HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAI;Y NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 23-KA LUUULYO 2023-KA

0
Sunday July 23, 2023 - 08:27:15 in Wararka by
  • Visits: 465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAI;Y NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 23-KA LUUULYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo daahfuray aqoon isweydaarsi ku saabsan hann aanka sharci sameynta

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baar lama anka Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Md. Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa Dorraad furay aqoon iswaydaarsi ku saabsanaa hann aan ka sharci samaynta ee sharci dejiyaasha Golaha Aqalka Sare oo ay soo qaba nqaabi ye en Guddiga Haween ka Aqalka Sare.

Guddoomiyaha Guddiga Haweenka Aqal ka Sare Sanatar Sareedo Maxamed Xas an (Jayte) ayaa guddoomisay aqoon-is wayda arsi ku sa absan hannaanka sharci samaynta ee sharcidejiyaasha oo uu Dorraad furay Gu ddoomiy aha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xa ashi Cabdu llaahi.

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shac abka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawa ari oo ka mid ahaa waaya aragga kulanka la gu casu umay, ayaa Dorraad diiradda saaray doorka Aqalka Sare ee curinta sharciyada iyo Dastuu rku sida uu qeexayo, iyada oo Saratar radu qod obadaas ay ka dhiibteen do od, aragti iyo fala nqayn ay ku dul istaageen qodobadaas muhi imka ahaa.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shirgu ddoomiyey kalfadhiga 3-Aad kula nkiisa 2-Aad ee wadajirka ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maanka Jamhuuriyadda Federaalka Soo maa liya Md. Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa Dorraad shir guddoomi yay kalfadhiga seddaxaad kulankiisa 2-aad ee wadajirka ah oo aj andihiisu ahaa akhr inta 1-aad ee xeerka qoo ndaha ku noqosha da miisaaniyada 2023-ka.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog Guddoo miye Ku-xigeenka Kowaad ee Aqalka Sare Md.Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoom iye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacab ka Md. Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo Ku-xig eenka Labaad ee Aqalka Sare Mudane Ca bdullaahi Xirsi Timacade. Waxaa fadhiga Go laha looga hadlay akhrinta koowaad ee xeerka qoondaha ku noqoshada Miisaaniy ad da 2023-ka, waxa ana xildhibaannadu ay su’aalo weeydiiyeen Wasiirka Wasaaradda Ma aliyada Xukuumadda Federaalka Soom aaliya Mudane Biixi Iiman Cige.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xuk uum ada Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iim an Cige ayaa sharraxaad ka bixiyay waxqadka iyo maareynta misaaniyadda san adka, wax aana uu ka jawaabay dhammaan su’aalihii ay xil dhibaanadu weeydiiyeen.

Gunnaanadka kulankan wadajirka ah wa xaa uu Guddoomiye Sheekh Aadan Mad oobe she egay in xeerka qoondaha ku noqo shada miisa aniyada 2023-ka la soo akhriyo waxaana lagu wareejiyay Guddiga Maali yadda Labada Aqal ee BJFS.

Dhanka kale Guddoomiyaha Golaha Shac abka ayaa shir guddoomiyay kulanka 9-aad ee Golaha Shacabka BJFS, waxaana uu ajandi hiisu ahaa qeybinta Hindise Sha rciyeedka Hantida Dhowrka Qaranka, waxa ana uu Gudd oomiyuhu sheegay in kulankan uu yahay qey bin kaliya balse kulanka dam be loogu doodi doono hindise sharciyed ka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sha riif Sheekh iyo Odayaal Dhaqan oo ku baxay colaadii Gobolka Sh/Dhexe

Madaxweynihii hore ee Dowladii kumeel ga arka aheed ee So omaaliya ahna Xil dhib aan ka tirsan Baarlama nka DFS Mudane Sheekh Shariif Sh. med iyo Guddo om iyaha Gobolka Sha bellaha Dhe xe Axmed Meyre Makaraan ayaa kulan la qaatay Odoyaasha dha qanka ee Degm ada Raa gacelle iyo Deeg aanada Hoosyimaada

Kulanka ayaa ku saab sana sidii loo joo jin lahaa colaada ka taagan Deega anada iyo Tuul ooyinka u dhaxeeya Degmoo yinka Cada lle iyo Ragacelle

Dadaaladan xalka loogu raadinayo cola ada kaa taagan defmooyinka Raage Celle iyo Cadd ale ee gobolka shabeelada Dhexe ayaa waxa Wasiiro ka tirsan maamulka Hir shabeelle iyo Xildhibaano oo dhawaan Mad axweynaha Hir shabelle Cali Guudlawe u xil saaray xalinta Xii sada Colaadeed ee Halka as ka Taagan Sidoo kale waxaa dhexdhexa adinta qeyb ka ahaa Im aam Daahir Imaam Mohamuud iyo Ugaas Max amuud Cali Ug aas

Odoyaasha Dhaqanka Beesha Maxa med Muuse ayaana sheegay iney qaateen xabad joo jinta ay ku dhawaaqeen gudiga ka shaqe ynaya xal u helida dagaal beeleedyada so laa laabtay ee ka taagan Degmooyinka Cadalle iyo Raagacelle.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababbar u furay qaar ka mid ah Wariyeyaasha

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xuk uum madda Federaalka Soomaaliya Md.Daa’uud Aweys Jaamac ayaa Dorraad ta babbar u furay 30 Saxafi oo ka kala socday Wakiilada Warb aahinta Qaran ka ee Gobo llada dalka iyo Gob olka Banaadir.

Wasiirka ayaa xusay in tab abbaradu ka mid yihiin shaqo maalmeedka Warbaahinta maa daama mark asta horumar joogto ah ku talaab sato habab ka wax tebinta ee Warba ahinta casriga ah.

Dhinaca kale Agaasimaha Guud ee Wa saa radda warfaafinta ayaa xusay in taba bba rkan lagu baran doono hababka waxteb int , wax soo saarka,Barnaamuj samaynta,tifa aftir ka iyo ka jawaabista Fariimaha khaldan.

