Nin Ganacsade Ahaa Oo Lagu Dilay Duleedka Magaalada Muqdisho.

0
Sunday December 04, 2022 - 06:50:03 in Wararka by
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nin Ganacsade Ahaa Oo Lagu Dilay Duleedka Magaalada Muqdisho.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Rag hubeysan ayaa xalay deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ku dishay nin ganacsade ahaa.

Ganacsadaha la dilay oo lagu magacaabi jiray C/raxmaan Sheekeeye waxaa dishay koox la sheegay iney dooneysay iney ka dhacaan tilifoon uu watay, sida ilo war gal ah ay sheegayaan.

Gacan ku dhiiglayaasha ayaa durba goobta isaga baxsaday, waxaana daqiiqado kadib halkaasi tagay ciidamadda amniga, iyagoo ku guul dareystay iney gacanta kusoo dhigaan ragii falkaasi dilka ah ka danbeeyay.

Marxuum C/raxmaan Sheekeeye ayaa ahaa wadaad caan ka ah duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo baraha bulshada ay qabsatay tacsida wadaadkan oo sidoo kale ganacsade ahaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip