Maxkamadda Rafcaanka oo maalintii 2-aad Dhegaysanaysa Dacwadda Mas'uuliyiin

0
Sunday November 19, 2023 - 12:41:55 in Wararka by
  • Visits: 122
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Rafcaanka oo maalintii 2-aad Dhegaysanaysa Dacwadda Mas'uuliyiin

    Maxakamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa markii labaad maanta u fariisatay dacwadda Rafcaanka ay eedeysanayaasha ka yihiin saraakiil ka tirsan Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Eedeysanayaasha ayaa loo heystaa dacwada la xirii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxakamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa markii labaad maanta u fariisatay dacwadda Rafcaanka ay eedeysanayaasha ka yihiin saraakiil ka tirsan Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya. Eedeysanayaasha ayaa loo heystaa dacwada la xiriirta Musuq maasuq iyo damiyo kale,waxana horay u xukuno ugu ridday Maxkamadda gobolka Banaadir,balsa xafiiska xeer ilaalinta ay racfaan kasoo qaateen. Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa go'aamiyay in Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud soo bandhigo Cadeymaha ka dhanka ah saraakiisha ku eedeysan Musuq-maasuq . Xeer ilaaliye ku xigeen Farxaan Xuseen ayaa Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir u gudbiyay cadeymo la xariira warqado lacag qabasho ah oo eedeysanayaasha ay tuhmayaan in ay been abuureen.waan ku noolaan lahaa,blsa Eedeysanayaasha ayaa waxaa horay xukunno kala duwan ugu ridday Maxkamadda Gobolka Banaadir, waxaana racfaan ka qaatay Xafiiska Xeer Ilaalinta Qaranka xukunkii Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ku ridday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip