
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 27-KA ABRIIL 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir uga qeyb galaya dalka Uganda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxa muud ayaa gaaray magaalada Kampala, hal kaas oo uu ka ga qeyb-galayo shir-madaxeed ka dalalka Ciidamadooda ka qeyb-qaadanay aan xasilinta & nabadda dalkeenna (ATMIS), iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay shirka ku soo bandhigayso sida ay uga go’an tahay in ay la wareegto amniga dalka dham maadka sannadka soo socda.
Madaxda ayaa ka arrinsanaya hannaanka Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ay si buuxda ugula wareegi lahaayeen amni ga dalka dhammaadka sannadkan iyo qorsha ha Ciidamada Afrika ee ku sugan Soomaaliya ay kaga qeyb qaadanayaan howlgallada dal ka lagaga xoreynayo Alshabaab.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka duul aya guulaha isdabajoogga ah ee geesiyaa sha Soomaaliyeed ay ka soo hoyeen howlgal ka xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka Al-Shabaab ayaa xoogga saaraya abaabulka ta ageerada farsamo iyo milatari ee wajiga laba ad ee howlgalka ka dhanka ah Alshabaab dal ka iyo guud ahaan gobolka.
Xukuumadda oo guddi 12 xubnood ah u xil-saartay xaalad culus oo soo korortay) – Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda federaa lka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo Dorraad ay isugu yim aadeen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada.
Ku lan kaas waxaa lagu magacaabay gud di ka shaq ayn doona soo celinta muw aadiniinta Sooma aliyeed ee ku go’doonsan colaadda ka taag an dalka Suudaan.
Wasiirka Arrimaha Dibada Abshir Haruuse ayaa warbixin shirka ka siisay xaaladda ay ku sugan yihiin dad ka Soomaali ye ed ku sugan da lka Suudaan oo maalmihii ugu danbeeyeyhar eeyeen colaado sokeeye.
Wasiir Haruuse ayaa sheegay in ay was aaraddu xiriiro kala duwan la samaysay dibl amaasiyiinta dowladaha deriska la ah Suud aan, si ay ugu fududeeyaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay si nabad ah ugu talaa baan.
Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibedda So omaaliya ayaa sheegay in xuduudaha Suuda an ay ka howl galiyeen xarumo dadka Soom aaliyeed loogu fududaynayo isku socodka. Xubnaha guddiga ee loo magacaabay soo samata bixinta Soomaalida ku go’doonsan Suudaan ayaa ka kooban 12 oo wasiirka arri maha dibadda uu hoggaaminayo. Xubnaha guddiga ayaa ka kala ah:- 1.Md.Abshir Cu mar Jaamac – Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Guddomiye
2. Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal – Wasiir ka Gaadiidka iyo Duulista Hawida Xubin
3. Md.Axmed Macalin Fiqi – Wasiirka Arrim aha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiis iinta Xubin
4. Md.Faarax Sheekh Cabdiqaadir Wasiirka Waxbarashada Hidaha&Tacliinta Sare Xubin
5. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye – Wasiir ka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xubin
6.Mudane Dr Cali Xaaji Aadan – Wasiirka Caafimaadka iyo Dareyeelka Bulshada Xubin
7. Md.Maxamed Barre Maxamuud – Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xubin
8. Md.Daauud Aweys Jaamac – Wasiirka Wa rfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xubin
9. Md.Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh bashi ir – Wasiirka Hawlaha Guud & Guriyeynta Xubin
10.Md.Maxamed Cali Xagaa – Wasiiru dowla ha Wasaaradda Amniga Gudaha, Ahna Ku Simaha Wasiirka Xubin
11.Md. Xirsi Jaamac Gaani – Wasiir Dowlaha Xaf iiska Ra’iisul Wasaaraha Xubin
12.Marwo Maryan Yaasiin X.Yuusuf–Erg ayg a arrimaha xuquuqda soo-galootiga–Xiriiriye.
R/ Wasaare ku xigeenka ayaa faray gu ddiga inay sida ugu dhakhsaha badan uga ho wlgalaan soo samatabixinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee weli ku xaniban dalka Suu daan.
Ciidamada Booliska gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigay walxo qarxa iyo dhagar qabihii waday
Hoggaanka Baarista Dembiyada iyo Qeyb ta Guud ee Booliska gobolka Banaadir oo isk aashanaya ayaa Dorraad degmada Deyniile gaar ahaan WARLALISKA ku guuleystay in ay gacanta ku soo dhigaan eedeysane Khaw aarij Xasan Nuur Cali oo walxaha qarxa ku waday Mooto Bajaaj Gud uud ah.
Ciidanka Booliska oo fashiliyay qorshaha Khawaarij Xasan Nuur Cali ayaa sheegay in uu rabay waxyeeleynta shacab Soomaaliye ed oo aan waxba Dorraadsan, waxayna ciid anku halkaas ay ku qarxiyeen miinadii uu wa day dhagar- qabaha.
Odayaasha dhaqanka ee ka tegay Muqdi sho oo la kulmay shir guddoonka Golaha Guurtida Somaliland
Odayaasha dhaqanka ee waday dhex dhe xaadinta dagaalka Laascaanood ee gobolka Sool kana tegay Magaalada Muqdisho ayaa manta Magaalada Hargeysa kulan kula yee shay shir guddoonka Golaha Guurtida.
Guddoomiyaha Golaha Guurtida ayaa uga war-bixiyey hanaanka ay soo martay nabad aynta Somaliland, doorkii guurtidu ku lahayd iyo sida ay Dorraad uga go’an tahay sidii na bad loogu soo dabaali lahaa magaaladda Laascaanood.
Odayaasha dhaqanka ee ka tegay Muqd isho ayaa kal hore tagey magaalada Laasca anood, halkaas oo ay kula soo kulmeen Ga raadada SSC, six al looga gaarao arrinta Ma gaalada Laas-caanood.
Inta ay ku sugan yihiin Magaalada hargey sa ayaa waxaa la filayaa inay kulan la qaata an madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo markii hore diidanaa balse cadaadis uga yimid Mareykanka uu ku aqbalay.
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Hindiya
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xuk uumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Cali Xaaji Aadan Abubakar oo uu wehlina yo Danjiraha dowladda Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane, Axmed Cali Daahir ayaa kul an gaar ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka qoyska ee dowla dda Hindiya Mudane, Mansukh Mandaviya.
Kulanka labadada Wasiir ayaa looga had lay arrimo aad muhiim ugu ah labada dal oo ay kamid yihiin, iskaashiga labada dal ee dhi nacyada horumarinta Caafimaadka, kor u qaadida kaabayaasha Caafimaadka, tababa rrada shaqaalaha Caafimaadka, tayada daaw ada iyo isticmaalka qalabka, Tignoolojiyadda, si loo horumariyo adeegyada Caafimaadka.
Sidoo kale, labada mas’uul ayaa isla gartay in loo baahan yahay in la fududeeyo howal aha safarka Caafimaadka ee ay dadka Soom aaliyeed ku tagaan dalka Hindiya.
Wasiirka Caafimaadka ee dowladda Soo maaliya ayaa dhiggiisa Hindiya kala hadlay muhiimadda ay leedahay in dadka Soomaaliy eed ay helaan adeeg Caafimaad oo tayadiisa lahubo, islamarkaana dhameystiran.
Nin iibsaday gaari ay laheed dowladda Soomaaliya oo Dorraad mag-dhaw bixiyey
Cabdiraxmaan Xuseen Wehliye ayaa qa aday tallaabo dhif iyo naadir ah, ninkaan mar kii ay burburtay dowladii dhexe Soomaaliya waxaa gacantiisa ku jiray Gaari kuwa Xamu ulka qaada ah oo dowladu ay laheyd.
Wuxuu ka tirsanaa wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka, markii ay dowladdu burbru tay ee dalku uu dagaallo sokeeye cagaha la galay wuxuu iibiyey gaarigii dowladda ee gac antiisa ku jiray.
Cabdiraxmaan ayaa Dorraad sheegay in gaarigii uu ku iibiyey lacag dhan 12,500 oo dollar, maadaama aysan jirin xiligaas dowlad uu ku wareejiyo.
Markii uu iibsaday gaarigii wuxuu ka cara ray dalka oo dagaallo ay ka socdeen, wuxuu na ka mid noqday Soomaalidii gashay wadd an ka Ingiriiska.
Cabdiraxmaan ayaa 32 sano kadib ku soo noqday Soomaaliya wuxuuna go’aansaday la cagtii uu gaariga dowladda ku iibsaday uu hadda ku soo celiyo dowladda, maadaama ay tahay Hanti-Qaran.
Ugu dambeyntii Dorraad ayuu Cabdirixma an lacagtii si toos ah ugu shubay Bangiga Dhexe ee dowladda, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan dowladda fe deraalka Soomaaliya.
Waa dhif in dadkii boobay ama xiligaas si un ay xagooda u martay hantidii dowladda ee dib ugu soo celiyey qaranka, markii dib loo soo dhisay dowladnimada Soomaaliya.
Soomaaliya waxaa ka jirtay dowlad xoog leh oo hey’ado dhisan leh aadna u qalabeys an, inta badan hantidii dowladda waa la boo bay, mana badna dadka go’aansaday inay dib u soo celiyaan xisaabihii dhinacooda mar ay, si lamid ah geesinim ada uu Dorraad sa mee yey Cabdiraxmaan Wehi ye.
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS ee arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Ergeyga dib u heshiisiinta Norwey
Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JF S u qaabbilsan arrimaha Somaliland Md. Cab dikariim Xuseen Guuleed ayaa Dorraad kulan miro-dhal ah la qaatay Ergeyga Arrim aha wa da hadallada iyo dib u heshiisiinta D/Norwey Ms. Heidi Johansen, iya goo ka wada had lay hannaanka ugu wana agsan ee loo wajihi ka ro xal u helidda arri maha Somali land
Md,Guuleed ayaa wa rbixin ka siiyay Erg ey ga Norwey sida ay Dow ladda Soomaaliya uga go’an ta hay dib u billaa bidda iyo dardar gelinta wada hadallada Somaliland, waxaa na uu la wad aagay in ay diyaar u yihiin wax kas ta oo loo ga gun-gaar ayoarrimaha Somaliland. Dhankeeda Ms. Heidi Johansen ayaa muuj Isay sida ay diyaa rka ugu yihiin in ay Sooma aliya garab istaa gaan xili kasta, sidoo kalana ay gacan ka ge ysan doonaan ka mira-dhal inta wada hadal lada dowladda Soomaaliya iyo Somaliland.
Guddoomiyaha Hay’adda SOMDA oo la kulmay xubno ka tirsan Deeq-bixiyaasha Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Masi ibooyinka Qaranka (SODMA) Mudane Max amuud Macallim Cabdulle iyo Wasiirada Was aaradaha Arrimaha Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowlad Gobolleedyada Hir shabelle, Galmudug, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay Deeq bixiyeya asha Soomaaliya ee Arrimaha Gargaarka ka shaqeeya.
Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta arrim aha wada shaqeynta ee deeq-bixiyaasha, ha y’adaha ka shaqeeya arrimaha bini-aadani mada iyo Dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale, kulanka intuu socday ayaa diirad da lagu saaray hubinta tayeynta howlaha ka jawaabidda xaaladaha bini-adanimo ee Soom aaliya.
Ugu dambeyntii, Guddoomiyaha ayaa u mahad celiyay deeq bixiyaasha una balan qa aday in Dowladda Soomaaliya u fududaynay so fulinta mashaariicda arrimaha gargaarka bin’adannimo.
Yaa ka dambeeya mooshinka R/Wasaare Xamza? – Xog
Faah-faahin iyo xog dheeraad ah ayaa wa xaa laga helayaa mooshin ka dhan ah ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, kaas oo ay wadaan xildhibaano ka tirsan BFS. Wararka ay aa sheegaya in moo shin kan lagu diyaarinayo ma gaalada Nairobi oo ay haatan dha q-dhaqaaqyo siyaas ad eed ka wadaan xildhiba ano kamid ah baarlama an ka, kuwaas oo raba in lagu ri do xukuum ad da aan sanad jirsan ee Dan Qaran.
Nabadoon Kacaan oo kamid ah waxgarad ka Soomaaliyeed ayaa dhankiisa shaaca ka qaa day xog ku aadan mooshink aas, cidda ka da mbeysa iyo danaha kale ee laga leey ahay.
Kacaan oo u warramay Idaacadda Kulm iye ayaa sheehay in arrintaan ay dhaawac we yn ku tahay dowladnimada, sidoo kalena ay caqabad ku tahay dagaalka adag ee la gu la jiro Shabaab."Arrintaan mooshinka ah ee gol aha baarlamaanka uu wado waa dhaa waca ad iyo aad u weyn si xukuumadda lu gaha loo qabto, si ay dowladnimada u shaq eynin, si ay dowladda uga hakato dagaalka ay kula jirto Khawaarijta,” ayuu yiri Nabadoon Kaca an. Waxaakale oo uu raaciyay "Waxay arrinta an dhaawac ku tahay dalka, diinta iyo dadka Soomaaliyeed maxaa yeelay dagaal ayuu ma daxweynaha u iclaamiyay shacabka Soomaa liyeed”.
Dhanka kale Nabadoon Kacaan oo hadal kiisa sii wata ayaa ku eedeeyay in mooshinka ay ka dambeyso Puntland, isla-markaama ay taageero ka heleyso xildhibaano ka tirsan ba arlamaanka Soomaaliya, sida uu ku dooday Nabadoonku.
Sidoo kale waxa uu tilmaamay in Puntland ay dooneyso inay hesho xilka ra’iisul wasaara ha oo ay horay u weysay, sida uu hadalka u dhigay.
"Waxaa wato Puntland iyo ragga baarlam aanka taabacsan marka arrintaas waxaa wee ye ninka iga rid aniga aan fuulee” ayuu mar kale wareysiga ku yiri Nabadoonka.
Si kastaba, xukuumadda ra’iisul wasaare Xamza ayaa muddooyinkii dambe wajaheys ay dhaliilo xooggan oo la xiriira hab maamulk eeda iyo shaqada loo igmaday, ayada oo dha waana uu weerar ku qaaday Xildhibaan Cabd iraxmaan Cabdishakuur Warsame oo sidoo kale ah ergeyga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan bani’aadanimada.
Xigasho:caasimadda.net
Puntland oo digniin kasoo saartay roob ab culus oo kusoo wajahan degaanadeeda
Puntland ayaa soo saartay digniin ku saa bsan Roobab xooggan oo la sheegay inay de gaanada maamulkaas kusoo beegan yihiin maalmaha u dhaxeeya 24 ilaa 30 April. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka Puntl and, ayaa lagu sheegay in robabkani ay ku soo wajahan yihiin, mag aalooyinka Qardho, Qan dala, Ufayn iyo buu rale yda Calmis kaad.
Sidoo kale, wasaarad du waxay sheegtay in ro obabku kusoo bee gan yihiin degaanada ku teedsan xeebaha bad weynta Hindiya, iyo badda cas ee deegaa na da Puntland.
Wasaaraddu waxay ku wargalisay bulsh ada ku dhaqan degaanadaas inay ka digtoon adaan meelaha biyo mareenka ah miyi iyo magaalaba, si looga fogaado khatarta ka dha lan karta roobabkas oo la filayo maalmaha soo socda.
Cabsida ugu weyn ayaa laga dareemayaa magaalada qardho oo labadii sano ee ugu dambeysay ay waxyeelo weyn kasoo gaare en daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay degaanada ku hareeraysan. Magaalada oo kutaala meel biyo mareen ah waxaa 2dii sano ee lasoo dhaafay gaaray khasaare weyn oo u badan burbur soo gaar ay kaabayaashii magaalada, iyadoo dad bad ani ay ku cayroobeen, kaddib markii daadad ku kaburburiyeen hantidodii ay ku tiirsanaayn
Waddamada Ciidamada ATMIS ku deeq ay oo lagu ammaanay dadaallada lagu xasilinayo Soomaaliya
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Difaaca Uganda, Ms Rosette Byengoma iyo dhiggeeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Uganda, Vincent Bagiire, ayaa si wadajir ah u shir guddoominayay kulan ay isugu yimaad een Xoghayeyaasha Joogtada ah, taliyeyaa sha Ciidamada Difaaca iyo Saraakiil Sare oo ka socday dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee ku jira howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS.
Shirkan ayaa looga dooday warbixinno far samo oo lagu meel marindoono shirka ay ye elanayaan madaxweynayaasha dalalka ciid amada ugu deeqay howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, kaasoo ber ito magaalada Kampala.
Shirka ayaa lagu bogaadiyay dalalka ciida mada ATMIS ku deeqay, kuwaas oo lagu ammaanay inay door muhiim ah ka qaateen nabadda, amniga iyo xasiloonida Soomaal iya, ayna ka qeyb qaateen isbadalka siyaas adda, tababarada iyo in la xoreeyay goobihii ay maamulayeen Al-Shabaab.
Xoghayayaasha joogtada ah ayaa hoosta ka xarriiqay in loo baahan yahay dadaallo wa dajir ah oo heer gobol ah oo ku aaddan la dagaallanka khatarta argagixisada.
"Khatarta argagixisanimadu ma garanayso xuduudaha, waxaana waajib ku ah gobolka in si wadajir ah looga wada shaqeeyo sidii loola dagaalami lahaa, ugu dambeyntiina meesha looga saari lahaa dhammaan kooxaha arga gixisada ah iyo xulafadooda," ayuu yiri Mr Bagiire.
Waxa uu ku nuux-nuuxsaday in loo baa han yahay in si wadajir ah loogu diyaar garoo bo, isla markaana waqti ku habboon loo diya ariyo, geeddi-socodka dhimista ciidamada AT MIS, wuxuuna hoosta ka xarriiqay baahida loo qabo in la helo agabka loo baahan yahay marka la fulinayo dhimista ciidamada.
Guri ku dumay qoys reer Berbera ah oo sababay dhimasho iyo dhaawac
Hal qof ayaa dhintay 2 kalena way dhawac meen kadib markii uu guri qadiimi ah oo ku yaala xaa fada Daaroole ee magaal ada Berbera ku dumay qoy skii daganaa.
Qofka dhintay ayaa ah gabadh da'ah oo maamadii guriga ahayd, isla markaana waxa uu dhaawac culusi soo gaadhay gabadh kale hal ka inan yarna lasoo bad baadiyay iyada oo ku neef qabatowday burburka.
"Reer jiifa ayuu gurigu ku dumay, waxa la ga soo saaray 3 qof, islaan mayd ah, inan yar oo sirirsan iyo gabadh dhaawac aad u culus qabta" Mid kamid ah goobjooyasha ayaa sida Saab TV u sheegay.
Gurigan oo ahaa mid qadiimi ah ayay qoys ka dagani horayba uga warwar sanaayeen in uu dhibaato u gaysto sida qaar kamid ah goob joogayaashu Saab TV u sheegeen.
"Saddex billood ka hor ayay hablahaasi kasii calaacalayeen guriga hadana Dorraad qadarka Ilahay ayaa dhacay" Mid kamid ah goobjoogayaasha ayaa sida yidhi.
Ciidamada dab-damiska ayaa u gurmaday qoyska dhibaatadu soo gaadhay iyaga oo ga badha dhimatay marka laga reebo soo badba adiyay qosyska intii kale.
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo daad gureeyay dalka Suudaan oo Dorraad laga soo dajiyay Muqdisho
Waxaa Dorraad garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay qeyb ka mid ah muwaadiniintii u gu horeysay ee laga soo daad gureeyay dal ka Suudaan.
Muwaadiniinta laga soo dajiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliy iin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya.
Muwaadiniinta Dorraad kasoo dagay ga roonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa tira doodu aheyd 18 ruux oo laga soo daad guree yay xadka Koonfurta Suudaan, gaar ahaan Magaalada Buluja.
Kusimaha xoghayaha joogtada ee Was aaradda arrimaha Dibadda Sooma aliya Dan jire Cabdiraxmaan Nuur Diinaari oo garoonka Adan Cadde ku soo dhawe eyay muwaadini intaan Soomaaliyeed ayaa Warbaahinta u sheegay in muwaadiniintan diyaarad qaas ah looga soo qaaday wadanka Koonfurta Suu daan.
Danjire Diinaari ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay wali ku howlan tahay sidii dalka dib ugu soo celin lahaa dad ka Soomaaliyeed ee ay saameynta ku yeesh een dagaalka ka socda dalka Suudaan, isla markaana saacadaha soo socda dalka dib loogu soo celin doono muwaadiniin kale.
Talaabadaan Dorraad dalka dib loogu soo celiyay qeybtii ugu horeysay ee muwaadiniin ta Soomaaliyeed ayaa imaaneysa, iyadoo in ta badan dalalka Caalamka ay dadkooda ka daad gureeyeen dalka Suudaan oo ay ka so cdaan dagaalo qaraar.
Midowga Yurub oo uga dhawaaqay Muqd isho mashaariic ay ku kacayso lacago fara badan
Midowga Yurub, ayaa Muqdisho uga dhaw aaqay mashruuc ku kacaya 4.5 Milyan oo Yuuro. Mashruucani ayaa looggu talagalay xasilinta deegaannada iyo degmooyinka laga saaray ururka Al-Shabaab.
Mashruucan ayaa siinaya deegaannada laga saaray Al-Shabaab dhismaha saldhigyo boolis, qodista ceelal biyoodyo iyo rakibidda layrarka cadceedda ku shaqeeya.
Sidoo kale, mashruuca waxaa qeyb ka ah qabashada kulamo dibu- heshiisiin ah, oo loo sameeyo dadka ku nool deegaannada laga saaray Al-Shabaab.
Mashruucan ayaa laga fulin doonaa maamul goboleedyada kala ah Galmudug, Hirshabe lle, Koonfur Galbeed iyo Jubaland.
Waxaa kolka koowaad lagu bilaabayaa mag aalooyin ay kamid yihiin Xarardheere, Ceeldh eer, Maxaas, Matabaan, Teedaan, Raage-Ce ele iyo Aadan Yabaal.
Dagaalka Sudan oo dib u billowday inkastoo xabbad-joojin lagu dhowaaqay
Dagaal ayaa mar kale ka qarxay Sudan habeenkii Talaadada, inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhowaaqeen dhinacyada dagaallam aya, halka ergeyga QM uu sheegay in xab bad-joojint ay qeyb ahaan dhaqan gashay.
Ciidamada Militari ga iyo kuwa sida militariga u tababar an ee Dacmu Sariic ama RSF ayaa xa b bad-joojin 72 saac isku raacay taasi oo billa abaneysay Talaadadii kadib dhex-dhexaadin ay sameeyeen Mareykanka iyo Sacuudi Cara biya.
Hase yeeshee rasaas iyo qaraxyo ayaa Habeen hore laga maqlayey magaalada Omd urman, halkaasi oo ciidamada ay adeegsade en diyaarado aan duuliye lahayn si ay u beeg sadaan aagagga Dacmu Sariic, sida uu shee gay weriye ka tirsan Reuters.
Militariga ayaa sidoo kale drone u adeeg saday si ay dagaalyahannada uga celiyaan goob saliidda lagu sifeeyo oo ku taalla Bahri, oo ah magaalada saddexaad ee ku teedsan webiga Nile.
Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Su dan, Volker Perthes ayaa Golaha Ammaan ka u sheegay Talaadada in xabbad-joojinta "ay u muuqato inay illaa hadda ka dhaqan-ga shay qeybo ka mid ah dalka.”
Hase yeeshee wuxuu sheegay in dhinacna aanu muujin inuu diyaar u yahay "wada-xaajo odyo dhab ah, taasi oo muujineysa in labada dhinacbna ay la tahay in guul militari oo mid ba kan kale uu ka gaaro ay suurta-gal ta hay.”
TALIBAN OO DISHAY HOGGAAMIYE SARE OO KA TIRSANAA DAACISH
Hoggaamiyaha kooxda Daacish ee la rum eysan yahay inuu ka dambeeyay qaraxii lagu hoobtay ee sanadkii 2021-kii ka dhacay garo onka diyaaradaha ee magaalada Kabul, ayaa waxaa dilay maamulka Talibanka ee xukuma dalka Afghanistan, sida ay sheegeen sara akiil Mareykan ah.
Duqeyn dhacday bishii Agoosto sanadkii 2021-kii, ayaa waxaa ku dhintay 170 qof oo shacab ah, iyo 13 askari oo Mareykan ah, xilli ay dadku isku dayay een inay dalka kaba xsadaan, markii urur ka Taliban ay la war eegeen taladadal ka asi Afghanist an.
Hoggaamiyaha Daacish, ayaa la dilay dho wr toddobaad ka hor, balse muddo ayay qa adatay in la xaqiijiyo dhimashadiisa, sida ay saraakiisha Mareykanka u sheegeen BBC-da iyo warbaahinta CBS.
Wali lama shaacin magaciisa.
Saraakiisha Mareykanka, ayaa sheegay in ay ku ogaadeen sirdoonkooda in hogaamiya haasi uu geeriyooday, inkastoo aysan faah faahin dheeri ah ka bixin, sida ay ku ogaay een inuu ahaa shaqsigii ka dambeeyay weer aradii qaraxyada ahaa.
Haweenay lagu qabtay 14.4kg oo kookayn ah
Haweeney laga dhint ay oo lagu magacaa bo Ariyibi Axmed Olaseinde iyo Akanbi Silifat Tunrayo oo la furay oo u socday Cimrqda ee Sacuudiga ayaa waxaa xiray howlwadeeno ka tirsan Hay’ad da Qaranka ee La-dagaallan ka Maandooriyaha ee NDLEA.
Waxaa lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Murtala Muhammed International Airport, MMIA Ikeja Lagos iyag oo isku dayay inay dho ofiyaan 14.4 kiiloogara am oo kookayn ah oo lagu soo qariyay sha lash iyo maryo Ank ara.
Ariyibi waxaa lagu qabtay Khamiistii 20-kii Abriil goobta baaritaanka ee MMIA Terminal 2 inta lagu guda jiro fasaxa bannaanka ee rak aabka Qatar Airways ee ka soo safrayay Lag os iyagoo sii maray Doha kuna socday Madi ina, Saudi Arabia. Markii shandad uu ku sido la hubiyay, afar qaybood oo shalash cad ah oo ay ku jiraan dahaar walax ah oo laga hel ay kookayn miisaankeedu yahay 11.50kg ay aa la helay.
Eedeysanaha oo sheegtay inuu xaas ka dhintay, isla markaana ku taqasusay xayaysi isyada ayaa sheegay in qorshihiisa markii ho re uu ahaa inuu daroogooyinka la geliyo bal se ay ku qasbanaadeen inuu beddelo go’aan kiisa ka dib markii uu isku dayay inuu liqo ko lka qadhaadhka ah, taasoo uu ku dhaqmi ji ray. Waxa la filayaa in la siiyo Hal Milyan, Sid eed Boqol oo Kun oo Naira (N1,800,000) mar ka uu ku guulaysto shixnaddan in lagu keeno magaalada Madiina ee dalka Sucuudiga. Maalintii ka horreysay, Arbacadii 19-kii Abriil, saraakiisha NDLEA ee ku sugan Term inal 2 ee garoonka diyaaradaha ayaa sidoo kale ku xiray Mrs. Silifat Tunrayo Akanbi iya doo wadata 2.90kg kookayn ah intii lagu jiray bannaanka bannaanka ee rakaabka diyaara dda Qatar Airways ee Lagos ee sii maray Doha kuna socday Jedda, Saudi Arabia. Baa ritaan lagu sameeyay shandaddeeda gacanta ayaa horseeday in la helo lix go’ oo kookayn ah oo miisaankeedu yahay 2.90kg oo lagu soo qariyay maryo ankara ah.
Baaritaan horudhac ah oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in tuhmanuhu uu yahay nin la furay oo ganacsade ah oo maryo ku xa maalan jiray agagaarka Awoyaya ee Ajah, Lagos.
Iyadoo lagu salaynayo xogta ku jirta bay aankeeda, hawlgal daba socday oo socday habeen hore ilaa subaxnimadii Khamiista ee 20-kii April ayaa la fuliyay, kaas oo qofkii shaqaaleysiiyay, Alhaji Adebayo Adeola Wa siu laga soo qabtay No 28, Olateju Street. Mu shin, Lagos. Adebayo waa agaasimaha maa mulka ee B&T Travel Agency
Kenya: Tobanaan qof oo is-dilay ayagoo aaminsan inay la kulmayaan Nebi Ciise.
Malindi:- Khasaaraha dhimasho ee beer ku taalla dalka Kenya, halkaasi oo wadaad diime ed kirishtan ah uu xertiisa ku hoggaamiyey in ay gaajo u dhintaan, ayaa Talaadadii gaartay 90 qof, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gu daha.
Tirada cusub ayaa timid kadib markii bool iska ay soo saareen meydadka 17 qof.Tirada guud ee dadka lasoo badbaadiyey ayaga oo gaajaysan ayaa hadda gaartay 34 qof. Hay’a dda Laanqeyrta Cas ee Kenya ayaa tirada dadka illaa hadda la la’yahay ku sheegtay 213 qof. Paul Makenzi, oo hoggaamiya kanii sadda Good News International Church, ayaa lagu eedeeyey inuu xertiisa ku ururiyey beer ku taalla magaalada Malindi. Waxaa la tuhu nsan yahay inuu u sheegay inay cuntada ka soomaan illaa ay ka geeriyoodaan si ay ula kulmaan Nebi Ciise kahor inta aanu ku aasin xabaalayaal teedan dhul uu leeyahay. Waxaa la xiray markii booliska ay weerareen beerti isa horraantii bishan, wuxuuna weli ku jiraa gacanta booliska. Wasiirka Arrimaha Gudaha Kithure Kindiki ayaa sheegay in ciidamada amniga"ay ballaarin doonaan howlgallada raadi nta iyo badbaadinta si ay u badbaadiya an tir ada nololeed ee ugu badan uguna macqul san.” "Dhulka oo cabirkiisu yahay 320 hektar, qeybna ka ah beerta Shakahola ayaa waxaa hadda lagu calaamyeeyey aag dhib aato oo howlgal uu ka socdo,” ayuu yiri Kindi ki mar uu booqday goobta. Wasiirka ayaa sheegay in tani ay noqon doonto marxalad isbeddel oo ku saabsan sida dalka ula taca alo halisaha xagjirnimada diimeed, islamarka ana ay had da eegayaan dhacdo tan la mid ah oo la tuhu mayo inay ka jirto degaanka Kalifi. Kooxaha goobta qodaya ayaa helaya me ydadka si wadareed iyo si kali kali ah loo xab aalay oo ku jira khabuureyaal lagu aste eyey caalama dda kirishtanka. Wasiirka ayaa dhac dadan la xiriiray dhimasho cibaadeed uu hog gaaminay ey wadaad Mareykan ah oo lagu magacaabi jiray Jim Jones, kaasi oo 900 oo ka mid ah xe rtiisa ay sun cabeen isna dileen 1978-kii. Waa dhacdadii ugu dhim ashada ba dneyd ee la xiriirta cibaado diim eed ee laga diiwaan-geliyo Kenya. AP
Somaliland: Ganacsade Carbeed iyo xub no kamid ah qoyskiisa oo ku geeriyoo day shil baabuur
Ganacsade Yemeni ah iyo 3 qof oo qoysk iisa ka mid ahaa ayaa ku geeriyooday shil ba abuur oo ka dhacay wadada isku xidha Harg aysa iyo Berbera.
Saami Al Xaydari oo ahaa nin ganacsade ah oo Yemeni ah, oo aad looga yaqaanay ma gaalada Hargaysa, xaaskiisii, ilmo yar oo uu dhalay iyo gabadh kale oo ay qaraabo ahaa yeen ayaa ku geeriyooday shilka.
Al Xaydari iyo xubnaha qoyskiisa ayaa aas loogu sameeyay magaalada Hargaysa, isla markaana dadka aaska kasoo qaybgalay oo ay ku jireen masuuliyiin ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa ka hadlay shakhsiyadii Al Xaydari.
"Nin dadka oo dhan u dhow ayuu ahaa, oo markasta oo lala kulmo, wajisan, walaalnimo iyo cibaado ayuu lahaa, masiibada ku timid qoy ska dhan, waxan ka codsanayaa dham aan wixii codkaygu gaadho inay taageero usoo fid iyaan" Wasiirka Diinta&Awqaafta Somaliland
Sh. Cabdirisaaq Xuseen Albaani oo aaska ka soo qaybgalay ayaa sida yidhi.
Dhibaatada ay shilalku gaystaan ayaa sann adkasta kor u kacda xiliyada lagu jira muna asibadaha ciida, oo ay dadku safaro dalxiis u badan sameeyaan.
Xukuumada Somaliland ayaa digniin kasoo saartay khatarta ay baabuurta tirada badan ee safarada loo adeegsado xiliyada munaas ibaduhu ay sababi karaan.
Booliiska Mareykanka oo baaraya labo masjid oo lagu gubay Minneapolis
Laamaha ammaanka ee Maraykanka ay aa baaraya dab la qabadsiiyay laba masaajid oo ku yaalla Minneapolis. Hogaamiyayaasha Muslimiinta Minnesota ayaa sheegay in falka as aan la dhayalsan karin oo ay tahay in si buuxda looga sal gaaro
Ma aha markii ugu horreysay ee weerar la gu qaado goobaha ay Muslimiinta ku cibaa deystaan ee Maraykanka. Jeylaani Maxamed Xuseen oo ah guddoomiyaha hay'adda u do odda xuquuqda Muslimiinta Mareykanka ee CAIR, ayaa BBC-da uga warramay sida ay wax u dhaceen
Maamulka Vietnam oo sheegay in 65 qof lagu soo oogay kiis tahriibin daroogo
Baaritaanka ayaa billowday bishii hore markii dawooyin laga helay tuubooyinka cadayga oo ay wateen afar ka mid ah shaqaalaha diyaaradda.
Tuubooyinka cadka la gu cadeeyo oo ay ka bu uxaan dawooyin ayaa la gu qabtay shaqaalaha di yaaradda Vietnam Airli nes ee ku sugnaa garoonka caalamiga ah ee Tan Son Nhat ee Ho Chi Minh.
Booliiska magaalada Ho Chi Minh ayaa dac wad ku soo oogay 65 qof baaris lagu sameeyay daroogo oo soo bilaabatay bishii hore markii sar aakiisha canshuuraha ay heleen MDMA, ketamine iyo kokain oo lagu qariyay 153 tuubo cadey ah oo ku jiray boorsooyin ay wateen shaqaalaha diyaa radda Vietnam.
Booliska magaalada Ho Chi Minh ayaa sheegay Talaadadii in ay gacanta ku dhigeen ku dhawaad 50 kiilogaraam oo daroogo ah baaritaan la balaar iyay oo lagu helay xaalado kale oo daroogo ah.
Afar ka mid ah shaqaalaha diyaaradda oo ku yi mid duullimaad caalami ah oo ka yimid Paris ayaa la xiray 16-kii Maarso. Xubnaha shaqaalaha ayaa u sheegay mas’uuliyiinta in qof ku sugan Faransiis ka uu siiyay in ka badan 10 milyan dong, ama qi yaastii US$ 425, si ay uga caawiyaan in "alaabta qaar” loo qaado Vietnam.
Shaqaalaha diyaarada waxay wateen 112 tuun booyinka cadayga oo ka kooban 8.4 kiiloogaraam (18.5 rodol) oo kaniini cawl ah iyo 42 tuubbo cad ay ah oo ka kooban 3 kiiloogaraam (6.7 rodol) oo budo cad ah. Waxa ay sheegeen in aysan ka warq abin waxyaabaha maanka dooriya oo aysan garan eyn aqoonsiga qofka ka codsaday in ay qaadaan tuubooyinka. Ma jirin wax daroogo ah oo lagu helay baaritaan lagu sameeyay guryahooda, wax aana lagu sii daayay cadeymo la’aan.
Wakaaladdu waxay sheegtay Talaadadii in shaqaalaha markabka loo isticmaalay kaliya in la gu qaado dawada garoonka diyaaradaha ee maga alada Ho Chi Minh. Maamulka ayaa helay lix kiis oo kale oo qof Fiyatnaamiis ah oo degan Faransiis ka uu siiyay dadka Vietnamese ee wax ku barta ama ku nool Faransiiska si ay u keenaan dawoo yinka lagu qariyay tuubooyinka cadayga iyo san duuqyada cuntada dheeriga ah ee Vietnam iyada oo loo sii marayo garoonka diyaaradaha ee Hanoi.
Markii ay yimaadeen, daawooyinka waxaa loo raray qaataha gobolka koonfurta ee Dong Nai ka dibna loo qaybiyay qaybo si loo geeyo ciwaanna da Ho Chi Minh City iyo gobolka Binh Duong. Hal kaa, dawooyinka waa la sii kala qaybiyay, waxaa na loo qaybiyay magaalooyinka iyo gobollada ka le, maamulku wuxuu sheegay.
Maamulka ayaa xaqiijiyay in afar ka mid ah sha qaalaha diyaarada aysan wax lug ah ku laheyn howlahaas. Wakiil ka tirsan shirkadda Vietnam Airlines ayaa sheegay bishii hore in shaqaalaha duullimaadyadu ay dhammaantood ahaayeen ku wo aad u da’yar oo kaliya hal sano oo khibrad sha qo ah u leh shirkadda. Waxa uu sheegay in laga yaabo in ay rumaysnaayeen in ay caawinayaan saaxiibada in ay alaab sharci ah u raraan Vietnam
Militariga Suudaan oo beeniyay in uu xabs iga ka baxsaday Ex Madaxweyne al-Bashir
Taliska Militariga Suudaan ayaa meesha ka sa aray wararka sheegaya in uu xabsiga ka baxsad ay Madaxwe ynihii hore ee dalkaasi, Omar Hassan al-Bashir. Taliska ay aa bayaan ku sheegay in Ex Mad axweyne al-Bashir iyo madax kale oo sarsare lagu hayo isbitaal milit ari, oo ay boolisku gacanta ku hayaan. "Al-Bash iir iyo ku dhawaad 30 qof oo ka le ayaa loo wareej iyay isbitaalka, ka dib markii ay soo jeediyeen Shaqaalaha Caafimaadka ee Xabsi ga Kober, ka hor inta uusan bilaaban dagaal u dha xeeya ciid amada iyo Xoogaga Taageerada Deg degga (RSF).” Ayaa lagu sheegay bayaanka.
Warka Taliska Militariga ayaa imaanaya, xilli ay maalin ka hor soo baxeen warar sheegaya in al-Bashir uu ka baxsaday xabsigii uu ku xirnaa mudd ooyinkii ugu dambeysay.
Al-Bashir oo muddo soddon sano soo xukumay ay dalkaasi ayay ciidamadu afgembiyeen 11-kii bi shii April ee sanadkii 2019, ka dib markii ay dal ka asi gilgileen dibadbaxyo ay dadka reer Suudaan kaga cabanayeen sicir bararka, balse markii dam be isu bedelay mid lagaga soo horjeedo xukunkii sa. Dhanka kale Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalkaasi ayaa Ciidamada RSF ku eedeysay in ay jebiyeen 5 xabsi, oo uu ku jiro xabsiga sida we yn loo ilaaliyo Kober ee Magaalada Khartoum.
"Xabsiga Kober ayaa la jebiyay, intii u dhaxeys ay 21-kii illaa 24-kii bishan, RSF ayaa xabsiga ka sii deysay maxaabiis.” Ayay wasaaraddu ku sheeg tay war ay Dorraad soo saartay.
Volker Perthes oo Golaha Ammaanka uga war bixiyay xaaladda dalka Suudaan
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan ka yeeshay xaaladda murugsan ee ka taagan dalka Suudaan, ee ka dhalatay dagaalka toddobaadkii hore ka qarxay Magaalada Khartoum ee u dhaxeeya labada janan ee ugu sarreya ciid amada dalkaasi. Golaha ayaa warbixin ka dhag eystay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Suuda an, Volker Perthes, kaas oo muuqaalka fogaan aragga kaga qayb qaadanayay kulankaasi.
Wakiilka iyo shaqaalaha kale ee Q/M. ayaa ka guuray Caasimadda Khartoum, iyagoona saldhig tay magaalada bariga suudaan ku taala ee Port Sudan. Volker Perthes ayaa golaha u sheegay in xabad joojinta looga dhawaaqay dalkaasi ay ka jirto qaybo ka mida dalkaasi, oo dalka oo dhan aanay ka jirin.
Waxa uu sheegay in dagaalada ay dib uga soo cusboonaadeen gobolada qaar ee dalka, sida Gobolka Darfur oo kale, isagoona yiri "Xaaladda Gobolka Darfur ayaa weli ah mid kacsan.”
Perthes ayaa muujiyay in Militariga Suudaan iyo ciidamada sida militariga oo kale u tababaran ee RSF ay u nugul yihiin in ay xabad joojintaasi jebiyaan.
"Ku dhawaad 1,200 qof oo ay ku jiraan 744 shaqaale oo Qaramada Midoobey ah iyo diblomaa siyiin kale ayaa loo raray Port Sudan. Guuritaank ayaga iyo daadgureyntayadu macnaheedu maaha in Q/M. ay ka tageyso Suudaan. Waanu sii joogi doonnaa, annaga oo hubinayna xabad joojin joogto ah, oo leh habka kormeerka, dib ugu noqo shada gorgortanka siyaasadeed, yareynta xaala dda bani’aadanimada iyo silica.” Ayuu yiri Perthes.
Dhanka kale Xoghayaha Guud ee Q/M, António Guterres ayaa ugu baaqay Hoggaamiyaha Golaha Talaada ee Suudaan, General Abdel Fattah al-Bur han iyo Hoggaamiyaha Ciidamada RSF, General Mohamed Hamdan Dagalo in ay colaadda jooj iyaan.
Xoghayaha Guud ee Q/M ayaa ka digay in da gaalkaasi uu isu bedelo mid daba dheeraada, taa oo cawaaqib xumo dalka u horseedeysa.
"Dagaalku waa inuu si degdeg ah u joogsadaa, waxaan u baahanahay dadaal dhan walba ah oo nabada. Hogaamiyeyaasha Suudaan waa in ay danta dadkooda hor dhigaan oo ay dhexda u gal aan, gaar ahaan mar haddii khilaafkani aanu noqon doonin oo aan lagu xalin doonin goobta da gaalka ee meydadka carruurta, haweenka iyo rag ga Suudaan. Dadka dalkaasi ayaa si cad u sheeg ay rabitaankooda, waxay rabaan nabad iyo soo ce linta xukunka rayidka, iyada oo loo marayo u gud ubka dimoqraadiyadda.” Ayuu yiri António Guter res. Labada nin ayaa habeenkii Isniinta ku heshi iyay xabad joojin saddex maalmood soconeysa, oo Mareykanku uu garwadeen ka yahay.
Erdogan oo ay caafimaad darro la soo daristay
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdog an ayaa ku dhawaaqay inuu baajiyay howlihiisa do orashada ee loo qorsheeyay Dorraad oo Arbaco ah. Wararka ayaa sheegaya in Sababta uu how sha ololihiisa u baaijyay ay tahay in uu dareemayo xanuun dhanka caloosha ah, xilli ay doorashada ka harsan tahay wax ka yar bil .
Talaadadii, Erdogan ayaa waxaa la jaray wa reysi toos ahaa oo uu taleefishin siinayay ka hor in ta uusan soo laaban oo uu raaligelin ka bixin, iya da oo sababta lagu sheegay in caloosha ay xanu unaysay.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu Erdogan oo 69 jir ah ku yiri "Dorraad (Arbaca) wax aan ku nasan doonaa guriga an igoo raacaya talada dhaqaatiirtee na”. Erdogan ayaa sidoo kale yiri "Illahay idam kii waxaan sii wadeynaa barnaamijkeena laga bil aabo Dorraad, waxaan sii wadi doonaa inaan ka shaqeyno sidii ummadeena aan jecelnahay u gaarsiin lahayn himilooyinka qarniga Turkiga”.
Erdogan ayaa lagu waday in Habeen hore uu wareysi siiyo warbaahinada kala ah Ulke iyo Kanal 7, balse wxaa uu wareysigaasi dib u dhacay mudoo 90 daqiiqo.
Erdogan ayaa dib ugu soo laabtay wareysiga 15 daqiiqo ka dib raaligalina bixiyay , isaga oo sheegay in uu xanuunsaday. Madaxwaynaha Turkiga ayaa si aan kala joogsi lahayn waxaa uu maalmihii u dambeeyya ugu jira ololaha doorasha da isaga oo booqanayay gobolo kala duwan.
Ololihiisa doorashada oo lagu waday in uu Dor raad ku tago saddex magaalo ayaa waxaa imika hogaamin doona madaxwayna ku xigeenka Turk iga Fuat Oktay.
Erdogan ayaa waxaa uu dadaal xooggan ugu ji raa sidii isaga iyo xisbigiisa ugu guukeysan laha ayeen doorashada madaxwaynanimada iyo tan baarlamaanka dalkaasi.
Doorashada madaxtinimada ee dalka Turkiga ayaa lagu wadaa 14 bisha may ee fooda inaugu soo haysa. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa waxaa uu tartan adag kala kulma yaa xisbiyada mucaaradka dalkaasi oo is bahaysi sameystay.
Erdogan iyo Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka ayaa 20-kii sano ee la soo dhaafay gacanta ku hayay siyaasadda Turkiga, balse ololaha doorash ada ee hadda socda ayaa ah mid ka mid ah caq abadaha ugu waaweyn ee hortaagan madaxwey naha xilka haya.
Markii uu wareysiga bilaabmay oo uu socday 10 daqiiqo ka dib ayaa waxaa hadana dhacday in la hakiyo oo uu madaxwaynaha meesha ka baxo.
Ma jirto ilaa iyo imika wax faahfaahin ah oo ka soo baxday xukuumadda Turkiga oo ku aadan xa nuunka madaxwayne Erdogan.
Ra'yi ururin la sameeyay ayaa muujinaya in tar tanka uu noqon doono mid aad u adag oo u dhexeeya isaga iyo Kemal Kilicdaroglu.Erdoğ an, oo 69 jir ah, ayaa xukunka hayay tan iyo 2003-dii, waxaana lagu wadaa in uu galo dadaal adag u galo oo dib sidii dib loogu dooran lahaa.
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 27-KA ABRIIL 2023-KA
...