
HALKAAN KA AKHRISO :-WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILT NEWS PEPAR EE MAANTA OO AHKHAMIIS 24-KA NOVEMBAR 2022-KA
Muxuu ka shaqeynayaa TV-ga cusub ee Xasan Sheekh uu Shalay furay?
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay xarigga ka jaray Telef ishin cusub oo si gaar ah u tebi doona dagaalka ay dowladdu kula jirto ko oxaha xagjirka ah.
Telefishinkaan magacii su uu noqonayo SNTV Daljir ayaa sidoo kale diir ada saari doona ka shaq eynta arrimaha khuseeya horumarka Somaliya & guulaha ciidanka qaranku ay ka gaarayaan da gaalka ay kula jiraan kooxaha xagjirka ah.
Madaxweynaha ayaa Shalay ku dhawaaqay in Telefishinkaan cusub uu qaada doono doorka tebintaas u gaarka ah dagaalka, horumarka dal ka iyo caqiidada suuban, si meesha looga saaro afkaaraha xagjirka ah.
Sidoo kale madaxweyne Xasan Sheekh ay aa dadka Soomaaliyeed ku bogaadiyey inay u soo jeestaan hormarinta dalkooda, "Aduunyadii waa naga tagtay ee aan ka daba tagno, TV-ga anay aad hadda kadib kala soca doontaan hormarka dalka iyo arrimaha dagaalka,” ayuu yiri Madaxw eynuhu.
Xasan Sheekh ayaa sheegay in dunidu ay hormar badan sameysan sanadihii ay burburs aneed Soomaaliya, caqabadaha ay dadka Soo maaliyeed ka gudbi waayeen ayuu sheegay in ay ugu horeeyaan Al-Shabaab.
"Weli dabar ayaa nagu xiran, Shabaabka ay aa naloo adeegsaday, waana iska diidnay waxa ay wadaan, waana ka guuleysaneynaa,” ayuu yi ri Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shalay xarig ga ka jaray SNTV 2 Daljir.
Maxaa u qabsoomay 100 maalmood kadib Ra’Iisul wasaare Xamza Cabdi?
Xukuumadda Danqaran ee uu hoggaamiyo Ra’iisul wasaare Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa 100 maalmood jirsatay tan iyo markii la soo dhisay, bil kadib markii dib loo soo doortay Madaxweyne Xasan Sh.15-kiibishii May
Haddaba Maxaa u qabsoomay 100 malmood kadib Ra’iisul wasaare Xamza?
Qoraal ka soo baxay xukuumadda ayaa wax aa lagu soo bandhigay waxqabadka Ra’iisul wa saaraha iyo Golaha Wasiirada oo ku aadan mud dada 100-ka maalmood ah.
DAGAALKA AL-SHABAAB
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ku guuleysatay qaadida dagaal saddex jiho ah oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab, sida ciidan ahaan, dhaqaale iyo fikrad intaba.
Qoraalka kasoo baxay xafiiska Ra’iisul was aaraha ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in muddada uu socdo dagaalka oo dhan 3 billood Al-Shabaab laga dilay illaa 600 oo xubnood, aya da oo laga dhaawacay 1,200 oo dagaalyahaan, sidoo kalena laga qabsaday 68 deegaan
Sida ay sheegtay xukuumadda Soomaaliya wax ay sidoo kale ku guuleysatay in la mideeyo arag tida Culimada Soomaaliyeed ee ku wajahan dag aalka Al-Shabaab, taas oo keentay in ay kulan isugu yimaadaan Culimada, kaas kooxdaan lo ogu aqoonsaday ‘Khawaarij’.
XASILINTA DEEGAANADA LA XOREEYEY
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in qii meyn guud ay ku sameysay deegaanada laga xoreeyey Al-Shabaab, kuwaas oo dadka ku nool ay wajahayaan xaalado adag.
Waxay xukuumaddu sheegtay in deegaana daas la garsiiyey adeegyada muhiimka u ah bu lshada, sidoo kalena dib loo dhisay ceelashii ay burburiyeen xoogaga Al-Shabaab.
Gurmadka
Dhinaca kale xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in muddada 100-ka maalmood ah ay xoogga saartay gurmadka abaaraha, islamarka anara ay sameysay olole ballaaran oo suurta ga liyey in laga hortago macluul markale ka dhacda gudaha waddanka Soomaaliya.
Waxay sidoo kale sheegtay in dib loo howl galiyey hay’adda maareynta musiibooyinka oo gurmad gaarsiisay deegaanada qaar ee ay ka jir aan abaaraha ku dhuftay Soomaaliya.
Soomaali heshiis ah
R/wasaaraha Xamza ayaa sheegay in xukuu maddiisa oo ka duuleyso aragtida madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aadan hirgelin ta siyaasad ku dhisan iskaashi laga yeesho hor umarinta danaha qaranka ay ku guuleysteen in la abuuri jawi wada shaqeyn oo ka dhexeeya DFS iyo dowlad goleedyada ka jira dalka.
Sidoo kale xukuumadda Danqaran ayaa sha acisay inay ku guuleysatay xaqiijinta xiriirka dibl umaasiyadeed ee Soomaaliya kala dhexeeya dariska iyo dalalka kale ee caalamka.
Koobka CECAFA U17
Ugu dambeyn xukuumadda Soomaaliya ay aa waxqabadkeeda kusoo dartay hanashada ko obka CECAFA U17 oo ay sanadkan ku soo guul eysteen xulka 17 jirada Soomaaliya.
Xukuumadda ayaa sheegtay in ay xooga sa artay xulista iyo dhiiragelinta dhalinyarada kee nay koobkaas oo ay u tartamayeen dalalka Bari ga iyo bartamaha Afrika.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Ergeyga cusub ee Midowga Afrika
Ergeyga cusub ee Midowga Afrika u qaabils an Soomaaliya ahna madaxa howlgalka Midow ga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Moha med El-Amine Souef, ayaa Shalay oo warqadi hiisa aqoonsiga ka guddoomay Madaxweynaha Soomaaliya. , Xasan Sheekh Maxamuud.
Danjire Souef oo saxaaf adda la hadlay kulanka albaabada u xirnaa ka dib ayaa aad ugu riyaaq ay rajada laga qabo in wada shaqeyn dhow ay dhex marto ciidamada Midowga Afrika ee ku su gan Soomaaliya (ATMIS) iyo dowladda federaal ka Soomaaliya (DFS) si loo soo celiyo amniga iyo xasiloonida dalka.
"Kulanku wuxuu ahaa mid miro dhal ah. Wa xaan diiradda saarnay waajibaadka howlgalka iyo sida aan si dhow u wada shaqeyn karno. Wa xaan ka wada hadalnay nooca taageerada aan Soomaaliya ku siin karno nabadda, amniga, iyo xasilloonida, iyo wadashaqeynta aan ka raadin karno maamullada Soomaaliya si aan u fulinno waajibaadkeena,” ayuu yiri danjire Souef.
Danjire Souef ayaa sheegay in uu xaqiijinayo in Midowga Afrika ay ka go’an tahay in ay la shaqe eyaan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya si loo ballaariyo awoodda dowlad goboleedyada & hay’adaha dowladnimada iyo soo celinta xasill oonida dalka oo dhan. "Midowga Afrika wuxuu sii wadi doonaa taag eerada uu siiyo Soomaal iya si uu u taageero dal alka kale ee Afrika,” ay uu hadalkiisa ku daray danjire Souef. Danjire So uef ayaa yimid Muqdi sho 19kii Noofambar 2022 si uu si rasmi ah ula wareego xilkiisa SRCC iyo Madaxa ATMIS
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan gaar ah la qaatay Guddoomiye Ku-xigeenada cusub iyo Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir
Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa M/ Muqdisho Md.Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaa le) ayaa kulan gaar
ah oo isbarasha ah la qaatay Guddoomiye Ku-xigeenada cusub iyo Xog ’hayaha guud ee Maamul ka G/Banaadir, ku wa as oo 20-ka bi sha an Novem ber uu Madaxwey naha JFS u magacaabay xillalk aasi ,wa xaa sidoo ka le Ku lankan isbarasha da ah goob joog ka ahaa Gu ddoomiye ku-xigee naddii hore iyo Xog’hay ihii G/ Banaadir ee xafiis ka baneynaya
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay barnaamijka taageerada dadka jilicsan ee abaaruhu samaayeen
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Md. Saa lax Axmed Jaamac ayaa daah-furay barnaamij ka taageerada dadka jilicsan ee abaaruhu sam aayeen, kaas oo ay maalgalinayaan dowladaha Maraykanka iyo Britain.
Mashruucan oo socon doo na muddo 5 sanno ah, wax aa ujeedkiisu yahay in la ho rmariyo nolo sha dad ka nu gul ee ku nool miyiga iyo m agaalo oyinka iyadoo sare loo qaadayo ko boca dhaqa alaha bulshadada Somali yed ee danyarta ah. Ma shr uuca waxaa maal-gelinaya heyadaha USAID iyo UKAID, wa xuuna ka koob anyahay, Awoodsi Inta iyo taag eerada dhalli nyarada, Dhiirrigelinta wax soosaar ka gudaha, Kobcinta dhaqaalaha, Kalluumaysi ga iyo Xoo laha nool.
R/Wasaare ku xigeenka dalka, Mudane Saal ax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in maa shruu can wax-wayn tari doono bulshada nugul ee So maliyed, sidaa darted loo baahan ya hay inay ka faa’iidaystaan, si shan sanno kadib ay uga ma armi karaan hay’adaha taakuleeya oo ayna gaar aan isku filnaansho ay sare ugu qaadi kar aan waxsoosaarkoda.
Waxa daah-furka barnaamijkan ka qayb gal ay Wasiiradda Qorshaynta, Shaqada iyo Arrima ha Bulshada, Xanaanada Xoolaha, Beeraha & Waraabka, Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bad da &Safiirka Maraykanka, Safiir ku Xigeenka Br itain iyo madaxa Hay’adda USAID.
Guddiga difaaca Baarlamaanka JFS oo kaw ada hadalay shaqooyinka hortebinta u leh guddiga ee kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka BJFS
Guddiga difaaca ee baarlamaanka JFS, oo ku gudo jira wa ajibaadkiisa shaqo ayaa kulan ay isugu yim aadeen ku lafo guray qodobada hoos ku xusan
1) Howlaha hortebinta u leh guddiga kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka BJFS
2) warbixin guud oo ku saa bsan howlaha shaqo ee u qabsomay guddiga jo ogtada ah iyo furitaanka baa rlamaanka3)Abuurida Guddi hoosaadya da Guddi ga Difa aca 4)Cabashada xildh ibaanada ee la xiriirta is hor taaga Xildhiba an ada in ay maraan jidadka. 5) Diyaan ta warbixin dhamaystiran oo ku salaysan marxa ladawadan ka,CXDS ee W/Gaashaandhiga
Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dowl ad Goboleedyada oo shir gaar ah yeelanaya
Waxaa lagu wadaa in Saacadaha soo socda ay M/Beledweyne ee Xarunta G/Hiiraan tagaan Guddoomiyeyaasha Baarlamaannnada dowlad goboleedyada kajira dalka kadib Casuumad aay ka heleen Guddoomiyaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle Dr Cabdixakiim Xa aji Maxamed Luqamaan.
Kulan gaar ah ayaa la filayaa inay Magaalada Beledweyne ku yeeshaan Maalinta berito ah guddoomiyeya asha Baarlamaannada dowlad Goboleedyada, kaas oo ay kaga hadli doonaan sidii lo xoojin lah aa wadashaqeynta Baarlamaannada Shanta dowlad Goboleed.
Sidoo kale shirka ayaa waxaa ay uga hadli doonaan sidii loo dardar gelin lahaa howlaha ay Bulshada u hayaan Baarlamaannada dowlad Goboleedyada iyo sidii loo dhiiri gelin lahaa Cii damada dowladda iyo kuwa degaannada ee la dagaalamaya Ururka Al-Shabaab.
Waa kulankii ugu horreeyay ee gaar ah oo ay yeelnayaan guddoomiyeyaasha Baarlamaan nada dowlad Goboleedyada kajira dalka, waxa na kulamadaan ay noqon doonaan kuwo si joo to ah u qabsoomi doona.
49 Al-Shabaab ah oo Shalay lagu dilay howlgal culus
Dowladda FS ayaa Shalay shaacisay in ho wl-gal qorsheysan iyo duqeymo lagu dilay illaa 49 xubnood oo ka tirs an Al-Shabaab, halka tiro kalana lagu dhaa wa cay.
Qoraal kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta ayaa lagu sheegay in howl-gal ka qorsheysan iyo duqey maha ay ciidanka gaarka ah ee hay’adda Nabad-sugida & Sirdoonka Qaranka, Ciidanka Xoogga dalka iyo saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen deegaanka Buulo Madiino oo tirsan go bolka Shabeellaha Hoose.
Howl-galka oo ahaa mid bartilmaameed ah ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay waxaana la gu burburiyay dhammaan gaadiidkii dagaal iyo saanaddii hubka ay deegaankaas ku haysteen Khawaarijta Al-Shabaab, sida lagu sheegay qor aalka kasoo baxay wasaaradda Warfaafinta.
Xubnaha Shabaabka ah ee lagu laayay dee gaanka Buulo Madiino ayaa waxay isku diyaar inayeen dhagarro ay ku dhibaateeyaan shacab ka Soomaaliyeed, laakiin waxaa fashiliyay oo dhabarka ka jabiyay ciidanka Sirddoonka iyo ku wa xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibbada caalamiga ah.
Dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeynti ina u mahad-celisay dhammaan shacabka Soo maaliyeed oo Shalay qayb ka ah dagaalka Al-Shabaab looga xoreynaayo dalka oo dhan, isla markaana ay garab taagan yihiin ciidanka qalab ka sida ee dalka.
Howl-galkaan ay Shalay dowladdu sheegtay in lagu dilay Shabaab badan ayaa kusoo aada ya xilli uu gaabis ku yimid howl-galladii ka dhan ka ahaa kooxda, kuwaasi oo kal hor si xawlli ah uga socday qeybo badan oo dalka.
R/W XAMZA oo sameeyey XIL magacaabis cusub
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Md.Xamza Cabdi Barre ayaa Xogh aye cusub oo joogto ah ee ku meel gaarka ah u maacaabay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arr imaha Dastuurka XFS
R/Wasaare Xamza ayaa Faarax Aadan Xas an ugu magacaabay Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka xuku umadda Soomaaliya wareegto 19-kii bishaan ka soo baxday xafiiskiisa.
"Markuu tixgeliyay Ra’iisul Wasaaraha baah ida loo qabo in la dar-dargeliyo habsami u soc odka howlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka,” ayaa lagu yiri wareegtada oo Shalay ay shaacisay W/Cadaalada.
Wasaaradda Cadaaladda ayaa shaacisay wareegtadaan oo Shalay dhaqan-gashay, taasi oo lagu sheegay in magacaabidaan lagu same eyay soo jeedinta Wasiirka Cadaaladda Xasan Macalin.
Madaxda sare ee Qaranka ayaa inta badan sameeya magacaabis dhaqan-gasha muddo ka dib magacaabistooda, sida dhacday dhowr jeer oo hore, oo wareegtooyin la diyaariyay ay xafi isyadooda baahiyaan muddo kadib.
Xaliimo Yarey oo soo jeedisay dalab cusub kadib markii xilka laga qaaday
Guddoomiyihii guddiga doorashooyinka Soo maaliya Xaliimo Yarey ayaa markii ugu horeys ay ka hadashay xilka qaadistii uu ku sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh oo kala diray gu ddigii ay hoggaamineysan.
Xaliimo Yarey oo Habeen hore Dhuusam areeb uga qeyb ga shay xaflad la gu caleemo saa ray guddoomiya ha degmadaas iyo golaha cusub ee deegaanka ayaa dalbatay in mar dambe aan loogu yeerin "Guddoomiye Xaliimo Yarey.”
Waxay sheegtay in xilkaas lagu kala baxay, isla markaana ay dalbaneyso in hadda kadib loogu yeero "Xaajiyo Xaliimo Yarey.”
"Xalay wixii ka dambeeya Xaajiyo Xaliimo Yarey iigu waca, waad ogtihiin xilkii guddoomiy aha meesha uu ka baxay,” ayey yiri guddoomiyi hii hore ee guddiga doorashooyinka Xaliimo Yarey.
Maamo Xaliimo ayaa intaas uga gaabsatay ka hadalka xilka qaadisteedii iyo guddigii ay ho ggaamineysay oo habeen ka hor uu kala diray Madaxweyne Xasan Sheekh.
Madaxweynaha oo cuskanaya sharcigii lagu dhisay guddiga doorashooyinka oo dhigayey in lix sano ka badan uusan jiri karin guddigaas, ay aa habeen ka hor burburiyey go’aan uu Farma ajo muddo kordhin ugu sameeyey guddigaas.
Madaxweynaha ayaa Ra’iisul Wasaaraha fa ray inuu soo dhiso guddi doorasho oo cusub, ka dib markii uu dikreeto ku kala diray guddigii ay hoggaamineysay Xaliimo Yarey ee doorashoo yinka oo horay u dhameystay muddo xileedkii sharciga ahaa.
Askari Qof Shacab Ah U Dilay Jantaha Siga arka Lagu Shito Oo Dil Lagu Xukumay.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sids ayaa Shalay dil toogasho ku xukuntey Maxam ed Cabduqaadir Sheekh Ibraahim oo ka tirsan aa Booliska K/Galbeed qeybta ka howl gasha degmada Afgooye.
Askarigan dilka lagu xukumay ay aa loo heystaa kadib markii uu 25-kii April, 2022 uu toorey ku dil ay marxuum Cabdifitaax Cabdullaahi Cali.
Arrinta la yaabka leh ayaa ah in Maxamed Cab duqaadir Sheekh Ibraahim uu u dilay marxuum C/fitaax muran ku aaddan jantaha lagu shito sig aarka.
Goobta xukunkan uu ka dhacayay waxaa ku sugnaa ehelada labada qof, saraakiisha maxk amadda ciidamadda iyo dadweyne kale.
Jen.Indhacadde: Waligey dagaal kuma guul dareysan ee hogaankiisa noo dhiiba
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indhacad de) oo ka mid ahaa masuuliyiin Habeen hore Dhuusam areeb uga qeyb gashay caleemo saarka golaha deegaanka iyo gudd oomiyaha mag aalada ayaa ka had lay dagaalka Al-Shabaab.
Indhacadde ayaa dhaar ku maray in Al-Shaba ab aysan qof ka reeb eyn Soomaa lida ka soo hor jeeda gadii uu joog sado dagaal ka ka soc da gobollada qaar ee ka dhashay kac doonka dadka shacabka ah.
Indhacadde ayaa dowladda dhexe ee Mada xweyne Xasan Sheekh ku adkeeyey in dagaal ka ay hoggaamiso oo cid kale aysan ku haleyn xoreynta dalka, isagoo balan qaaday in saraakii sha hoggaamineysa dagaalka uu qeyb ka noqa doono.
"Anagu sida xabadda loo rido waa naqaan iyo sida dagaalka loo qorsheeyo, weligey dag aal aan hoggaaminaayo kuma jebin oo la igama guuleysan, Allaah ayaa ku mahadsan ee dagaal ka na geliya, aan cadowga iska dul qaadnee,” ayuu yiri Jeneraal Indhacadde.
Jananka ayaa ka digay in Al-Shabaab la si iyo fursad ay ku nastaan po qorshe dagaal ay ku dejiyaan, maadaama bilihii lasoo dhaafay aad loogu jebiyey furimaha dagaalka, balse had da uu istaagay dagaalkii ku socday kooxda.
Indhacadde ayaa Madaxweynaha Galmudug ay uu kula taliyey in mudada yar ee uga hartay xil-heyntiisa uu dhaxal suuban iyo xornimo uu uga tago dadkiisa, "Hadii aad u hagar baxdo dadkaa gu waa ku adeeci doonaan Madaxweyne insha allah,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Indhacadde.
RW Xamse oo Safiirka Qatar kala hadlay kordhinta taageerada ay siiyaan Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha XFS,Xamse Cabdi Bar re, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dal ka Soomaaliya Cabdalla Binu Saalim Al-nucey mi,oo Dorraad Madaxweyne Xasan Sheekh Max amuud uu ka guddoom ay warqad aha aqoonsiga da njirenimo.
Md.Xamse iyo Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi ayaa si qo ta dheer uga wad a-hadlay xo ojinta xariirka iyo iskaashiga labada dowladood iyo labada shacab ee wala alalaha.
Safiirka cusub ee Dowladda Qatar, Cabdalla Binu Saalim Al-nuceymi oo Ra’iisul Wasaaraha uga mahad celiyay qaabilaadda sharafta leh ay aa sheegay inuu ka shqeyn doono xoojinta xar iirka labada dal.
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa dowladda Qatar uga mahad celiyay taageerada joogtada ah iyo mashaariicda horumarineed ee dalka ay ka hir-gelisay iyo kuwo hadda socda, wuxuuna dhanka kale ugu hambalyeeyey dowla dda Qatar sida wanaagsan ee ay ugu guuleyste en marti gelinta Koobka Kubadda Cagta ee Add uunka.
Taardhuleed oo weerar culus ku qaaday was iir Axmed Fiqi iyo JAWAABTA la siiyey
Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Md. Cis maan Ciise Nuur (Ta ardhuleed) oo Habeen ho re ka qa yb-galayey xaflad lagu caleema saar ayey go laha deegaanka Dhuusamareeb ayaa weerarka afka ah ku qaaday wasiirka arrimaha gudaha So omaaliya, Mudane Axmed Macalin Fiqi oo ku su gnaa goobta ay ka socotay mun aasabadda.
Taardhuleed ayaa shaaca ka qaaday in wasiir Fiqi ay ha atan tabasho ka tirsanay aan reer Galmdudug, gaar ahaan shacabka ku nool magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Guri ceel.
"Wasiir Fiqi dadka deegaankan jooga ee reer Galmudug, gaar ahaan dadka degan Dhuusama reeb iyo Guriceel waxay kaa tabanayaan wax jir tay maalintaas door aad ka qaadatay, haddii da dka halkan jooga ay ku yiraahdaan adoo Sha baab kula jira dagaal Shabaab in lala diriraa ma banaana waa dareemi kartaa mas’uuliyadda ku taabaneyso, anigu qof sideedaba qoray sidata ama Shabaab ha ahaato, ama Ahlu Sunna ha ahaato Ama Ictisaam ha ahaato nin qoray sita oo raba inuu xoog wax ku raadiyo dhiigga Ummadda baneysto aniga waa isuku key mid,” ayuu yiri Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed).
Sidoo kale wuxuu ku eedeeyey inuu ku lug lah aa dagaalkii Gurceel ee u dhexeeyey Ahlu Sun na iyo Galmudug, isaga oo ka dalbaday inuu caddeeyo doorkii uu ku lahaa
"Wasiirka waxaan uga fadhinaa doorkii uu ku lahaa dagaalkii ka dhacay Guriceel inuu mee shaan ka caddeeyo,” ayuu markale yiri T/dhuled
Dhankiisa wasiirka arrimaha gudaha XFS Md. Axmed Macallin Fiqi oo madasha ka hadlay ay aa u jawaabay Taardhuleed, wuxuuna sheegay in muddo 4 maalin ah uu joogo Dhuusamareeb, islamarkaana ay usoo gar-dhigan karay qof kas ta oo tabasho ah.
yaqaanaa nin wax iska celiya, laakiin goob walbaaba hadalkeeda ayey leedahay. Aniga af ar beri-baan joogay ninkii gar ii heysta waa ii gar dhigan karay,” ayuu yiri wasiirka arrimaha guda ha Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi.
Fiqi ayaa sidoo kale intaasi sii raaciyey "Gog osha Cabdiraxmaan lagu caleema saarayo ma rabo inaan garta ku galo, aad iyo aad ayaana u mahadsan tihiin,”.
Si kastaba, hadal heyn xoogan ayaa ka dha latay weerarka tooska ee Taardhuleed uu ku qa aday Fiqi, iyada oo si aad loogu faafiyey baraha bulshada ay ku wada xiriirto Internet-ka.
DF oo ka hadashay hakadka ku yim id dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Md.C/dir Ma xamed Nuur ayaa ka hadlay sababta ay u hak adeen dagaalladii ku furnaa kooxda Al-shabaab ee ka socday gobollada dhexe ee dalka.
Wasiir Jaamac ayaa sheegay in da gaalku uusan xabad kaliya aheyn, balse ay jiraan xeelado kale oo dowl addu ay isticmaaleyso.
Wasiirka oo wareysigaan siiyey BBC TV ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dooneyso inay la wareegto hoggaaminta dag aalka oo markii hore ay ku biritaareysay shacab ka hubka qaatay ee kacdoonka sameeyey.
Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay inay jiraan xeelado kale oo dagaalka ay dowladdu u adee gsaneyso, kuwaas oo sheegidooda uu ka gaab saday. Deegaanadii laga xoreeyey kooxda Al-Shabaab ayuu sheegay in dowladdu ay ku how lantahay sidii loo gaarsiin lahaa adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada.
Sidoo kale wasiirka gaashaandhigga ayaa ka hadlay safarkii madaxweyne Xasan Sheekh uu ku maray furimaha dagaalka ee gobollada dhexe, isagoo sheegay in madaxweynuhu uu ya hay hoggaamiyaha dagaalka, isla markaana bo oqashadaas ay qeyb ka tahay qorshaha socda ee dagaalka.
Wasiirka ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baa qay inay fursadaan ka faa’iidaysataan oo dagaal ka ay ka qeyb qaataan, si durba looga guuleys to kooxda Al-shabaab.
Ugu dambeyntii wasiirka gaashaandhigga wuxuu balan qaaday in dhawaan ay dowladdu ku dhaqaaqi doonto qorshaheeda dagaalka, iya doo si rasmi ah hoggaanka ugu qabaneysa xo ogagga deegaanka iyo ciidanka qaranka ee da gaalka kula jira Al-shabaab.
Muuse Biixi Oo Siyaasi Caan ah umagacaab ay Xeer ilaaliyaha Soomaaliland
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/ 1-959/112022 iyo JSL/ XM/WM/222-960/112022 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey masuuliyiinka mida Xukuumadda.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxw eynuhu Sidan:-
Ujeeddo: Xil Ka-qaadis.
Ku: Xasan Axmed Aadan
Xeer-ilaaliyihii Guud ee Qara nka Md. Laga bilaabo taari ikhda Shalay waxaan go’aansaday in aan kaa-nasiyo xilkii Xeer-ilaali yaha Guud ee Qaranka. Sidaa darteed, wax aan kaaga mahad-celinayaa dedaalkii iyo hawlk arnimadii aad muujisay mudd adii aad haysay xilka Qaranka. Waxa aan kuu rajaynayaa caafi maad taam ah iyo mustaqbal wacan.
Ku: Cabdillaahi Cabdiraxmaan Aare
Wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha JSL.
Md Laga bilaabo taariikhda Shalay waxaan go’ aansaday in aan kaa-nasiyo xilkii Wasiirka Was aaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warsha daha Somaliland. Sidaa darteed, waxaan kaaga mahad-celinayaa dedaalkii iyo hawlkarnimadii aad mujisay mudadii aad haysay xilka Qaranka
Ujeeddo: Magacaabid
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Somaliland;
Markaan Arkay: Aqoontiisa/Aqoonteeda/Kartidii sa/Kartideeda iyo Waayo Aragnimadiisa/ Waaya-aragnimadeeda;
Markaan ku Qancay: Inuu Hannan karo/In ay Hannan Karto Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xil kan;
Markaan Sameeyey: La-tashi;
Waxaan Go’aamiyey; In Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan Hoorri la ga bilaabo taariikhda Shalay uu ahaado Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland.In Aamina Cilmi Fariid Badeed laga bilaabo taar iikhda Shalay ay ahaato Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha Som aliland
Kenya oo hakisay dal-ku-galka baasaboorka Soomaaliya iyo saameyn ka dhalatay
Dowladda Kenya ayaa markale hakad galis ay dal ku-galka baasaboorka Soomaaliya, taasi oo saameyn xoogan ku yeelatay Ganacsatada So omaalida ee ka shaqa ysta xarumaha lagu iibiyo tigidhada diyaarada ha.
Qaar kamid ah Ganacsa tada Soomaalida oo la ha dlay VOA ayaa ka walaa csan saamayn xoogan oo uu ganacsigooda ku yeeshay hakad ku yimid dal ku-galka Kenya, ay ada oo culeyskaasi uu sidoo kale saameyay bul shada Soomaaliyeed ee u safreysa Kenya.
"Qofka marka uu Visa helin ma goosanayo ti gidh, dhaq-dhaqaaqa ayaa yaraanaya oo diya aradaha Soomaalida inta badan waxay dib uga soo qaadan marka ay gobolada Soomaaliya ka soo baxayaan waa dad wata Baasaboorka Soo maaliya. Saameynta u weyn xataa waxaa daree may diyaaradaha”
"Sababta ay arrintaan u dhacday wax cad ma jiraan, dowladda Kenya ayaa waxay go’aans atay inaysan Visaha siin Baasaboorada Sooma aliya, haddii la helana waa wax adag oo waqti badan ku xiran oo mararka qaarna la helayn.”
Illaa hadda majiro war rasmi oo kasoo baxay do wladda Kenya oo ay ku sheegayso inay joojisay dal ku-galkeeda Baasaboorka Soomaaliya, ha se yeeshe arrintaan ayaa ah mid si weyn loo da reemay toddobaadyadii u dambeeyay.
Dhinaca kale, Masuuliyiin ka tirsan Safaara da Soomaaliya ee Kenya ayaa sidoo ka le arri ntaan qiil uga dhigay inay saameysay kala ware ega masuuliyiinta dowlada cusub ee dalka Ken ya, dibna ay u bilaabi doonaan.
Madaxda Soomaaliya iyo Kenya oo horaan tii bishii 9-aad ee sanadkaan wada-hadalo ku ye eshay magaalada Nairobi ayaa ku heshiiyay in la fudeydiyo isku socodka iyo ganacsiga labada dal, taasi oo qeyb ka aheyd heshiiskii lagu fasax ay khaadka Kenya ee iman jiray Soomaaliya.
Si kastaba, Kenya ayaan fulin xitaa hal qod ob oo ka mid ah heshiiskaas, waxaana cad in mar kale madaxda Soomaaliya laga saxiixay he shiisyo been ah oo Kenya kaliya u daneynaya.
Milkiilayaasha Manchester United oo ku dha waaqay inay iibinayaan kooxda
Milkiilayaasha Manchester United ee qoyska Gl azer ayaa sheegay inay tixgalinayaan inay iibi ya an kooxda iyagoo ” sah aminaya taallaaboyin kale oo istiraatiiji ah”.
Qoyskan oo reer Maray kan ka ah ayaa ku iibs aday Ko oxda ku dheesha Old Traff ord 790 mil yan oo gini ($1.34bn) sannadkii 20 05-tii. Tallaa badan ayaa timid timid ka dib san ado badan oo ay taagerayaasha ka cabanayeen lahaanshaho oda kooxda.
War qoraal ah oo ka soo baxay naadiga ay aa lagu sheegay in guddigu "ay tixgalinayaan dhammaan isbeddelo istaraatiiji ah, oo ay ku jir aan maalgashiyo cusub oo lagu soo kordhiyo na adiga, amaba in la iibiyo”.
Shirkadaha qaadka keena Laascaanood oo ku dhow in ay dagaalamaan
Ganacsade Maxamed Jabuutaawi Caraale, oo leh mid kamid ah shirkadaha qaadka keena magaalada Laascaanood, ayaa si adag uga soo horjeestay shirkad cusub oo uu sheegay in xuku umadu ruqsad siisay.
Shirkad uu wato nin uu magic iisa ku sheegay Sisto, oo uu shee gay in ay xukuumadu ruqsad u si isay in ay qaad Nairobi ka keen to, ayuu ka dhiidhiyay, waxaanu sheegay in ay la dagaalami doonaan.
"Sisto Nairobi ayuu joogaa, berritoolana diy aarad ayuu soo rarayaa, anagana waxa uu noo gu hanjabay millateriga iyo Jaamac Siyaad ha is arkeen, Sisto way is arkayaan waana nu ku qaa bilaynaa" ayuu yidhi Jabuutaawi oo rag hubay sani daba taaganyihiin.
Waxa uu sheegay in markii hore shirkada Jab uutaawi iyo shirkada Ina Afdiinle, oo kali ahi ja adka keeni jireen, lakiinse loo sheegay in diyaaa rado sida qaad Miiroo ah la sheegay in ay ima nayaan oo ay madaxweynaha iyo badhasaabka gobolka Sool siiyeen ruqsad.
Madaxweynaha Somaliland ayuu usoo jeed iyay in uu xal keeno, oo uu joojiyo ninka la she egay in uu ruqsada u siiyay in uu qaadka keeno magaalada Laascaanood.
Sidookale, guddoomiyaha gobolka Sool ayuu kula taliyay in uu ka laabto arrimaha ganacsiga ee lagu eedeeyay in uu gacanta kula jiro, isaga oo sheegay in wax ka badan labadii shirkadood ee hore u keeni jiray anay wax ka badani maga alada qaad keeni karin.
JAAMACADDA CARABTA OO KU DHAWAAQDAY QA BASHADA SHIR LOOGA HADLAYO ABAARAHA KA JIRA SOOMAALIYA
Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaam acadda Carabta, Ambassador Hossam Zaki, ay aa shaaca ka qaaday in 6-da bisha December ee soo soota la qaban doono shir caalami ah oo ku saabsan sidii looga hortagi lahaa abaar aha ka jira Soomaaliya,isla markaana, kor loogu qaadi lahaa haqab-beelka cuntada iyo kor u qaadista awoodda la qabsiga isbedelka cimilada ee Soomaaliya.
Shirweynahaasi ayaa la fil ayaa in ay garwadeen ka noqdaan Jaamacadda Car abta iyo Qaramada Midoobay,si looga hortago khatarta macluusha ee Soomaaliya , kadib mar kii tirada dadka ay abaaruhu saameeyeen ay ga areen ilaa 7.8 milyan.
Danjire Zaki oo Shalay shir jaraa’id ku qabt ay xarunta xoghaynta guud ee Jaamacadda Car abta ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka jirto ab aar daran, taasoo ah tii ugu darneyd ee soo mar ta dalka muddo dhowr iyo labaatan sano ah, ka dib markii la waayey roobabkii muddo 5 sano, ta asina keentay in kala bar dadka Soomaaliyeed ay la noolaadaan dhibaato abaareed,
Waxa uu tilmaamay in Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Axmed Aboul Gh eit uu la xiriiray Madaxwqqqeynaha Somalia, Wasii rka Arrimaha Dibedda Somalia iyo Madax bad an oo Somalia ka tirsan, isla markaana ay ka wadahadleen wax ka qabashada musiibadan ka jirta Soomaaliya iyo sidii looga bixi karo duru ufaha taagan. Shirkaan caalamiga ah ee Cara btu waa in la isku duba rido qorshayaal hawleed u dhexeeya ururada maxaliga ah, gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya si loo wajaho xaaladda ka jirta Soom aaliya ayuu yiri” Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaa macadda Carabta, Ambassador Hossam Zaki.
Wasiir Gaafaadhi: 26-ka hadii la gaadho waa urur WADDANI
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in marka la gaadho 26 December oo wakhtigii sha rciga ahaa ee xisbiyadu ku egyahay, in xisbiga WADDANI urur noqonayo.
Wasiirka Wasaarada Caafimaad ka Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), ayaa sheegay in madaxda xisbiga WADDANI, ay 10 sanno ka hor u ullolaynayeen in ururo la furo, markaasi oo uu WADDANI ku dhashay doorashadii ururada ee xukuumadii Kulmiye qabatay.
"Waxan u sheegayaa oo dadweynuhu anay ogayn 2012 ragaa Shalay hadlayaa, waa ragii difaacayay in ururo la abuuro, oo waxay kamid ahaayeen ragii ururada sameeyay, Xirsi wuxuu kamid aha ragii ururada sameeyay, isaga oo xu kuumada ku jira ayuu urur sameeyay" ayu yidhi Gaafaadhi.
Wasiirka ayaa sheegay in marka la gaadho 26 December ee sannadkan uu xisbiga WADDA NI urur isku badalayo madaama oo mudadiisii sharciga ahayd dhamaanayso, isla markaana Xirsi uu yahay shakhsiga ku tartami doona mag aca xisbiga.
"Waxa ay ka didayaan waa nabsiga, waxa ka le oo ay ka didayaan arrin kale oo ay tahay in ay xalkeeda gaadhaan, 26 December hadii la gaa dho waa urur WADDANI, ururka Xirsi ayaa gudd oomiye ka ah Xirsi, ayaa loogu codaynayaa, ha ddii ayna sidaa ahayn ma shirwayne aan caadi ahayn ayaan la qabsanaya oo waxba laga bad alayaa" ayuu yidhi Gaafaadhi.
Waxa uu sheegay in marka doorashada uru rada la galo, aanu jiri doonin wax musharax la yi dhaa, oo kali ah ay jiri doonaan goddoomiyayaal ururo, guddoomiyahana loo codayn doono, ee aan musharax loo codayn doonin.
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Dorraad kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoob iya Abiy Axmed Xaalada Dalkaasi
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony J. Blinken ayaa Dorra ad kala hadlay Ra’I isul Wasa araha Itoobiya Abiy Axmed dadaall ada loogu jiro sidii nabad waarta loogu soo dab baali lahaa Waqooyiga Itoobiya, sida lagu she gay bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka.
Xoghaye Blinken ayaa qiray dadaalka ay dowlada Itoobi ya sii wado ee ay kaga sha qaynayso gargaarka bini’a adantinimo ee aan la hagardaameyn iyo soo cel inta adeegyada aasaasiga ah ee gobolka Tigray iyo sidoo kale gobolada dariska la ah ee Can farta iyo Axmaarada.
Blinken ayaa carabka ku adkeeyay muhiim ada ay leedahay in si deg deg ah loo dhaqan galiyo heshiiskii xabbad-jooginta ahaa oo ay ku jiraan in laga saaro dhammaan ciidamada shi sheeye iyo in isku mar hub ka dhigis lagu same eyo ciidamada Tigreega.
Waxa uu xusay in Mareykanka ay weli ka go ’an tahay taageeridda hannaanka Midowga Afri ka uu hoggaamiyo, oo ay ku jirto habka kormeer ka iyo xaqiijinta Midowga Afrika.
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo gaar tay go’aan ka dhan ah Trump
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa og golaatay, in dukumintiyada canshuur-celinta ma daxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump lagu wareejiyo guddi ka tirsan Aqalka Wakiill ada.Guddi hoosaad ka tirsan Aqalka Wakiillada ayaa tan iyo sannadki 2019-kii baa di-goob ugu jiray, sidi ay u heli lahaayeen dukumi ntiyada lacagaha canshuurta ee uu bixiyay Donald Trump muddo lix sano ah oo, ay ku jirto afarti sano ee uu madaxweynaha ahaa.
Trump ayaa dhamaadkii bishi October weydiis tay Maxkamadda Sare in ay diiddo, amar kasoo baxay maxkmad ku taalla New York oo fasaxd ay baarita anka canshuur celinta Trump.
Go’aanka Maxkamadda Sare ee Dorraad ayaa madaxweynihi hore ee Mareykanka Trump ku noqonaya, guul-darradii saddexaad ee kasoo wajahda Maxkamadda Sare sanadkaan oo kali yah. Wali wax falcelin ah kama soo bixin dhan ka Trump.
Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha dhul gariirka ku dhuftay dalka TURKIGA
Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.1 ayaa ku dhiftay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga saacadihii hore ee Arbacada Shalay ah, wax aana ku dhaa wacmay ugu yaraan 35 qof.
Dhulgariirkan ayaa ka dhacay meel qiyaas tii 170 kiiloomitir (105 mayl) dhan ka bari kaga beegan mag aalada Istanbul, oo ah magaalada ugu weyn dalk aas, halkaas oo si xoogg an looga dareemay.
Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa sheegay in dhu lgari irku uu ahaa 5.9 — taas oo ka hooseeya qiy aastii 6.1 ee ay bixisay hay’adda Sahanka Juq uraafi ee Mar aykanka.
Waxa uu ka dhacay degmada Golyaka ee go bol ka Duzce, inkastoo uu sidoo kale uu ruxay magaa looyin kale oo u dhow.
"Waxaa kusoo toosnay sawaxan iyo gariir weyn,” ayay AFP u sheegtay Fatma Colak oo degan Duzce.
"Waxaan kasoo baxnay guryaheennii anna goo argagaxsan, hadda waxaan ku suganahay bannaan ka.” ayay raacisay.
Wasiirka caafimaadka Fahrettin Koca ayaa bart iisa twitterka ku soo qoray in 35 qof ay ku dhaawac meen, kuwaas oo 32 ka mid ah ku dhaawacmeen de gmada Duzce, mid Istanbul ah iyo labada kale ee gobo llada u dhow ee Bolu iyo Zonguldak.
Turkigu ayaa ku yaalla mid ka mid ah goobaha ay ugu badan yihiin dhulgariirka adduunka.
Duzce ayaa ahayd goobtii uu ku dhiftay dhul gariir cabbirkiisu ahaa 7.4 sanadkii 1999-kii – oo ahaa kii ugu khasaaraha badnaa Turkiga toba nnaan sano.
Dhulgariirkaas yaa dilay in ka badan 17 kun oo qof, oo ay ku jiraan ku dhawaad kun qof oo ku dhin tay Istanbul.VOA
Koobka Adduunka FIFA Qatar 2022
Dalka Qadar ayaa martigelinaya tartanka Koobka Adduunka ee afartii sano ba hal mar la qabto. Halkan si toos ah ugala soco kulamada qaramada iyo sida ay kala yihiin natiijooyinka.
GROUB A
20 NOV, 16:00 GMT Qatar 0 - 2 Ecuador (Al Bayt Stadium)
21 NOV, 16:00 GMT Senegal 0 -2 Netherlands (Al Thumama Stadium)
GROUB B
21 NOV, 13:00 GMT Ingiriiska 6 -2 Iraan (Khalifa Int Stadium)
21 NOV, 19:00 GMT Mareykanka 1 -1 Wales
(Ahmad Bin Ali Stadium)
GROUB C
22 NOV, 10:00 GMT Argentina 1 -2 Sucuudiga
(Lusail Stadium) 22 NOV, 16:00 GMT
Mexico 0-0 Poland (Stadium 974)
GROUB D
22 NOV, 13:00 GMT Denmark 0-0 Tunisiya
(Education City Stadium) 22 NOV, 19:00 GMT
Faransiiska 4 -1 Australia (Al Janoub Stadium)
GROUB E
23 NOV, 13:00 GMT Jarmalka 1-2 Japan
(Khalifa Int Stadium) 23 NOV, 16:00 GMT
Spain 7 -0 Costa Rica
(Al Thumama Stadium)
GROUB F
23 NOV, 10:00 GMT Morocco 0- 0 Croatiya
(Al Bayt Stadium) 23 NOV, 19:00 GMT
Belgium 1 - 0 Canada (Ahmad Bin Ali Stadium)
DANAB: "AL-SHABAAB WAY NAGA CARARAAN”. BBC-DA OO HESHAY QAABKA AY U DAGAALLAMAAN KUMAANDOOSTA SOOMAALIYA
Waa 5-tii aroornimo. Gawaari "Cabdi Bile” ah oo ay saaran yihiin askar aad u hubaysan ayaa ku dhaqaaqay waddo aan laami ahayn oo ku taalla bartamaha Soomaaliya.
Darawalka mid kamid ah gaadiidka ayaa marba marshada (ge erka) bedalaya, waxaana inta uu dib jalleeco xaqiijiyaa in askartu aanay ka daadan gaariga.
"Shaqadeennu waa in aan marka hore deegaanka galno,” ayu u yiri taliyaha da’da yar ee askartan, xilli uu eegayay hareeraha wadada si uu uga digtoonaado weerar gaadmo ah ama qarax ay Al-Shabaab u dhigeen.
Saddexdii bilood ee la soo dhaafay, ciidamada kumaandoosta Danab ee uu tababaray Maraykan ka ayaa dowr muhiim ah ka qaatay kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab oo laga saaray deegaa nno ku yaalla bartamaha Soomaaliya.
Guulaha laga gaaray duullaankan ayaa rajo badan ku abuuray Soomaalida, oo malaayiin kamid ah ay saamaysay abaar ba’an.
"Waa markii ugu horreysay muddo sanado ah oo aan dareemo rajo intaa dhan. Lama horjoogsan karo duullaankeena, maadaama aan guulo ka gaarnay Al-Shabaab. Dadka Soomaaliya ayaa kacay oo arkay in laga adkaan karo Al-Shabaab,” ayuu yiri Malik Cabd alla oo xildhibaan Golaha Shacabka ah, lagana soo doorto gobol ka Hiiraan.
Kadib saddex saac oo aan ku soconanay waddo raf ah, kolon yada ciidanka ayaa gaaray afaafka hore ee deegaanka Bukure. Askarta Danab ayaa ka degay gawaaridooda.
Inagoo saddex weriyayaal BBC ah ayaa na loo oggolaaday in aan raacno ciidankan sida gaarka ah u tababaran, xogtiisana aadka loo ilaaliyo.
"Warku si degdeg ah ayuu u faafaa. Al-Shabaab wax ay ogaan karaan in aan hal kan joogtaan. Waa sababta aan xilli hore u soo dhaqaa qnay si aan wadada u mar no inta aanay ku aas in mii nooyin,” ayay tiri Asli Xal ane oo ah sarkaal qaabil san isku xirka rayidka iyo milateriga, ahna qofka keliya ee ka tirsan Danab ee loo oggolaaday in aan waraysanno.
Kumaandoosta Danab
"Waxaan halkan ku dilnay 60 kamid ah Al-Shabaab,” ayay tiri sad dex alifle Asli Xalane oo ka warramaysay dagaal adag oo goobtan ka dhacay bishii September.
Xooggaga Al-Shabaab ayaa markii dambe isaga baxay deega anka, iyagoo gubay guryo isla markaana qarax ku xiray ceel biyo odka deegaanka, falkaas oo lagu tilmaamay mid arxan darro ah.
"Dadka deegaanka ayaa maalmo dhan biyo la’aan ahaa, mana haystaan cunno iyo waxyaabaha kale ee asaasiga u ah noolasha,” ayay tiri Asli.Dareenka Shacabka
Si ka duwan sidii hore, shacabka Bukure iyo deegaanno badan oo Soomaaliya ah ayaa dhinac iska dhigay cabsida ay ka qabeen Al-Shabaab. Intooda badan waxa ay ka caroodeen lacagaha "saka waadka” loo bixiyay ee xilligan abaarta adagi jirto uu ka qa ado ururka.
Qaar badan oo kamid ah shacabka Bukure ayaa oggoladay inaan muuqaal ka duubno, waxaana ay si cad u muujiyeen naceyb ka ay u qabaan Al-Shabaab, iyagoo tilmaamay inay wax badan isbedaleen.
"Markii ay Al-Shabaab halkan joogeen, habeen kasta waxaa ku seexan jirnay cabsi,” ayuu yiri Cali Daahir Warsame, 48 kamid ah waxgaradka deegaankan.
"Hadda se waxaan fahannay in aanay Islaannimo hayn oo ay dhibaateeyaan dadka aan waxba galabsan. Waxaan 100% ku kals oonnahay in aanay halkan ku soo laaban doonin,” ayuu hadalkiisa raaciyay.
Shacabka Bukure
Arrinta labaad ayaa ah in kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab u uku billowday qaab beelaysan oo xoogag lagu magac aabay "Macawisley” ayaa ku dhiiraday inay iska celiyaan ururkaas sanadaha badan haystay qeybo ka tirsan Soomaaliya.
"Dadku waxa ay ka daaleen dhibaatada Al-Shabaab. Dowladdu waxa ay hadda haysataa fursad ay dalka uga saari karto Al-Shab aab,” ayuu yiri weriye hore xildhibaan Maxamed Ibraahim Macal limuu oo muddo todobaadyo ah ku sugnaa furimaha gobolka Hii raan.
Durbadiiba waxaa muuqata in qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada ay shaki ka muujinayaan qorshaha dowladda Fed eraalka iyo hubeynta beelaha.
"Istaraatijiyaddan waa mid shaqeysay. Maadaama uu hadda xoogan yahay kacdoonka ka dhanka ah Al-Shabaab, siyaasiyiintu kuma dhacaan inay horjoogsadaan qorshaha dowladda,” ayuu yiri Xuseen Macallin oo ah lataliyaha Madaxweynaha ee amniga qar anka.
Al-Shabaab way naga baqaan
Ciidanka Danab ayaa la filayaa in bilaha soo socda tiro ahaan la gaarsiiyo in ka badan 3000 oo askari, iyadoo uu Maraykanka siin doono dhaqaalo iyo kaalmo milateri oo dheeraad ah.
HALKAAN KA AKHRISO :-WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILT NEWS PEPAR EE MAANTA OO AHKHAMIIS 24-KA NOVEMBAR 2022-KA
...