
HALKAAN KA AKHRISO WARGYESKA M. TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 16-KA LUULYO 2023-KA
Madaxweyne Xasan oo la kulmay Madax dii ka qayb gashay Shirkii Wadatashiga ee lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii wad ata shiga ahaa ee ku soo gaba-gaboobay Muq disho.
Madaxweynaha ayaa uga Mahad celiyey mas uuliyiintan ka qeyb-galka Kulanka Wadatashiga iyo talooyinkii ay ku kabeen dowlad-dhiska Soom aaliya, waxa uuna Madaxweynuhu muujiyey sida uu mudn aanta u siina yo dhageysiga talooyin ka iyo aragtiyaha qeyba ha kala duwan ee shac abka iyo hoggaanka So omaaliyeed.
Dhankooda, Madaxdii hore ayaa boga adiyay kulanka wadatashiga ee uu fidiyay madaxweyna ha waxaana ay sheeg een in dowlada Soomaaliy eed ay ku garab siinay aan hawlganka ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku jiraan Alshaba abka lagulaa daagaalamayo.
Casho sharaftan waxaa Madaxweynaha ku we hliyay Ra’iisul Wasaaraha XFS Md. Xamse Cabdi Barre, R/Wasaare Ku xigeenka XFS Md.Saalax Axmed Jaamac, Gudoomiyaha Golaha Shacabka Md.Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Kuxigee nadiisa Marwo.Sacdiya Yaasiin Xaaji, Md. Cabdu llaahi Cumar Abshirow, Guddoomiyaha Aqalka Sa re Md.Cabdi Xaashi Cabdullaahi .
Guddoonka Baarlamaanka JFS oo ku wareej iyey Gudidda dib u eegista Dastu urka heshiis kii ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran
kulan ay Dorraad wada yeesheen Guddoomiya ha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS Md. Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Guddoomiyaha Golaha Sha cabka Md.Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoo be) ka dhacay Xarunta VILLA Hargeysa ee Baarl amaanka JFS.
Kulanka oo ay sidoo kale goo bjoog ahaayeen ku xigeennada 2da Gole ee Baarlamaanka JFS, ayay u jeedadiisu ahayd ku wareejinta Guddiga Dib-u -eegista iyo La Socodka higelinta Dastuurka hesh iisyadii ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran si ay uga baaran degaan, uguna baddalaan luuqad qanuun oo dastuuri ah, isla markaana u soo gudb iyaan fadhiyada Labada Aqal ee Baarlamaanka FS, si ay iyaguna waajibaadkooda Dastuuriga ah uga gutaan.
Madaxweyne Xasan Sheekh "Kullamo kale oo wadatashi ayaa la qaban doonaa”,
Madaxweynaha JFS Md. Xasan Sheekh Maxa muud oo khudbadii jimcaha kaga hadlay kulankii wadatashiga ahaa ee madaxdii hore uu la qaatay ayaa sheegay in la qaban doono kulamo kale oo wadatshi ah oo ay ka qeyb-geli doonaan bulshada qeyb aheeda kala duwan. Madaxweynaha ayaa sheegay in muhi im ay tahay in la dhageysto talla da iyo aragtida Shacabka iyo mas’uuliyiintii hore iyo kuwa hadda hadda xukunka haya, taas oo hor seedeysa in la gaaro go’aan mideysan oo ku sale ysan horumarka iyo geeddi socodka nabadda.
” Odayaashaas siyaasiyiin hore oo Dalka soo xukuntay haddii ay tahay heer Dowlad dhexe iyo heer Dowlad gobolleed, kuwo kale oo hami leh in ay hadda dalka xukumaan raba ku jiray, waa isku nimiday labo maalmood oo dood aniga aragti deyda oo aad iyo aad u fiican ayay ahayd, ra’yi fii can, Araah fiican qurux badan qaarkood kuwii ann aga aan qabnay ka qurux badan yihiin ayay wala alaheen soo jeediyeen, tixgelin ayay leeyihiin, shirkaas iyo shirar kale oo dambe ayaa la isku im aan doon aa,”.
Sidoo kale, madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud ayaa ka hadlay arrimaha dast uurka, wuxu una ballan qaaday in bilaha soo socda gudaho oda lagu dhamm eyst irayo qabyo-qoraalka Dastu urka.Sidoo kale, madaxweynaha wuxuu mamnuu cay in Dastuurka bannaanka lala aado oo halka as looga soo tashado sida hore u dhacd ay,isla markaana lagu bixiyo lacago fara badan.
” Dastuurka bilo gudahooda inshallahu waa dhammeystireynaa, dadka Soomaali yeed in ay u codeeyaan (referdum) in loo qaado waa howl kale ,tallaabo kale in la qaado waa,laakiin Buug la leey ahay, Buuggan waa dastuurkii oo dhammeystiran waa inuu naga yimaadaa, waxaan mamn uucnay in Dastuurka bannaanka looga soo tashado, Nee faasho iyo Stanbul lala aado, mamnuuc ma dhac eyso,Soomaali ayaa is ka leh dalkan Soomaali gu dihiisa ayaa loo ga taahanaa,” ayuu yiri madaxwe ynaha.
Ugu dambeyn, Madaxweynaha ayaa uga Mah adceliyey masuuliyiinta ka qeyb-galka Kulanka Wadatashiga iyo talooyinkii ay ku kabeen dowlad-dhiska Soomaaliya, waxa uuna Madaxweynuhu muujiyey sida uu mudnaanta u siinayo dhagey siga taloo yinka iyo aragtiyaha qeybaha kala duw an ee shacabka iyo hoggaanka Soomaali yeed.
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo daah-fur ay Barnaamujka Caddaallada iyo Asluubta
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Md.Saalax Axmed Jaamac ayaa Dorraad daah-furay barnaa mijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horuma riyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan Caddaalad iyo Garsoor Madax-bannaan oo qayb ka ah qor shaha Xukuumadda DanQaran.
R/Wasaare Ku Xigeenka oo tilmaamay muhii madda ay shacabka Soomaaliyeed u leedahay in ay helaan Caddaalad hufan oo la isku halayn karo iyo garsoor madax bannaan ayaa sheegay in bar naamijkani wax wayn ka tari doono ballaadhinta adeegga caddaalada ee dalka oo dhan.
Md. Saalax ayaa uga mahad celiyay saaxiibba da caalamiga ah garab-istaa ggooda ku aaddan in ay ka caawiyaan Hay’adaha Dawladda ka midha-dhalinta qorshaha Xukuumadda DanQaran ee hel itaanka caddaalad la isku hallayn karo iyo garsoor madax bannaan oo dalka oo dhan la gaarsiiyo.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Wadadda Via Liberia
Guddoomiyaha G/ Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Ma daale), ayaa dhagax-dhigay Laamiga Via Liberia ee is ku xira Isgoyska Shaqaalaha iyo Wa ddada 21 Okt oobar ee degmada Waaberi, kaas oo muhiim u ah isu socodka bulshada iyo ganacsiga Caasimadda.
Munaasabadda dhagax-dhiga ayaa wax aa go objoog ka ahaa Guddoomiye Ku xige enka Howl aha Guud ee Gobolka Banaa dir, Guddoomiyaha Degmada Waaberi, Agaasimeyaal, Odayaasha iyo Haweenka Degmada. Iyadoona dhismaha waddadan ay qeyb ka tahay barnaamijka dalka aga ku dhiso Hal dollar oo qorshuhu yahay in adw eynuhu ay kaalintooda kaga qaataan horumarka Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ka hadlayay munaasabadda dhagax-dhigga, ayaa tilmaamay muhiimadda ay waddadani u leedahay isu socodka Caasimadda. Isagoo ugu baaqay sha cabka degmada in ay ilaalshadaan dhismaha wad adaan.
Guddoomiyaha Golaha Shacab oo Shir guddo omiyey kulanka Gudidda joogt ada Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaan ka Jamhuur iyadda Federaalka Soom aaliya Md. Sheekh Adan Mohamed Nuur Madoobe ayaa Dor raad shir gu ddoomiyay kulanka 4-aad ee aan caadiga aheyn, ee Guddiga Joogtada Golaha Sha cabka ay yeeshaan, waxaana goob joog ahaa lab ada ku-xigeen iyo xubnaha Guddiga.
Kulanka Guddiga Joogtada ayaa Dorraad looga hadlay heshiiskii ay gaareen Madasha Wada-ta shiga Qaranka oo ay xukuumadda u soo gudbisay Guddoonka 2da aqal ee BJFS. Dood dheer iyo fal anqeyn ka dib waxaa la isku raacay in lagu ware ejiyo Guddiga Dib u Eegista, La-socodka iyo Hirgelinta Das tuurka si ay ugu soo shaqeeya an uguna dhigaan siiqad dast uur ka dibna ay horkeenaan fadhigga Golaha.
Wasiirka warfaafinta XFS oo kulan la yeeshay Madaxa hey’adda Horumarinta Barnaamijyada Qaramada Midoobay
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Md.Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub ee Hay’adda Horumarinta Barnaamijyada ee Qaram ada Midoobay ( UNDP), Mr Lionel Laurens, waxaana kul ankoodu uu ku aadana xoojin ta xariirka wada shaqeyneed ee ka dhaxeeya wasaaradda iyo hey’adda UNDP.
Wasiirka iyo Madaxa UNDP ayaa ka wadahadl ey wadashaqeynta labada dhinac ee taageerada wacyigelinta bulshada, warbaahinta, dhaqanka iyo dalxiiska. Iyaga oo isku af gartay qodobadi kulanka looga hadlay.
Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeer ay Ciidanka Birmadka Booliska.
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sar eeye Guuto.Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa Caa simada, Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siya asada Maxamed Axmed Diiriye iyo Saraakisha Bir madka iyo Hoggaanka Dhismaha Boliiska, ayaa Dorraad kormeeray C/Birmadka Booliiska ee Ila alada Amniga Xarunta Maamulka G/Banaadir. Kor meerkan ayaa ku saabsanaa korjoogteynta Hann aanka Shaqo iyo baraarujinta Ciidanka Birmadka ee ka howlgala Xarunta Maamulka G/Ban aadir.
Xog: Qodobada ugu adag ee madaxdii hore hordhigeen madaxweyne Xasan Sheekh
Shirkii Madaxda Dowladda Fedreaalka, Mada xdii hore ee dalka iyo Siyaasiyiinta qaarkood ayaa habeenkii Jimcaha lagu soo gaba-gabeeyay M/ Muqdisho. Shirkaas oo laba maalmood socday ayaa si adag looga doo day qodobo ka mid ah aa Heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka iyo wax ka bedelka Dastuurka, waxaana ka soo baxay war-murtiyeed talo soo jee din loo bedelay.
Qodobadda ugu adag ee madaxdii hore iyo siy aasiyiinta shirka la hortageen Madax weyne Xasan Sheekh ayaa kala ahaa:
1- Inay ka horjeedaan Muddo kordhin loo sam eeyo Hay’adaha dowladda Federa alka e hadda jirta iyo Maamul Gobole edyada.
2- Wax ka beddelka Dastuurka iyo Nida amka Doorashada Dalka inaysan suuragal ahayn in la qaato qodobadii Madasha Qaran.
Labadaas qodob ayaa la sheegay inuu tixgelin siiyay madaxweyne Xasan Sheekh, balse aan wax ballanqaad ah bixin, laakiin arrinta culus ee Madaxdii hore iyo siyaa siyiinta la yimaadeen ayaa ahayd inaan hore loogu socon hogeynta he shiiskii Mad asha Qaran, iyadoo Puntland aysan qeyb ka ahayn.
Ra’iisal wasaarihii hore Cumar Cabdir ashiid Cali Sharma’arke ayaa warbaahinta u sheegay in ay dalbadeen in Puntland lagu soo daro go’aama da Madashada inta aan sharciyadda loo gudbin labada Aqal ee Baarlamaanka.
Qodobkan ayaa waxa uu ka mid ahaa war-mur tiyeedkii ka soo baxay shirka Muq disho ka socd ay, balse waxaa lagu qeexay in loola jeeday in ka maqnaashaha Punt land uu dhaawac ku keeno karay go’aan ka gaarsita arrimaha la xiriira masii rka dal ka.
Puntland ayaa hora yuga hadashay go’ aanka walaac badan horay u dhaliyay, iya da oo madax weyne Siciid Cabdullaahi dani sheegay in aysan qayb ka ahayn dhamaan qodobadii ka soo baxay heshiiska.
Isaga oo meel fagaare ah ka hadlayay ayuu shee gay Deni "in dalka meel qaldan lagu wado… Pun tland na aysan quseyn qodobadii ka soo baxay shirka.”Xigasho:-caasimadda.net
Gudoonka Golaha shacabka oo Xalay la kulm ay Gudoomiyaashii hore Baarlamaanka Soom aaliya.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaa nka JFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xalay hooygiisa casho Shar af ugu sameeyay Gudd oomiyeyaashii hore ee G/Shacabka BJFS Ku lanka casho sharafta ah waxaa lagu casuumay, Md. Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdir axmaan, Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Ja waari iyo Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan. Mas’uul iyiintan ayaa waxay iska xog-wareysteen xaalada dalka gaar ahaan habsami u socodka shaqada Baarlamaanka Jamhuur iyadda Federa alka Soomaaliya. Guddoom iyaha Golaha Shacab ka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuurayaa Guddoomiyeyaashii hore kaga mahad cel iyay sida ay u soo ajiibeen kulankaan casho shar afta ah.
Ciidanka dowladda oo howlgalo culus ka sam eeyay deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose
Ciidamada DFS ayaa howlgalo xoogan ka sameeyay inta u dhaxeysa deegaanada Ganda rshe iyo Arbacow oo ka tirsan gobolka Shabeel laha Hoose. Howlgalka ayaa la sheegay iney fuli yen cutubyo ka mid ah guutada 23-aad ciidanka Gungaar ee koofi casta xoogga dalka Soomaaliya oo burburiyay saldhigyo koox da Al-shabaab ku laheyd inta u dhaxeysa Gandarshe iyo Muqd isho.
Deegaanada ciidamada ay howlgalada ka same yeen waxaa ka mid ah Godka kubash, Galka gee riyaan, Galka Saalimow iyo Mara cade oo dhama antood fariisimo ku lahayeen dagaalamayaasha Ururka Al-shabaab.
Taliyaha guutada 23-aad ee ciidanka Gungaar G/le Aaden Jeele Cali oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay iney cagta mariyeen gam baadyo kooxda Al-shabaab ku laheyd inta u dhax eysa deegaanka Gandarshe iyo magaalada Muqdisho.
Howlagalkaan ayaa kusoo beegmaya, iyadoo Dorraad ciidanka Kumaandooska Danab howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Budbud ay ku burburiyeen keyd isugu jiray waxyaabaha la ga sameeyo qaraxyada iyo hub oo kooxda Shab aab ku laheyd deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud.
Odayaashii reer Muqdisho ee isku xilqa amay xalinta colaada Laascaanood oo Dorraad Hargaysa ka dhoofay
Odayaal Dhaqameed muddo saddex billood ah Hargaysa u joogay xal u helista colaada Laasca anood, ayaa Dorraad dib Muqdisho ugu laabtay.
Odayaashan oo hore uga soo kicitimay M/ Muqd isho ayaa muddo bilo ah Hargaysa u joogay sidii ay xal ugu heli lahaayeen colaada ka taagan M/ Laascaanood, waxayna kulan sagootin ah Khamiistii la yeesheen madaxweynaha Somal iland.
Odayaashan ayaan warbaahinta la hadal intii ay Somaliland ku sugnaayeen, waxayna kulamo aan warbaahinta loo soo bandhigin la yeesheen bahda dhaqanka Somaliland ee dhan kooda ka shaqaynaysa joojinta colaada.
Madax dhaqameedkan ayaa noqday iyaga oo aan ku guulaysan howshii joojinta colaada ee ay Hargaysa u yimaadeen, waxaana la filayaa in ay beesha caalamka iyo dowlada Soomaaliya dib war ugu celiyaan Odayaasha ayaa hore safar ugu tagay M/ Laa scaanood, halkaasi oo ay kula kulmeen garaad ada deegaanka ee Somaliland kasoo horjeeda.
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmu dug oo qaabilay Ergeyga Cusub ee QM
Madaxweynaha Dowladd gobolleedka Galm udug Md.Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga mad axtooyada Dowladda Galmudug ee Dhuusamar reeb kusoo dhaweeyay ergeyga cusub ee Q/ Mid oobe ee Soomaa liya Danjire Catriona La ing iyo wafdi ay hoggaa minaysay.
Madaxweynaha iyo wafdiga QM ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, heshiiskii Ma dasha,Arrimaha doorashooy inka, la dagaalanka argagaxisada iyo sidoo kale Arrimaha xasilinta
Maxaa iska bedelay dakhliga soo gala DF ka dib billowgii la-dagaalanka musuq-maasuqa?
Tan iyo markii DFS ay billowday ololaha dagaa lka ka dhanka ah Musuq-maasuqa ayaa waxaa si weyn isbedal looga dareemay dal ka, gaar ahaan ilaha uu dakhliga uga yima ada dowladda dhexe.
Warbixin ay daabacday warbaahinta do wladda ayaa lagu soo bandhigay isbeddal ka Dakhli ee haatan jira, kaas oo sare u kac sameeyay kadib dagaalka ay dowlad du billowday.
Waxay warbixintu si gaar ah diiradda u saa rtay laba il dhaqaale oo kala ah adeegy ada kor dhinta Fiisaha iyo Fasaxa shaqa da oo kamid ah ilaha dakhliga do wladda Sooma aliya.
Sida ay warbixinta muujineyso ilahan ay aa sameeyey isbeddel dakhli oo aad u wan aagsan, laga soo bilaabo dab ayaaqadii Ap ril ee sanadkan 202 3-ka, kaas oo aad uga duwan sidii uu ahaa bilihii ka horreeyey ka hor inta aysan dowladdu bilaabin dadaalka ay ugu jirto dabar-goynta musuq-maas uqa iyo xatoo yada xolaha dadweyne ee haatan ka socda dalka.
"Dagaalka dowladdu kula jirto musuqa iyo xat ooyada dakhliga dowladda ayaa ilaa xad wan aag san waxa uu sameeyey isbe ddel togan oo m uuj iyey in haddii saraaki isha ka howlgasha ilaha da khligu ay si wan aagsan oo wafaqsan sharciga u qabtaan,
u xisaabiyaan una xareeyaan isla-mar ka ana maareeyaan ay dowladdu heli karto da khli kaalin weyn ka qaata in dowladdu bi xiso adeeg dadweyne islamarkaana ay xal u heli karto dhiba atada iyo cajsiga dowladda ka haysta xagga mii saaniyadda” ayaa la gu yiri warbixinta/
Sidoo kale warbixinta ayaa lagu soo ban dhi gay shaxda lacagaha lixdii bil ee lasoo dhaaf ay ka soo xarooday adeegyada kordh inta Fiisaha &Fasaxa shaqada oo muujinaya koror dhaqaale.
Shaxda ayaa sidoo kale isgarab dhig ku sa meysay dakhliga dowladda uga soo xarooday labadaas adeeg lixdii bil ee ugu dambeysay ee san adkan 2023-ka.
Maxay Koonfur Galbeed ka tiri go’doominta Al-Shabaab ee magaalada Baydhaba?
Wasiirka amniga Koonfur Galbeed, Max amed Isaaq Cabdi oo Dorraad shir jaraa’id ku qabtay Ba ydhabo ayaa ka hadlay xaal adda magaaladaasi, kadib markii la shee gay inay go’doomiyeen dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab.
Maxamed Isaaq ayaa beeniyay wararka sheegaya inay Al-Shaba ab xayiraad ganac si ku soo rogeen Baydhaba, wu xuuna she egay inuu sha qeynayo isku socodka gaa diidka iyo dadka.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in kooxda Al-Shabaab iyo dad leh dano gaar ah oo ay adeegs aneyso ay faafiyeen wararkaasi, si loogu marin habaabiyo bulshada.
"Jid xiran ma leh mootaa mareyso, baa buur ayaa maraayo marka meelaha waxa la wado waa borobagaando” ayuu yiri was iirka amniga ee maamul goboleedka Koon fur Galbeed.
Dhanka kale, waxa uu hoosta ka xari iqay in Koonfur Galbeed ay haatan wado guluf ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, si lo oga xoreeyo guud ah aan saddexda gobolk ee maamulkaasi.
Wasiirka amniga ayaa sidoo kale farriin u dir ay dadka shacabka ah, wuxuuna ka dalbaday in ay u diyaar garoobaan wajiga labaad ee dagaalka lagu qaadayo kooxda Al-Shabaab.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo haat an xaalad adag laga dareemayo gudaha M/Bay dhabo, kadib mar kii uu sare u kac ku yimid qiima ha raa shinka ee suuqyada magaaladaasi, ayada oo loo sababeeyay ‘go’doon ay galiyeen’ xoogaga Al-Shabaab.
Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa ka war bixiyay saamey nta ka dhalatay go’doom inta cusub ee ay Shab aab gelisay Bay dhaba, wuxuuna sheegay in kiil ada bariis ka ah ay gaartay qiimo dhan 35 kun oo shil inka Soomaaliga ah.
"Go’doominta ay Al-Shabaab kusoo rog tay Baydhaba waxa uu soo deg-degay mar kii maam ulka Koonfur Galbeed uu is-hort aagay Macalli miin ay u yeertay kooxda” ay uu yiri qof kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay mid kamid ah war baahinta gud aha.
Baydhaba ayaa ah magaallo weyn oo ku taalla Koonfurta Soomaaliya waxaana ay hoy u tahay boqolaal shacab ah oo qaarko od usoo barakacay gudaha magaaladaasi.
Soomaliland oo ka Falcelisay Eedeeyn uga timid Hay’adda WHO
Somaliland ayaa walaac ka muujisay warbixin ay Hay’adda Caafimaadka Adduu nka ee WHO u ga hadashay burburka uu dagaalku u gaystay xar umaha caafim aadka Laascaanood.
Qoraal kasoo baxay Wasa arada Arrimaha Dibaadda Som aliland ayaa lagu sheegay in cii damada Somaliland ay dhulka iyo shacabka Somaliland ka difaacayaan argagix iso iyo maleeshiyo beeleed, isla markaana ay sa meeyeen dadaal kasta oo lagu ilaalinayo sha cabka iyo danta guud.
"Waxaanu samaynay dadaalkasta si aanu u ila alino noloshada dadka iyo kaaba yaasha shacab ka oo ay ku jiraan isbitaa lada iyo xarumaha adee ga caafim aadka, sannado badan ayay dowladu ka shaqay naysay dhismaha iyo horumarinta xar uma han, waxayna siisay adeeg caafimaad oo bal aadhan dadka reer Laascaanood” ayaa lagu yiri qoraalka. Sidoo kale , Waxa qoraalka lagu shee gay in Somaliland ay ku dadaashay in ay gargaar aadaminimo gaarsiiso shacab ka colaada ku barakacay, isla markaana loo baahanyahay in WHO la shaqayso xuku umada Somaliland.
"Waxaanu ku dhiirigalinaynaa WHO in ay la shaqayso dowlada Somaliland si dadka colaadu saamaysay ay u helaan adeeg caafimaad” ayaa sidoo kale lagu yiri’qoraalka ka soo baxay Wasa arada Arimaha dibada Somaliland.
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ayaa Kha miistii sheegtay in duqaymo lala beegsaday qaar kamid ah xarumaha caafi maadka Laascaanood ay dhibaato soo gaarsiisayadeegyada caafima adka eek u yaala Magaalada Laascaanood ee Xa runta Gobolka Sool.Warkan qoraalka ah ee ka soo baxay Soomaaliand ayaa ku soo aadaya Xilli Ciid amadda Militariga Soomaliland Duqaymo ay la beegsadeen Magaalada Laascaan ood ay dhi baato ka soo gaartay dad shac ab ah iyo bur bur soo gaaray Xarumo Caafimaad.
Shabaab oo la sheegay inay ka baxeen saldhig oodii ugu weynaa ee Gobolka Shabellaha Dhexe
Maleeshiyada Al Shabaab ayaa la sheegay in ay isaga baxeen deegaanka Gamboole ee Galb eedka Gobolka Shabellaha Dhexe.
Tani ayaa ka dambeysay, ka dib weerar dhin aca cirka oo Jimcihii ka dhacay deegaankaasi, oo 50km dhinaca galbeed kaga toosan Magaalada Jowhar.
Wararka ayaa sheegaya in diyaaradaha saa xiibada caalamiga ay gar aaceen goobo ay mintid iinta kaga sugnaayeen deegaank aasi.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Gola ha Shacabka ay aa sheegay in duqaynta ay ka dhacday la ba goobood, waxy eelana lagu gaarsii yay kooxaha argagixisada.
"Laba gantaal ayaa lagu riday magaal ada, Shabaab badanaa wax ku noqday, inta badana Shabaabka hadda magaalada dhexdeeda waa ka baxeen, meel ay aade enna lama yaqaano.” Ayuu yiri Xildhibaan Jeesow oo Universaltv la hadlay.
Xildhibaan Jeesow ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in Ciidanka Xo ogga Dalka iyo Xoogaga Macawiisleyda ay hadda ku wajahan yihiin deegaankaasi, isagoona taasi u sababeey ay fatahaadda Webiga Shabelle oo jartay waddo oyinkii gelayay deegaankaasi.
"Magaalada biyo baxa badanaa hareer eeyay, mana la geli karo, marka dhinaca cirka ayaa laga duqeeyay, ciidan dhanka dhulka ka geli karana ma jirto.” Ayuu yiri Xildhibaan Jeesow.
Waxa uu intaa raaciyay "Marka aad ma gaal ada tageysid waa inaad doon ku tag taa, labada dhinac magaalada waxaa har eereeyay biya baxa da webiga, illaa wadd adii laamiga ee Daafeet tag eysay ayay biyaha ku sii dhow yihiin. Fatahaadd an waxay ka dhalatay Kililka Shiinaha oo qar ka jabsaday.”
Shabaabka ayaa Gamboole ka sameys tay far iisimahooda ugu weyn ee gobolka, ka dib markii wejigii hore ee hawlgalka lo oga soo saaray dhul kii ay ka maamulayeen bariga gobolkaasi.
Fatahaaddan ayaa caqabad ku ah qo rshaha socda ee yoolkiisu yahay in mintid inta lagaga sa aro daanta galbeed ee gob olkaasi. Dowladda Federaalka ayaa gadaal ka riixeysa in wejiga laba ad ee hawlgalka uu noqdo mid aagag badan daga al lagaga fur ayo deegaanada ay Shabaabku ka ga sugan yihiin Gobolada K/ & Bartama ha.
Hawlgalkan ayaa qayb ka ah guluf ay tah ay in lagu xoreeyo deegaanada dhaca dhanka galbeed ee labada gobol ee Hirshabelle (Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe), oo hadda ay Shabaabka kag a sii harsan yihiin goboladaasi.
Ciidamada ayaa wejigii hore ee hawlg alka ku xaqiijiyay in ay si buuxdo Shaba abka uga saara an bariga goboladaasi.
Labo Nin Oo Tanzani U Dhalatay Oo La gu Xiray Kenya, Xili Ay U Socdeen Ku Biirista Shabaab
Ciidamada dambi baarista dalka Kenya ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo looga shakisan yahay argagixisanimo, kuwaasi oo ka soo safray Tanzania kuna soo jeed ay Soomaaliya si ay ugu biiraan kooxda Al-Shabaab.
Labada nin oo lagu kala mag acaabo Sadam Jafari Kitia oo 30 jir ah iyo C/raxm aan Shaffi Mk watili oo 25 jir ah ayaa lagu xiray Mooyaale kadib markii ay la dhumeen wadadii ay ku tagi lahaayeen Soomaaliya.
"Waxay adeegsanayeen buug xusuus qor ah oo Sawaaxili ku qoran si ay u haga an dhaqdhaqaaqo oda Tanzania ilaa Jilib ee Soomaaliya,” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay Agaasinka Dembi-baarista (DCI).
Qabashada ragan ayaa ka dhigaysa in shan qof Tanzanian ah lagu xiray dalka Ke nya xilli ay Soom aaliya usoo socdeen, iya goo doonayay inay ku bii raan shabakadda argagixisada.
Dhowaan ayay ahayd markii booliska ay Gaarisa ku xireen Abdul Saif Salimu, Zuberi Ngare Mtondoo iyo Seif Abdalla Juma xilli ay ku sii jeedeen Soom aaliya.
Saddexda qof ayaa sidoo kale ka soo jeeda dal ka aynu jaarka nahay. "Tani waa ka dib markii xubno ka tirsan dadweynaha ay ka warbixiyeen joogitaan kooda degaan ka Karakora ee degmada Gaarisa, halkaas oo ay ku go’doonsan yihiin ka dib markii ay lumeen,”ayeu DCI raacisay warkeeda.
Dowladda Kenya oo wacad ku martay inay si toos ah ula tacaali doonto weerarada Alshabaab
Wasiirka Difaaca dowladda Kenya Aaden Barre Ducaale ayaa sheegay in ciidamada Kenya iyo koo xaha kale ee ammaanka ay la tacaali doonaan dha qdhaqaaqyada Alshabaab, si loo xaqiijiyo in dhulka Kenya uu ahaado mid ammaan ah.
Waxa uu u digay Alsha baab, waxa uuna xusay in aan la ogolaan doonin in ay ku dhiirradaan falalka argagixiso ee ka dhaca dhulka Kenya.
"Maleeshiyaadku waa in aysan gabaad ka helin Kenya marka laga soo saaro Soomaaliya. Ciidam ada Kenya iyo kooxaha kale ee amniga waa ay ka feejigan yihiin oo u adkeysanayaan in ay hoos u dhigaan falalka argagixisada la xiriira,” Wasiir Duca ale ayaa sidaas sheegay.
Waxaa uu ballan qaaday in wasaarad diisu ay sii wadi doonto kor u qaadida awoodda Ciidanka Difa aca Kenya, si ay u helaan hub casri ah oo kor loogu qaadayo awoodda ciidanka, iyo in ay awood u siiso milatarigu in ay la dagaallamaan khataraha amni ee kooxda Alshabaab.
Gobolka Waqooyi Bari iyo qeybo ka mid ah xeebta ayaa waxaa ku soo badanayay weerarada ay geys anayaan kooxda Al Shabaab, kuwaasi sameeyay weeraro dad badan lagu laayay, lagu gub ay hanti, iyo waliba dad qoorta laga gooyay.
Ninkii loo fasaxay inuu ku gubo kutubta Towrah iyo Bible-ka Sweden ayaa ka hor yimid arrinkaas.
Ninkii la filayay in kutubta Towrah iyo Bible-ka ku gubo magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden ayaa ka baaqsaday falkaas. Wuxuu yimid meel u dhow safaaradda Israa’iil ee magaaladaas halkaasoo oggolaansho loo siiyay inuu dibadbax ka dhigo, balse wuxuu sheegay inaysan ahayn in la gubo kutub barakey san, wuxuuna cambaareeyay sida nuqul ka mid ah Qur’aanka Kariimka loo gubay bishii la soo dhaafay.
Ninkan oo lagu mag acaabay Axmed oo kaliya ayaa sheegay in ujeedkiisu uu ahaa inuu ka falceliyo arrintaas iyo sida ay muhiim u tahay in la xushmeeyo dhamma anba diimaha iyo kutubta barakeysan. Warka ah in la fasaxay qorshaha lagu gubi lahaa kutubbadan ayaa aad looga camba areeyay meelo ka mid ah adduunka.
Ukraine oo shaacisay in ay heshay hub ka la mamnuucay ee Cluster
Militariga Ukraine ayaa shaaciyay in uu soo gaa ray bambada wax gumaadda ee Cluster, toddobaad ka dib markii Mareykanku uu ku dhawaaqay in la gay nayo dalkaasi.
Afhayeenka Militariga Ukraine ee Gobo lada Ko onfureed, Valeriy Sher shen ayaa Telefis hinka Ukraine u shee gay in hubka uu hadda ku jira gacanta Ciidanka Difa aca.
"Rucubyada bambada Cluster waxay hadda ku jir aan gacanta Ciidanka Difaaca.” Ayuu yiri Afhayeen ka isaga oo aan kala caddeyn qaabka ay ku soo gaareen.
Wasiirka Gaashaandhigga Ukraine, Ole ksii Rez nikov ayaa maalin ka hor sheegay in Cluster ay wax weyn ka bedeli doonto furimaha hore ee dagaalka, sida uu yiri.
Madaxweyne Joe Biden ayaa 7-dii bish an shee gay in Washington ay go’aansatay in Ukraine ay u daabusho bambada firidha ee kol hore dunida laga mamnuucay.
Illaa 120 dowladeed ayaa saxiixay hesh iiska dun ida looga joojinayo isticmaalka bambada laba qara xda, taas oo ay si weyn u soo dhaweeyeen Qaram ada Midoobey iyo Hay’adaha Xuquuqul Insaanka.
Hay’adaha Qaramada Midoobey ayaa ka hory imid warka uu Mareykanku ku shee gayay in bamb ada lagu siinayo Ukraine, si ay isaga caabiso duula anka Ruushka. Hay’ adaha ayaa ku dooday in bam badu ay halis ku tahay dadka rayidka.
Sidoo kale dowlado ay ku jiraan kuwa Gaashaan buurta NATO ayaa qaadacay go’aanka Mareykanka uu bamkaasi ugu rarayo Ukraine.
Bamka Cluster ayaa waxa uu mid kasta ka koo ban yahay boqolaal walxaha qarxa oo yaryar oo ku faafa goobaha la bartilmaameedsado, inkastoo wal xahaasi aanay dhammaantood wada qarxin, iyadoo kuwooda aan qarxin ay muddo dheer ku sii jiri kar aan dhulka, waana taas khatarta weyn ee laga dig ayo ee ka dhanka ah rayidka, gaar ahaan carruurta.
Mareykanka, Ruushka iyo Ukraine aya an ka mid ahayn dowladaha saxiixay in hubkani halista badan dunida laga mam nuuco.
Qaramada Midoobay oo war hor leh ka soo saartay AIDS-ka.
Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobay ay aa sheegtay in marka la gaaro sanadka 2030-ka dun ida laga ciribtiri doono AIDS-ka.Warbixinta ayaa sidoo kale lagu xusay in si hadafkan loo gaaro ay ku xiran tahay barnaamijyada lagula dagaallamayo cudurka oo si buuxda loo maal geliyo. Dalalka Sa xaraha ka hooseeya, oo 65% dadka qaba fayraska difaaca jidhka bini’aadamka (HIV) ee sababi kara AIDS-ka ay ku nool yihiin, ayaa horumar weyn ka samaynaya ciribtirka cudurka.
Dalalkaas ayaa wax aa kamid ah; Botsw ana, Eswatini, Rwanda, Tanzania iyo Zimbabwe oo durba gaaray bartilmaameed ka "95-95-95”, sida ay sheegtay UNAIDS, oo ah hay’adda Qaramada Midoobay u qa abilsan la dagaalanka cudurka. Tani ayay macnaheedu tahay in 95% dadka la nool HIV ay ogyihiin xaaladooda HIV, 95% dad ka garanaya xaaladooda waxay helayaan daawaynta kaalmaatig ah ee antiretroviral, iyo 95% dadka qaatay daawooyi nka waxay xakameeyeen fayraska, taas oo ka dhi gay sa mid aan suurtagal ahayn in la isu gud biyo.
Kuleyl Daran Oo Saameeyay 16 Magaalo Oo Ka Tirsan Talyaaniga
Digniin ayaa laga soo saaray 16 magaalo oo ku yaalla dalka Talyaaniga oo kuleyl aad u daran kajiro iyadoo kulaylka uu weli saameynayo koonfurta Yurub.
Dawladda Talyaanigu waxay kula talisay cid kasta oo ku sugan meelaha ay khusayso digniinaha casc as ee Sabtidii inay ka fogaadaan iftiinka qorra xda tooska ah inta u dhaxaysa 11:00 iyo 18:00, oo ay si gaar ah u daryeelaan waayeelka iyo kuwa jilic san.
Kulaylka ayaa socda muddo ka badan sidii caad iga ahayd ee horay looga bartay, heerkulka habee nkiina waa mid aad u sareeya.
Heerkul sare oo dhe eraad ah ayaa la filayaa Yurub toddo baadka soo socda.
Dhanka kale, Giriiga heerkulku waxa uu gaaray 40C (104F) ama ka badan maa lmihii la soo dhaa fay. Acropolis ee Athens – oo ah meesha ugu caans an ee loo dal xiis tago – ayaa la xiray saacadaha u gu ku lul ee Jimcaha iyo Sabtida si loo ilaaliyo boo qdayaasha. Waxa kale oo jirta cabsi laga qabo in ay khatar weyn ka dhalato dabka duurjoogta ah, gaar ahaan meelaha ay dabayshu ku badan tahay,Giriiga waxaa sanadkii 2021 ka kacay dab aad u weyn.
Dhinaca kale, dab ka kacay kaymo ku yaalla jasiiradda La Palma ee dalka Spain ayaa ku khasbay in la daadgureeyo ugu yaraan 500 oo qof, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters.
Dabka ayaa subaxnimadii hore ee Sabt ida ka kacay El Pinar de Puntagorda, waxa ana uu baabi’ iyay ugu yaraan 11 guri, sida uu sheegay madaxwey naha jasiiradaha Canary Fernando Clavijo.
Heerkulka sare ayaa sidoo kale gaaray bartama ha Yurub, iyadoo Jarmalka iyo Poland ay ka mid yih iin wadamada uu saameeyay.
Xafiiska saadaasha hawada ee Czech Republic ayaa soo saaray digniin ah in heerkulka dhamaadka usbuuca uu ka sare mari karo 38C.
Mowjadaha kulaylka ayaa sidoo kale laga dare emaaa qaybo ka mid ah Marayk anka, Shiinaha, Waqooyiga Afrika iyo Jap an.
Bishii hore ayaa ahayd bishii June ee ugu kulula yd ee la diiwaan geliyo, sida laga soo xigtay ade eg gala socodka cimilada ee Midowga Yurub ee Coper nicus.Heerkulkii ugu kululaa ee abid laga diiwaan geliyo Yu rub wuxuu ahaa 48.8C Sicily bishii Agoos to 2021.
Israa’iil oo ka carootay ninka loo oggo laad ay in uu gubo kitaabada
Mas’uuliyiinta Israa’iil ayaa ugu baaqay D/ Swed en inay joojiso mudaaha raadka lagu gubayo kitaa bada Towreedka & Baybalka, kaas oo la gu wado in uu Dorraad ka dhaco meel ka baxsan xafiiska diblo maasiyadda. Madaxweynaha Israa’iil ayaa yiri "Ani goo ah madaxweynaha dawl adda Israa’iil, waxaan cambaareeyay gubitaanka Qu raanka, oo ah mid mu qadas u ah Muslimiinta addu unka oo dhan, waxaana hadda aad uga xumaaday in isla qaddarkaas uu sug ayo Baybalka Yuhuudda, oo ah kitaabka daa’imka ah ee Yuhuudda,” Isaac Herzog ayaa sidaas ku yiri bayaan.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Israa’iil Eli Cohen ayaa sheegay in uu ugu baaqayo mas’uuliyiinta Swe den in ay ka hortagaan dhacdadan foosha xun oo aysan ogolaan in la gubo kitaabka Tawreed-ka.
Golaha Jaaliyadaha Yuhuuda ee Sweden ayaa ka xumaaday go’aanka booliiska ee lagu fasaxay mudaaharaadka uu dhaco.
Bishii la soo dhaafay, magangelyo doon u dha shay dalka Ciraaq oo Masiixi ah ayaa kitaabka Qur’a anka Kariimka ku gubay bannaanka Masjid ku yalla Stockholm, xilli lagu jiray munaasibadda Ciidda Cii dul-Adxa ee ugu weyn Muslimiinta, taasoo dhalisay cambaareyn ballaaran oo Caalamka Islaamka ka dhacday.
Madaxweyne William Ruto oo Digniin culus kasoo saaray Dibadbaxyada
Madaxweynaha Kenya William Ruto oo digniin adag u jeediyay mucaaradka ayaa sheegay "in dibed baxyo aysan ka dhici doonin dalka, midkii ay u qor sheeyeen Arb acada ma dhici doono.”
Waxa uu taageerayaashiisa kula ha dla yay magaalada Naivasha ee bartamaha Kenya, labo maalmood kaddib markii ugu yaraan 10 qof ay ku dhinteen iska horima adyo dhex maray dibadbaxayaal iyo ciidamada ammaanka.
Hoggaamiyaha mucaaradka Raila Odinga ayaa billaabay dibadbaxyo xiriir ah oo looga soo horjeedo kororka canshuurta, oo ay ku jirto in la laba jibbaaro canshuurta laga qaado shidaalka, taasoo la saxiixay bishii hore.
"Doorashadii waxay dhammaatay 9-kii Agoosto ee sannadkii hore, ma raadin kart aan hoggaanka dalkan adigoo isticmaalaya dhiigga muwaadiniinta, dhimashada muw aadiniinta iyo burburinta hantida,” ayuu yiri Mr Ruto.
Sida dastuurku dhigayo dadka mudahar aadka abaabulaya waa in ay maamulka u sheegaan waxa ay damacsan yihiin, laakiin madaxweynuha ayaan awood u lahayn in uu mudaharaadyada mamnuuco.
Netanyahu oo isbitaal loola cararay iyo xaaladdiisa oo…
R/Wasaaraha Israel Benjamin Neta nyahu ayaa isbitaalka loola cararay, isaga oo baaritaan caafima ad ku maray Isbita alka Sheba ee magaalada Tel Hashomer, Sabtida Dorraad ah.
Mas’uuliyiinta Israel aya sheegay in xaa laddiisa ay wa naagsan tahay, sida uu shee gay xafiiskiisa, iyada oo ay san jirin wax calaamado ah oo muujinaya suurtagalni mada inuu xilka wareejiyo.
Waxaa la dhigay qolka gargaarka degd egga ah ee Isbitaalka Sheba ee magaa lada Tel Hashomer, sida uu sheegay TV-ga Channel 12 ee Israa’iil.
Netanyahu, oo 73 jir ah, oo ah hoggaa miyihii u gu muddada dheeraa dalkaas, ay aa ka cabanaya xanuun feeraha ah, in kas ta oo uu si buuxda u joo go miyirkiisu.War kooban oo ka soo baxay xafiiskiisa ayaa la gu xaqiijiyay inuu ku sugan yahay Isbitaalka Sheba, waxaana lagu sheegay in xaaladiisa ay wan aagsan tahay oo uu ku marayo qiimeyn caafimaad.
Ilaa hadda ma cadda cidda bedeli karta haddii ay dhacdo xaalad degdeg ah, oo ke eni karta inuu gu dan waayo waajibaad kiisa. Horraantii bishii Oktoob ar, ayuu xanuu nsaday xilli ay Yuhuuddu soomanay een Yom Kippur, waxaa na muddo kooban la dhigay cusbitaalka. Israa’iil ayaa ku jirtay toddobaadkan maalmo aad u kulul
WAA KUMA WIILKA SOOMAALIGA EE TABABAR AHA U NOQONAYA KOOXDA KA DHISAN TANZANIA?
Abdihamid Kooxda KMC ee ka dhisan dalka Tan zania ayaa Cabdixamiid Macalin oo ah wiil Sooma aliyeed u magacaabay tababaraha kooxda, kadib qoraal rasmi ah oo ay soo saareen.
Shir jaraa'id oo ay qabteen ko oxdu ayay ku dhawaaqe en inuu ya hay tababare.
"Maadama aan u baaha nnahay in aan sameyno wax la taaban ka ro, oo ay dadk an ay arkaan, waana sabab ta aan usoo raadinay tababa re Cabdix amid oo ah tababare khibrad sare leh. Wa xaan amin sanahay in kooxdeena uu siwanaa gsan u diyaarin doono liiga soo socda uu guul noo hors eedo doono" ayuu yiri Songoro Khamis Mnyonge oo ah madaxa dawladda hoose ee degmada Kinondoni.
Kooxdan ayaa hoostagata dawladda hoose ee degmada Kinondoni ee Caasi madda Daar'salaam.
Abdihamid
Waa kuma Cabdixamiid Macalin?
Cabdixamiid wuxuu horay uga soo shaqe eyay ciyaaraha Soomaaliya isaga oo tabab are u ahaa kooxda Horse ed ee Soomaliya. Wuxuu la joo gay wa qtigii ay ku guulaysane eynka horyaalkoodii ugu hore eyay muddo dheer kadib isaga oo tababare u ah.
Cabdixamiid wuxuu dhawaan ku sug naa Soo maaliya, iyada oo ay jirtay rajo ay dadka ciyaaraha u dhuun daloola ka qab een in loo magacaabo taba baraha xulka kubadda cagta ee Soomaaliya.
Qaar kamid ah dadka ciyaaraha ka faal ooda ay aa ku tilmaamay talaabada uu qaa day Cabdixamiid mid aysan ku farxin maa daama ay u rajeynayeen inuu hugaamiyo xulka Soomaaliya.
Cabdi Xamiid Macalin wuxuu horey tababare ugu soo noqday koox kale oo ka dhisan dalka Tanzania oo lagu magacaabo Azam.
XIGASHADA SAWIRKA,KMC
Maxay tahay Kooxda KMC?
Kooxda Kinondoni Municipal Council Foot ball Club, oo magaceeda loo soo gaabiyo KMC ayaa ka dhisan dalka Tanzania gaar ahaan degmada Kinondoni Dis trict ee ku taalla caasiamdda dalkaas ee Dar es Sal aam.
Waxaa la aasasay sanadkii 2018 kii iya da oo ku ciyaarta garoon lagu magacaabo Uhuru Stadium oo ku yaalla caasimadda. Ciyaaraheeda gudaha ayay ku ciyaaraan Garoonka Qaranka ee Tanzania.
Kooxda ayaa kamid ah lix koox oo ka soo dhala alay horyaalka Vodacom ee ka jira dalka Tanzania sanadkii 2018 kii.
KMC waxay si dirqi uga badbaaday in ay u laab ato heerka labaad ee horyaalka Vodacam xilli ciyaa reedkii 2021 - 2022, ka dib ciyaar dhexmartay iyaga iyo kooxda la gu magacaabo Mbiyaye City ee iyana ka dhisan dalka Tanzania. XIGASHO:-BBC
MAXAY KANEECADA U QANIINTA DAD KA QAAR IN KA BADAN DADKA KALE?
Kaneeco Ma ka mid tahay dadka ay joogtada u qaniinto kaneecada iy adoo dadka hareera haaga fadhiya aysan sidaada oo kale u qan iinin?
Seynisyahanada ayaa muddo dheer ogaa in kaneecada aysan isku si dadka oo dhan u qaniinin oo dadka qaar ay ku bad an tahay qaniinyada.
Cilmibaarisyo badan oo la sameeyay ayaa muu jinaya in dadka qaar ay soo jiitaan kaneecada saba bo la xiriira shiirka jirkooda. Qubarada ayaa ku taliy ay habab looga badbaadi karo qaniinyada kaneec ada. Maxay kaneecada dadka qaar u qaniintaa marar badan? Cilmibaaris ay sameysa jaamacadda Rockef eller ee New York taas oo lagu same eyay shiirka jirka bani’ aadanka iyo sida uu kaneecada u soo jiito ay aa natiijada ka soo bax day cilimibaarista waxaa lagu ogaaday waxyaabo badan.
Kaneeco
Dadka qaar jirkood boqol jeer ayuu soo jiitada kane ecada si ka badan kuwa kale.
Baaris ay seynisyahada ku sa meeyeen waxa sababa arin taas ayey ku ogaadeen in maqaarka jirka dadka kanee cada soo jiita ay ku badan tahay saliidda jirka bani ’aadamka ka soo baxda marka ay dhididaan ee wad ata curiyaha carboxylic acid.
Cilmibaarista ayaa sidoo kale sheegtay in cada dda walxahan aysan muddo isbedellin. Waxaa loola jeedaa in dadkaas uu jirkooda aad u sii jooto kaneec ada inta ay nool yihiin, aad ayeyna aad u qaniinto kaneecada.
Balse seynisyahanada ayaa si weyn u rajeynaya inay soo saaraan wax looga hortago qaniinyada kan eecada taas oo ah in horta la ogaado waxa ku jira shiirka soo jiita kaneecada.
Kaneeco
Sidee Isaga Ilaalin Kartaa Qaniin Yada Kane Ecada?
Kaneecada waxay la socotaa xiliyada sanadka. Inta badan waxay ku xiran tahay imaatinkeeda isbed delka hawada sida kuleylka, qabowga iyo roobka.Qubaraada qaar ayaa aaminsan in mar ka aad aad ka u kulushahay oo aad dhid ideyso ay suuragal tah ay in kaneecada ku soo raadsa to oo ku qaniinto.
Kaneeada waxay inta bad an weerarta dadka xiliyada fiitkii iyo waabariga, waxay na inta badan dadka ka qaniintaa jilib ka in ta ka hooseysa, marka waa inaad xirataa dhar lugahaaga ilaa iyo cagahaaga dabool ikara si aysan kuu qaniinin kaneecada.
Qubaradu waxay sidoo kale ku taliyeen inaad isti cmaasho cad yar oo baraf ah. Ha xoqin halka ay kaa qaniinto kaneecada.
Si aad u yareyso cuncunka, xanuunka iyo bara ka ay keento qaniinyada kaneeca da wax aad marin kartaa halka ay kaa qani intay kare emka loo yaqaan antihistamine.XIGASHO:-BBC
MAXAA LA GO'AAMIYAY MARKII LA IS KU QABSADAY MILKIYADDA DAYAXA?
Dayaxa
Sanadkii 1960 kii, dagaalkii qaboobaa ee u dhax eeyay Mara ykanka iyo Midowgii Soofi yetka ayaa sii xumeeyay siyaasadda dunida.
Xiisadda u dhaxeysa labad quwadood ee waa wayn ayaa isu badashay tartan u muuqday mid lagu xifaalatamayay siyaasa dda caalamiga ah . Waxaa ji ray laba qodob oo waawayn oo ta rtanka asal u ahaa intii uu socday dagaalkii qaboobaa.
Kan koobaad ayaa ahaa horu marinta hubka wax gumaada ee nuclear ka, halka qodobka labaadna ah aa sida loo gu kala xog ogaalsan yahay hawada sare ama xidd igaha. Dagaalkii qaboobaa wuxuu sabab u no qday in la darso culuum fara badan oo ku saab san xidii gaha, taas oo keentay soo ifbaxa su’aal ah, Yaa iska leh bisha? Soofiyetka ayaa uga guuleystay Maray kanka tartankaas isaga oo ka dagay dayaxa. Wa agaas in baaritaanada ku saabsan dayaxa ayaa ah aa waxa aad loo xiisaynayay.
Soofiyetka ayaa bartamihii sanadadii 1950 ilaa 1960 kii dayax-gacmeed u diray dayaxa. Bishii Septe mber ee sanadkii 1959 kii aya adaxgacmeed lagu magacaabo Luna-2 oo ay lahaayeen Midowgii Soofi yet ku dul hoobtay oogada sare ee dayaxa markii ugu horeysay.
Ka dib, bishii October ee isla sanadkaas ayaa dayax-gacmeed kale oo lagu magaca abo Luna-3 gaaray dayaxa. Sawirkii ugu horeeyay ayuu dayax-gacmeedkaas ka soo diray oogada dayaxa.
Ka dib, bishii Febraayo ee sanadkii 1966 kii ayuu dayax-gacmeed kale oo lagu mag acaabo Luna-9 ayaa waxaa diray Soofi yetka, waxay noqoneysay markii afaradaa oo ay dayaxgacmeed diraan. Afar bil kadib dayax-gacmeedkii Maraykanka ee loogu maga cdaray Surveyor-1 ayaa isna dayaxa ka dagay.
Dayaxa
Xiisad ka dhalatay lahaanshaha dayaxa.
"Tartankii cilmibaarista xiddigaha wuxuu abuuray jawi xiisad wata oo u dhaxeeya wadamada caalam ka” sidaas waxaa yiri sanisyahan sare Vigyan Prasar Sanstha oo BBC da la hadlay.
"Sababtoo ah waqtigii gumaysiga wax aa sharci aan qornayn ahayd in waddanka ugu soo hor hela dhul cusub uu isagu leeyahay”.
Muxuu yahay heshiiska dayaxa?
Qaramada midoobay ayaa saxiixday he shiis lag u magacaabo ‘Heshiiskii Dayaxa’ kaas oo lagu xal inayo cidda leh milkiyadda dayaxa.
Heshiiskaan ayaa sheegaya in dayaxu uu yahay hanti dabiici ah oo ay leeyihiin aadana ha oo dhan. Uusan na jirin waddan she egan dayaxa ama xataa dawlad ka dhis an kara.
Heshiiskaan ayaa doodiisa waxay dha cday san adihii 1972 dii ilaa 1979 kii waxaa na lagu saxiixay magaalada New York san adkii 1979 kii. Balse wuxuu u baahnaa inay saxiixaan ilaa shan waddan si uu u dhaqan galo. Wuxuu dhaqan galay sanadkii 1984 tii xilligaas oo Austria qalinka ku duugtay.
Balse wadamada Maraykanka, Shiina ha iyo Ruu shka oo dayax-gacmeedyo u dir ay dayaxa wali ma aysan anxsixin heshiis kaas.
Dayaxa
Markii ay bani’aadan tageen dayaxa
Ka dib markii uu nin ku dul dagay dayaxa sanadkii 1960 kii ilaa 1970 kii Maraykanka ayaa markale isku dayaya qof kale u diro oogada dayaxa. Barnaamij lagu magacaa bo Arteemis ayuu maraykanku u aasaasay qorshahaas.
Qorshahaan waxaa Maraykanka kula jira hay’ada ha cilmiga hawada u qaabilsan Mraykanka qudhiisa, kuwa Canada, japan iyo Yurub. Wajiga koobaad ee qorshahaan ayaa bilowday sanakdii 2022 kii halka la filayo in wajiga labaad uu bilwdo sanadka 2024 ta.
U jeedada qorshahaan ayaa ah inay la wareeg aan dayaxa si ay uga dhigtaan me el ay uga duulaan xiddiga Maaris.Balse shirkadda wayn ee NASA ayaa dooneysa in ay isticmaasha shirkadda cilm iga haw ada ee uu leeyahay taajirka Elon Musk si ay mar lab aad bani ’aadan uga dul dajiso dayaxa.Heshiis waxaa wada galay 2d shirkadood ee Maraykanka ah Sech Blue iyo Dianetics.
XIGASHO:-BBC
HALKAAN KA AKHRISO WARGYESKA M. TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 16-KA LUULYO 2023-KA
..