Wasiirka Amniga XFS iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaaladda Jeddah

0
Sunday September 17, 2023 - 12:54:31 in Wararka by
  • Visits: 149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Amniga XFS iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaaladda Jeddah

    -Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Maxamed Shiikh Axmed Cali (Doodishe), oo hoggaaminaya Wafti uu ka mid yahay taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa gaaray magaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Maxamed Shiikh Axmed Cali (Doodishe), oo hoggaaminaya Wafti uu ka mid yahay taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa gaaray magaalada Jeddah ee Caasimada Dalka Sacuudi Carabiya. Waftigaan ayaa safarkoodu salka ku hayaa casuumaad rasmi ah oo ay ka heleen dhigooda dalka Sacuudiya. Kulanka ayaa ku saabsan dardargelinta dhismaha iyo Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip