Hoobiyeyaal lagu weeraray agagaarka madaxtooyada

0
Tuesday January 24, 2023 - 14:21:11 in Wararka by
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoobiyeyaal lagu weeraray agagaarka madaxtooyada

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Jugag xooggan oo  hoobiyeyaal ah ayaa goordhow laga maqlay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

 

Hoobiyeyaasha ayaa ku dhacay xaafado ku dhow  dhow Xarunta madaxtooyada qarankaSoomaaliya ,ayaa waxaana illaa hadda la xaqiijiyey inay soo dhaceen ku dhawaad 7 hoobiye, kuwaas oo kala carar iyo argaggax  ku dhaliyey dadweynaha deggenaa halka ay ku dhacayeen 

 

wararka ayaa imntaa raacinaya in Hoobiyeyaasha qaarkood ay ku dhac dhacayeen  meelo u dhow dhow madaxtooyada qaranka,  sida  taalada SYL iyo wasaaradda warfaafinta,  Ex -Viore ,xarunta degmada xamarweyne  iyo meelo kale waxaana la arkayey dadweyne kala cararaya iyo kuwa gabbaad raadsanaya gidaarada adag .

dhinaca kale Illa aiyo hadda ma cadda khasaaraha ka dhashay,  iyadoo iskuul ku yaal degmada Xamarweyne la soo sheegayo in 3ruux ay ku dhinteen  hase yeeshee aanan runtiisa la hubin

haddaba  wixii ku soo kordha oo  Faah-faahin ah kala socda WWW.mogtimes.com Insha allaah

Hoobiyeyaal caawa lagu weeraray Villa Somalia - Caasimada Online




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip