Askarigaan oo ah wiil da’yar ayaa lagu magacaabaa Cumar Cali Axmed oo ah geesi katirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.
 
Dhibanahaan waxaa dhaawac weyn uu ka soo gaaray qarax ay ka dambeeyeen kooxda Alshabaab xili uu hor taagnaa xerada ciidamada iyadoo wararka qaarna sheegayaan inuu ka mida ahaa wiilal saf ugu jirey ku biirista ciidamada Milatariga Soomaaliya.
 
Aabo Ali Axmed oo dhalay wiilka dhibanaha ah ayaa ugu mahadceliyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) sida naxariista leh oo uu uga damqaday xaalada wiilkiisa dhibane tacaalida xaaladiisa caafimaad.
 
No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.