Wasiirka Ganacsiga XFS oo daahfuray dhaq angelinta heshiiska hubinta shixnadda dalka yimaada

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa Dor raad furay xaflad loo sameeyey daa hfurka iyo dhaqangelinta heshiiska hubinta wa afaqsana anta shixnadda ka hor oo hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed ay la gashay shirkadda Bureau Veritas oo ah shirkad caalami ah oo hubin doonta tayada badeec adaha ka hor inta aan loo soo dho ofin dalka.

Ku simaha Maareeyaha ahna Maareeye ku xigeen ka hay’adda Tayodhowrka Soomaali yeed Marwo Suu ban Abdi Nu ur oo hal kaas ka hadashay, ayaa sheegtay in muhii m adda heshiiskani uu yah ay si ddii loo ilaalin lahaa badqab ka caafi maad ee noolaha iyo bii’adda, waxaana ay xu stay in shirkaddani ay tahay shirkaddani ay mas’uul ka noqon doonto hubinta tayada bade ecadaha kala duwan ee soo galaya dalka.

Wasiirka Amniga, Wasiirka Dhallinyar ada iyo Ciyaaraha, guddoomiyaha Rugta Ganacsi ga iyo Warshadaha Soomaaliyeed, Ciidama da, Culimaa-uddiinka iyo qaar ka mid ah gan acsatada dalka oo halkaas ka hadlay, ayaa iya guna tilmaamay in arrintani ay muhiim u tahay caafimaadka qofka bani Aadamka ah ee Soom aaliyeed isla-mar-aha antaana ay waajib tahay ilaalinta tayada badeecadaha dalka.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS md. Jibril Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo halkaas ka hadlay, ayaa tilmaamay in arrintani ay ta hay guul u soo hoyatay shac abka Soomaal iy eed isla-mar-ahaantaana ujeedkeedu yahay in bade cadaha dalka soo galaya ay waaf aqaan halbee gyada tayo dhowrka ee dalka, kuwa go balka iyo kuwa caalamiga ah, waxa ana uu carabka ku dhuf tay in ka Wasaarad ah aan ay ka go’an tahay horumarinta ganacsi xa laal ah, ilaalinta caafimaadka dadka iyo deeg aanka.

Wasiirku, wuxu sidoo kale xusay in barn aamijkani uu kaalin weyn ka qaadan doo naa kor u qaadista dakhliga gudaha, horu marinta ganacsiga, kobaca dhaqaalaha iyo kalsoonida bulshadu ku qabto tayada bad eecadaha ee dalka. Waxa kale oo uu bogga adiyey ganac sat ada Soomaaliyeed oo uu ku amaanay kaa linta horumarka ah ee ay mar walba kaga jir aan dal ka balse aan la aq balidoonin gana cs ato dalka u soo dhoofisa waxyaabo tayado odu ka hoos ayso halbeeg yada dalka.

Wasaarada Awqaafta XFS oo sheegtay in Lacagihii laga soo celiyay Shirkadihii laga soo kireeyay Basaska Daabulayay Xujeyda

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Xukuumm adda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo ka hadlay munaasabad lagu doo xirayay Waqtiga Xaj ka oo lagu qabtay magaa lada Makka ee dalka Sucuudiga ayaa ku dha waaqay in dib looga soo celiyey lacagihii ay qa ateen shirk adihiifulin waayay adeegga xajka.

Shirkadaha lacagaha laga soo celiyay ay aa qaabilsanaa Basaska lagu qaadayey xuja yda Soomaaliyeed,munaasabadan ay aa waxa ka soo qayb galay Wasiirka Awqa afta,Agaa sim aha Guud ee Wasaaradda, Qunsuliyadda Guud iyo shirkadihii fulinayey Adeega Xajka   Waajibaadka xajka sanadkan ayaa wax aa soo gutay Illaa 11,500 oo xujay Soomaali ah

Sarkaal ka Tirsanaa Waaxda Canshuur aruu rinta M/Jowhar oo qarax lagu dilay

Wararka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xasrunta Dawlad Gobolooledka Hirsh abeelle ayaa sheegaya in uu ka dhacay Qarax sabab ay khasaare isugu jira dhima sho iyo Dhaawac

Qaraxa ayaa Wararku ay she egaya in Qaraxa uu ahaa miino dhulka lagu aasay islamarkaana uu ka dhacay Suuqa Xoolaha ee Magaalada Jowhar waxaana ku geeriyooday Sarkaal lagu magacaabayay Daa hir Maxamed Kaanti kaas oo ka tirsanaa waa xda Canshuur aruurinta Dawlada hoose Maga alada Jowhar .

Goob joogayaal Warbaahinta Risaala u xaq iijiyay in Sarkaalkaas uu u geeriyooday dha awac ka soo gaaray Qaraxa miino ee Dorraad ka dhacay Suuqa Xoolaha Magaal ada Jo whar.

Sidoo kale ‘ Wararka ayaa sheegaya Qaraxa ay ku dhaawacmeen 3 qof oo la mid ahaa ilaa lada sarkaal u geeriyooday dhaa waca ka soo gaaray Qaraxa Dorraad ka dhacay Magaalada Jowhar ee Xarunta Dawlad goboleedka Hirsha beelle.

Sarkaalka lagu dilay Qaraxa miino ee ka dhacay Suuqa Xoolaha ee Magaalada Jow har ayaa dhowr jeer ka badbaaday Qaraxa lala be egdsaday balse Dorraad ayuu u geer iyooday qaraxa dhaawac ka soo gaaray miino ee ka dhacay Suuqa Xoolaha lagu iibiyo eeMagaa lada Jowhar iyadoo 3 ka mid ah ilaaladiisa oo qaraxaas ku dhaawa cmay loo soo qaaday Xa rumo Caafimaad oo ku yaala Magaalada Muq disho si loogu daaweeyo.

Lafta-gareen oo isku shaandheyn ku samee yay Golaha Wasiirada Maamulkiisa

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koo nfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dorraad oo sabti ah isku Shaandheyn iyo magac aabis cusub ku sameeyey Gollaha Wa siirda Maamulkaasi.

Wareegto kasoo baxd ay Xafiiska Mad axweyne Lafta-gareen ayaa waxaa lagu magacaabay Wasiiro cusub kamid noqon aya Golaha Wasii rada Maamulka Koonfur Galb eed, isagoona xilalkii ka qaaday Was iiro hore kamid ahaa Maamulka.

Hoos ka Akhriso magacyada wasiirada la magacaabay

1- Ibraahim Cali Aadan Najax , Wasiirka cad daaladda iyo Garsoorka

2- Xasan Cabdulqaadir Maxamed, Wasi irka amniga gudaha

3- Nasro Aweys Sheekh Xuseen , Wasiirka Haweenka iyo Xuquul Insaanka

4-Mustaf Maxamed Iidow , Wasiirka Wax barashada , Hidaha iyo Tacliinta Sare

5- Isaaq Cali Subad , Wasiirka Beeraha

6- Cali Sheekh Cabdullaahi (Sheekh Afgo oye),Wasiirka Dekedaha iyo Gaad iidka Bad da

7- Maxamed Istaaq Cali Ibraahim , Was iirka Macdanta iyo Batroolka

8- Saciid Axmed Cali Cumar , Wasiirka Dast uurka 9- Cabdifatax Maxamed Cali Abar oone , Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraad ka Badda 10- Eng. Diini Cabdinuur Maxamed , Wasiirka Bay’ada iyo Isbeddelka Cimilada 11- Nuur Siidow Baaba , Wasiirka Diinta iyo Awqa afta Wasiiru Dawle;

1- Dr. Maxamed Ibraahim Nuur , Wasiiru Dawlaha madaxtooyadda Koonfurgalbeed

Wasiir ku-xigeenno;

2-Maxamed Xuseen Xasan (Caddaawe) , Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaa diidka

3-Maxamed Qeys Xasan , Wasiir ku-xige enka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha

4- Cumar Daaud Khaliif , Wasiir ku-xige enka Macdanta iyo Batroolka

Maraykanka oo ka Jawaabay Codsi uga yi mid Dawlada Federaalka Soomaaliya

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorsheyaal lagu xoojin ayo isbaheysiga milateri ee ay la leeyihiin dala lka Afrika, kaddib kulan ay la qaateen Wasiirka Gaashaandhigga XFS C/qaadir Maxamed Nu ur iyotaliyaha Ciidanka Xoo gga JeneraalIbr aahim Sheekh Muxyadiin.

Dawlada Federaalka Soomaaliya Wada-had allada ayaa ku saabsanaa sidii loo xo ojin la haa ammaanka Soomaaliya, iyadoo saldhigyo cu sub loo sameyn doono ciidama da xoogga dal ka Soomaaliyeed ee qeybta ka ah guutada Danab.

Maraykanka ayaa taageero muhiim ah u fi din doona ciidamada Xoogga dalka Soomaal iya ee Danab oo Mareykanku u tababaray la dagaalanka kooxda Al-Shabaab.

Go’aanka uu Maraykanka uu ku Taageera yo Hawgalada Ciidamada Dawlada Soomaa liyaayaa ku soo aadaysa iyadoo Dowlad da F ederaalka Soomaaliya ay olole ugu jirto sii wa dista taageerada caalamiga ah ee ka dhanka ah Alshabab .

Hase ahaatee ‘ Dorraad ayay ahayd mar kii Wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Sooma aliya C/qaadir Maxamed Nuur oo uu weh liyo Ta liyaha C iidanka Xoogga dalka Je neraalIbraa him Sheekh Muxyadiin ay la kula kulmeen Mag aalada Muqdisho mas’ uuliyiin ka tirsan Wakii lad Saaxbida Sooma aliya oo ay ka mid yihiin Safiirka UK ee So omaaliya, Ergeyga Qarama da Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Madaxa Xafiiska Siy aasadda Qaramada Midoobay ee Sooma aliya, iyo Taliyaha Ciidanka Uganda.

Wasaaradda arrimaha dibada oo korantada laga jartay

Xarunta wasaaradda arrimaha dibadda xuku umadda federaalka ah ee Soomaaliya ay aa la ga jartay korontadii, sida uu Dorraad sha aca ka qaaday xildhibaan Aweys Maxamed Cu mar oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka Soomaa liya.

Xildhibaanka oo Dorraad ka hor ka hadlayey Gola ha Shacabka ayaa sheeg ay in todobaadkii hore xarunta wasaaradda arr imaha dibadda gebi ahaan laga soo goostay korontadii, kadib markii ay wasaaraddu iska bixin weysay qarashaadkii korontada, sida uu hadalka u dhigay.

Sababta waxa uu ku sheegay in ay yar tahay miisaaniyadda ay hesho wasaaradda arrimaha dibadda oo uu tilmaamay in aysan ku filneyn. "Hadda isbuucii hore gudihiisa wasaaradda arri maha dibadda korontadaa laga jartay, mar ka budget ma helaan” ayuu yiri Xildhibaan Aweys Maxamed.

Xildhibaanka oo sidoo kale kamid ah gudd iga arrimaha dibadda ee Golaha Shacabka ay aa sheegay in wasaaradda arrimaha dibadda ay ka miisaaniyad yar tahay wasaaradaha kale ee dalka, isaga oo tilmaamay inay hesho 9 mil yan halka kuwa kalena ay helaan ilaa 18 mil yan.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in loo baahan yahay in arrintan wax laga qabto, maa daama wasaaradda arrimaha dibadda ay ta hay miraayadda dalka.

"Wasaaraddaan waa miraayaddii dalka mii saaniyaddeydana sidaas ayay tahay halka wa saaradaha kale ee aan safar galeyn uu budg et-koodu yahay 18 milyan, tana ay tahay 9 m ilyan, maxaa xal u heysaan?” ayuu markale ha dalkiis sii raaciyay xildhibaan Aweys.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayadoo hor ay ay hadal heyn xoogan uga dhalatay koron tada laga goostay wasaaradda arrimaha diba dda, waxayna dadku su’aallo ka keeneen sida ay adeeg koronto isaga bixin weysay mid ka mid wasaaradaha muhiimka ah ee dowladda.

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray Xerada General Farxaan Qaroole

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Sulub Axmed Firin ayaa gelinkii dambe ee Dorraad kormeeray Xerada Ciidan ka Haram cad ee Magaalada Muqdisho.

Xeradan ayaa waxaa 1-dii bishii October loogu magac-daray General Farxaan Maxamuud Aa dan (Farxaan Qaroole),

Taliyihii hore ee Qaybta Booliska Gobolka Ban aadir, kaas oo 30-kii bishii September lagu di lay qarax ka dhacay duleedka Degmada Bal cad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, xilli Ciid amada Dowladda ay hawlgal ka wadeen wad dada xiriirisa Labada Shabelle.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Xerada General Farxaan Qaroole kula kul may Saraakiisha Ciidanka Haramcad ayaa far ay in ciidamadu ay u diyaargaroogaan wejiga lagaad ee hawlgalka ka dhanka ah maleesh iyada Al Shabaab.

Taliyaha ayaa Saraakiisha Haramcad u sheegay in mar dhow uu dalka ka bilaabanayo gulufkii ugu dambeeyay, ee sida uu qorshuhu yahay ay tahay in xididada loogu siibyo Shab aabka hubeysan ee dalka ka dagaalama.

Xoogaga Haramcad oo ah Booliska Sida Ga arka ah u tababaran ayaa loo tababaray la dag aalanka maleeshiyada Shabaabka iyo ka jawaa bidda xaaladaha degdegga.

Xoogagan ayaa u badan Ciidankii Nabad Su gidda Gobolka Banaadir ee hubka sitay, isla-markaana kol hore la kala diray, waxaana tira deoda lagu sheegaa illaa kun (1,000) askari.Haramcad oo Dowladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay aasaastay san ad kii 2018 ayaa lagu tababaray Saldhi gga Mil itar iga Turkiga (Turksom) ee M/ Muqdi sho, wax aana jira tiro askartaasi ka mid ah oo horaan t ababaro dheeri ah loogu diray dalka asi Tur kiga. Xigasho:-Caasimadda.Net

Madaxweyne Muuse Biixi oo Cafis u fid iyey ku dhawaad 400 oo Maxaabiis

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muu se Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto Mad axweyne uu Cafis Guud ugu fidiyey, Maxaab iista dembiyada fudud ku xukuman ee ku xiran xabsiyada Somaliland.

Wareegto uu soo saar ay Madaxweyne Muuse Bix ii ayaa waxa uu Cafis ugu fidiyey maxaabiis tiradoodu dhan tahay 388 Saddex Boqol, Siddeed iyo Si ddeetan, kuwaasi oo horey ugu xukunaa dem biyo fudud.

"Laga bilaabo haatan Cafis Guud u fidiyo, munaasibadda curashada sannadka cusub ee Islaamka awgeed, ma xaabi ista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiy ada Somaliland ku xiran” ayuu yiri Madaxwe yne Muuse Biixi Cabdi.

Cafiska uu sameeyay Madaxweynaha So maliland ayuu sheegay in uusan saama yn ku laheyn xuquuqda madaniga ah iyo ra adka ciq aabeed ee ka dhalanaya dembiy adda ay ku xukunnaayeen, waxaana cafisk an fulinaya Xaf iiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maamulka.

Puntland: 387 kun qof oo isu diiwaan gali yay doorashada qof iyo cod ee dowladaha hoose

Puntland ayaa sii daysay liiska rasmiga ee codbixiyaasha doorashooyinka dowladaha ho ose sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland.

387.094 qof ayaa lagu sheegay tirada saxda ah ee iska diiwaan galisay 37 degmo oo hoos yim aada 7 gobol oo katirsan maamulka Puntland.

Gobolka Mudug ayaa ah gobolka ugu badan ee dadku iska diiwaan galiyeen, waxaan isdiiwaan galiyay codbixiyaal dhan boqol kun oo qof.

Doorashooyinka golayaasha deegaanka ayaa la qorsheeyay dhamaadka bisha may ee sana dkan.

Walow siyaasiyiin badan iyo qaar kamid ah uru rada siyaaadu ay kasoo horjeedaan, iyad oo u arka qorshaha muddo kororsi ee madaxw eyne Deni.

Musuqmaasuqa aduunka iyo kaalinta ay Soomaaliya ka gashay.

Ha’adda caalamiga ah ee la dagaalanka musu qmaasuqa ee lagu magacaabo (Transpar ency International) ayaa soo saartay warbixint eeda sannadlaha ah ee dowladaha caalamka iyo heerarkooda musuqmaasuq.

Warbixintan oo ku salaysan sannadkii la soo dhaafay ayaa Soomaaliya gelisay kaali nta ugu hooseysa oo ka dhigan in Soomaaliya tah ay dalka ugu musuqmaasuqa badnaa san na dkii 2022. dalka ugu dhibacaha sareeya xagga musuq la’aanta ayaa haystaa 90 dhib cood wa ana dalka dhaca woqooyiga Yurub ee Denmark halka Soomaaliya ay haysato 12 dhibcood oo kaliya.

Waxaa Soomaliya kaalmaha hoose kula jira dalka Suuriya iyo Koonfur Suudaan oo isa gu sannadkan sare u kacay laba dhibcood ha lka Soomaaliya ay hal dhibic hoos ugasoo deg tay halkii ay joogtay sannadkii 2021. inkasta oo ay jiraan dalalka qaar oo kaalmaha isla galay Soomaaliya ayaa gashay kaalinta 180-aad oo aysan cidan kula jirin. Tani waxay kusoo aada ysaa iyadoo maxkamadeyn ay ku socoto sara akiil dowladeed oo loo haysto musuqmaasuq.

Maxay dowladda Imaaraadka u hakisay baasaboorka Soomaaliya?

Guddiga arrimaha dibadda ee golaha shac abka oo kulan su’aalo weydiin ah la yeeshay madaxda wasaaradda arrimaha dibadda Soom aaliya ayaa miiska soo saaray su’aal ku saa bsan caqabad Soomaalida ka heysata dal ku galka wadanka Imaaraadka Carabta.

Xildhibaan Cumar Xaashi oo guddigaas ka mid ah ayaa wasiirka arrimaha dibadda, ku xigeen adiisa iyo agaasimayaal ka socday wasaaradda weydiiyey su’aal u dhigneyd "Waxaa nagu maq aalo ah in dowladda Imaa araad-ka ay fiisahe eda u diiday Soomaaliya oo madaxdeenu ay ku safraan Passport ajnabi ah, markii ay u socd aan Imaaraadka?”

Raage, oo ah agaasimaha arrimaha Cara bta ee wasaaradda arrimaha dibadda Soomaa liya ayey wasiiradu u wakiisheen inuu ka jawaa bo su’aashaan, isagoo shaaciyey halka ay caq abadu ka jirto. "Waxaa dhacay isbedel ku yimid xiriirka So omaaliya iyo Dowladda Imaaraadka, xilligii maa mulkii hore uu joogay, dowladda Imaaraadka ayaa markaas hakad gelisay baasaboorka So omaaliya, ilaa hadda arrintaas lama xalin oo sidii ayuu hakad ugu jiraa,” ayuu yiri Agaasime Raage.

Wuxuu sheegay in safaaradda Soomaaliya ee dalka Imaaraadka ay furan tahay, balse ay san weli shaqo bilaabin qeybta baasaboorrada ama bixinta fiisaha.

Agaasime Raage ayaa sidoo kale sheegay in dadka Soomaalida ah ee dalbaday fiisaha ama dal ku galka Imaaraadka ay helaan into da ba dan, iyadoo aysan fureyn waaxdii ku shaqada laheyd.

Wuxuu sheegay in arrintaas ay kala hadl een wasaaradda arrimaha dibadda ee dowlad da Imaaraadka Carabta, balse ay kala soo daa heen jawaabtii ay ka sugayeen.

Sidoo kale Agaasimuhu wuxuu shaaciyey in safa aradaha caalamka u qaabilsan Sooma aliya ee degan Nairobi – Kenya ay ka dalba deen inay u soo guuraan Muqdisho, isla mar kaana ay hadda ka fekerayaan halkii la dejin lahaa safaaradaha soo guuraya ee Muqdisho aan dhulka ku laheyn.

Alshabaab oo Degaano badan oo ka tirsan Ismaamulka Mandheera la wareegtay

Guddoomiyaha Ismaamulka Mandhera Max amed Aadan Khaliif ayaa shaaca ka qaaday in boqolkiiba 60 ka mida ismaamu lka Mandhera ay gacanta ku hayaan Al-Shabaab.

Maxamed ayaa sheegay in joogitaanka dag aalyahanada ay saameyn ku yeelatay adee gyadii kala duwanaa ee ka jiray qeybo ka mid ah gobolka.

Waxa uu ka hadlay kulan looga hadlayay amniga oo lagu doonayay sidii wax looga qa ban lahaa falalka amni darro ee Al-Shabaab ka wadaan gobolka Waqooyi Bari oo ay madaxdu ku baaqeen in loo istaago sidii loo ga hortagi lahaa.

Shirka amniga ayaa waxaa ka qeyb gal ay guddoomiyeyaasha gobollada iyo gudd iga sirdoonka ee gobolka oo ka kala socday afar gobol oo dhaca xadka Kenya iyo Soomaaliya.

Hogaamiyayaasha deegaanada ay saamee yeen weerarada Al-shabaab ayaa ka wada had lay sidii looga hortagi lahaa weeraada sii ko rdhaya ee Al-Shabaab ay geysanayaaan.

Hoggaanka maamul goboleedyada Man dhera, Wajeer, Garissa iyo Lamu ayaa shee gay in kulanka ka sokow laga soo saaray go’aamo ku saabsan sida looga hortagi karo Al-Shabaab, ay ku baaqeen in bulshada laga wacyigeliyo sidii meesha looga saari lahaa waxyaabaha taageera kooxdan.

Ugu dambeeyntiina Guddoomaha Ism aaamulka Mandheera Maxamed Aadan Khaliif ayaa sheegay in maamulkiisa uusan awoodin inuu u qabto adeegyada bulshada, sababo la xiriira Al-Shabaab oo ku sugan go bolka waxana uu ku baaqay in la taageero dawladaa

Kenya si loo Amniga loo soo celiyo.

Madaxweynaha Ukraine oo si la yaab leh shaqada uga eryay Safiirkii u joogay Britain

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zele nskyy ayaa shaqada ka eryay Safarkii dalkiisa u joogay Boqortooyada Midowday ee UK.

Kyiv ayaa Jimcihii sheegtay in Danjire Vadym Pry staiko aanu ahayn Safarkeeda Britain, iyadoo aan wax sabab ahi sheegin.

Danjiraha ayaa dhawaan dhalleeceeyay jawa abta Madaxweyne Zelenskyy uu ka bixiyay mu ranka ka dhashay mahadnaqa gargaarka mili tari ee ay ka helaan Ingiriiska.

Xoghayaha Difaaca Britain, Ben Wallace oo ka falcelinayay eedeymaha xoogan ee Madax weyne Zelenskyy u jeediyay Gaasha anbuurta NATO, markii NATO ay diiday in Ukraine ay xilli gan ku soo biirto isbahaysiga militari ayaa she egay in Ukraine looga baahan yahay in ay u mahadceliso xulafada, si ay u sii wadaan kaa lmada militari ee ay dal kaasi siiyaan.

Xoghayaha oo ka hadlayay Shirkii Hoggaami yeyaasha NATO ay 11-12-kii bishan ku yee she en dalka Lithuania ayaa sheegay in Ukreeniy eenta ay Reer Galbeedka ula dhaq maan, sida Suuqa Online-ka wax laga iibsado ee Amazon.

Hadal san ayaa muran xoogan ka dhaliyay da lka Ukraine, iyadoona Madaxweyne Zelens kyy uu ka bixiyay jawaab loo arkay mid jees jees ah.

"Sidee kale ayaan u muujin karnaa mah adn aqayaga.” Ayuu yiri Zelenskyy oo intaasi ku da ray "Subixii marka aanu soo kacno waan u ma had celinaynaa Wallace ee ha ii soo qoro oo ha ii sheego si aan ugu mahadceliyo.”

Xoghaye Wallace oo hadlayna waxa uu she egay in hadalkiisa si khaldan loo fasirtay.

Danjire Vadym Prystaiko ayaa ka sii careysii yay Madaxweyne Zelenskyy, markii uu sheeg ay inay khalad tahay in Madaxweynuhu uu moo do in subax kasta uu u mahadcelinayo Xoghay aha Difaaca Britain. Tani ayaana keen tay in Madaxweyne Zelenskyy uu shaq ada ka eryo.

Raysal Wasaaraha Britain, Rishi Sunak ayaa sheegay in uu la yaabay in Madaxda Ukraine ay qawadaan/yasaan taageerada Britain.

Mareykanka iyo Britain ayaa waxaa lagu til maa maa labada dal ee hubka ugu badan siiya Ciidamada Ukraine, si ay isaga caabiy aan duula anka Ruushka

Dowladda Sweden oo Shaqaal aha Safaa ra deeda kala baxday Baghdad

Dowladda Sweden ayaa sheegtay in dham maan Shaqaalihii Safaaradeeda Iraq ay ka da adgureysay Magaalada Baghdad, ka dib wee rarkii Khamiistii.

Sweden ayaa sheegtay in howlihii Safaarad da ay si ku-meel-gaar ah ugu wareejisay Caasi madda Stockholm."Howlaha Safaarad da iyo Shaqaalaheeda Ajaaniibta ah ayaa si ku-meel-gaar ah loogu raray Stockholm, sab abo amni dartood.” Ayaa lagu yiri warsaxa afa deed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dal kaasi.

Taageereyaasha Muqtada al-Sadr ayaa aro ornimadii Khamiista xoog ku galay Dhismaha Safaaradda, dabna qabadsiiyay, ka dib markii Booliska Sweden ay bixiyeen ogolaansho kale oo lagu gubayo Kitaabka Quraanka Kariimka iyo Calanka Iraq.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sweden, Tob ias Billstrom ayaa weerarkaasi ku tilmaamay mid aan gebi ahaanba la aqbali karin, sida uu yiri.

Wasiir Billstrom ayaa bayaan uu soo saa ray ku sheegay in dowladdiisu ay ka soo horje eddo aflagaadeynta Diinta Islaamka iyo gubi sta Qur aanka Kariimka, ha yeeshee ma shee gin waxa ka hortaagan in ay wax ka qabtaan.

"Dowladda Sweden waxay fahamsan tahay in falalka guracan ee ay shakhsiyaadka ku ka ceen bannaanbaxyada Sweden laga yaabo in ay meel ka dhac ku yihiin Muslimiinta.” Ayuu yiri Billstrom.

Dowladda Iraq ayaa gelinkii dambe ee Kha miistii dalkeeda ka ceyrisay Safiirkii Sweden ee dalkaasi, haweeneyda lagu magacaabo Jess ica Svärdström, iyadoona saacado ka dib isaga baxday dalkaasi.

Mohammed Shia’ Al Sudani, Raysal Wasa ar aha Iraq ayaa sheegay in tani ay jaw aab u tah ay ogolaanshaha Sweden ee soo noqnoq day ee lagu gubayo Quraanka Kariimka, lag una afla gaadeynayo xormada Diinta Islaamka iyo in dab la qabadsiiyo Calanka Iraq.

Dowladda Iraq ayaa si rasmi ah xiriirkii diblomaasiyadeed ugu jartay Sweden.


FARSAMADII YAABKA LAHAYD EE UU KU FAKADAY DUULIYIHII SOOMAALIGA AHAA EE DAGAALKA LAGU QABTAY

Weeydoow

XIGASHADA SAWIRKA,KEYDKII WEYDOOW

Dagaalkii Soomaaliya iyo Ethiopia ee 1977-kii wuxuu ahaa dagaal dhibaato weyn geeska Af rika ka geystay. Dhul iyo cirka ayey labada dal ku dagaallameen.

Ciidanka cirka Soomaaliya waxay haysteen diyaarado casri ah kuwii xiligii jiray awoodoo duna ay aad u sareysay. Dagaalkaas sara akiil badan Soomaali ah ayaa magac ku yeesh ay. Duuliye-Sare Cabdula ahi Weydow Maxa mud ayaana ka mid ahaa.

Sarkaalkan maxaa gaar ka dhigay

Markii uu bilowday dagaalka Soomaaliya iyo Ethiopia Duuliye Weydoow wuxuu ka mid ahaa saraakiisha duuliyayaasha ah ee hormuudka ka ahaa dagaalka.

Isagoo dagaalka ku jira ayey qabteen ciida mada Ethiopia oo diyaaradiisa ku amray inay caga dhigato garoonka ciidamada cirka Debre-zeyit balse markii uu dajiyay ayuu degdeg u kiciyay diyaaradda oo aheyd MiG-17, sidaasina waxaa ugu suuragalay inuu baxsado.

Baxsashadaas waxaa ka soo gaaray dha aw ac kaddib markii rasaas ku rideen ciidankii Ethi opia ee dhulka joogay. Isag oo dhaa wac ah oo duulinaya diyaaradda ayuu soo caga dhigtay magaalada Hargeysa.

Lama filaan ayey ku noqotay ciidankii uu ka tirsanaa markii ay arkeen sarkaalka iyo diyaar adii la qabtay oo hadana soo baxsaday.

Waxaa loo sii duuliyay duulyaha magaalada Muqdisho halkaas oo lagu daaweeyay isbita alka xoogga.

Taariikhda Cabdulaahi Weydoow

Duuliye-Sare Cabdulaahi Weydow Max amud wuxuu ku dhashay magaalada Buul oburde gobolka Hiiraan sanadkii 1940-kii hal kaas ayuunua dugsiga qur’aanka iyo iskuulka ka bilaabay. Kaddib Muqdisho ayuu uu soo wareegay halkaasi uu dugsiga dhexe iyo kan sare ka galay.

"Wuxuu ahaa geesi khibrad u lahaa how sha uu qabanayo” ayuu yiri Cabdulqaadir Muu se Xaaji Duwe oo taariikhda Duuliye Weydow wax ka ka qoray.

Sanadkii 1963-kii ayuu ku biiray ciidamada cirka isagoo tabar ciidan u aaday dalalkii Mido wga Sofiyeeti halkaasi uu ku bartay duuliye. Ku dhawaad 20 sano ayuu duuliye ahaa. Bila do ay uu ku muteystay dagaal kaas, wux uuna ciidanka ka gaaray darajada Gaasha anle-sare

"Wuxuu ahaan agoon iyo rajo waxaan sooga can qabtay walaalkii ka weyn Axmed Wey doo yow” ayuu noo sheegay Xasan Weyd oow oo saacadii u dambeeyay noloshiisa isbitaalka la joogay.

Maalmihii u dambeeyay noloshiisa

Duuliye Cabdulaahi Weydow Maxamud muddo ayuu xanuunsanaa. Daaweyn caafima ad ayaa dibadda loogu qaaday. Ugu damb eyn dib ayaa dalka loogu soo celiyay wuxuu na galay isbitaalka ciidanka xoogga halkaas ay uuna ku qaatay maalimhii u dambeeyay nol oshiisa. Sanadkii 1984-kii ayuu ku geeriyo oday isb itaalka Xoogga waxaana lagu aasay magaalada Muqdisho. Alle ha naxari istee Du uliye Wey doow wuxuu ifka kaga tagay wiil iyo gabar oo xiligaa carruur ahaa.

XIGASHO:-BBC


WAX KA OGOW FAA'IIDOOYINKA UU KUU LEEYAHAY CAMBAHA

Canbe Cambaha waa geed-mirood ka mid ah kuwa muddada dheer qaata inay diyaar noqdaan.

Qolofka cambaha iyo qaabka ayaa kala duwan marka loo eego dalalka. Qaarkood waa kuwo kuusan oo jaalle ah, qaarna waa kuwo dhaa dheer oo cagaar ama guduud ah.

Cambuhu wuxuu gaar u yahay Koofurta Aasiya, balse wuxuu haatan ka baxaa dalal bad an oo Soomaaliya ay ka mid tahay.

Siyaabo kala duwan ayaa loo isticmaalaa, wa xaa laga shiitaa cabitaan, halka dadka qaarna ay ansalaatada ku darsadaan.

Nafaqooyinka ku jira

80g oo cambe ah waxaa ku jira:

0.7g borotiin, 

0.3g dufan, 

11.2g karbohay daraat, 

1.3g faybar, 

134mg potassium,

 29mg fitamiin C

Marka laga soo tago nafaqooyinka ku jira, wux uu leeyahay shan faa'iido oo waaweyn:

Cambuhu wuxuu qani ku yahay maaddooyinka sunta jirka ka ilaalisa

cambe

Cambuhu waa il wanaagsan oo laga helo maaddooyinka ka hortaga sunta jirka.

Kiimikada ku jirta dhirta waxaa ka mid ah gallo tannins iyo mangiferin. Labadan maaddo ayaa la daraaseeyay awoodda ay u leeyihiin inay ka hortagaan sunta ka dhalata cadaadiska jirka kaga yimaada nolosha maalinlaha ah iyo sunta ku jirta hawada aan neefsanno.

Miraha kale ayaa qaarkood laga helaa maad dooyinkan waxayna ku jiraan qolofka mirta.

Daraasad sanadkii 2012 laga sameeyay qol ofka cambaha ayaa lagu ogaaday inuu door weyn ka cayaaro ka hortagga cayilka, waxaana taa sabab u ah maaddooyinkan kiimikada ah ee ku jira.

Wuxuu u fiican yahay dheef-shiidka

Canbe

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Daraasad la sameeyay sanadkii 2018 ayaa lagu ogaaday in dadka ay calooshoodu aad u adag tahay oo cambe cunay muddo afar to ddobaadka ah, uu ka caawiyay inay calooshu u socoto.

Sababta ayaa lagu sheegay in maaddada faybarka ay ku badan tahay cambaha iyo sidoo kale waxyaabo kale oo ku jira mirahan.

Waxaa sidoo kale xiiso leh, in caleemaha gee dka cambaha ay sidoo kale ka hortagaan fuuq-baxa maaddaama ay ku jiraan kiimiko.

Daraasad hore looga sameeyay xayawaan nada ayaa sheegaya in jiir buuran oo la sii nayay cunno ay dufantu ku badan tahay ayaa la siiyay cambe.Xaaladda jiirka ayaa is beddeshay oo soo wanaagsanaatay maadda ama ay ku jiraan maaddooyinka polyphenols iyo gallo-tannins.

Wuxuu qurxiyaa maqaarka iyo timaha

Canbe

Cambaha waxaa ku jira xaddi badan oo fita miinnada A iyo C ah. Fitamiinka C wuxuu qeyb ka qaataa sameysanka collagen – oo ah borot iinka maqaarka qurxiya.

Fitamiinka C waa mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan ee ka hortaga sun ta jirka, wuxu una ka ilaaliy aa jirka waxy eella da kas oo gaarta de ega anka aan ku nool nahay.

Haddii uu ku gu yar yahay fitamiin C wu xuu saameyn kar aa bogsashada dhaawaca, wuxu una sababaa in qofku uu gabowgu kusoo deg dego.

Timaheennu ayaa sidoo kale u baahan fitamiin C si uu u sameysmo collagen sidoo ka lena ay u qaataan birta – oo ah macdan muh iim u ah koritaanka timaha.

Dhammaan unugyada ayaa u baahan fitamiin A si ay u koraan, waxaana ka mid ah maqaarka iyo timaha, daraasado la sameeyay ayaana muujinaya in noocan fitamiinka ahi uu xitaa dib u dhigo gabowga maqaarka.

Mid ka mid ah doorarka ugu muhiimsan ee fot amiin A waa sameysanka sebum, oo ah maa ddada saliidda oo kale ah ee jirkeenna iyo tim aheenna qoysa kana ilaalisa qalleylka.

Wuxuu u fiican yahay wadnaha

Canbe

Daraasad lagu sameeyay xayawaanka san adkii 2016 ayaa muujineysa in kiimikada man giferin ee cambaha laga helo, ay wadnaha u leedahay faa'iidooyin ayna ka ilaaliso caabuqa.

Daraasado dheeraad ah oo xayawaanka lagu sameeyay ayaa muujinaya in isla kiimika dan ay gacan ka geysato dheellitirka cholest erol oo ah dufanka jirka ku sameysma.

Inkastoo daraasadahan ay yihiin kuwo wax tar leh, haddana weli laguma sameyn bani'aad amka oo lama ogaan inay waxtar la mid ah ku wa xayawaanka u leeyihiin aadmiga.

Wuxuu u fiican yahay indhaha

Canbe

Hilibka cambaha ee jaa llada ah ayaa ka dhigan inuu qani ku yahay maaddada car otene oids oo caawisa caaf imaadka indha ha.Gaar ahaan, waxaa ku jira maaddooyinka lutein iyo zeaxanthin oo ka tirsan carotenoids kuw aasoo door muhiim ah ka ca yaara inay indha ha ka ilaaliy aan iftiinka badan ee naga soo ga ara qorraxda iyo aal adaha casriga ah ee aan isti cmaalno.

Lutein iyo zeaxanthin ayaa sidoo kale muhiim u ah la dagaallanka calaamadaha gabowga ee indhaha.XIGASHO:-BBC

Jigjiga : Nin u geeriyooday maqas la shee gay in calooshiisa lagu ilaaway xilli qalliin lagu

 samaynayay

Aabbe Shukri Macallin Maxamuud oo u dha shay dowlad degaanka Soomaalida ay aa la sheegay inuu u geeriyooday maqas la gu ilaa way calooshiisa, xilli qalliin loogu sa maynayay Isbitaalka wayn ee Jigjiga sida uu Warbaahinta la wadaagay wiil uu isagu dhalay.

Qalliinkan lagu dhex ilaaway maqaska ee uu u geeriyooday Shukri ayaa la shee gay inuu ahaa dhawr bilood ka hor, ilaa iyo wakhtigaa Shukri waxa uu ka cabanayay caloosha gaar ahaan dhinaca uu maqasku xigay, iyadoo daba yaa qadii toddobaadkan dib loogu celi yay baadhis iyo in Scan la saa ro dhinaca uu Shukri ka caba nayo ee uu ma qasku kaga jiro.

Isla Isbitaalka wayn ee magaalada Jigj iga ee loo yaqaano Jigjiga Referal Hospital ayaa la gu ogaaday in maqas uu caloosha Shukri ku jiro, iyadoo markii dambena qalliin kale oo maq askii lagaga soo saarayo Shukri la badbaad iyo nafta Shukri, oo waxa uu u geeriyooday qall iinkii dambe.

Wiilka uu dhalay Shukri Macallin oo lagu magicaabo Maxamed ayaa sheegay in wali https://mogtimes.com/uploads//article/photo/thumbs/IMG_681F1B-FA97E1-EB89E0-5CDC60-BC489B-6C444C.jpgqoysku ku mashquulsan yihiin Aaska Aabahood Shukri, oo aysan wali cidna kala hadlin dhacdadan murugada leh "Weli waxaan ku mashquulsa neen Aaska iyo tacsida, balse waxaan qorshe yneynaa inaan arrintan ga lno," ayuu yiri Max amed oo ah wii uu dhalay duqa geeriyooday ee Shukri Mac allin.

Dhacdadan oo ah mid ku cusub dega anka Soomaalida ayaa noqotay mid maal mahan aad looga hadal hayo gudaha dowlad degaan ka Soomaalida, iyadoo sha cabkuna uu ka war sugayo waxa ay dhac dadan uga jawaabi doo nto Xukuumadda degaanka Soomaalida iyo maamulka Isbi taalka wayn ee magaalada Jigj iga, oo ah isb itaalka la sheegay inay dhacda dani ka dhacday.

Isbitaalka wayn ee Jigjiga ayaan wali ka jaw aabin eedayntan loosoo jeedinayo ee ah in ma qas lagu dhex ilaaway mid kamid ah bu kaannada isbitaalka soomaray oo lagu maga caabo Shukri Macallin, kaas oo markii

dambe u geeriyooday qalliinkii dambe ee maq aska looga soosaarayay

Shukri ayaa Ifka ooga tagay 7 caruur ah iyo hal Xaas, waxayna qoyska Shukri ka war suga yaan waxa ay dowladdu kaga jawa abi doonto dhacdadan argagaxa leh.

XIGASHO:-BBC





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip