Taageerayaal Koox Kubadda Cagta Ah Oo Sabab Layaab Leh Loo Xiray

1
Monday January 23, 2023 - 21:51:41 in Wararka by
  • Visits: 1189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taageerayaal Koox Kubadda Cagta Ah Oo Sabab Layaab Leh Loo Xiray

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Koox gaareysay 20 oo kamid ah taageerayaasha kooxda Arsenal ee Uganda ayaa waxay booliska ku xireen magaalada Jinja, sida uu ku warramay wargeyska The Monitor.

 

Waxay kooxda u dabbaaldageysay guushii ay xaley Arsenal ka gaartay Manchester United oo ay 3-2 uga badisay.

Wargeyska ayaa sidoo kale ku warramay in taageerayaasha la qabtay ay saarnaayeen kolonyo baabuur ah xilliggii ay dabbaaldegayeen.

Booliska kama aysan hadlin waxa ay geysteen taageerayaashan la xiray.

"Ma garan karo waxa aan sameynay, waxaan u dabbaadageynay guusha aan ka gaarnay Manchester United” ayuu yiri Baker Kasule oo uu wargeyska soo xigtay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip