Xulalka Tirada Ugu Badan Gaadhay Final-ka Koobka Adduunka, Halkee Ayay Kaga Jiraan France & Argentina Ka Hor Kulankooda.

0
Saturday December 17, 2022 - 23:27:42 in Wararka by
  • Visits: 1023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulalka Tirada Ugu Badan Gaadhay Final-ka Koobka Adduunka, Halkee Ayay Kaga Jiraan France & Argentina Ka Hor Kulankooda.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Waxa la sugayaa kulanka Final-ka koobka adduunka kaas oo ay isaga hor iman doonaan xulalka France iyo Argentina maalinta Bari ee Axada ah.

Xulalka France iyo Argentina ayaa isha ku haya in ay ku guulaystaan koobka adduunka iyada oo xul walba markii 3-aad doonayo in uu ku guulaysto.

Xulka Brazil ayaa ah xulka ugu badan ee gaadhay final-ka koobka adduunka iyaga oo 8 mar gaadhay final-ka kama dambaysta ah ka gaadhay tartanka taariikhdiisa.

Waxa ku xiga xulak qaranka Germany kuwaas oo 7 jeer gaadhay final-ka tartanka koobka adduunka isla markaas ah xulka 2-aad ee mararka ugu badan gaadhay final-ka koobka adduunka.

Waxa ku xiga xulalka Italy iyo Argentina oo min 6 jeer gaadhay kulanka kama dambaysta ah ee koobka adduunka xilli uu ku xigo xiddiga France oo gaadhay 4 jeer.

Xulka Netherlands ayaa ku xiga kuwaas oo 3 jeer gaadhay xilli Uruguay, Czechoslovakia iyo Hungary ayaa gaadhay final-ka koobka adduunka min 2 jeer.

Xulalka Tirada Ugu Badan Gaadhay Final-ka Koobka Adduunka, Halkee Ayay Kaga Jiraan France & Argentina Ka Hor Kulankooda.



 

Image



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip