
MAAMULKA WABKA MOGTIMES ONLILE OO HAMBALYO SANADKA CUSUB 2024-KA U DIRAYA MACAAMISHIISA
..
HEESTA SANNADKA CUSUB IYO DUCADA UMMADDA SOOMAALIYEED SANNAD KA 2024-KA ALLOOW KII HORE HETIDIISA WAA NA GUDBISEE KAN CUSUB HARAANTIDIISA NAGA HAAYA DALKA SOOMAALIYANA GUUL IYO GOBANNIMO TAAM AH IYO SHARAF IYO KARAAMO QAAS AH SII , SANADKAAN KIISA KALENA NABAD IYO BARWAQO INSHA ALLAAH AAMIIN
ku soo dhawaada hesta Sanadka Csub ee 2024-ka curtay { HEES}
Waan heesayaayee Sanad waliba hoodiyo

Howl iyo Dhibaatiyo wuxuu Hadamo leeyahay
waa laga helaayoo hadhoow lagu xusuustaa
Kii noo Hagaagee Noqo loo Hanweyn yahay
Kii Noo Hagaagee Noqo loo Hanweyn yahay
Noqo loo Hanweyn yahay
===========================
waan ku heybineynee Ilaaheey hakaa dhigo
adna hogol da'eysiyo Habeen dhalad Barwaaqa leh
Nimco la harsan doonyo Cawo lagu heshiiye leh
kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay
kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay
Noqo loo hanweyn yahay
===========================
Qaar kaa Horreeyoo Haybad laa na dhaafee
Halkii looga mahad naqay ka Habaabimeyside
kuwa harana dabadaa waa la hubsan doonaa
kuwa harayna dabadaa waa la hibsan doonaan
Kii noo hagaagee Noqo loo hanweyn yahay,
Kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay ,
kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay
Sannadkaan Curdinka ah alle waxaan ka tuugeynaa in alle nooqo dhigo sanadka nabadda ,Barwaaqada,
Horumar, iyo Cadaalad aan helono iyo soomaaliya oo mid ah oo isku uur fayoow meelkasta oo ay joogtaba allena u soo noqoto cafisna is weydiisata dhexdeeda maadaama lakala baaday allena u towbadkeento maadaama dhibaatooyin badan la galay alle denbigeena ha cafiyee
MAAMULKA WABKA MOGTIMES ONLILE OO HAMBALYO SANADKA CUSUB 2024-KA U DIRAYA MACAAMISHIISA
..