Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha oo Djibouti ku geeriyootay

0
Wednesday December 20, 2023 - 15:42:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 281
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha oo Djibouti ku geeriyootay

    Allaha u naxariistee Waxaa goor-dhow magaalada Djibouti ku geeriyootay Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye. Alle ha u naxariistee Wasiirada oo qeyb ka ahayd Wafdiga Ra'iisul wasaaraha ee dalka jabuuti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee Waxaa goor-dhow magaalada Djibouti ku geeriyootay Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye. Alle ha u naxariistee Wasiirada oo qeyb ka ahayd Wafdiga Ra'iisul wasaaraha ee dalka jabuuti ayaa maalmihii la soo dhaafay xanuunsaneysay sida ay Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyeen masuuliyiin qeyb ka ah Wafdiga. Marxuumadda ayaa waxay muddo ka badan 20 sano kamid aheyd Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo wasaaraddo kala duwan ka soo noqotay wasiir. Innaa lillaahi wa innaa ilaahi Raajicuun.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip