Madaxweyne Laftagareen iyo wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray Diinsoor

0
Sunday November 19, 2023 - 12:46:33 in Wararka by
  • Visits: 172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Laftagareen iyo wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray Diinsoor

    Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaree, wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada Koonfur Galbeed iyo mas'uuliyiin kale ayaa si weyn loogu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaree, wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada Koonfur Galbeed iyo mas'uuliyiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey maanta magaalada Diin-soor ee Gobolk Bay. Ujeedka ay madaxdu halkaas u gaareen ayaa lagu sheegay in ay tahay soo xerista shir dib u hishiisiin ah oo magaaladaas ka socday iyo sidii bulshada Diinsoor dagta ay ugu sheegi lahaayeen inay u diyaar garoobaan ka qayb qaadashada howlgalka dalka looga xoraynayo khawaarijta gaar ahaan deegaannada Koonfur Galbeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip