Madaxweynaha JFS oo kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya ee Soomaaliya

0
Sunday November 19, 2023 - 13:27:58 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 60
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha JFS oo kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya ee Soomaaliya

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto, oo dhameystay muddo xileedkiisa danjirimo. Mudane Xasan Sheekh Maxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah u sameeyay safiirka Kenya u fadhiya Soomaaliya, Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto, oo dhameystay muddo xileedkiisa danjirimo. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maj Gen (Rtd) Thomas Chepkuto ku bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ah adkeynta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya iyo gudashada waajibaadkiisa.

MAQAALLADA

Taliyaha Ciidanka dhulka ee XDS oo kormeeray xerada tababarka ee General Dhega-badan

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Dayax Cabdi Cabdulle ayaa Maanta kormeer shaqo…

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip