HALKAAN KA AKHRISO :-WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILT NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 23-KA NOVEMBAR 2022-KA

0
Wednesday November 23, 2022 - 08:10:37 in Wararka by
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO :-WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILT NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 23-KA NOVEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Muxuu Xasan Sheekh Shalay ku soo arkay dekedda Muqdisho?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo korme eray Dekadda Muqdisho ayaa "adkeeyay muhiimadda dardargelinta hawl aha shaqo ee Dekadda si kor loogu qaado dakh liga dowladda.”

Madaxweynaha ayaa booqday qeybaha kala duwan ee Dekadda ee loogu adeego shacabka Soomaaliyeed, waxa uuna faray hawl-wadeen nada in iyaga oo ilaalinaya qaanuunka dowladn imada ay si wanaagsan ugu shaqeeyaan dadka Soomaaliyeed, loona fududeeyo adeegyada uga xiran Dekadda.

"Wax kasto oo shaqo ah si dii loo qaban jiray waa in si ka duwan loo sameeyo si aan u helno wax ka wanaa gsan waxa aan heysano,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay madaxtooyada.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tilmaamay muhiimadda ay ilaha wax soo saarku u leeyihiin dowladnimada ayaa kula dardaarmay madaxda iyo shaqaalaha Dekadda Muqdisho in ay dardar geliyaan shaqooyinka ay qaranka u hayaan kob ciyo dakhliga wax soo saar ee dalka.

Dhankooda, Wasiirka Wasaaradda Dekada ha iyo Gaadiidka Badda XFS Cabdullahi Axmed Jamac, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Sada am Maxamuud iyo Maareeyaha Dekadda ayaa Madaxweynaha siiyay warbixin ku saabsan sida ay u socdaan hawlaha shaqo ee Dekadda iyo qorshaha hortebinta u leh ee ay doonayaan in ay ku horumariyaan hawlaha Dekadda.

Nabadoon caan ah oo Shalay lagu dilay deg mada Cadale G/ Shabeellaha Dhexe iyo Waxgarad ka Tacsiyadeeyey

Wararka ka imaanaya deegaanka Cadow Uul oo ka mid ah deegaanadda hoostaga degm ada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe ay aa sheegaya in galinkii dambe ee Shalay halk aasi lagu dilay Nabadoon Mukhtaar Axmed Maxa med.

Allah naxariistee Nab adoon Mukhtaar Ax med ayaa ka mid ahaa nab adoonadda maa lm ahii dambe ku howlana dha meystirka heshiis nabadeed oo lakala dhexdh g ay laba beelood oo walaalo ah oo mudo oyi nkii dambe ku dagaala maayay dee gaanno hoos ta ga demada Cadale, wax aana la tilm aamay in nabadoonka uu ku geeriyaaday is ras aaseyn dhexmartay ciidamo uu waan wa an ka dhex waday.

Geeridda Nanadoonka waxaa si deg deg ah uga tacsiyadeeyay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wax garad kale oo uu ka mid yahay Imaam Daahir Imaam Maxamuud Imaam Cumar.

"Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qa raabada, bahda dhaqanka iyo guud ahaan umm aad Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Nabadoon Mukhtaar Axmed Maxa med, Marxuumku waxa uu ka mid ahaa hogga anka nabadda iyo dhaqanka bulshada isagoo geeriyooday xilli uu ka shaqeynayay nabadeyn ta beelo walaalo ah" ayu yiri madaxweyne Guud laawe.Dagaal beeleedka ka dhacay deegaanad da hoostaga Cadale waxaa ku geeriyooday in ka badan 50 ruux oo isugu jiray dhinacyada labada Maleeshiyo beeleed, waxaana dagaal adaasi lagu gubay ilaa sideed tuulo.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqada ha aqoonsiga danjirenimo ka guddoom ay safiirka cusub ee dowladda Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooy ada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqo onsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowlad da Qatar ay u soo magacaabatay dalkeenna Md. Cabdalla Binu Sa alim Al-nuceymi.

Danjire Al-nuceymi ayaa Madaxweynaha Ja mhuuriyadda soo gaarsiyey salaan iyo farriin muujineysa ixtiraa mka qarannimada iyo xoojin ta xiriirka walaaltinimo ee 2da dal, taas oo uu ka siday Amiirka dalkiisa Md.Tamiim Binu Xamad.

Sidoo kale, Danjiraha ayaa soo bandhigay dadaalka uu ku bixin doono xiriirka diblumaasi yadeed ee labada dal, isaga oo shacabka iyo do wladda Soomaaliyeed uga mahadceliyey soo dhoweynta diirran ee lagu qaabillay.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa ugu hambalyeeyey Danjire Cabdalla Binu Sa alim Al-nuceymi,xilka safiirnimo ee loo igmaday, waxa uuna u rajeeyey in uu ku guuleysto matel aadda dalkiisa, doorna uu ka qaato xoojin ta xiri irka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya lab ada shacab ee walaalaha ah.

Wasiirka Isgaarsiinta Morocco oo farriin soo gaarsiiyay Madaxweynaha Somaliya

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Dhallinya rada, Dhaqanka & Isgaarsiinta Morocco, Moha med Mehdi Bensaid ayaa Shalay soo gaaray M/ Muqdisho.

Wafdiga oo si diiran loo gu soo dhaweeyay Garo onka Diyaaradaha ee Aa dan Cadde ayaa loogel biyay Xarunta Madax too yada Qaranka, halkaasoo uu gelinkii dambe ee Shalay ku qaa bilay Madaxweyne Xasan Sh.Ma xamuud.

Wasiirka ayaa Madaxweynaha Somaliya soo gaarsiiyay farriin uu uga siday Boqor Maxam ed-ka lixaad ee Morocco.

"Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Wasiir Bensaid booqashadiisa iyo fariinta rasmiga ah, ee uu ka siday H.M King Muḥammad VI.” Ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay bogga Villa Som alia ee Twitter-ka.

5-tii bishii hore ee October ayay ahayd, mar kii Wasiirka Isgaarsiinta Algeria, Moham ed Bou slimani uu sidaan oo kale booqasho ugu yimid Caasimadda Muqdisho, soona gaarsiiyay Madaxweyne Xasan Sh.farriin uu uga siday Madaxw eynaha dalka Algeria, Abdelmadjid Tebboune Xukuumadda Somalia oo Maamulka Gal Mud ug kala hadashay xasilinta degaannada laga la wareegay Al-Shabaab

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi oo Shalay booqasho ku tagay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa halkaas kusoo dho weeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha & Dib u he shiisiinta Galmudug, Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayeel).

Soo dhaweynta ka dib ayaa waxaa ay laba da wasiir ka wada hadleen arrimo badan oo ay ka mid yihiin dhismaha dowlaha hoose, Dib u heshisiinta, Deegaameynta iyo xasilinta gooba ha laga saaray Al-Shabaab iyo xoojinta xiriirka labada Wasaaradood.

Ugu horeyn waxaa goobta ka hadlay Wasii rka arrimaha gudaha & Dib-u-heshiisiinta Galm udug, Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waaye el) kaas oo sheegay in ay ku faraxsanyihiin boo qashada Shalay uu ugu yimid wasiirka arrim aha gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaal iya Mudane Axmed Moallim Fiqi.

Dhankiisa Wasiir Fiqi oo goobta ka hadlay ay aa ugu mahadceliyay Wasiir Wayeel iyo dham maan shaqaalaha ka howlgala wasaaradda sida wanagsan ay usoo dhaweeyeen ,sidoo kalena ku dhiirigaliyay in ay labo jibaraan dadaalkooda shaqada.

IMAARAADKA oo ballan-qaad hor leh u sameeyay Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shalay Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee dowladda Isu-tagga Imaa raadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Ahm ad Juma Al-Rumaithi.

Kulanka oo ahaa isbarasho iyo soo dhaw eyn, ayaa waxa uu Danjiraha cusub ee dalka Imaaraadka Carabta oo guddoomiyaha salaan uga sidy shacabka iyo dowladda Imaaraadka uu sheegay in dalkiisa ay ka go’antahay garab istaaga shacabka iyo dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale waxa uu danjiraha u ballan-qaad ay guddoomiyaha inay dowladiisa ay kala sha qeyn doonto dib usoo kabashada & horumarinta dalkeena iyo weliba sii adkeynta cilaaqaadka ka dhaxeeya labada dowladood.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ugu dambeyntii dowladda iyo shacabka Imaaraadka Carabta ku bogaadiyay dadaalada iyo mashaar iicda horumarineed ee dalka ay ka fulisay, wux uuna danjiraha ku booriyay adkeynta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Imaaraadka ayaa kamid ah dalal ay aad isu gu xumaayeen dowladdii madaxweyne Farma ajo, oo markii la doortay madaxweyne Xasan Sh.uu dadaal dheeri ah u galay inuu xiriirkooda hagaajiyo, saaxiibna ka dhigto.


Safiirka Cusub Ee Dowladda Qatar Oo Waraa qaha Aqoonsiga Laga Guddoomay

Wasiirka Arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliye Abshir Omar Jama – Huruse ayaa waraaqaha aqoonsiga ka gudoo may Safiirka Cusub ee dalka Qatar.

Dowladda Qatar aya Soomaaliya u soo magaca abatay Dr Abdullah Salem Nasser Al Holi Al Nuaimi in uu u noqdo Safiirka Cusub ee Sooma aliya u fahdindoona.

"Waxaan nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjir annimo ka guddoomay safiir ka cusub ee dalka Qatar u fa dhin doona dalkeena Soomaaliya, H.E. Dr Abd ullah Salem Nasser Al Holi Al Nuaimi. Waxaan u rajeyn Safiirka cusub inuu ku guuleysto xoojin ta xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya la bada dawladood ee walaalaha ah” ayuu yiri Wa siirka arrimaha dibadda Soomaaliya Dr Abdullah Salem Nasser Al Holi Al Nuaimi

Guddooomiyaha G/Shabeellaha Dhexe oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhe xe Axmed Meyre Makaraan ayaa abaabulka ho wgallo ka dhan ah ururka Al-Shabaab ka wada degaano katirsan gobolkaas, isaga oo la kulm aya Ciidamada degaank

a iyo Odayaasha Dhaq an ka.

Guddoomiyaha oo War baahinta la hadlay ay aa she egay in Al-Shabaab ay xorriyada ka qa adeen dadka kunool Gobolka Shabeellaha Dhe xe, isla markaana wadada kaliya ee furan ay tahay in lala dagaalamo.

Al-Shabaab oo Shalay lagu jebiyey weerar ay koox macawiisley ah ku qaadeen

Faahfaahino ayaa laga helayaa weerar ay Shalay gelinkii dambe kooxda Al-Shabaab ku qaaday saldhig ciidamada dib u xoreynta deegaanka ay ku leeyihiin deegaan lagu magacaabo Ceeldheere.

Deegaankaan ayaa dhaca halka ay iska galaan gobo llada Hiiraan iyo Shabee llada Dhexe, halkaas oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka socday abaabul xooggan oo dadka deegaanka ay sameynaye en, si kooxdaan ay isaga xoreeyaan

Dagaal culus ayaa Shalay ka dhacay deg aankaas, kadib markii ay Al-Shabaab soo weerareen saldhig ay Ceeldheere ku lahaayeen ciidanka dib u xoreynta deegaanka, waxaana halkaas khasaare culus lagu gaarsiiyey Al-Sha baab.

Dadka deegaanka ayaa Caasimada Online u sheegay in kooxda lagu jebiyey dagaalkii Shalay oo dib ay ugu laabteen deegaanadii ay ka soo duulaan tageen, iyagoo meydad badan uga carar halkii lagu dagaalamay.

Si rasmi ah looma oga tirada khasaaraha 2da dhinac ka soo gaaray dagaalkii Shalay, hase ye eshee waxaa la soo werinayaa in khasaaraha u gu badan la gaarsiiyey Al-Shabaab oo duulaan ka soo qaaday.

Halka ay iska galaan gobollada Sh/Dhexe iyo Hiiraan waxaa ka socda abaabul xoog leh oo da dka deegaanadaas ay uga soo hor jeedaan koo xda Al-Shabaab, iyagoo doonaya inay dhulk ooda ka xoreystaan kooxda.

Sidoo kale kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay inay ku xoogan tahay dhulkaas, maadaama la ga xoreeyey inta badan bariga gobolka Hiira an iyo qeybo badan oo ka tirsan Shabeellada Dhe xe.xigasho:-caasimadda.net

Maamulka Jubbaland oo soo farogeliyay khil aafka Guddoomiyaha Gobolka gedo & Taliyaha Nabadsugida

Xiisad dagaal oo u dhaxeeya Guddomiyaha gobolka Gedo ugu magacaaban dowladda So omaaliya Axmed Buulle Gareed iyo Taliyaha Na badsugida Gobolkaas Cabdiraxmaan Cabdula ahi Aadan Bakaal Kooke ayaa maalintii labaad ka taagan D/ Doolow ee Gobolkaasi Gedo.

Xiisadda ayaa salka ku heyso arrimo la xiriira Canshuurta laga qaado qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Gedo, wa xaana labada dhinac la sheegay in mid walba uu diyaarsaday Ciidamo taabasan lagana cabsi qabo inay dagaalamaan, waxaana khilaafka lab ada mas’uul soo faro-geliyay Maamulka Jubba land.

Wasiirka Amniga dowlad Goboleedka Jubb aland Janeraal Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuu maal) ayaa sheegay inay la socdaan khilaafka hareeyay qaar kamid ah mas’uuliyiinta Gobolka Gedo, isla markaana ilaalinta amniga iyo xasiloo nida gobolka ay mas’uul ka yihiin Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in aan marnaba laga aqbal eyn in qofkii doonaya mansab siyaasadeed in uu dad aflagaadeeyo, isla markaana Maamulka Jubbaland uu tallaao ka qaadi doono cid kasta oo wadda khalqal gelinta Amniga G/Gedo.

Xukun lagu riday Xubin katirsan Al-Shabaab oo la qabtay

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay xukun ku riday Eeney Ureyn Garaar Dooli (Ooyow) oo Ciidanka Naba dsugida Soomaaliya ka soo qabteen Dagmada Afgooye 13-kii Bishii Juun ee Sanadkaan, isaga oo Al-Shabaab u qabilsanaa Qeybta Qaraxyada.

War kasoo baxay Maxkamadda Ciidamada ayaa lagu sheegay in Eeney Ureyn uu Al-Shabaab ku biiray isaga oo yar, waxa uuna kagaba biiray de gaanka Ceel-Bashiir ee hoostagta Dagmada Bu ur-hakaba, Waxaana ku qanciyay ka mid aha anshihiisa Sarkaalkii xukumayay.

Sidoo kale Xeer ilaalinta Maxkamadda ayaa sheegtay in Sarkaalka uu u soo dhiibi jiray Miino diyarsan ka dibna uu gayn jiray dagmada Buur-Hakabe isaga oo isticmaalaya mooto Feekon ka dibna waxa uu dhigi jiray meeshii uu marka as u arko in ay dadka isugu yimaadan.

Baaris dheer ka dib Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa isku howlay sidii uu u soo dhamaystiri la haa hab raaca Muhiimka u ah horgaynta Maxka madeed Eeney Ureyn Garaar Dooli (Ooyow) 12-kii Bishaan, waxa ay Maxkamadda la wadaage en Qiraalka Eedeysanaha.

Abuukataha u dooday Eedeysanaha ayaa Maxkamadda ka codsaday in ay Maxkamadda u fiiriso sifaha danbi fududeya Maadaama uu Eed esanaha Qiraal yahay.

Maxkamadda ayaa fadhiya kala duwan ku xu kuntay Eeney Ureyn Garaar Dooli (Ooyow) Xa bsi Daa’in 21-kii Bishaan, sida dhinacyada Da cwadda uu u sheegay Gaashaanle Cali Axmed Cali oo ka tirsan Garsoorka Ciidamada Qalabka Sida.Xukunsanaha ayaa haysta Fursad uu ku dalban Karo Rafcaan.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo ka qeyb galay shirka 6-aad ee Golaha Dastuuriga ee Garsoorka Africa

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Md.Baashe Yuusuf Axmed, ayaa Shalay ka qa yb galay Shirkii 6-aad ee Golaha Dastuuriga ee Garsoorka Africa oo ka qabsoomay magaalada Rabat,ee Boqortooyada wadanka Morrooco.

Shirka oo socon doona muddo laba cisho ah, ayaa hal-ku-dheggiisuyahay "Ga rsoorka Dastuuriga ah ee Africa iyo Sharciga Caalamiga ah”. Golahan ay aa ah madal joogta ah oo lagu xoojiyo xidhi idhka, iskaashiga iyo waayo-aragnimo wadaag ga Garsoorka Africa.

Maareeyaha Heya’adda Tayo-dhowrka Soom aaliyeed oo kulan la qaatay Guddo omiye-ku-xigeenka Hay’adda Tayodha wrka dalka Sacuudi Carabiya

Maareeyaha Hay’adda Tayodhawrka Soom aaliyeed – Somali Bureau of Standards – Md. Cali Yaasin Gurbe iyo wafti uu hoggaaminaayo oo ka qaybgalaya Shirka 24aad ee Golaha Maa mulka iyo Shirweynaha 17aad ee Machadka Hal beegyada iyo Cabbirada ee dalalka Islaamka oo ka socda magaalada Istabul ee dalka Turkiga ayaa kulan la yeeshay Guddoomiye-ku-xigeen ka Hay’adda Tayodhawrka ee dalka Sacuudi Carabiya Md. Sacuud bin Rashiid Al-Askar.

Labada dhinac waxay ka wa da hadleen sidii iskaashi mi dho dhal ah oo la xidhiidha ilaalinta tayodhawrka labada dal ay u samaysan lahaay een.

Guddoomiye-ku-xigeenka Hay’adda Tayo dhawrka ee dalka Sacuudi Carabiya waxa uu u ballanqaaday Hay’adda Tayodhawrka Soomaali yeed in ay ka gacansiin doonaan dhinacyada ta babarka shaqaalaha waaxyaha kala duwan ee Hay’adda iyo kor-u-qaadista khibradda shaqaa laha. Sida oo kale waxa uu ballanqaaday in ay Hay’adda Tayodhawrka Soomaaliyeed ka taage eri doonaan hannaanka hubinta tayodhawrka iyo qalabaynta.

Guddoomiyaha B/Hirshabeelle oo shir gudd oomiyay kulan looga hadlay dagaalka al shabaab looga xorreynayo G/ Hiiraan

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Gobolleed Hirshabelle mudane Cabdixakiim Lu qmaan Xaaji ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlaayay wajiga 2-aad ee dib u xorreynta gobalka Hiiraan gaar ahaan galbeedka.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Xil dhibaano katirsan BJF, qaar kamid ah labada gole ee dowlad gobolle edka Hirshabe lle, sar aakiil ciidan, Gudoomiye ku xigeenka gob alka Hiiraan iyo siyaasiin kale.

Kulanka ayaa lagu go’aamiyay in waqtiyada dhaw la soo afjaro Khawaariijta oo laga saaro deeggaanadda ay kaga sugan yihiin G/hiiraan ee D/G/Hirshabeelle.

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay degaanka Deeynuunay & khasaaro ka dhashay

Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada katirs an kuwa xoogga dalka Soomaliyeed ee qeybta 60aad iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa Shalay ka dha cay degaanka Deeynuunaay oo 25 KM dhanka bari kaga aaddan magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Xub no katirsan Ururka Al-Sha baab ay weerar ku qaad een Saldhiga Ciidamada ee degaanka Deeynuunaay, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal saacado badan qaatay, kaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerarkii kaga yi mid dhinaca Ururka Al-Shabaab , isla markaana khasaaro ay ku gaarsiiyeen dagaalkii ay la gal een, hayeeshee Al-Shabaab ayaa dhankoo da sheegtay inay la wareegeen degaanka Deeynu unaay ee gobolka Baay.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay Risaala u sheegeen in weli rasaas goos goos ah laga maq layo degaanka Deeynuunaay, waxaana gaaray Ciidamo gurmad ah oo ka baxay dhinaca M/Ba ydhabo, si ay Al-Shabaab uga difaacaan dega ankaas.

Dhowr jeer ayay Al-Shabaab weerareen la na wareegeen degaanka Deeynuunaay oo ka mid ah degaannada laga ilaaliyo magaalada Ba ydhabo oo uu ku Shaqeeyo Maamulka K/Galbe ed,iyada oo ay halkaasi ku sugan yihiin Ciidamo farabadan oo katirsan dowladda Soomaaliya & kuwa Maamulka koonfur Galbeed.

Cabdisalaan Karood: Hadda 10 iskuul ayaan siinay kombiyuutaro iyo koronto

Md.C/salaam Farah Cali [Abdisalam Karood] wuxuu ka mid yahay aasasayaasha ururka Ka alo Nederland; ururkaas oo door weyn ka qaata dhiiragelinta waxbarashada Gobolka Nugaal & guud ahaan Puntland.

C/salaam Karood ka sokow inuu yahay isku-duwaha Kaalo, sidoo kale waa xubin firfircoon oo ka mid ah hormuudka aqoonyaha nada Soomaalida ku dhaqan Nederland.

"Kaalo Nederland waxaa la aasaasay 1995-tii. Maadaama xilligaasi ay meesha ka baxeen adeegyadii ay bixin jirtay Dowladdii dhexe oo ay waxbarashaduna ka mid tahay, qaar ka mid ah dadkii qurba joogta ahaa ee reer Garoowe ayaa isu-xilqaamay haddii hal iskuul-ba ha noqdee, ay wax uun sameyn karaan, sidaas ayaa loo aasaasay Kaalo” Ayuu yiri C/salaam Karood oo wareysi siiyay Somali Nederland TV, wuxuuna intaasi raaciyay in bulsho kasta ay iscaawin ka rto, iskuna tashan karto marka la wada eegayo danta guud, isaga oo intaasi ku daray in dadkii xilligaasi hormuudka u ahaa Kaalo ay ula muu qatay in waxbarashadu tahay tan ugu muhiims an ee ay dhalinyaradu u baahan tahay.

"Mashaariicda joogta ah intooda badan waa isku tashi ka yimaada Jaaliyadda. Haddii aan aragno mushruuc dhaxal-gal ah waxaan ku jihe ynaa meesha aan isleenahay wuu ku haboon ya hay” Ayuu yiri C/salaam, oo ka jawaabayay su’ aal aheyd cidda ka bixisa dhaqaalaha ku baxa mashaariicda ay Kaalo fuliso, isaga oo intaasi raaciyay in habka [criteria] ay wax ku xulanaya an ay tahay sida iskuulku u soo buuxiyo shuru udaha aasaasiga ah.

C/salaan wuxuu ku amaanay Kaalo in ay hir gelisay Mashruuc Koronto & Kombiyuutaro la si inayo 10 iskuul oo ka dhisan Gobolka Nugaal, is aga oo dhinaca kale tilmaamay in ay jireen ma shaariic ay wada qabteen qaar ka mid ah Wasa aradaha DG Puntland.

"Hadda 10 iskuul ayaa siinay kombiyuutaro & koronto 24/7 shaqeyneysa, waan sii wadi doo naa oo waxaan gaarsiin doonaa ilaa 100 iskuul” Ayuu yiri C/salaam, isaga oo intaasi ku daray in ujeedkoodu yahay in ay Gobolka Nugaal gaarsi iyaan ilaa heer ardaydu heli karaan waxbarasho bilaash ah, tayadeedu na tahay heer sare.

Md.C/salaan, wuxuu ammaanay aqoonyah anno dhalinyaro ah oo ku nool dalka Mareykan ka, waqtigooda qaaliga ahna geliyay in ay ca sharro Online ah siiyaan ardayda dhigata iskuul aadka ay maamusho Kaalo ee ku yaan Nugaal.

"Arday Soomaali ah oo Mareykanka jooga ayaa si mutadawacnimo ah casharo luqada In giriiska ah u siiya ardayda wax ka dhigata Iskuu laadka ay Kaalo caawiso” Ayuu yiri C/salaam. Cabdishakuur Cilmi Xasan

Xukun lagu riday Xubin katirsan Al-Shabaab oo la qabtay

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee So omaaliya ayaa Shalay xukun ku riday Eeney Ur eyn Garaar Dooli (Ooyow) oo Ciidanka Nabad sugida Soomaaliya ka soo qabteen Dagmada Afgooye 13-kii Bishii Juun ee Sanadkaan, isaga oo Al-Shabaab u qabilsanaa Qeybta Qaraxy ada.

War kasoo baxay Ma xkamadda Ciidamada ay aa lagu sheegay in Eeney Ureyn uu Al-Shabaab ku biiray isaga oo yar, waxa uuna kagaba biiray degaanka Ceel-Bashiir ee hoostagta Dagmada Buur-hakaba, Waxaana ku qanciyay ka mid ahaanshihiisa Sarkaalkii xuku mayay.

Sidoo kale Xeer ilaalinta Maxkamadda ayaa sheegtay in Sarkaalka uu u soo dhiibi jiray Miino diyarsan ka dibna uu gayn jiray dagmada Buur-Hakabe isaga oo isticmaalaya mooto Feekon ka dibna waxa uu dhigi jiray meeshii uu marka as u arko in ay dadka isugu yimaadan.

Baaris dheer ka dib Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa isku howlay sidii uu u soo dhamaystiri lah aa hab raaca Muhiimka u ah horgaynta Maxka madeed Eeney Ureyn Garaar Dooli (Ooyow) 12-kii Bishaan, waxa ay Maxkamadda la wadaage en Qiraalka Eedeysanaha.

Abuukataha u dooday Eedeysanaha ayaa Maxkamadda ka codsaday in ay Maxkamadda u fiiriso sifaha danbi fududeya Maadaama uu Ee desanaha Qiraal yahay.

Maxkamadda ayaa fadhiya kala duwan ku xukuntay Eeney Ureyn Garaar Dooli (Ooyow) Xabsi Daa’in 21-kii Bishaan, sida dhinacyada Dacwadda uu u sheegay Gaashaanle Cali Ax med Cali oo ka tirsan Garsoorka Ciidamada Qa labka Sida.

Xukunsanaha ayaa haysta Fursad uu ku dal ban Karo Rafcaan

TPLF oo shuruud cusub ku xirtay inay hubka dhigto

Hogaamiyayaasha Tigrayga ayaa sheegay in ciidamadooda aysan hubka dhigi doonin ilaa dadka degan gobolka waqooyi ee Itoobiya laga damaanad qaadayo ammaankoda.

Hub ka dhigista ciidamada iyo kooxaha maleeshiyada waxay qayb muhiim ah ka ahayd heshiiskii na badeed ee ay dawlada iyo kooxda TPLF kala saxeexdeen 2-dii November.

Labada hogaamiye ee ugu sareeya xisbiga Ti gray ee TPLF ayaa ku eedeeyay ciidamada Erit rea inay wali dhaqdhaqaaq ka wadaan waqooyi ga Itoobiya halkaas oo ay ka geysanayeen tac adiyo.

Arintan ayay sheegeen in ay ku adkaatay Ciidamada TPLF in ay hub ka dhigis ku sam eeyaan.

DR Feysal rooble oo ah khabiir ka faalloda arrimaha siyaasadda ee Ethiopia ayan wax ka weydiinay arrimahani saameynta ay ku yeelan karaan heshiiskii ka dhacay dalka Koofur Afrika.

Sida ku cad shuruudaha heshiiskii xabbad-jooji nta ee 2-dii Nofembar lagu saxiixay Pretoria, do wladda federaalka Itoobiya waxay la wareegi do ontaa xudduudaha gobolka Tigray, waddooyin ka, iyo garoomada diyaaradaha halka dagaaly ahannada Tigrayga ay hubka dhigi doonaan.

Noofambar 12-keedii, taliyayaasha militariga ee matalaya dowladda federaalka Itoobiya iyo kuwa gobolka Tigray ayaa saxiixday heshiis ay ku jiraan hub ka dhigista hubka culus iyo ka bix itaanka "ciidamada shisheeye iyo kuwa aan ENDF (militeriga federaalka)” ee Tigray.

Dagaalame Shabaab Ah Oo Askar Kenyan Ah Ku Laayay Gudaha Xeradooda.

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa wee rar lagu dilay askar ka tirsan ciidmadda Kenya ee ka howlgalla gudaha Soomaaliya, iyadoo we erarkan ay sheegatay kooxda Al-Shabaab.

Wararka ayaa intaasi ku sii daraya in weer arkan oo ka dhacay xadka Jubadda Hoo se uu la wadaago Ke nya lagu dilay Saddex aksari oo Kenyan ah, halka lagu dhaawacay 5 askari oo kale, waxaana fuliyay hal qof oo hub eysan kaasoo rasaas ooda uga qaaday ciidama da Kenya kadib markii uu si farsameysan gud aha ugu galay xerada.

"Waxaan aaminsannahay in ninka hubeysan uu muddo tijaabinayay weerar noocan oo kale ah. Waa inaan taxaddar badan muujinaa oo fee jignaanaa,” ayuu yiri sarkaalka ka tirsan ciidam ada Kenya.

Ciidamadda Kenyanka ah ayaa ugu danb eyn toogtay ninkan hubeysan, waxeyna saraakii sha dalkaasi ay askartooda farayaan iney laba ji baaraan adkeynta amnigooda, maadaama ay dhawdahay dabaal dagyada sanadka cusub.

"Innaga oo ku dhowaaneynaa dabaal-dagyada dhammaadka sanadka, waxaan u baahannahay inaan aad uga feejignaano agagaarkeena. Khat arta argagixisanimo weli waa mid baahsan, waa na in la qaadaa tallaabo kasta oo lagu xakame ynayo qorshahooda.” ayuu yiri sarkaalkan maga ciisa qariyay.


HANTI DHOWRAHA OO SOO BANDHIG AY MALA AYIIN DOLLAR OO LA WAAY EY 2021

Hanti dhowraha guud ee qaranka, Dr. Maxa med Cali Afgooye oo Shalay shir jaraa’id ku qa btay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray warbixin sanadle ah oo ku aaddan hab maamulka maaliyadeed ee dowla dda ee sanadkii hore 2021.

Md.Afgooye ayaa warbixintiisa dii rradda ku saaray dhinacyo badan, sida xisaab xirka miisaaniyadda ee 2021-kii, taas oo gaareysay $666 milyan oo Dollar, is aga oo ka hadlay sida loo maareeyey deeq ihii la helay iyo Covid-19 oo mar labaad soo laba kac leeyey.

Hanti dhowraha qaranka ayaa shaaca ka qa aday inuu baaris ku sam eeyey illaa 29 hay’ad ood oo ka mid ah 67-da hay’adood ee dowladda iyo sidoo kale laba safaaradood.

WARBIXIN MAALIYADEED

Warbixinta kasoo baxday hanti dhowrka ayaa waxaa lagu sheegay in qaladaad uu ka jiro xisaab xirka miisaaniyadda dowladda ee 2021, islam arkaana aan si sax loo soo bandhigin, ayada oo sidoo kale hanti dho wraha uu iska fogeeyey, sababo la xiriira xogta oo koobneyd.

"Waxaan ka dhowrsaday Hanti dhowr ahaan inaan ansixiyo xisaab xi rka dowladda ee la’iisoo gudbiyey sanadka 2021,” ayuu shirkiisa jaraa’iid ku yiri Hanti dhowraha qaranka.

Maxamed Cali Afgooye ayaa sidoo kale warbixinta ku sheegay in la waayey $28 Milyan oo Dollar oo dakhli ah, islamarkaana ay dowladda ka heshay qandaraasyo lala galay shirkado caalami ah, isaga oo tilmaamay inaan la xaqiijin, maadaama aan loo hayn caddey ku filan.

Sidoo kale wuxuu tintaasi kusii daray in uusan heyn boqoleyda ay lah aayeen shirkahadaasi iyo waxa ay heleyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

DEYN

Hanti dhowraha qaranka ayaa sidoo kale soo bandhigay in dowladda Soomaaliya ay sanadkii lasoo dhaafay 2021-kii gashay deyn dhan $96 milyan oo ka timid, sanduuqa lacagta adduunka, IMF iyo $21,992 kun oo laga qaatay bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Deyntan ayuu sheegay in markii hore aan laga anisixin Baarlamaanka Soomaaliya, sida uu qabo sharciga, sidoo kalena aan lagu wargelin isa goo ah Hanti dhowraha guud ee qaranka.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dib loo soo celiyey $35,156 kun oo ka mid ah lacagtii laga qaaday bangiga dhexe oo gaareysay $21,992 kun, balse aan la heyn meesha la geeyey $13,164 kun, oo gebi ahaanba la wa ayey halka mariyey, sida uu ku xusay warbixintiisa.

Waxa kale oo u sheegay inay jirto $1,441 kun oo lagu soo calaamadee yey dul-saar heshiis laba geesood ah oo ay gashay dowladda Soomaali ya, balse aan la caddeyn heshiisyadaas.

Hanti dhowraha ayaa sidoo kale sheegay in xafiiskiisa uu sameyn doono baaris gaar ah oo la xariirta deyntaas guud, gaar ahaan sida laga yeelay $96 mliyan ee la waayey.

GOBOLKA BANAADIR

Warbixinta hanti dhowrka ayaa waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay lacagn dhan $16 milyan ah oo la siiyey gobolka Banaadir, taas oo laga he lay rugta ganacsiga iyo bangiga horumarinta, wuxuuna sheegay in lacag taas aan marin habraaca maaliyadeed ee dalka.

SAFAARADO

Sida ku xusan warbixin sanadeedka hanti dhowrka qaranka ee uu Shalay shaaca ka qaaday waxaa ku jirto baaris lagu sameeyey lacag da khli ah oo ay soo xareeyeen safaaradaha Soomaaliya ee ku yaalla Nair obi iyo Addis Ababa, kuwaas oo helay lacag dhan $1 mliyan, taas oo bad ankood ay ka timid safaaradda Soomaliya ee magaalada Nairobi.

Hanti dhowraha ayaa sheegay in lacagtaas isla-markiiba la isticmaal ay, ayada oo aan lagu soo shubin qasnadda dhexe ee dowladda federaal ka Soomaaliya.

QALADAAD

Hanti dhowraha ayaa dhinaca kale soo bandhigay qaladaad jiro, wux uuna tilmaamay in hay’adda dowladda badankood aysan la aheyn qor she iib oo sanadle ah oo ay ku shaqeeyaan, taasina ay caqabad ku noqo nayso hannaanka iyo hufnaanta shaqadooda.

Warbixintiisa ayuu sidoo kale ku sheegay inay jiraan koontooyin ka baxsan kuwa dowladda oo ay isticmaalaan hay’ado qaar, kuwaas oo lac ago lagu shubo, taas oo aan la ogaan karin.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in jiraan heshiisyo qaar oo aan la ga diiwaan-gelin xafiiska hanti dhowrka iyo deeqo lacageed oo aan lagu darin miisaaniyadda dowladda XIGASHO:CAASIMADDA.NET

ILHAAN CUMAR OO KA JAWAABTAY ARRINTA UU LA DAMACSAN YAHAY KEVIN MCCARTHY

Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa u jawaabtay Hoggaamiyaha Aqalka Laga Tir ada Badan Yahay ee Mareykanka, Kevin McCarthy, ka dib markii uu mar kale ku hanjabay inuu ka saari doono Guddiga Arrimaha Dibadda, isagoo ku eedeeyay "in ay dhowr jeer cambaareysay Israa’iil iyo Mareykanka.”

McCarthy, oo doonaya in bisha January uu noqdo Afhaye enka Aqalka, ayaa hanjbaaddan ku celceliyay dhowr jeer.

"Dadaallada McCarthy ee uu igu beegsanayo si xushmad dar ro iyo nacayb ah — ayna ku jiraan inuu iigu hanjabo inuu iga saar ayo guddiga — kama tarjumayaan arrimaha ay la tacaalayaan codbixiyeyaasheenna,” ayay Ilhaan ku tiri warsaxaafadeedkeeda.

"Ka warran haddii ay sababto cabsi iyo nacayb ka dhan ah Soomaalida Ameerika anka ah iyo qof walba oo isirka ila wadaaga, ayna ina sii kala qeybiso,” ayay intaa raacisay. "Waa olole socda oo looga soo horjeedo codadka Muslimiinta iyo Afrikaanka, dadka xisbigiisa ay isku dayayeen inay mamnuucaan tan iyo markii ugu horreysay ee uu talada xafiiska qabtay Donald Trump.”

"Ma joojin doono u dagaallanka siyaasadaha bani’aadannimada leh ee sinna an iyo caddaalad ay ku dheehan tahay. Ma joojin doono inaan u ololeeyo nabad da iyo xuquuqda aadanaha ee daafaha dunida. Mana joojin doono inaan u dagaal lamo Mareykanka oo aan dadka ku beegsaneynin isirkooda ama diintooda,” ayay tiri.

FULL STATEMENT ON KEVIN MCCARTHY THREAT: PIC.TWITTER.COM/IAOP27UJLT

REP. ILHAN OMAR (@ILHAN) NOVEMBER 21, 2022

Bishii January ee sanadkii hore, McCarthy ayaa codsaday in saddex xildhiban oo ka tirsan Dimuqraadiga laga saaro guddiyada ay ku jiraan haddii uu Jamhuur igu mar kale qabsado hoggaanka Aqalka ayna isaga u doortaan afhayeen.

Xildhibaannadaas waxay kala yiihiin Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka Guddi ga Arrimaha Dibadda, Eric Swalwell iyo Adam Schiff, oo ka tirsan Aqalka Guddiga Sirdoonka.

Qoraal uu barta Twitter-ka soo dhigay ayuu Kevin ku sheegay in Ilhaan ay neceb tahay Israa’iil.

"Sanadkii la soo dhaafay, waxaan ballan qaaday in marka aan noqdo afhaye en, aan Ilhaan Cumar ka saari doono Aqalka Guddiga Arrimaha Dibadda anoo ku saleynaya hadalladeeda Israa’iil nacaybka iyo Mareykan nacaybka ah. Waan fulinayaa ballantaas,” ayuu yiri.

LAST YEAR, I PROMISED THAT WHEN I BECAME SPEAKER, I WOULD REM OVE REP. ILHAN OMAR FROM THE HOUSE FOREIGN AFFAIRS COMMITTEE BASED ON HER REPEATED ANTI-SEMITIC AND ANTI-AMERICAN REMARKS.

I’M KEEPING THAT PROMISE. PIC.TWITTER.COM/04BLBX3NED

— KEVIN MCCARTHY (@GOPLEADER) NOVEMBER 19, 2022

Bishii June ee sanaddii 2021 ayaa waxa ay Ilhaan Cumar si kulul u weera rtay xukuumadda Israa’iil iyo waliba Mareykanka.

Ilhaan ayaa si kulul uga hadashay weerarrada ay dadka ku dhintaan ee ay Israa’iil ka geysato Daanta Galbeed iyo waliba kuwa uu Mareykanka ka gaystay qaar ka mid ah dalalka Islaamka.

Xilligaasi waxay barteeda Twitterka ku soo qortay "Waxaan aragnay gumaad ka aan la malayn karin ee ay gaysteen Mareykanka, Xamaas, Israa’iil, Afgaanis taan, iyo Taaliban.

"Waa inaan u helnaa isla xisaabtan iyo caddaalad dhammaan dhibanayaasha xadgudubyada ka dhanka ah aadanaha,” ayay qortay, xilli ay su’aalo waydiin aysay Xoghayaha Arimaha Dibadda Anthony Blinken intii lagu guda jiray dhagey siga Guddiga Aqalka Wakiillada.

Hadalkeeda ayaa xilligaas ku soo beegmay toddobaadyo uun kadib markii dagaalkii u dhaxeeyay Xamas iyo Israa’iil lagu soo afjaray xabdad joojin.

Hadalka xildhibaan Ilhaan ayaa waxaa ka dhashay muran badan islamarkana wax aa u jawaabay qaar ka mid ah xubna ay ka wada tirsan yihiin Aqalka Congreska oo iyagu ka carooday in ay Israa’iil iyo Mareykanka la barbar dhigtay kooxaha Tali ban iyo Xamaas.

Sannadkii 2019-kii, waxay sidoo kale Ilhaan raalli-galin ka bixisay hadal ay sheegtay oo ahaa in siyaasiyiinta u janjeera Israa’iil ay lacag sabab u tahay taage eradooda Israa’iil.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa bishii April ee 2019 boggiisa Twitter-ka ku qoray ‘hadal jeejees ah’ oo uu ula jeedo Ilhaan Cumar.

Xilli uu jeedinayay khudbad ayaa ka hor inta uusan billaabin waxaa uu yiri "Oh wa an ilaaway illeen Ilhaan Cumar Israa’iil ma jecleyn, waan ka xumahay. Maya Isr aa’iil iyadu ma jecla, miyey jeceshahay? Fadlan waan ka raalli gelinayaa.”

Trump ayaa mar waxaa uu Ilhan Cumar ugu baaqay inay iscasisho ama ay isa ga baxdo Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Kongres-ka.

Ilhaan ayaa ugu jawaabtay "Waxaad la timid naceyb waligaaba kuugu jirtay oo aad u qabto Yuhuuda, Muslimiinta, muhaajiriin ta, dadka madowga iyo dadka loogu yimid Mareykanka, waxaan wax ka bartay dad hadalkeygu uu noolashoodu saa meeyay ee adigu goormaad wax ka baran?”. Sidaasi waxaa xilligaas

barteeda Twitter-ka ku qortay Ilhaan Cumar.ISHA: -BBC

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo sheegtay inay war ka soo saareyso warbixinta sanadla ha ee Hanti-dhowrka Guud ee Shalay la so bandhigay

Wasaaradda Maaliyadda ee xukuumadda Fed eraalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka jawaabi doonto warbixinta uu Shalay soo saaray xafiiska Hanti dhowraha Qaranka.

Qoraal kooban oo ka soo baxay was aaradda ayaa lagu yirri "Wasaaradda Maaliyaddu wa xa ay la socotaa warbixinta Hanti-dhowrka Guud ee ku saabsan xisaab-xirka 2021-ka, ee uu sida tooska TV-yada uga sii daayay”

"Iyadoo la ixtiraamayo madax-bannaanida Xafiiska Hanti-dhowrka, Wasaaraddu waxa ay si qotto dheer u lafa-guridoontaa warbixinta Hanti-dhowraha Guud, iyada oo sida uga dhaqsiyaha badan Wasaaraddu ay ka soo saari doonto jawaabta ku habboon” ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ka so baxay wasaaradda maali yadda.

Dowladda Colombia oo wadahadalo nabade ed kula jirta fallaagada mucaaradka ah ee ELN

alka Colombia waxaa dib uga furmay wadaxaajood la gu soo afjaro colaad ku dhawaad 60 sano u dhex aysay dowladda iyo fallaagada mucaaradka ah ee ELN.

Waa markii ugu horreysay ee wadahadal noocaan ah uu furmo tan iyo sanadkii 2019.

Madaxweynaha cusub ee Colombia, Gustavo Petro, ayaa markii uu waday ololaha doorashada waxa uu ballanqaaday inuu dib u billaabi doono wadaxa ajoodka.

Qarax gaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac dalka Ciraaq

Qarax gaas oo ka dhacay goob lagu dubo roodhi da ayaa sababay dhimashada afar qof iyo dhaawaca 26 qof sida ay sheegeen masuuliyiinta caafimaadka ee gobolka Duhok.

Saraakiisha Caafimaadka ee dowlad goboleedka Kurdiyiinta Ciraaq (KRG) ayaa sheegay in dadka dhaawacmay la dhigay isbitaallada.

Toddobaadkii hore ayaa isla qarax ka dhacay guri ku yaalla gobolka Sulaymaan iya ee waqooyiga Cira aq ka dib markii uu gaas ka soo baxay, waxaana ku dhintay 15 qof 12 kalena waa ku dhaawacmeen.


MACALLIMAD 'FARXADDII UGU WEYNEYD' KA HESHAY XUSKA MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED

maalinta macallinka soomaaliyeed

Sanad walba, 21-ka bisha November waxaa la xusaa Maalinta Macallinka So omaaliyeed, munaasabaddaasna waxaa Shalay ka qeyb galay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Dunida oo dhan ayaa 5-ta bisha November Ma alinta Macallinka Adduunka oo lagu maam uuso dadka waqtigooda iyo aqoontooda u hura in ay arday cusub soo saaraan.

Xuska Maalinta Macallinka Soomaaliyeed wax aa lasoo billaabay sanadkii 1974-kii, xilligaas oo ahayd 2 sano ka dib markii la hirgeliyay qoraalka Af Soomaaliga.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Shalay goob jog ka ahaa xafladda xuska Macallinka Soomaaliyeed ayaa shahaado Sharaf guddoonsiiyay dhowr macallin oo lasoo xushay, kuwaasoo ay ku jireen dumar.

Khudbad uu madaxweynuhu ka jeediyay munaasabaddan ayu uku sheegay in dowladdiisa ay ka shaqeyneyso horumarinta waxbarashada.

"Annaga waxaan go’aansannay.. ninkii odayga ahaa wuxuu yiri ‘ma tabaraa la guuraa mise taako, taako isma hubnee tabar aan guurno’, tabar guuridda ann agoo ku shaqeyneyna waxaan dhahnay ardayda ugu badan ee suurtagalka ah waqtiga waqtiga iskuulka lagu soo celin karo halagu soo celiyo, macallimiinta inta ugu badan ee la tababari karo ee la shaqaaleyn karana ha la tababaro hana la shaqeeyo.

"Sidaas darted [miisaaniyadda] sanadkan cusub ee soo socda wasaaradda tacliinta miisaaniyaddeeda kor ayaa loo qaaday, waxa loogu qaadayna ma aha in shaqaale rayid ah lagu qoree waa in macallin lagu qoro. Muddo labo isbuuc gud ahood ah, shanta dowlad goboleed iyo gobolka Banaadirba waxaa ka furmi doona tababar macallinnimo,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

Macallimadda shaqeyneysay ku dhawaad 40 sano

Macallimad Faadumo Cali Sheekh Cusmaan

Faadumo Cali Sheekh Cusmaan oo ka mid ah mac allimiinta rug caddaaga ah ee Soomaaliya kasoo shaqeeyay ilaa 1980-meeyadii ayaa ka mid ahayd macallimiinta la guddoonsiiyay abaal marinta.

Ilaa hadda ayey shaqada barenimo ku jirtaa Faadumo, waxaana iskuulka ay macallimadda ka tahay lagu xasuustaa in uu dhiganayay ardaygii kaalinta 1aad ka galay Imtixaanka qaranka.

"Waxaa Shalay halkan I keenay in la igu abaal mariyo halgankii aan usoo galay macallinnimada oo aan in muddo ah kasoo shaqeynayay ilaa iyo burburkii dowladdii hore ayaan kasoo shaqeynayay macallinnimada, markii uu burburku dhacayna meelo kale waan ka shaqeeyay balse macallinnimada ayaan dib ugu soo laabtay 2004-tii,” ayey tiri Faadumo.

"Waan jeclahay in aan ka shaqeeyo macallinnimada, hiwaayaddeyda ayey ii tahay,” ayey sii raacisay.

Macallimad Faadumo Cali Sheekh Cusmaan

Iyadoo hadalkeeda sii wadata ayey sheegtay in dumarka ay siyaabo kala duwan u hagaan carruurta.

"Dumarku wey adkeysi badan yihiin. Sida ragga si karan ayaan u adkeysi ba dan nahay. Ilmaha sida aan guriga ugu barbaarinno ay aan iskuu lkana ugu barb aarinnaa, xitaa tusaale ahaan meelaha xannaana da inta badan waxaa ka sha qeeya hooyooyin, marka barbaarintu marka ugu horreysa hooyada ayey ka billaabataa,” ayey tiri.

Faadumo waxa ay macallimad u tahay Khaalid Cabdullaahi Macallim, oo sanadkan kaalinta koowaad ka galay imtixaankii Dugsiyada sare ee Soomaaliya oo ay u fariisteen in ka badan 40,000 oo arday.

Khaalid ayaa munaasabadda Shalay oo uu hadal ka jeediyay ku xusay macallimaddiisa.

"Waxaan si gaar ah ugu mahad celinayaa Macallimad Faadumo Cali Sheekh Cismaan. Waxaad isoo gacan qabatay xilli aad iyo aad u qiimo badan, adiga la’aa ntaa meeshan heerkan masoo gaari lahayn, halkanna la iguma casuumi lahayn, Cimrigaaga Alle ha dheereeyo,” ayuu yiri.

Wasiirka Waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo Guddoo miyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho.

CIYAARAHA:-NATIIJO CAYAAREED OO DUNIDA KA YAABISAY – ARGENTINA VS SACUUDI CARABIYA

Natiijo cayaareed oo sanado badan ay taariikhda xusi doonto ayaa ka dhacday magaalada Lusail ee dalka Qatar, halkaasi oo uu ka socdo Koobka Kubadda Cagta Adduunka 2022.

Dalka

Sacuudi Carabiya ayaa guul taariikhi ah ka gaaray dalka Argentina oo ay isku arkeen cayaar ka tirsaneyd Group C, ayaga oo kaga adkaaday 2-1.

Ma jirto cid fileysay in Sacuudiga ay ka adkaan doonaan Argentina iyo Lionel Messi, oo dad badan ay u arkaan cayaaryahankii ugu wanaagsanaa ee abid cayaara kubadda cagta, taa beddelkeed waxaa su’aasha ay ka taagneyd imisa gool ayaa laga dhalin doonaa Sacuudiga?Daqiiqaddii 10-aad ee cayaartaba, waxaa durba xisaabta dhallinta billaabay Argentina, oo Lionel Messi uu u dhaliyey rigoore, waxaana kadib filashadu ay aheyd imisa gool ayey Argentina raacin doonaan.

Argentina kadib waxay dhaliyeen saddex gool, oo dhammaantood la diiday sababtoo ah waxay ahaayeen dhinac ka bax ama offside, waxaana qeybtii hore ee cayaarta ay ku idlaatay 1-0 oo Argentina ay ku hoggaaminayeen.

Hase yeeshee, qeybtii labaad ee cayaarta ayaa dunida waxay aragtay wax maalmo, toddobaadyo, bilo iyo sanado badan laha sheekeyn doono. Sacuudi Carabiya ayaa dhalisay laba gool oo deg deg ah, daqiiqaddii 49-aad iyo 53-aad, oo ay kala saxiixeen Saleh Al-Shehri iyo Salem Al-Dawsari.

Argentina ayaa kadib billaabay weerar badan, balse Sacuudiga ayaa si qurux badan u difaacatamay, waxaana kabtan Messi iyo kooxdiisa ku adkaatay inay mar labaad taabtaan shabaqa Sacuudiga oo ay dhaafaan goolhaye Mohammed Al Owais. Argentina ayaa kubadda haysatay inta badan cayaarta ama 69%, halka Sacuudigu haysteen kaliya 31%, balse waxba waa ku tari waayeen.

Sacuudigu waxay gaareen guul taariikhi ah, Argentina waxay calaamad su’aal weyn saareen haddii ay sax aheyd saadaasha dad badan oo aheyd inay sanadkan hanan doonaan koobka.

Wax walba ka filo kubadda cagta.

Boqorka Sacuudiga oo shaaciyey inay Bari tahay Maalin fasaxa ka dib markii ay ka badiyeen xulka dalka Argentina

Dalal Qadar waxaa Shalay Ciyaar aad u xiiso badan ku dhexmartay Ciyaartooyda Dalalka Boqortooyada Scauudiga iyo Dalka Argentina Ciyaartaas ayaa waxaa ku adkaaday koo xda kubada cagta ee Sacuudiaga waxay ku soo dhamaaty Sacuudi ga oo helay labao gool Argentina hal Gool.

Boqorka Dalka Sacu udi ga Boqor Salman bin Abdulaziz oo u dabaal dagaya guusha dalkiisa kasoo hoyey ciyaarta kowaad ee dhexmartay ayaga iyo dalka argentina ay aa sheegay Bari oo ah Arbaco inay tahay maalin fasaxa waxaana la fasaxay shaqaalaha Dowlada iyo kuwa gaarka loo lee yahay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip