allena u soo noqoto cafisna is weydiisata dhexdeeda maadaama lakala baaday allena u towbadkeento maadaama dhibaatooyin badan la galay alle denbigeena ha cafiyee 

Shan arrimood oo kaa caawinaya inaad ku guuleysato hadafkaaga sanadka cusub - BBC News Somali





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip