HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 5-TA LUULYO 2023-KA

0
Wednesday July 05, 2023 - 08:15:05 in Wararka by
  • Visits: 501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 5-TA LUULYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyneyaal hore Sheekh Shariif iyo Waare oo ka hadlay xiisada u dhaxeysa Xawaadle iyo Abgaal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud ay aa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Madax weynihii hore ee dalka Md.Shariif Sh.Axmed.

Madaxweynaha Jam huuriyadda ayaa la wad aagay madaxweyn ihii hore xaaladda dalka iyo dadaalada dowladdu ay ku bixinayso xoreynta dalka & halganka ciida mada iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku jira an ee argagixisada Al-shabaab lagu cirib tir ayo.

Dhaliisa, mdaxweynihii hore ee dalka Md. Shariif Sheekh Axmed ayaa uga maha dceliyey madaxweynaha Jamhuuriyadda kulan kan wad atashiga iyo soo dhaweynta ah ee uu ugu fid iyey Madaxtooyada, waxa uuna u rajeeyey dow ladnimada iyo shacabka Soomaaliyeed ho rumar iyo midnimo.

Wasiirka gaashaandhigga oo daah furay hin dise sharciyeedka difaaca Qaranka

Wasiirka wsaaradda gaashaandhigga JFS Md.Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ay wehel iyaan wasiir ku xigeenka wasaaradda iyo agaa sim aha guud ee wasaaradda gaashaandhigga ayaa Dorraad magaalada Muqdisho ka daah fur ay shir looga hadlayo dib u eegista hindise sha rciyeedka difaaca Qaranka Soomaaliyeed.

Shirkan wada-tashiga ah oo soconaya muddo labo maalmo od ah ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa sidii dib u eegis loogu samayn lahaa qoddobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin hawlaha makamadda cii damada qalabka sida, xuquuqda iyo xorriyaad ka asaasiga ah ciida mada, daba-galka eedayn saneyaasha fal-dembiyeedyada, ilaalinta xub naha hawl-galka ku-jira iyo qodobbo kale.

Shirka wadatashiga ah waxaa ka qayb galay xubno kala metelayey wasaraadda Gaashaan dhiga, taliska ciidanka xoogga dalka Soomaal iyeed, ururrada bulshada rayidka ah iyo qay ba ha kala duwan ee bulshada.

Madaxweyneyaal hore Sheekh Shariif iyo Waare oo ka hadlay xiisada u dhaxeysa Xawaadle iyo Abgaal

Madaxweynahii hore ee dowladda Sooma aliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo madax weynahii hore maamulka Hirshabeelle Maxa med Cabdi Waare oo Dorraad shir jaraa'id si wadajir ah u qabtay ayaa ka hadlay xiisad beeleed ka taagan de egaanka Xalfooleey.

Madaxweynayaashii hore ayaa ugu horeyn si adag uga hadlay xiisa da colaadeed ee ka dhex aloolsan beelaha Xa waadle iyo Abgaal oo isku haayo lahaanshaha deegaanka Xalfooleey. Madaxweynahii hore ee Hirshabeelle Maxa med Cabdi Waare ayaa sheegay in colaada ha atan ka dhex jirta beelaha Xawaadle iyo Abgaal iney tahay mid aan loo baahnen waq tigaan, is lamarkaana loo baahan yahay in laga shaqee yo nabadda. "Dagaal waqtigaan looa baahna waa in laga shaqeeya nabad ku wada noolaa shaha dadka iyo deegaanka, hal dagaal ayaa dadka Soomaaliyeed ku furan ee hada looma baahna in mid kale la furo, dadka Masaajidada gubaya oo dugsi quraankii gubaya oo nolosha ku dhibay dadkeena ee Al-shabaab ayaa dag aal ino oga baahan" ayuu yiri Madaxweyne ho re Max amed Cabdi Waare.

Madaxweynahii hore ee dowladdii ku meel gaarka aheyd Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo dhankiisa ka hadlay colaada ka jirta deeg aanka Xalfooleey ayaa sheegay inaan loo baa hneen inuu dagaal beeleed ku dhinto wiil Soo maaliyeed.

"Walaalayaaloow dagaal Shabaab ayaa in ooga baahan wiilasha hada u diyaarsan dagaal beeled waxaan leeyahay kuwa na dhibaya ay aa xabad idinka baahane dhankaas xabada u leexiya, madaxweynaha dowladda Fedaraal ka iyo Cali Guudlaawe wan kala hadlay wax ka qa bashada xiisada taagan, waxa la isku hayo waa la yaqaan dadkii dadkaan is haya dhaqi jirayna waa joogaan ee arinta waa in laga hort aga dhi baatada ay keeni karto xiisada colad eed, Ha daa rag tahay oo tabar heysid dagaalka Shaba ab aad, mid kale inuu dad nooga dhinto ma doo neyno, waxa la isku yahay sheegis uma baa hna" ayuu yiri Madaxweynahii hore ee Soomaa liya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Sheekh Shariif oo sidoo kale si kooban uga hadlay khilaafka ka dhashay xilka qaadistii Cali Jeyte Cismaan ayaa ku baaqay in wax walba wada hadal lagu dhameeyo, islamarkaana wixii xun farta lagu wada fiiqo si looga gudbo caqab adaha jira.

Wasiirka Maaliyadda Dr Cilmi Oo Kala Had lay Safiirka Ingiriiska Arrimaha Deyn Cafinta

Wasiirka maaliyadda xukuumadda FS Md. Dr.Cilmi Maxamuud Nuur ayaa Dorraad M/Mu qdisho kulan kula yeeshay safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya danjire Mike Nithavrianakis.

Kulanka oo ka dhacay xarun ta safaaradda boqortooyada Ingir iiska ayaa looga hadlay dhamay stirka geedi socodka deyn cafinta oo Soomaali ya ay soo waday 7-dii sano ee ugu da mbeyey, kaas oo haatan maraya heer gaban gabo ah.

"Waxa aan ka wada hadalnay arrimo ay ka mid yihiin dhameystirka hannaanka deyn cafin ta oo hada meel wanaagsan innoo maraya, do wladda Uk waxa ay ka mid tahay Saaxibada u gu horeeya ee taageeraada la garab taagan Dowladda Soomaaliya” ayuu yiri Dr Cilmi.

Cumar C/rashiid iyo Cabduweli Gaas oo kul amo xal raadin ah ka wada Garoowe

Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Cumar Cab dirashiid Cali Sharmaake ayaa kulan M/Garoo we kula qaatay mudanayaal ka kala tirsan 2-da golle ee Baarlamaanka Faddaraalka ee Sooma aliya oo uu hoggaaminayo Gudoomiye kuxig eenka 2aad ee Aqalka sare C/hi Cali Xersi (Timacadde)

Kulankaan ayaa waf digu kaga dhagaysteen waxbixin mudanayaasha labade golle, taas oo ku aadan xaaladda Puntland iyo kulamadii ho re ee ay lasoo yeesheen Isimadda Nugaal, Gud doonka Barlamaanka, Urrurada Bylshada Ra yidka ee PUNSA iyo qaar ka mid ah Siyaa siy iinta mucaaradka.

2da dhinac ayaa isla qaatay in laga wada shaqeeyo amniga iyo wadda jirka Puntland, si doo kalana laga shaqeeyo Puntland jihadda na badda iyo horumarka u socota.

Dhinaca kale Guddoomiyaha Golaha Waki illada Puntland Cabdiarshiid Yuusuf Jibriil ayaa hoygiisa Magaalada Garoowe kulan kula qa atay Islaan Bashiir Islaan Cabdule oo kamid ah isimmada waaweyn ee degaanada Punt land.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qayb gal ay Xildhibaan Fu’aad Abshir Axmed iyo Xog ha yaha guud ee Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Xidig Warsame, waxaana looga hadlay xal ka gaarista dagaalkii ka dhacay M/Garoowe.

Kulamada looga hadlayo xalinta dagaalkii ka dhacay Magaalada Garoowe ayaa sii socon doona, iyada oo R/Wasaarayaashii hore ee So maaliya ee Cumar Cabdirashiid iyo Cabdu weli Gaas la filayo inay la kulmaan Siyaasiyiinta mucaaradka.

Booliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay rag ku eedeysan burcadnimo

Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Ba naadir ayaa sheegay howlgal ay sameyeen Cii damada Booliska ee ka howlgala saldhigga deg mada Yaaqshid ay kusoo qabteen burcad hub eysan oo ku howlanaa dhac ay u geeysan aye en dad shacab ah, kuwaasi oo adeegsan ayay mootooyinka loo yaqaan Bajaajta.

Warkan ka soo baxay Taliska qeybta guud ee Boliiska gobalka Banaadir ayaa lagu sheeg ay in ciidamada Booliska ay qabteen labo nin oo burcad ah, kuwaa oo bistoolad iyo toorrey dadka ku baaranayay xaafado ka tirsan degma da Yaqshid ee gobalka Banaa dir.

Taliska Booliska gobalka Ba naadir ayaa she egay in burcad dan gacanta lagu soo dhigay loo gudbin doono sharciga, lana marin doono caddaalada.

Sidoo kale Booliska ayaa sheegay in gacan bir ah lagu qaban doono kooxaha burcadda ah ee caadeystay dhaca iyo cabsi gelinta dadka shacabka ah.

Maamulka K/Galbeed iyo IOM oo ka wada hadlay dardar gelinta Mashruuca Nabadda

Wasiirrada Wasaaradaha Amniga, Cadaala dda, Qorshaynta, Wasiiru-Dowlaha Madaxtooy ada iyo Agaasimiyaal ayaa Xarunta Madax to oyada maamulka koofur galbeed ee Baydh abo ku qaabbilay wafdi ka socda hay’adda IOM ee Soomaaliya.

Kulan saacado qaatay oo ay ye esheen Wasi irrada iyo Madax ka tirsan hay’adda IOM ee Soomaali ya ayaa looga hadlay dardar gel inta mashruuca nabadda, kaas oo socon doona muddo todoba sano ah.

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka ganacsi ee labada dal

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya ee dalka Ethiopia Md.Cabdullaahi War faa ayaa kulan miro dhal ah la yeeshay Wa siiru Dawladaha Ganacsiga Ethiopia, Kassah um Gofe Balami, iyagoo ka wada xaajooday xo ojinta xiriirka ganacsi ee laba geesoodka ah ee ka dhexe eya labada dal iyo ka hor ta gga ganacsiga sharci darr ada ah.

Dhanka kale, Safiir War faa ayaa kulan kale oo muhiim ah la qaatay safi irka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Midowga Africa iyo UNE CA Dr; Walid Hamed Shiltagh, iyagoo ka wada hadlay in labada dhinac ay is kaashi ka yee shaan arrimaha dhaqaalaha iyo maamul wanaa ga, waxaana Ambassador Wa lid uu ballan qa aday inay Soomaaliya ku garab istaagayaan ha nashada kursiga Golaha UNSC ee ay Soo maaliya u tartami doonto.

Garsoore loo haysto musuq oo Dorraad la horgeeyay Maxkamadda G/Banaadir

Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa shaaciyay in Dorraad maxkamadda gobo lka Banaadir la horgeeyay Garsoore Maxakade ed, kaasi oo ku eedaysan musuq-maasuq iyo xatooyo dadweyne.

Garsoorahaan Dorraad la horgeeyay maxkamadda ayaa ah guddoomiyihii hore ee Ma xkamadda Degmada Yaaqshiid, sida lagu sha aciyay war-saxaafadeed kasoo baxay Xeer Ilaalinta.

Maxkamadda ayaa eedaysanahaan u gudbis ay xabsi ku-meel-gaar ah, kadib markii ay ku qanacday caddaymaha hordhaca ah ee uu soo bandhigay Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.

"Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa waxay eedaysanaha u gudbisay xabsi kumeel-gaar ah, si loo soo dhameystiro baaritaankiisa loona bilaabo Maxkamadayntiisa,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka kasoo baxay Xafiiska Xeer-Ilaa liyaha Guud ee Qaranka.

Dhawaan ayay aheyd markii uu Xafiiska Xe er-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu maxkamad da gobolka Banaadir uu horgeeyay saraakiil do wladeed oo loo haysto eedeymo la xiriira mus uq-maasuq.

Saraakiishaas oo ka tirsanaa wasaaradda maaliyadda, gaar ahaan canshuuraha berriga, ayaa lagu soo eedeeyay xatooyo xoolo dadwe yne iyo sameynta dokumentiyo dowladeed oo been abuur ah, sida boonooyin lacag qabasho oo lagu qoray xog been abuur ah.

Arrimahan ayaa qeyb ka ah howl-gallada soc da ee lagula dagaalamayo xatooyada xool aha dadweynaha iyo sameynta waraaqaha be en abuurka ee ay wadaan hay’addaha amniga.

Si kastaba, ciidamada ammaanka ayaa la sheegaya inay weli ku raad-joogaan shaqsi ya ad kale oo ka tirsan shabakadaan ay qeybta ka ahaayeen saraakiishan u xiran dowladda ee loo haysto musuqa, kuwaasi oo iyaguna la horgeyn doono cadaaladda.Xigasho:-Caasimadda.Net

Ciidanka Gorgor oo howlgal xooggan ka sameeyay Gobolka Galgaduud

Ciidanka kumaandooska xoogga dalka So omaaliyeed ee Gorgor ayaa howlgal Qorshey san waxa ay ka sameeyeen Degaano Hoost aga Degmada Galcad ee Gobolka galgaduud.

Howlgalka ayaa waxaa si gaar ah u fuliyay Ururada 7aad iyo 9aad ee guutada 18 Aad ee Kumaandooska gorgor, waxaana ay ka same eyeen degaanada kala ah Ceel Xaaji iyo Ceel dhiigtaar oo hoostaga De gmada Galcad, halk aas oo billo ka hor laga saar ay Al-Shabaab.

Taliyaha Ururka 7 aad ee Kumaanooska Gorgor Dhamme Mahad Imaan oo la hadlay Warbaahinta Ciidamada Qalabka sida ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa Mid qorsheysan oo ka dhanka ahaa Al-Shabaab, sidoo kalena amniga lagu xaqiijinayay.

Dhamme Mahad Iimaan waxa uu sheegay in howlgalka lagu soo saaray Miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen waddooyinka ay isticmaal aan dadka Shacabka si ay ugu dhibaateeyaan, wuxuun sheegay inay howlgallada sii socon doonaan.

Degaannada howlgallada ay Ciidamada Ku maandoosta Gorgor ka sameeyeen ayaa wax aa ay ahaayeen degaano ay Al-Shabaab kasoo abaabuli jireen weerarada ay ku qaa daan Sal dhigyada Ciidamada dowladda ku leeyihiin de gmooyinka Galcad iyo Ceeldheer ee Gobol kaasi Galgaduud.

Howlgalkan Ciidamada Kumaandooska Gor gor ka sameeyeen degaannada katirsan gobol ka Galgaduud ayaa kusoo aadaya xilli uu boo qday Taliyaha Cusub ee Ciidamada xoogga dal ka, isla markaana uu saraakiisha Ciidamada ku amray inay dardar geliyaan howlgalka ka dhan ka ah Al-Shabaab.

Dhibaato soo wajahday Qaxootiga Soomaal iyeed ee kunool dalka Yemen

Qaxooti Soomaaliyeed oo ka qaxay dagaalla da ka socdameelo kamid ah dalka Soomaaliya , una soo qaxay waddanka Yemen, ayaa la she egay inay la daalaa dhacayaan xaalad aad u adag.

Qaxootigani ayaa waxaa la sheegay in ays an helin biyo nadiif ah, musqulo iyo hoy ku hab boon Xerada Qa xootiga ee Al-Ajlaniya ee Gob olka Xadramuut ee Yemen oo dadkasi ay degan yihiin.

Soomaaliya ayaa sanado badan waxaa ka dhacayay falal ammaan darro, iyadoo Al-shab aab ay dagaal kula jirtay dowladda iyo howlgal ka Midowga Afrika ee ATMIS tan iyo sannadkii 2007-dii.Dalka Yemen ayaana waxaa uu kamid yah ay dalalka ay Somaalida inta badan u bara kac een markii dalka Soomaaliya ay ka dhace en Co laadaha sokeeye, waxaana kunool Boqo laal Kun oo Soomaalia ah, in kastoo markii dal kaasi ay dagaallada ka billaawdeen badankood ay dib uga soo laabteen. Colaada dalka Yemen ayaa weli taagan, waxaana Soomaalida kunool ay muuj inayaan walaac xo ogan oo ku aadan inaysan heysan waxyaabihii muhiim ka u ahaa Nolosha Bani’ aadamka, iyaga oo ba aq u di ray Hay’adaha Caalamiga ah.

Ciidamada Yuhuudda oo helay Godod hub ku jiro iyo Xaaladda Jenin oo Jahawa reer san

Ciidamada Israa’iil ayaa sheegay in ay he leen god dhulka hoostiisa ah oo ku yaalla xer ada qaxootiga ee Jenin oo lagu keydin jiray walx aha qarxa.

Ciidamadu waxay sid oo kale burburiyeen "la baqol oo ay lahaayeen ururro "argagixiso”, si da lagu sheegay bayaan wadajir ah oo ka soo baxay Ciidamada Difaaca Israa’iil, Booliska Xu duudaha Israa’iil iyo hay ’adda amniga Shin Bet.

Qaar ka mid ah shaqaalaha hay’adaha garg aarka ee ka howgalaya xerada Jeniin ayaa she egaya in ay arkeen dad badan oo qaba dhaa wacyo iyo firir rasaaseed.

Jovana Arsenijevic waxay la shaqeysaa hay ’adda caafimaadka ee Sans Frontieres. Waxay sheegtay in cusbitaal ku yaalla meel ku dhow xerada qaxootiga ee Jenin ay ku sugneed tan iyo Dorraad oo Isniin ahayd.

Dorraad, waxay sheegtay inay aragtay in ka badan 90 bukaan oo qaba rasaas iyo firir ka soo gaaray walxaha qarxa.

"Dhaqdhaqaaqa ciidanku wali waa uu soc daa, hakad aad u kooban ayaa jiray, sidoo kale waxaan aragnay barakaca dad badan, qoysas badan oo caruur da’doodu ka yar tahay hal ma alin oo u cararaya isbitaalada si ay gabaad u helaan.”Xaaladda xerada Jeniin ayaa ah mid jahaw areersan.

Baarlamaanka Ingiriiska oo loo gudbiyay sharci lagu doonayo in lagu aqoonsado Somaliland

Xildhibaanno katirsan aqalka Baarlamaanka Ingiriiska, ayaa golaha u gudbiyay sharci ay doonayaan in Somaliland lagu aqoonsado.

Xildhibaan Gavin Williamson, oo gadhwa deen u ah xildhibaannada dabada ka riixaya aq oonsiga Somaliland, ayaa golaha ku boor iyay inuu hogaanka u qabto ka miro dhalinta aqoon siga Somaliland.

"Hadii anay dowladu doonayn in ay talaabo qaado, inagu aynu hogaan ka qaadano, hadii ay dow ladu ka caga jiidayso aqalk ani ha qa bto, ay nu abaal marino kuwa samaynaya wixii looga baahnaa, waddan buuxiyay dham aan shuru udihii dowladnima da" ayuu yidhi Williamson.

Waxa uu sheegay in aqoonsi Somaliland la siiyo uu sahlayo in 5.7 milyan oo reer Somali land ah codkooda la maqlo, oo ay nolol fiican helaan, waxaanu sheegay in Somaliland ay u taagan tahay xoriyad iyo dimuquraadiyada.

Williamson ayaa guddoomiye ku xigeen ka aqalka u sheegay in xildhibaano uu isagu ku ji ro, oo uu uu magacyadooda golaha ka dhex akhriyay ay soo diyaarin doonaan sharciga aqo onsiga, si golaha loo horkeeno, waxaana loo balamay in laga doodo 24 bisha December ee sannadkan. xildhibaan Williamson ayaa in mu do ah dabada ka riixayay in aqalka B/Ingiriisku uu si buuxda uga doodo aqoonsiga Somaliland


"SALAADDA KADIB AYAA LA II SHEEGAY IN CARRUURTAYDA AY GEERIYOODEEN" AABBE CARUURTIISA UU HOOBIYE DILAY

Aqalka hoobiyuhu ku habsaday Qoraalka sawirka, Qoyska uu hoobiyuhu ku habsaday oo lix qof ka koobnaa ayey sa ddex ka mid ah dhimatay halka saddexdii kale dhaa wacmeenHoobiyaal eystay dhimasho iyo dhaawac ay aa saaka kusoo dha cay xa afad ka tirsan magaalada Muqdisho. U gu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyootay mid ka mid ah hoobiyeyaasha oo ku habsaday aro ortii hore ee saaka guri ku yaalla degmada Wa abari ee gobolka Banaadir, gaar ahaan xaaf adda Buulo Eelaay.

Qoys ka koobnaa 6 ruux ayaa waxaa dhin tay aabaha reerka iyo labo caruur ah (hal gabar iyo hal wiil) halka 3 kale oo kala ah hooyada iyo labo caruur ahna ay ku dhaawacmeen hoobiy aha.

Macalin Aweys Maadey Muudey waxuu ahaa macalin dhiga dugsi Quraan isla markaana imaam ka ahaa masjid.

Sida uu BBC u sheegay mar xuumka aabihiis, Maadey Muu dey. "Masiiba rabaani ahaa igu dhacday, allaa mahad leh, ilaahey ayaa ii qo ray, wiilkeyga macaan oo xaafidka ahaa oo caa limka ahaa oo ilma badan tacliinta baraayey ay aa iga geeriyooday,” ayuu yiri aabe Muudeey oo murug laga dareemayo.

Aabaha dhalay Macalin aweys ayaa BBC-da u sheegay in goorta ay madaafiicdu soo dhac ayeen uu ku jiray salaadda subax, isla markii uu ka baxayna ay soo gaartey qaylo dhaan she egaysa in aqalka wiilkiisa uu hoobiye ku dha cay.

"Markaan salaadda ka baxay wiil cararaya ayaa ii yimid wuxuu yiri, [wiilkaaga ilaah ha u naxariisto awlaadiisana qaaraa geeriyooday qa arna dhaawac waaye meesha ayey daadsan yi hiin,] islaantiisana dhawac waaye,” ayuu yiri aabe Muudeey.

Ninka macalin dugsiga ah ayaa sida aabihiis wuxuu intaas raaciyey "jirkiisa si toos ah ayuu ugu dhacay oo burburiyey madfaca. "Xanuun… xanuun aan la sheegi karin ayaa saaka igu dha cay,” ayuu yiri aabe Muudeey oo oynaya.

Laba caruur ah iyo hooyada dhashay oo ka soo wada jeeda qoyska musiibadu ku habsatay ayey dadka ehelka ah iyo derisku goobta ka qa adeen isla markiiba, waxaana dhaawacooda la gaarsiiyey cusbitaalka. Marxuum Macalin Aw eys iyo wiil iyo gabar uu dhalay ayaa iyagana meydkooda la soo saarayey goorta uu aabbe Muudey BBC-da la hadlayey.

Aqalka hoobiyuhu ku habsaday

Mustaf Maxamuud Kooshin oo deriska ka mid ah ayaa sheegay inuu ka mid ahaa dadkii u horeey ay ee goobta soo gaaray isla markaana uu la kulm ay macalinka oo aan nuu xsanayn, "markaan u tagay ma nuuxnuuxsan ayn, wejigay kaga dhacday,” ayuu yiri Mustaf. Dhanka kale waxaa BBC la hadashay Xali ima Cabdi Xareed oo sheegtay in uu caruurta quraan u barayey, weliba uu iyada Dorraad qu raan saaray maadama ay xanuunsan tahay sida ay noo sheegtay, "waan xanuunsanaa, Do rraad quraan buu isaaray, culimuu ii kenenay Dorraad, toddobo wadaabey quraan igu saa reen, macalinkii ciyaalka Quraanka noo baray ey buu ahaa, sheekhii xaafaddu ahaa ee masa ajidka dadka ku tujiya, tafsiirka noo akhriya, ma calin aad u wanaagsan buu ahaa,” ayey tiri Xaliimo.

Dhanka kale guddoomiye kuxigeenka arrim aha bulshada degmada waaberi, Cali Cabdiq aadir Faarax oo asna BBC la hadlay ayaa shee gay in hoobiyaasha soo dhacay ay ahaayeen labo, mid ka mid ah "wax dhibaato ah ma gey san” halka kan kale uu yahay midka haleelay guriga macalin Aweys.

Aqalka hoobiyuhu ku habsaday

Booliska Soomaaliya ayaa iyagana hadal ka soo saaray weerarka hoobiyaha.

"Dorraad oo ay Taariikh du tahay 04-July-2023, ab aaro 05:00-tii subaxnimo ayaa Kooxda Khawaarijta ah oo caadeysatay Dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed waxay soo tuureen Gantaalo macmal ah, waxaa ay ku dhaceen guryo ay dad shacab ah daganayeen oo ku yaala Deg/Waaberi. Falkaas Argagixsadu sameysay ayaa waxaa ku dhintay Aabe iyo lab adiisa caruur ah waxaana ku dhaawacmay Hoo yadii Qoyska & 2 Caruur ah oo ay dhaleen.

Waxaa ilaahay u waydiinaynaa inuu u nax ariisto dadkii ku dhintay, caafiyana kuwa ku dhaawacmay.

Waxaa Ciidamada Amaanku gacanta kusoo dhigeen eedeysane la rumeysan yahay inu ku lug lahaa falkaas, waxaana socota baaris arr inta la xariirta" ayaa lagu sheegay hadalkaas booliska uu soo saaray.

Weli cidna ma sheegan in weerarkaas ay ku lug lahaayeen,XIGASHO:-BBC

MUXUU YAHAY BARNAAMIJKA CUSUB EE LAGU SOO KORDHINAYO BARAHA BULSH ADA

Muuqaalka Barnaamijka Threads XIGASHADA SA WIRKA,META Qoraalka sawirka, Muuqaalka Bar naamijka Threads Shirka dda iska leh facebook ee Meta ayaa Khamiista bilaabaysa barnaamij cusub oo ay kula looll ameyso Twitter.

Barnaamijka oo la yiraahdo Threads ayaa la ga sii dalban karaa Apple app store, wuxuuna ku xirmi doonaa Instagram.

Sawirro laga soo qaaday bartaas ayaa muu jinaya halka qoraalka lagu qoro oo u eg midda Twitter. Meta waxay barnaamijka ku tilDorraady "mid ku salaysan wadahadal”.

Talaabadan ayaa ah tii ugu dambaysay xifaa ltanka u dhaxeeya Labada nin ee kala leh laba da shirkadood ee Meta iyo Twitter Mark Zucke rberg iyo Elon Musk.

Bishii hore aey labada nin ku ballameen in ay dagaal fool ka fool ah galaan, walow aan la hubin sida ay daacad uga yihiin arrintaas. "Waa ilaah mahaddii in ay si miyir-qab leh u maamulayaan” ayuu yiri Musk oo ka jawaabay ey qoraal twitter la soo dhigay. Dhanka kalena, Twitter ayaa sheegtay in ha lka laga maamulo bogga hore (Dashboard) iyo halka qoraallada lagu qoro ay lacag noqon doo naan 30n maal mood ka dib. Tallaabadan ayaa noqonaysa tii ugu dambaysay ee Musk uu isku dayayo in dad ka ku xiran ay iska diiwaan galiy aan calaamad da buluugga ah.

Sabtidii wuxuu ninkaas maal-qabeenka ah xannibay tirada qoraallada (tweets) ee qofka caadiga ah uu arki karo, taasoo keentay in loo arko "xog saarid” ba ’an.

Mark Zuckerberg wuxuu fikradaha ka soo qaataa shirkadaha kale, wuuna ka shaq ays iiyaaQoraalka sawi rka, Mark Zuckerberg wuxuu fikradaha ka soo qaataa shirkadaha kale, wuuna ka shaqays iiyaa

Maxaad ka taqaannaa ninka cusub ee noqday qofka ugu taajirsan Adduunka?

Waxay u muuqataa in barnaamijka cusub ee Threads uu yahay adeeg lacag la’aan ah oo aysan jirin xannibaad saaran inta qoraal ee uu qofku arki karo.

"Threads waa goob ay bulshadu ku kulanto oo ay kaga doodaan wax kasta oo la xiriira mo wduucyada maant akugu taagan ilaa iyo waxa berri la hadal hayn doono” sidaas waxay ku qor an tahay App store-ka ama halka barn aami jkaas lagala soo degayo.

Sawirrada laga soo qa aday barnaamijkaas ay aa muujinaya inuu u eg yahay Twitter.

Barnaamijkaas, sida barnaamijyada kale ee shirkadda Meta, wuxuu helayaa xogta telefoonk aaga oo ay ku jiraan halka aad ku sugan tahay, waxyaabaha ad iibs ato iyo taariikhdaada internetka.

Barnaamijyo kale oo aad ugu eg Twitter ayaa soo baxay sannadihii dhawaa midka Donald Trump ee Truth social iyo Mastodon.

Barnaamij kale oo isn aad ugu dhawaa Twit ter oo la yiraahdo Bluesky ayaa sheegtay in dad badan ay soo booqdeen wixii ka dambe ey ey markii Musk uu xannibaadda soo rogay ma almo ka hor. Threads ayaa ah khatarta ugu weyn ee Twit ter uu wajahayo ilaa hadda. Taariikhdiisa marka la eego Mark Zuckerb erg waa nin afk aarta ka qaata shirkado kale kana dhiga kuwo shaqaynaya.

Muuqaallada Meta ayaa si weyn looga daa waday TikTok,ayadoo sheekooyinkana ay u eg yihiin kuwa Snapchat.

Meta waxay leedahay awoodda ay kula tar tami karto Twitter. Threads waxay qayb ka noqonaysaa Insta gram, waxaana sidaa ugu xir maya boqolaal malyan oo bar, mana mid eber ka soo bilaa banaysa sida kuwa la tartamaya.

Inkastoo Muska y dadka qaar ku amaaneen ka go’naanshihiisa xorriyadda hadalka, misna wuxu faquuqay qaarkood. Mr Zuckerberg wu xuu quuddarraynayaa in uu soo jiito dadkaas qaar ka mid ah dadkaas di badda laga dhigay Twitter si uu ugu abuuro ba ddiilkeeda

XIGASHO:-BBC


SHAH RUKH KHAN "BOQORKA BOLLY WOOD-KA" OO SHIL GALAY XILLI UU FILIM CUSUB SOO WADO


Shah Rukh Khan, oo ah jilaa caanka ahaa ee ka tirsan Bollywood-ka Shah Rukh Khan, oo ah jilaa caan ah oo ka tirsan Bollywood-ka kaas oo caan ku ahaa ka soo muuqashada shaashada ha iyo xirfadda jilliinka ay aa isku diyaarinaya filim kiisa soo socda ee Jawaan. Taageerayaa sha ayaana si weyn u sugaya filimka.

Dhanka kale, Jilaagan ayaa dhawaan la kul may dhacdo aan wanaagsaneyn xilli uu filim ku duubayay magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka.

Dhacdadan ayaa sababtay dhaawac sanka ka soo gaaray, oo horseeday inuu galo qalliin fudud. Hase yeeshee, taageerayaashu ayaa waxaa qalbiga u qaboojiyay dhakhaatiirta ka dib markii ay xaqiijiyeen in atooraha uu ka soo kabanayo shilkii ku dhacay. Sida lagu daabac ay bogga warbaahinta The Times of India.

Intii lagu guda jiray duubista mashruuc aan la shaacin oo ka dhacay magaalada Los Ang eles, Shah Rukh Khan ayaa dhaawac ka soo gaaray sankiisa, taasoo keentay in loo baahdo qalliin yar. Ilaa hadda si rasmi ah looma oga fa ahfaahinta ku saabsan dhacdadan iyo sida ay u dhacday. Sida laga soo xigtay website-ka Hin dustan Times

Dhanka kale goos gooska la wada sugaayo ee filimka Jawaan ee Shah Rukh Khan ayaa dhawaan soo bixi doona, taageerayaashuna waxay si weyn u sugayaan ku dhawaaqista soo saarayaasha ee ku saabsan taariikhda la sii dayn doono.

Marka laga soo tago filimka Jawaan, Shah Rukh Khan waxa uu sidoo kale soo wada filim la yirahdo Rajkumar Hirani’s Dunki.

Jilaaga caanka ee Shah Rukh Khan, oo dal ka Hindiyana looga yaqaano "Boqor khan", wux uu ka mid yahay jilayaada ugu taageerada bad an caalamka.

Taariikhda aflaantiisa iyo sidii ay ugu baxday "Boqorka Bollywood-ka"

Shah Rukh Khan iyo taageereyaashiisa

XIGASHADA SAWIRKA,SHAH RUKH KHAN/FB

Filimkiisii ugu horreeyay abid, oo lagu ma gacaabo Deewana, waxa uu soo baxay sanadkii 1992-kii.

Labadii filim ee ku xigtay ayuu sidoo kale gabi ahaan ba ku qabsaday Bollywood-ka, kuwaasoo kala ahaa Baazigar iyo Darr oo soo baxay sanadkii ku xigay ee 1993-kii.

Dhowr sano kaddib, shaki kuma jirin in uu ah aa hoggaamiyaha cusub ee filimada Hindiya.

15-kii sano ee xigtay markii uu Bollywood-ka ku soo biiray waxa uu soo saaray filimo aad loo ga daba dhacay oo sanad kasta uu ku gilgil ayay shaleemooyinka, guulo waawaynna uu u ga soo hoyiyay box office-ka iibsada aflaanta.

Xilligii uu heerka ugu sarreeyay joogay Sha hrukh Khan, oo lagu naanaysay "Boqorka Boll ywood-ka" waxa uu ku beegnaa intii u dhaxay say bartamihii 1990-meeyadii ilaa dabayaaqadii 2000.

Darajada xiddigga ugu sarreeya waxa uu ga aray dhowr sano kaddib markii uu soo afjarmay waayihii wacnaa ee jilaaga Amitabh Bachchan, oo ay Soomaalida u taqaanno "Cali Dheere", kaasoo qudhiisa xilka xiddignimada sare kala wareegay Rajesh Khanna.

Hantida uu leeyahay jilaaga caanka ah ee Sha hRukh Khan Jilaagan oo sameeyay inkabadan 80 filim, ayaa intooda badan uu ku guuleystay,

XIGASHADA SAWIRKA,SHAH RUKH KHAN/FB

Jilaagan oo sameeyay inkabadan 80 filim, oo intooda badan uu ku guuleystay, dhaqaale badanna uu ka helay, ayaa hantidiisa lagu qiyaasay $600 milyan oo doolar. Shah Rukh Khan oo sidoo kale ku guuleystay abaalmarino caalami ah, wuxuu leeyahay shirkadda Madadaalada ee Red Chillis, taas oo sameysa aflaanta iyo waxyaab aha la xiriira sida duubista muuqaalada.

Wargeyska Forbes ayaa qoray in Shah Rukh Khan uu sannadkiiba mushaar ahaan uu u helo lacag gaareysa $38 milyan oo doolar, lacagahaas oo uu ka sameeyo xayaysiinta iyo aflaanta uu sameeyo.

Sida ay qoreen qaar ka mid ah warbaahinta Hindiya, Shah Rukh Khan wuxuu si dhow ula shaqeeyaa waaxda dalxiiska ee dalka Isu tagga Imaaraatka Carabta.

Sidoo kale, wuxuu Shah Rukh Khan dhaqa ale ka helaa oo uu horumuud u yahay barnaa mij loogu magacdaray #BeMyGuest, kaas oo ah mid Dowladda Imaaraatka ay kuso jiidato dalxiisayaahsa caalamka.

Sumcadda uu dunida ku leeyahay Shah Rukh Khan iyo sida dad badan ay u xiiseyn ayaan aflanatiisa ayaa keentay in shirkado ba dan oo caalamka ay ka dalbadaan in uu xaya ysiimo u sameeyo.

Shirkadaha uu xayaysiinta u sameeyay waxaa ka mid ah Pepsi, Nokia, TAG Heuer, Dish TV iyo shirkado badan oo ku yaala dalalka Carabta, kuwaas oo ka ganacsadaha dahabka.

Mid ka mid ah xayeysiimihii uu dhaqaalaha badan ka helay Shah Rukh Khan, wuxuu ka helay $2.8 milyan oo dollar.

Forbes ayaa mar Shah Rukh Khan ku tilmaamay in uu yahay jilaaga labaad ee ugu taajirsan caalamka, wuxuuna ka mid yahay 50-ka qof ee ugu saameynta badan dunida.

Taagaeerayaasha Shah Rukh Khan ee daawada aflaantiisa guud ahaan dunida ayaa la sheegay in ay ka badan yihiin hal bilyan oo ruux.

Dalalka uu taageerayaasha ugu badan ku leeyahay waxaa ka mid ah Soomaaliya oo aad looga jecel yahay aflaantiisa jaceylka ah.

Sida uu qiimeeyay wargeyska The India Today, magaca Shah Rukh Khan waa mid aad looga tixgeliyo dalal badan oo caalamka ah.

Sida uu qoray Forbs, Shah Rukh Khan wuxuu ka taajirsan yahay jilayaal ay ka mid yihiin, Tom Cruise, George Clooney, Mel Gibs on, Adam Sandler iyo Amitabh Bachchan.

Jilaagan caanka ah wuxuu hanti guryo ah ku leeyahay magaalooyiinka Mumbai, Dubai iyo London, sida uu qoray wargeys ka soo baxa UK. Qoyskiisa waxay ku nool yihiin gurigiisa qasriga weyn ah ee ku yaalla magaalada Mumbai ee dalka Hindiya. XIGASHO:-BBC


CAMBAR BOQOLLAAL KUN OO DOOLLAR LAGU QIIMEEYAY OO LAGA HELAY CALO OSHA NIBIRI DHINTAY


XIGASHADA SAWIRKA,IUSA-ULPGC

Cambar laga helay mindhicirka nibiri dhintay oo ku caariyay xeebta La Palma, oo ah jasiirad ku taal dalka Spain, ayay sa ynisyahan nadu wa xay ogaa deen inuu yahay ha nti aad qa ali u ah. Culeyka dhagaxaan ayaa lagu sheegay inuu yahay 9 kiilo, waxaa loo yaqaanaa "Cambar" , kaas oo, sida ay daa bacday warbaahinta maxal liga ah, lagu qiime eyay 500,000 oo doolarka Mareykanka ah.

Nasiib darrose waxaa la sheegay in dhim ashada nibiriga uu dhagaxaan sabab u ahaa.

Nibiriga oo dhererkeedu yahay 13 mitir, cul eyskeeduna yahay ilaa 20 tan, ayaa laga helay xeebta Nogales, ee La Palma, bartamihii bishii May.

Dhowr toddobaad oo cilmi baaris ah ka dib, cilmi-baarayaal ka socda Machadka Caafimaad ka Xoolaha iyo Badbaadada Cuntada (IUSA) ee Jaamacadda Las Palmas de Gran Canaria ayaa daaha ka qaaday bishii hore in waxa sababay dhimashada xayawaanka uu yahay dhagaxa oo uga jiray xiidmaha kaas oo horse eday inay caloosha nibiriga istaagto.

Noocyadan "dhagaxaan" ayaa waxa ay ka sameysmaan cuntada ay cunaan nibiriyada wa aweyn ee loo yaqaan Sperm Whale. Inkastoo saxarada ay ku baabi'in karaan ama ay matagi karaan, hadana xaaladaha qaarkood waxay ku dhamaadaan inay galaan mindhicirka taas oo dhibaato u keenta xaywaanka.

XIGASHADA SAWIRKA,EPA

In dhagaxaas uu galo min dhicrka ayaa waxay keen tay in xayawaanku uu ku dhaco xanuunka loo yaq aan diphtheroid colitis kaas oo sababay in bakt eeriyada ka soo baxda mindhicirka ay gaarto dhiigga, taasoo keentay dhiigbax ku yimid xub no badan. Warshadaha ama shirkadaha barfu nada ayaa waxaa aad loogu qiimeeyaa camberka ku jir a. Laakiin khubarada ayaa sheegaya in kaliya 1% ilaa 5% ee nibiriyada ay dhab ahaantii soo saar aan , taas oo kordhisa qiimaheeda.

Waayadii hore cambarka waxaaloo isticm aali jiray xafladaha diimeed, sida aphrodisiac ee Bariga Dhexe, delicatessen ee Shiinaha. Si doo kale waxaa loo isticmaali jiray qayb ka mid ah daawooyin dhaqameedka, balse Dorraad ha dda cambarka waxaa isticmaalaa inta badan warshadaha soo barfuunada.

"Cambarka waxa uu leeyahay caraf aad u gaar ah," Dom Devetta, oo ah aasaasaha shirk adda Britishka ee Shay & Blue, ayaa u sheegay BBC Mundo.

"Udgoonka cambarka waa mid aad u sarre ya oo aad u macaan. Wuxuu baraafuun ada ku kordhiyaa udug aad qofka u soo jiidanaya oo dareenkiisa badalaya taas oo ay adag tahay in la helo wax la barbardhigo ," ayuu yiri Dom Devetta

CAMBAR BOQOLLAAL KUN OO DOOLLAR LAGU QIIMEEYAY OO LAGA HELAY CALO OSHA NIBIRI DHINTAY

 

"Waxay sidoo kale ka caawisaa in barfuun ka uu qofka jirkiisa ama dharkiisa ku jiro," ayuu ra aciyay khabiirka udugga.

Muxuu yahay cambarka nibiriga?

Cambarka ayaa ah mid naadir ah oo qiimo leh kaas oo laga sameeyoa cadarka. Daraasado waxay muujinayaan in la isku daaw eyn jiray sida dawo ama cunto sare u qaada shahwada.

Waa xubin qoyan oo isku dhaggan kaas oo la ga helo mindhicirrada nibiriga.

Waxaa loo adeegsadaa sameynta cadarrada.

Dalal dhowr ah waxaa ka mamnuuc ah in laga ganacsado cambarka nibiriga halka kuwo kal ena ay u arkaan khashin.

Afar qof oo ku dhintay, toogasho ka dhacday Maraykanka

Warbaahinta Maraykanka ayaa ku warrantay in ugu yaraan afar qof ay ku dhinteen halka af ar kalena ay ku dhaawa cm een, ka dib too gasho Hab een hore fiidkii ka dhacday magaalada Philadelphia ee xarunta gobolka Pennsylvania.

Afhayeen u hadlay booliska ee magaalada Philadelphia ayaa wakaaladda wararka ee Re uters u sheegay in dhowr qof ay waxyeello ka soo gaartay toogashada, balse ma uusan bixin faah-faahin dheeri ah.

Warbaahinta gudaha ayaa ku warrantay in qofka dadka laayay uu hadda ku jiro gacanta ciidanka booliska.

Dhacdadaan ayaa kusoo beegantay maalin kaddib, marki uu nin hubeysani sidan oo kale uu rasaas oodda uga qaaday dhalinyaro ku sug nayd goob ay xaflad ka dhacaysay oo ku taalla magaalada Baltimore ee gobolka Maryland, hal kaas oo ay ku dhinteen 2 qof, isla markaana ay ku dhaawacmeen 28 kale. Weerarkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo guud ahaan dalka laga xusayo, maalinta xorr iyadda ee Maraykanka oo ku beegan, July 4-teeda.

Magaalooyinka Goldogob Soomaaliya & Columbia Heights Minnesota oo la Mataan eeyey.

Minnesota Magaalada Columbia Heights Ma ktabadeeda ayaa waxaa ka dhacay kulan lagu saxiixayey mataaneen dhexmarta Magaa looy inka Goldogob Puntland ee Soomaaliya iyo Col umbia Heights MN Maraykanka, waxaana lab ada magaalo u kala saxiiixay labada duqa Gol dogob Cabdifataax Sh Ibraahim iyo Duqa Col umbia Heights Amada Márquez Simula.

Magaallooyinka la mataaneeyo waa nooc heshiis ah oo u dhaxeeya bulsho labo deegaan oo kala duwan dagan,kuwaas oo kala fog juqr aafi ahaan iyo siyaasad ahaanba ujeedaduna tahay horumarinta xiriirka dhaqanka iyo gana csiga.

Mataanaynta magaalooyinku waxay ku bilaa bataa sababo kala duwan. Waxa laga yaabaa Inay ka dhashaan xidhiidho ganacsi, socdaal iyo wax la mida

waxayna bixisaa Mataaneentu fursado lagu dhiso saaxiibtinimo caalami ah oo waarta taas oo macno yeelan karta hadii ay miro dhasho.

Hishiiskii dhacay waxuu ahaa mid labada duq magaalo ay iska arkayeen shaashada fog aan araga ee zoomka oo isku mar qalinka ay tuugeen saxiixa.

Ayaanle Maxamed Jamaac oo ahaa hawl wadeenka hawshaan fakerkeeda & meelmarin teeda lahaa ayaa HOL u sheegay inay ku timi in isaga iyo dad Maraykanka oo wada dagaan kaan ay ka wada shaqeeyaan horemarinta iyo isku xirka bulshooyinka kala duwan ee daga anka magaaladda Columbia Heights ay ka wa da hadleen in magaaladooda Columbia Heights lala mataaneeyo kuwa Soomaaliya sidaasna ay ku doorteen Magaaladaas Goldogob Soomaali ya.Amada Márquez Simula duqa magaaladda lala mataaneyey Goldogaob ee Columbia Hei ghts ayaa iyaduna sheegtay inay ku faraxsan tahay in qadka Zoomka iska arkeen Duqa Gol dogob iyo Bulshada magaaladdaas iskuna ga can haadiyeen, waxayna raacisay inay farxad u ahayd inay saxiixto hishiiska mataaneenta sha raf bay ii tahay inaan qayb ka ahaado taar iikhd an ayeey tiri Amada.

Minnesota horay waxaa magaalooyinkeeda loola Mataaneeyey labo magaalo oo Soomaal iya ku taal waa kuwa ganacsiga Minneapolis iyo Boosaaso iyo caasimadaha St Paul MN iyo Muqdisho,Boosaaso ayaa mar ka faaiiday Duqii xiligaa oo mar yimi iyo Baabuur wayn oo dab damis ah iyo Bus yar oo lagu baaro Danbiyada mataaneentaas meel ay ku danbaysay lama oga is qabsi qabsi u dhaxeeyey gudigii hawsha as waday kadib, tii Muqdisho waxaa hakiyey ge eridii Duqii saxiixi lahaa Ilaahau ha u naxari is tee Eng Cabdiraxmaan Yariisow iyo Xanuun kii dunidakala xiray safaradiisa oo karoonaha ka dibna cid kale oo boorka ka jaftay ma aysan jirin.

Ayaanle Maxamed Jaamac iyo Gudigiisa ay aa ballan qaaday inay dardargalin donaan in la ga miro dhaliyo mataaneenta Goldogob iyo Tan Columbia Heights oo magaalo kooban oo Soo maali iyo muslimiiin fara badan dagan yahiin oo dhanka Waqooyi Bari ka xigta M/Min neapolis waxaana la sheegay inay dagan ya hiiin in ka badan kow iyo labaatan kun oo qof.

Siyad Said Salah Hiiraan online Minneapolis MN

Dowladda Brazil ganaax lacageed duldhigtay Neymar

Dowladda Brazil ayaa sheegay Isniintii in xid diga kubbadda cagta Neymar lagu ganaaxay 16 milyan oo lacagta dalkaas ah oo u dhiganta ($ 3.33 milyan) kadib markii uu jabiyay xeerar ka deegaan ka intii lagu jiray dhismaha gur igiisa oo ku yaa lla koonfurta bari ee Brazil.

Mashruuca dhismaha guri ga raaxada ayaa jebiyay xeer arka ku saabsan isticmaalka iyo dhaqdhaqaaqa ilaha biyaha saafiga ah, dhag axa iyo ciidda. Eedan oo hore loogu jeed iyay Neymar ayaa maamulka maxalliga ah mar kii ugu horreysay xaqiijiyeen Isniintii.

Afhayeen u hadlay Neymar ayaa diiday inuu ka hadlo arrintan.

Hoyga Neymar waxa uu ku yaalaa magaal ada Mangaratiba oo ku taal xeebta koonfureed ee gobolka Rio de Janeiro ee dalka Brazil.

Ganaax ka sokoow, kiiska waxaa baari doo na xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee deegaanka, booliiska madaniga ah ee gobolka iyo xafiiska ilaalinta deegaanka, iyo hay’adaha kale ee ila alinta deegaanka


SOMALIA

OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA

______________________

 

OGEYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAY in calaamadda ganacsiga ee sare ay tahay

astaanta ganacsiga:

 

Martell & Co of Place Edouard Martell, 16100 Cognac, France

waxaana loo adeegsaday:

 

Cabitaanada nooc walba leh.

 

OGAYSIIS WAXAA KALE OGEYSIISAY in dacwad sharci ah laga qaadi doono qof kasta

ama shirkad kasta oo adeegsata calaam adda ganacsiga ama wax kasta oo ku dayasho

ah ama haddii kale ku xad gudubta xuquuqda shirkadda la sheegay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip