HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAER EE MAANTA OO AH ISNIIN 8-DA AGOOSTO 2022-KA

0
Monday August 08, 2022 - 08:43:49 in Wararka by
  • Visits: 468
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAER EE MAANTA OO AH ISNIIN 8-DA AGOOSTO 2022-KA

    ;;;

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

;;;

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyey Xukuumadda iyo Barna amijkeeda

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa Shalay ansixiyey Xukuumadda iyo barnaamijke eda, oo uu horgeeyey Ra'iisul Wasaaraha Xuku umadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ka dib, fadhi ay yeesheen Golaha oo uu shir guddoominayey guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur. Mudanaayasha golaha shacabka ayaa cod ka kalsoonida u qaaday xukuumadda cusub, wax aana ogolaaday 229 mudane, sida uu ku dhawa aqay Guddoomiyaha golaha shacabka.

Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in golahiisa wasiirrada uu ku soo xushay, hannaan ku saley san wadatashi, aqoon, karti, khibrad iyo waayo ar agnimo u fududeynaysa in ay waajibaadkooda gut aan,una adeeggaan shacabka Soomaaliyeed.

Ra'iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in Xukuumad da Dan-Qaran ay xoogga saari doonto wax ka qabashada;

Arrimaha amniga, dhameystirka hannaanka amniga qaranka iyo la dagaallanka argagixisada, garsoor madax-bannaan, isku filnaansho dhaqa ale, horumarinta arrimaha bulshada, qabyo tirka iyo dhameystirka dastuurka KMG ah, horrumar inta hannaanka federaalka, dib-u-heshiisiinta, Hir gelinta nidaam doorasho mideysan oo dimuqraadi ah, Dardargelinta wada hadallada Dowladda Fe deraalka iyo Somaliland, maamul-wanaagga, iyo xoojinta xiriirka caalamiga ah, iyadoo laga duula yo aragtida madaxweynaha ee Soomaali heshiis ah, dunida heshiis la ah.

Sidoo kale, Xukuumadda ayuu xusay in ay mu dnaan gaar ah siin doonto wax ka qabashada dhi baatooyinka soo noq-noqda ee ugu horreyso aba arta iyo fatahaadaha ku dhufta qeybo kamid ah gobollada dalka.

Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey golaha shacabka, ansixinta xukuu madda iyo barnaamijkeeda, si ay u gutaan shaq ooyinka adag ee laga sugayo. ---DHAMMAAD----

Xasan Sheekh oo safiirka Kenya la qaat ay kulan lagu macneeyey inuu ahaa…

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la qaa tay Safiirkii dowladda Kenya u joogay Sooma aliya, Mudane Lucas K. Tumbo oo dhammeystay muddo xileedkiisa diblomaasiyadeed ee uu uga howl-gelayey dalka.Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in Danjire Lucas K. Tum bo uu ka howl-galayey gudaha dalka muddo dhe er, taasi oo ka dhigan in uu wax badan ka fahmay hiddaha iyo dhaqanka wanaagsan ee shacabka Soomaaliyeed oo ku saleysan iskaashi, is-ixtir aam iyo daris wanaag oo dhammaantood jihaaye u ah dowladnimada iyo diblumaasiyadda Sooma aliyeed.

Sidoo kale Safiirka Dowlad Kenya u fadhiya So omaaliya Lucas K. Tumbo ayaa dowladda iyo sha cabka Soomaaliyeed uga mahad-celiyey soo dhoweynta diirran iyo garab istaagga ay u muuji yeen, sida lagu sheegay qoraalka kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.

Ugu dambeyn Danj ire Lucas K. Tumbo oo mu ddo soo ahaa Safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, ayaa tilmaanay dadaalka uu ku bixiyey xoojinta xiriirka soojireenka ah ee ka dha xeeya Labada shacab.

Danjire Lucas K. Tumbo ayaa waxa kasoo dhamaaday muddo xileedkiisa diblomaasiyadeed ee uu uga howl-gelayey dalka, kadib muddo uu ahaa Safiirkii dowladda Kenya u joogay Soom aaliya.

R/W Xamza oo shaaciyey 11 QODOB oo xukuu madda cusub ay diiradda saareyso

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Ca bdi Barre ayaa ka hadlay go’aanka ay xildhibaa nada Golaha Shacabka oo Shalay kulan ku yee shay xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ay ku meel-mariyeen xubnaha golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.

Kulankaan, oo uu shir-guddoomiyey guddoom iyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo ay hareero fadhiyeen labadiisa ku xigeen, ayey xildhibaanadu si aqlabiyad leh oo ah 229 xil dhibaan ku ansixiyeen xukuumadda, halka ay dii deen 7 xildhibaan, waxaana ka aamusay 1 mud ane.

Ansixinta xukuumadda kadib Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyey go laha shacabka meel-marinta xukuumadda iyo barnaamijkeeda, si ay u gutaan shaqooyinka adag ee laga sugayo.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in golahiisa wasiirrada uu ku soo xushay hannaan ku sale ysan wada-tashi, aqoon, karti, khibrad iyo waayo aragnimo u fududeynaysa in ay waajibaadkooda gutaan, una adeeggaan shacabka Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu ballan-qa aday in xukuumadda Dan-Qaran ay xoogga saari doonto wax ka qabashada arrimo dhowr ah oo muhiim ah, kuwaasi oo kala ah;

1- Arrimaha amniga oo ay qeyb ka tahay dha meystirka hannaanka amniga qaranka iyo la dag aallanka argagixisada, 2- garsoor madax-bann aan, 3- isku filnaansho dhaqaale, 4- horumarinta arrimaha bulshada, 5- qabyo tirka iyo dhame ystirka dastuurka KMG ah, 6- horrumarinta hann aanka federaalka, 7- dib-u-heshiisiinta, 8- Hirge linta nidaam doorasho mideysan oo dimuqraadi ah, 9- Dardargelinta wada hadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland, 10- maamul-wanaa gga, 11- iyo xoojinta xiriirka caalamiga ah, iyadoo laga duulayo aragtida madaxweynaha ee Sooma ali heshiis ah, dunida heshiis la ah.

Ra’iisul wasaaraha ayaa waxa kale oo uu xu say in xukuumadda ay mudnaan gaar ah siin do onto wax ka qabashada dhibaatooyinka soo noq-noqda ee ugu horreyso abaarta iyo fatahaadaha ku dhufta qeybo kamid ah gobollada dalka.

Si kastaba, Tallaabada uu Shalay qaaday baar lamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa me esha ka saartay walaacii laga qabay in ay diidmo ka keenaan dhismaha xukuumadda qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka, taas oo maalmihii da mbe aad usoo shaac baxaysay, kadib markii siy aasyiinta qaar ay dhaliileen qaabka uu wax u soo dhisay ra’iisul wasaare Xamza.

Soomaaliya iyo Uganda oo kala saxiixd ay heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan Iskaashiga Difaaca

Dowladdaha Uganda iyo Soomaaliya ayaa ma gaalada Kampala ku kala saxiixday heshiis is-ga rad ah oo ku saabsan iskaashiga difaaca.

Heshiiskaan ayaa ka dambeeyay, kadib markii ay kulan magaalada Kampala ku yeesheen wasiir adda gaashaandhigga labada dal.

"Annaga oo ka duulayna xoojinta xiriirka ka dhexeeya dalalka aan walaalaha nahay, waxaan kala saxiixanay iskaashi dhow oo kobcin doona isbeddelka amni iyo dhaqaale ee bulshadeenna," ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Uganda, Vin cent Ssempijja.

Wasiirka gaashaandhigga Uganda ayaa sheeg ay inay ka go’an tahay is-afgaradka la isla meel dhigay in lagusoo bandhigidoono inta lagu guda jiro shirka madaxda labada dal ee loo qorsheeyay 8-11 Ogosto 2022 Kampala.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayaa waxuu ku boo riyay labada dhinac in ay meesha ka saaraan dan aha dibadda ee la doonayo in lagu kala qeybiyo dalalka walaalaha ah.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabd ulqaadir Maxamed Nuur, ayaa uga mahadceliyey Dowladda Uganda soo dhaweynta isaga iyo wafd igiisa.

Waxaa uu xusay in xiriirka labada dal ee Uga nda iyo Soomaaliya uu yahay mid soo jireen ah. Wuxuu sheegay Soomaaliya inay uga baahan tahay Uganda in laga taageero sidii kor loogu qaa di lahaa tayada ciidamada qalabka sida si ay u sii wadaan dagaalka Alshabaab.

Dowladda Ingiriiska Oo War Kasoo Saar tay Golaha Wasiirada Somalia Ee Shalay La Ansixiyey

Safiiradda Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya, Kate Foster, ayaa u hambalyeysay Golaha Wasiirada ee cusub ee Xukuumadda Federaalka Sooma aliya ee Shalay oo Axad ah Xildhibaanada Gola ha Shacabka ansixiyeen.

Waxey sheegtay inay raje yneyso in dowladda Sooma aliya ay u qalab qaadato mu dnaan kala siinta hawlaha horyaalla, sida ammaanka, di bu heshiisiinta, iyo arrimaha bani’aadanimada, si dhammaan dadka Soomaaliyeed loo gargaaro.

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa Shalay ansixiyey xukuumadda cusub ee dowla dda Federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada soo xaadirtay Xarunta Villa Hargeysa, ayaa aheyd 237, halka ay oggolaadeen 229 xildhibaan ansi xinta, 7 xildhibaan way ka horyimaadeen ansixin ta, hal xildhibaanna uu ka aamusay cod qaadista.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in golahiisa wasiirrada uu ku soo xushay, hannaan ku saley san wadatashi, aqoon, karti, khibrad iyo waayo ar agnimo u fududeynaysa in ay waajibaadkooda gut aan,una adeeggaan shacabka Soomaaliyeed.

 


Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo maanta si rasmi ah u daahfuray tartanka xiisaha badan Kubada Koleyga ee degmooyinka gobolka Banaadir.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Shalay si rasmi ah u daahfuray tartanka xiisaha badan Kubada Kol eyga ee degmooyinka gobolka Banaadir.

Garoonka Stadium Wiish ee degmada Cabdic asiis oo ay ka dhacday furitaanka tartankan ayaa waxaa kasoo qeyb galay boqolaal dadweyna ah oo kala taageerayay degmooyinka Wadajir iyo Howl Wadaag kuwaas oo tartankan lagu furay.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa kula dardaa rmay ciyaartoydii ka socotay degmooyinka iyo de egnada Muqdisho in ay soo bandhigaan ciyaara ku dhisan Aqlaaq iyo xirfad wanaag.

Mahad Salaad Oo Isbedel Cusub Ku Sa meey ay Qaar Ka mida Hoggaanada NISA.

Agaasimaha NISA Mahad Salad ayaa is bed elkii labaad ku sameeyay qeybo ka mid ah hog gaanada Hey’adda. Hoggaanada is bedelka lagu sameeyay waxaa ka mid ah Agaasinka Arrimaha Dibadda ee NISA oo loo magacaabay Sarkaal la gu magacaabo Cad dow oo horay u heystay Waa xda CT.

Xilka Agaasinka Arrima ha Dibadda waxaa laga qaaday Sarkaal lagu ma gacaabo Liban Kad iye oo ka mid ahaa raggii aad ka ugu dhawaa Aga asimihii hore NISA Fahad Yaa siin, markii ugu da mbeeyay oo Fahad dalka isaga baxayay ka mid ahaa raggii horay u raacay.

Mahad Salaad ayaa hore Cabaas Yacquub u magacaabay Kaaliyaha maamulka NISA, wuxuu na kamid ahaa saraakiishii hore ula soo shaqeys ay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir taliyihii hore ee NISA.

Cabdullaahi Cabdiraxmaan ayaa isaguna hore ui Mahad Salaad ugu magacaabay Kaaliyaha Sir doonka NISA, wuxuu hore soo noqdey maam ulaha machadka cilmi-baarista iyo tababarrada ee hay ’adda iyo gacan yarihii agaasime ku xigeynkii hore ee NISA, General Cabdalla Cabdalla.

Wararkii ugu dambeeyey hoobiyeyaal lagu weeraray xarunta madaxtooyada

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya we erar loo adeeg saday madaafiic oo Shalay lagu qaaday agagaarka xarunta madaxtooyada Sooma aliya ee magaalada Muq disho, kaas oo sababay khasaare kala duwan.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in hoobiyeyaasha oo gaarayey illaa 5 madfac ay ku dhaceen xaafado ku yaalla dhinaca Filorensa oo ku dhow xarunta Villa Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in dad shacab ah ay wax yeelo kasoo gaareen hoobiyeyaashaas oo ku dha cay guryhooda, mana jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha amniga.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku sii daraya in madaafiicda laga soo tuuray dhanka degmada Hodan, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo dadka deeg aanka ah.

Ciidamada ammaanka ayaa sidoo kale bila abay howlgallo baaritaano ah, kadib weerarkaas oo uu bartilmaameedkiisu ahaa xarunta madaxto oyada Soomaaliya.

Weerarka waxaa lagu soo beegay xilli uu socday kulan ay lahaayeen xildhibaanada Golaha Shacabka, kaas oo lagu ansixiyey golaha wasii rada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.

Inta badan mararka ay jiraan shirarka waa we yn iyo kulamada baarlamaanka ayaa waxaa weer aro hoobiyeyaal ah lagu qaadaa xarunta Villa Soo maaliya, waxaana inta badan khasaare kala kul ma dadka shacabka ah ee deggan xaafadaha ku dhow madaxtooyada.

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa inta badan ka dhaca falal amni darro oo isugu jiro qaraxyo, dilal qorsheysan & sidoo ka le dhac ay geysanayaan kooxo burcad ah.

Safiirka Qatar oo Xasan Sheekh u dhii bay warqad ka timid Amiirka

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shalay Villa Sooma aliya kulan kula qaatay Danjiraha dowladda Qatar Mudane Xasan binu Xamsa Haashim.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Danjire Xasa binu Xamsa Haashim ka guddoomay marti-qaad uu uga siday Amiirka dalkiisa Mudane Tamiim binu Xamad, sida lagu sheegay qoraal kasoo bax ay Madaxtooyada.

Xasan ayaa la wadaagay Safiir Xasan binu Xamsa farriin iyo salaan uu u diray Amiirka dowl adda Qatar, isaga oo uga mahad-celiyey mashaa riicda horumarineed ee ay ka fuliyeen gudaha dalka.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa xusay in dha mbalkan iyo booqashada rasmiga ah ee uu ku ta gayo dalkaas ay sii xoojiyaan iskaashiga iyo xirii rka ka dhexeeya labada dal.

Danjiraha dowladda Qatar ee Soomaaliya Md. Xasan binu Xamsa Haashim ayaa sidoo kale uga mahad-celiyey madaxweynaha aqbalaadda mart iqaadka uu u soo diray Amiirka Qatar, isaga oo muujiyey sida ay u garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Dhambaalkaan uu guddoomay Madaxweyn aha Xasan Sheekh ayaa nuxurkiisu yahay sidii loo sii amba-qaadi lahaa, loona horumarin lahaa hannaanka iskaashi ee labada dowladood iyo xo ojiinta xiriirka labo-geesoodka ah ee labada dal, kaasi oo ku dhisan walaaltinnimo iyo wax-wada-qabsi.

Mareykanka Oo War Kasoo Saaray Ans ixinta Golaha Wasiiradda Soomaaliya

Mareykanka ayaa soo dhaweeyay anixinta xu kuumadda cusub ee Soomaaliya, waxaana safaa radda Mareykanka ee Soomaaliya ay hambalyo ku aaddan ansixinta Golaha Wasiiradda u dirtay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’ isul Wasaare Xamza Cabdi Barre.

"Waxaan ugu hambalyeyneynaa madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isul Wa saare Xamsa Cabdi Barre ani xinta golaha wasiirada. Mar eykanku waxa uu aad u dan aynayaa inuu sii wadno ka qaybgalkayagataageerida soo noolaynta Soomaaliya” ayaa lagu yiri qoraal rasmi ah oo la gu daabacay Twitter-ka safaaradda.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor hore oo Shalay ah ansixiyay golaha wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’isul Wasaare Xa msa Cabdi Barre, kadib kulankii Golaha Shacab ka, iyada oo 229 xildhibaan ay kalsoonida siiyeen xukuumadda cusub.

Toddoba xubnood ayaa diiday golaha, halka hal mudane uu ka aamusay.

Codbixintan ayaa ka dhigan in golaha cusub ee wasiirradu ay xilkooda la wareegaan isla marka ana gudagalaan howsha loo igmaday

Wareysi: Jubbaland oo xog cusub ka bixisay ciidanka Itoobiya ee soo galay Gedo

Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Jubaland ayaa faah-faahin ka bixiyey ciidamo ka socda dowladda Itoobiya, kuwaas oo dhaq-dhaq aaqyo cusub ka bilaabay magaalada Doolow ee gobolka Gedo.

Wasiirka Amniga Jubbaland Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa wax caadi ah ku tilmaamay dhaq-dhaqaaqy adaan cusub ee ciidanka Itoobiya ay ka bilaabeen gobolka Gedo, isagoo qiyaasay tirada ciidankaas.

Wasiirka ayaa sheegay in ciidankaas ay ka war hayaan oo dhawaan ay si wadajir ah weerar ugu qaadi doonaan kooxda Al-Shabaab oo sida uu sheegay dooneysa inay isku baahiso dhul aysan horay u heysan.

Sidoo kale wasi irka amniga Jub baland wuxuu she egay in ciidanka Itoobiya ee gobo lka Gedo soo galay aysan aad u badaneyn, isagoo ku qiyaasay laba boqol oo askari.

Wuxuu sheegay in horay ciidan Itoobiyaan ah ay gobolka u joogeen, kuwaan cusub ee lagu soo kordhiyana aysan wedin wax dhibaato ah, isla markaana ay iska kaasha doonaan la dagaalanka Al-Shabaab.

"Maadaama ciidamadeenu ay yaryihiin, dhul badana laga qabsaday Al-Shabaab, waxay dowl adaha Soomaaliya iyo Itoobiya isla garteen in cii dan la geeyo dhulka xuduudaha ah, inta ay kala wareegeyso dowladda Soomaaliya,” ayuu yiri Wasiirka Amniga Jubbaland Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal.

Isagoo sii hadlayey ayuu yiri, "Dhaqdhaqaay adaan ciidan ma ahan arrimo dhul Soomaaliyeed lagu qabsanayo ama aanaa ogeyn, mana ahan arrimo ay mucaarad ama dad warxumo tashiil ah ay ka faa’iideysa karaan, howshaan waa mid qus eysa amniga oo lagula dagaalamayo argagix isada.”

Gobolka Gedo waxaa hadda maamula siyaa siyiin ka madax-banaan maamulka Jubbaland oo ay geysatay dowladii hore ee Farmaajo, waxaana Dorraad magaalooyin ay ugu horeyso Doolow soo galay ciidamo badan oo Itoobiyaan ah


Puntland oo soo bandhigtay muwaadi niin ka soo jeeda Itoobiya oo ka tirsa naa Daacish

Puntland ayaa magaalada Boosaaso kusoo bandhigtay afar nin oo kasoo jeeda Oromada dalka Itoobiya, kuwaas oo ay ku eedeysay inay ahaayeen shabakabad katirsan Daacish.

Wareysi laga qaaday raggan, waxay ku sheegeen in been loo sheegay oo lagu qiyaanay in la geynayo dalka dibaddiisa. Kadibna loo geeyay Daacish si ay uga mid noqdaan ururkaas.

Waxay sheegeen in magacyada laga beddelay, loona bixiyay magacyo gaar ah oo Daacish u bixiso dagaalamayaasha cusub ee kusoo biira.

Qaar kamid ah waxay sheegeen in loo ballanqaaday in la geynayo dalka Sacuudiga ayna helayaan waxbarashada iyo shaqo. Waxay tilmaameen in xilli habeen ah laga saaray magaalada Bosaso, iyagoo muddo afar cishe u lugaynayay halka uu safarkooda ka billaanayay.

Balse, ballanqaadkooda ayaa kusoo dhamaaday in la geeyo buuraha Calmis kaad oo ay ku jiraan dagaalamaya asha Daacish, halkaas oo ay kula kulmeen 40 xubnood oo katirsan Daacish.

Ma sheegin inay ka qeyb qaateen dagaallo ama howlgallo. Waxayse sheegeen inay markii dambe kasoo baxsadeen oo iskusoo dhiibeen ciidamada Puntland, kuwaas oo haatan gacanta ku haya.

Puntland waxay horey u sheegtay inay raggaan Daacish hubka ugasoo qaadi jireen deegaannada ku teedsan buurta. Waxay ciidamadu sheegeen inay ku ogaadeen dabal lagu sameeyay raggan.

Shiinaha Oo War Ka Soo Saaray Go’aan ka DFS Ee Arrinta Taiwan.

Dowladda Shiinaha oo si weyn u soo dhaweysay go’aanka lama filaanka ah ee dowladda Soomaaliya ka qaadatay arrinta qadiyadda Jaziirada Taiwan ayaa sheegtay iney uga mahad celineyso in Soomaaliya ay Taiwan u aqoonsan tahah qeyb kamid au dhul weynaha Shiinaha.

Qoraal ka soo baxay safaarada Shiinaha ee magaalada Muqdi sho ayaa lagu sheegay inuu jiro xiriir dheer oo mudo qarniyo ah kaasoo ka dhaxeeya Shiinaha iyo Soomaaliya, go’aankan deg dega ahaana uu ku yimid cilaaqaadka saaxiibtinimo ee labadaasi dal. "Dowladda Shiinaha ayaa si weyn ugu mahadcelineysa taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan tahay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo walaalaha Soomaaliyeed” ayaa lagu yiri Qoraalka qoraalka Shiinaha.

Si kastaba, Dowladda federalaka Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay siyaasadda "Hal Chi na” xilli xiisad xooggan ay ka dhex qaraxday Mar eykanka iyo Shiinaha oo ku aadan jasiiradda Tai wan ee sheegata inay ka go’aday Shiinaha.

Xiisadda u dhaxeysa Shiinaha iyo Mareykanka ayaa cirka isku shareertay markii Shiinaha ka car oodeen booqashadii Guddoomiyaha Aqalka Waki ilada Mareykanka Nancy Pelosi ku tagtay Taiwan. Sidoo kale Shiinaha ayaa dhoolatus milateri ka wada marin biyoodka Taiwan.

Warbixin: Barakacayaasha Iyo Saameyn ta Uu Ku Yeeshay Roobka

495 qoys oo ka soo barakacay Gobolada Bay iyo Bakool ayaa ku nool xerada Barakacayaasha ee Diiqo oo ku taalla deegaanka Tareedisho Barakacayaasha deegaameysanayo, xeradan waxa ay u badan yihiin Carruur iyo Haween kuwaasi oo wajahayo dhibaatooyin ku saabsan dhanka nolosha.

Dhibaatooyinka aasaasiga ka sokow waxa ay barakacayaasha saameyn aan wanagsaneyn ka dhaxleen roobabka xagaaga ah ee ka da’ay magaalada Muqdisho, qaar ka mid ah qoysaska ayaa ku gurya beelay, maadaama ay ku nool yihiin guryo ka sameysan baco iyo cooshado lasku geeyay.

Qoysaska ku nool xeradan ma heystaan, hooyo wanaagsan, wax ay jidiinka saaraan iyo shaqooyin ay ku maareeyaan nolosha oo qaarkood ayaa ku nool waxyaabo ay ka soo dawarsadaan magaalada, waxaa taasi u sii dheer wadooyinkii ay u mari lahaayeen magaalada Qaarkood waxaa burburiyay roobabkii ka da’ay Muqdisho.

Xabiiba Xuseen Maxamed oo ka mid ah qoysaska barakacayaasha ee ku nool xerada nolosha adag ay wajaheyso waxaa u wehliyo in ay ku dhex heyso xerada gabadheeda oo dhalan maalmo, waxa ay tiri "marka uu yimaado roobka waxa aan geeyaa guri dariska ah oo ka yara roon kan aan ku nool nahay si uusan roobka ugu di’in gabadha iyo canugeeda waxa aan codsan laheyn in dhanka hooyga nagala caawiyo”

Barakacayaasha ayaa maalinba maalinka ka danbeysa waxa ay soo gaarayaan xeradan iyo meelo kale oo magaalada ah si ay u helaan nolol dhaanta midii ay ku heysteen deegaanadii ay uga soo barakaceen abaaraha.

Qoysaskii ugu danbeeyay ee soo gaaray xerada waxaa ka mid ah Soonto Cabdalla oo heysta 8 carruur ah waxa ay tiri "Carruurta qaar waxaa iiga dhacay hergab iyo malaariyo, sidoo kale xanuun dartiisa waxaa iiga geeriyooday hal cunug oo 2 jir ah waxa aan cabis ka qabnaa roobka da’i kara waqti waliba sababta oo ah ma heysano waxa aan dhaxanta ka hubsano iyo hooy aan ka galno roobka iyo cadceeda.”

Macalin Maxamed Xaaji iyo qoyskiisa waxa ay ka mid yihiin dadkii ugu horeeyay ee soo gaaray xeradan kuwaasi oo dib u dajin loo sameeyay, "waxa uu xusay in dadka ku nool halkan aysan heysan, cunto, hooyo iyo musqulo una baahan yihiin in lala soo gaaro gergaar dag dag ah”.

Horjoogaha xeradan Khadiija Mohamed ibraahim ayaa u sheegtay Bilan media "in ay muhiim tahay, in ay dadkan ay helaan gergaar baco ah oo ay ka dugsadaan robaabka xagaaga oo si joogta ah uga da a xeradan”.

Qoysaska barakacayaasha ee ku nool muqdisho ayaa wajahaya noloshii ugu adkeyd maadaama xoolahooda iyo beerahooda ay ku waayeen abaaraha ku dhuftay, qaar ka mid ah gobolada dalka waxaa dhibta ugu sii darsamay, xanuuno ay ka dhexleen roobabka iyo hooyo la’aan.

Muwaadin Soomaaliyeed oo toorey lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Kooxo burcad Koonfur Afrika ah ayaa Muwaadin Soomaal iyeed oo kamid ah aa kuwa ku Ganacsada dal kaas Shalay kudilay Toore ey xilli uu ku sugnaa dukaa nkiisa oo kuyaalla Xaafadda Soomaalida ee May fair ee Johannesburg.

Alle u Naxariistee Muwaadinka la dilay ayaa wax aa Magaciisa lagu soo koobay Cabdinaasir, waxa ana Kooxaha Burcadda ah ay u geysteen dilka kadib dhac xoogan dukaankii uu ku sugnaa.

Mid kamid Soomaalida ku Ganacsata Goobta dilka uu ka dhacay ayaa sheegay in kooxaa burca dda ay ay muwaadinka Soomaaliyeed tooreyda u ga dhufteen qeybsaha sare ee jirskiisa, isla mar kaana dhaawac ahaan uu isbitaalka ugu geeriyoo day.

Ciidamo katirsan Booliska Koonfur Afrika ayaa gaaray halka uu dilka ka dhacay balse ka hor ay goobta ka baxsadeen burcaddii dilka geysatay, waxaana ciidamada ay sameeyeen howlgallo baa ritaano ah oo aan cidna lagu soo qaban.

Mucaaradka oo Xukuumadda Somalil and u gudbiyay qoraal ay ku dalbanay aan banaanbax

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Soma liland Maxamed Kaahin Axmed & Xubno kamid ah golaha Wasiirada ayaa Shalay qaabilay Mas uuliyiin ka socday Xisbiyada Mucaaradka ah ee U CUD iyo WADANI, kaasoo Wasiirka soo gaarsii yey Qoraal ay Mudaharaad ku dalbanayaan Xisb iyada Mucaaradka ah.

Labada Xisbi Mucaaradka ayaa Shalay u soo gudbiyey Wasaaradda Arimaha Gudaha J, qoraal ay ku dalbanayaan Mudaharaad, Wasiirka Arima ha gudaha ayaa ka gudo omey Warqada ka timi Xisbiyada Mucaaradka ah, isaga oo Wasiirku Xa fiiskiisa ku soo dhowee yey masuuliyiinta qoraalka sidey ayaa lagu yiri” War kasoo baxay Wasaaradda.

Wasiirka ayaa u sheegay masuuliyiinta ka socdey labada xisbi in ay fariin ku celinayaan Gudoomiy ayaasha Labada Xisbi Mucaarad, taasoo ah kulan uu Wasiirku kala yeelan doono dalabkooda ah Mudaharaad,taasoo xeerku dhigayo in laga wada hadlo Arrimaha Mudaharaad.

Wasiirka wuxuu kaloo u sheegay masuuliyiinta ka socdey Xisbiyada Mucaaradka ah, in uu diyaar u yahay meelkasta oo ay jecel yihiin in kulanku ka dhoco uu diyaar u yahay Wasiirku, hadii ay Gudo omiyayaasha Xisbiyadu ay ka cudur daartaan ay yimaadaan Wasaaradda Arimaha Gudaha .

Masuuliyiinta ka socdey labada Xisbi Mucaarad ayaa iyana dhinacooda balan qaaday in ay fari in taa u geynayaan gudoomiyayaashooda.

Macali Mahad oo qalab isboorti gudoon siiyey dhalinyarada Hasselti ee Biljamka

Munaasabad si heer saro ah loo soo agaaasim ay ayaa waxaa Ay ka dhacday dalka Biljamka ee magalada Hasselti, munaasabadaasi ayaa waxaa deeq qalab isboorti ah soo gaarsiiyay naadiga Ellman, ay agoona ku dhirigal inayeen dhalinta da ’da yar ee ku nool dalka Bilj amka gaar ahaan magalada Hasselti.

Deeqdaasi Isboorti ayaa waxaa wareejiyay Mah ad Muxidiin Cali Macalimu ayaa wuxuu sheegay inuu aad ugu faarax san yihiin in uu arko naadi da yar kuna dheelaaya magaca naadiga Ellman Has selti.Sidoo kale munaasibadaasi waxaa ka ha dl ay macalin Aadan aad u soo dhaweeyay dhiriga lin taasi naadiga Ellman ay u sameyeen dhalinta Dagan magalada Hasselti waana markii ugu hore ysay naadi heer qaran ah.

Somaliweyn BiljamkaBashiir Jidaal Baroow


HAWEENEY SHAQAALA GURI SOO AHAAN JIRTAY OO MADAXWEYNE KU XIGEEN NOQOTAY FRANCIA MARQUEZ


Francia waxay ku dhalatay tuulada Ulumbora oo caasimadda Bogota u jirta 437km. Tuuladaasi oo ku taalla dalka Colombia oo laga tiriyo mid ka mid ah dalalka ugu sabooolsan dunida.

Gobolka Cauca ku dhawaad 65 sana waxaa ka dhacayey dagaal u dhaxe eya Jbahado halkaa ka dagaallam

aya iyo dowla dihii dal kaa ka soo arriminayey.

"Bulshada aan ka soo jeedo waa bu lsho si weyn loo faquuqay, biyo la cabbo ma haystaan, ma lahan adeeg faya dhowr iyo koronto midna, " ayey tiri Fracia

Francia si ay u caawiso 12 carruur oo la dhalatay qutul yoonka reerka waxay ka raadineysay macdan iney ka raadiso wabiga Overgas oo ay dadka macdinta gaar ahaan dahabka ka baartaan.

16 jir markii ay ahaydna waxay noqotay hooyo ilma ay dhashay kaligeed korineysa si ay carruurteeda cunto ugu hesho kulliyadda beeraha ee ay dhig atana ay laca uga hesho waxay billowday iney guriyaha dadka uga shaqeyso.

Francia iney arrimaha bulshada ka shaqeyso waxay ka soo billwday dhaqdhaqaaq ay ka sameysay deegaanka gaar ahanna xilli biyo xireen laga dhisi rabay wabiga Ovegas.

Ololihii halkaa ay ka soo billowday waxay gaarsiisay iney maxkamadda sare ee dalka Colombia ay amar ku bixiso in gabi ahaanba biyo xireenka wabig aasi laga dhisi laha la joojiyo.

Francia Marquez

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

2014-kii ayey Francia si weyn uga caan baxday dalkaasi iyada oo hog gaamiso 350 haween ah oo socd lug ah ku tagay caasimadda Bogota si ay madaxweyne Juan Manuel Santos ay ugu cadaadiyaan inuu tallaabbo uu ka qa ado macdan baarista sharci darrada ah oo lagu hayo wabiga Ovegas.

2018-kii Francia waxay ku guuleysatay aabaal marinta deegaanka ee "Green Nobel Prize.”

Dadka caanka ka ah ama u ololeeya arrimaha bulshada ama siyaasadda dal ka Colombia ayaa badankood la kulmo hanjabaado dil.

Natiijada Doorashada madaxweynaha Colombia ee 2022-ka ayaa waxyaaba badan kaga duwan doorashooyinkii horay dalkaasi uga dhacay.

Hoggaamiyihi hore ee Jabhadda dalkaasi ka dagaallameysay Gustavo Petro ayaa noqday madaxweynihii ugu horereyey ee dalkaasi oo ay siya asaddiisu bidixda tahay, halka haweeneydii ugu horreysay oo madow ahna ay madaxweyne ku xigeen dalkaasi ka noqotay.

Francia Marquez oo ah haweeney madow ah oo hataan madaxweyne ku xigeenka dalka Colombia loo doortay waxay horay u soo ahayd hooyo shaqaala guri soo noqotay, nolol aad u hooseysana soo martay.

Qayb nolosheeda ka mid ahna waxay ka mid ahayd haweenka danyarta ee macdanta qoda.

Francia xilli ay olole ku jirtay

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Francia oo 40 jir ah waxay leedahay taariikh nololeed ka duwan siya asiyiinta horay xilkaasi soo qabtay.

Kama soo jeeddo qos siyaasadda dalka Colombia caan ka ah ama bul shada si weyn uga dhax muuqda. Dalka Clombia oo ay ku nool yihiin bulsho oyin kala duwan haddana siyaasadda dalkaasi waxay gacanta ugu jirtay siy aasiyiin caddaan ah oo ka soo jeedo qoysas caan ah ama taajir ah.

Hay’ad xuquuqda dadkaasi u doodda wax ay sheegtay 2012-kii oo keli ah in la dilay 138 qof oo dadkaasi ka mid ah, tiradaasi oo dalka Colombia ka dhi geyso dalka seddexaad ee dunida oo ay dilalka ugu badan ka dhacaan.

Francia lafteed 2019-kii waxay k abadbaadday iskuday dil kadib markii dabl ey aan heybtooda la garaneyn ay rasaas ku fureen xilli ay ku sugneyd mag aalada goob ay ku sugneyd magaalada Santander de Quilechao.

Francia iyo Petro

XIGASHADA SAWIRKA,AFP

Bishii April 2021-kii ayey Francia si rasmi ah u shaacisay iney u tartamey so kursiga madaxweyne ku xigeenka.

Ugu dambeyntii Francia iyo Pedro oo ay labaduba siyaasaddoodu tahay

 

Bidixda ayaa madaxweyne ku xigeen ka noqday dalka Colombia.

"Waxay ila tahay inaan dadkeyga iyo dalkeygaba u caddeeyey mowqifk eyga… maxaa yeelay 4 sano laguma baddali karo day acaad shan boqol oo sano jirsatay, waddan ahaanna waa inaan ku dadaalnaa sidii aan horumar u gaari la heen inta karaankeenna ah, dad aaminsan inaan aw ood hoggaamineed laheenna waxaan idiin sheegayaa inaan ficil ahaan waxbadan idinku tusi doono,” ayey tiri Frnacia Marquez.

Dalka Colombia oo ay ku nool yihiin dad ka badan 50 malyan oo qof waxaa la haray dagaallo jabhadeed iyo kooxo hubeysan oo maandooriyaha caalamka u kala goosha ka ganacsada ooo dalkaas xaruumo ka s

XIGASHO:BBC


DAACISHTA SOOMAALIYA OO BILLOWDAY QOR SHE AY KU DOONAYSO INAY KU ASKARAYSO DADKA ITOOBIYAANKA


Kooxda Daacish ee ku sugan Soomaaliya ayaa soo saartay muuqaal 25 daqiiqo soconayo oo ku qoran afka Amxaariga, kaasoo ay ku doonayaan inay ku qortaan dadka kasoo jeeda Itoobiya.

Saddexdii muuqaal ee ugu dambeeyay ee ay sii daysay ISIS waxay dhammaantood ku qornaayeen luqado aan Carabi ahayn.

Muuqaal 14-kii Juun ay samaysay Daacishta Galbeedka Afrika (ISWAP), 2 fiidiyoow kasoo baxay Ciraaq oo ku baxayay afka Kurdishka, iyo muuqaalkan cusub ee ku qoran af Amxaariga, waxay qeyb ka yihiin billowga taxanayaal ay doonayaan in ay qortaan dad aan Carab ahayn.

Daacish oo ka faa’idaysanaysa colaada ka jirta dalka Itoobiya waxay doonaysaa in dadka Itoobiy aanka ah ee kasoo carar aya colaadaas, ee soo aad aya Soomaaliya, ay u qorato askar, si ay uga qeyb qaataan howlga lladooda Soomaaliya.Tirada dagaalamay aasha Daacishta ee ku sugan Soomaaliya ayaa lagu qiyaasaa 200, kuwaas oo badi ku sugan, gabbaadna ka dhigta dhulka buuralayda ah ee gobolka Bari ee Puntland.

Muddooyinkii ugu dambeeyay, Daacish waxay askaraynaysay dadka kasoo jeeda qowmiyadda Oromada, kuwaas oo ku sugan magaalada Boosaaso iyo meelo kale oo kamid ah Soomaaliya.

Maamulka Puntland ayaa horey u sheegay in ay jiraan dad badan oo kasoo jeeda qowmiyadda Oromada oo ku biiray ururada Alshabab iyo Daacish, waxayna qaar kamid ah kusoo qabteen howlgalo dhawaan ka dhacay gobolka Bari.

Israa’iil & Falastiiniyiinta oo Gantaalo is dhaafsaday

Xoogagga Falastiiniyiinta ee ka tirsan garabka Islamic Jihad ayaa tobonnaan gantaal ku tuuray Israa’iil taasi oo jawaab u ahayd duqeymaha Israa’iil ee marinka Qaza ee lagu dilay taliye ka tirsan kooxdaasi , iyo sidoo kale 9 qof oo kale oo rayid ah.Saraakiisha ururka Falastiiniyiinta ee Islaamig Jihaad ayaa sheegay in ilaa 100 gantaal ay ku rideen gudaha Israa’iil.

Waxaa ay intaa ku dareen in gantaaladani ay ku dhaceen meelo ay ka mid tahay magaalada Telaviv iyo magaalooyiin kale.

Warbaahinta Israa’iil ayaa dhankeeda sheegtay in ilaa iyo 70 gantaal lagu soo tuuray dhanka Israa’iil.

5 Kun Qof Ajaanib ah oo laga Tarxiilay Koonfur Afrika.

Waxaa sii kordhaya xarigga lagu hayo dadka ajnabiga ah ee sharci darrada ku jooga dalka koonfur afrika sida uu sheegay agaasimaha waaxda socdaalka ee arrimaha gudaha (Home Affairs-ka Modiri Matthews,

Kumaankun oo qof oo laga so qabqabtay guud ahaan dalka ayaa la tarxiilay sida uu sheegay agaasimaha

Dadka sharci la.aanta dalka ku jooga ayaa waj ahaya xiligan xaalad adag madaama qeybo kamid dalka ay ka socdaan howlgalo lagu beegsanayo

Agaasimaha waaxda socdaalka ee arimaha gudaha ma uusan sheegin dalalka Ay kasoo kala jeedaan ajaanibta dalka laga tarxiilay.

WD: C/Risaaq Indha Jacayl



ISBARBARDHIG: AWOODAHA MILATARI EE SHIINAHA IYO TAIWAN



Xiisadda ka taagan Taiwan ayaa cirka isku sii shareertay kaddib bo oqashadii Afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka, Nancy Pelosi ee Taiwan, tallaabadasi oo sii xumeysay xiriirka Washington iyo Beijing.

Beijing oo ka carootay booq ashada Pelosi ayaa dhollatus ciidan ka sameysay meel aan ka fogeyn dhul biyoodka jasi iradda Taiwan.

Taiwan oo ka jawabeyso tal laabbada uu Shiinaha qaaday waxay sheegtay inuu Shiinaha go’doomin uu ku hayo ‘uuna iisu diyaariyey dagaal aan munaasab ahayn.’

Xuddunta xiisadda ayaa ah in dowladda Shiinuhu inay Taiwan u aragto gobol ka go’ay oo ugu dambayntii ka mid noqon doona Jamhu uriyadda Dadka ee Shiinaha.

Laakiin, dad badan oo reer Taiwan ah ayaa u arka jasiiradda Taiwan inay iskeed isu maamusho oo ay noqoto qaran gaar ah xitaa haddii aan waligeed la aqoonsan.

Haddaba aynu Isbarabardhig ku sameyno awoodda ciidan Shiinaha oo ay ku nool yihiin 1.3 bilyan oo qof iyo Taiwan oo ku nool yihiin 23 miy an oo qof.

Marka ay timaaddo awoodda Militari ee Shiinaha iyo Taiwan, Militar iga Shiinaha dhanka awoodda ciidan ee caalamka uu uga jiraa kaalinta 3-aad, halka Jasiiradda Taiwan tilmaamo iney uga jirto kaalinta 21-aad sida lagu sheegay warbixinta Difaaca waddamada caalamka ee soo baxday 2022-ka.

Militariga Shiinaha

AWOODDA MILITARI EE SHIINAHA

Dalka Shiinaha Miisaaniyadda Militariga uu u qoondeeyey sanadkan 2022-ka waxay gaareysaa 229.5 balyan oo doolar.

Ciidamada dalka Shiinaha ee heeganka ah waxay dhan yihiin 2 malyan oo askari iyo 510,000 oo askari oo keyd ah.

Dalka Shiinaha wuxuu leeyahay 3,285 diyaaradood oo kuwa militariga oo isugu jira diyaaradaha dagaalka (1,600), diyaaradaha dagaalka oo h owlagallada gaarka loogu talo galay (371), diyaaradaha xamuulka (286), diyaaradaha tababarka (399), kuwa gaarka ah (114), diyaaradaha qumaatiga u kaca (912) iyo Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee wax duqeeya (281).

Sida oo kale Shiinaha wuxuu leeyahay Taangiyo ay tiradoodu gaareyso (6,300), gawaarida gaashaaman (35,000), Madaafiicda goobta (7,120), gantaalaha (3,160), Lidka gantaalaha (777), Maraakiibta diyaaradaha xambaara (2), gujiska (79), maraakiibta wax burburiya (41), doomaha militari ee dheereeya (119), doomaha ilaalada (152), doomaha miino barista (36).

Wuxuu dalka Shiinaha leeyahay 507 garoon diyaaradood oo isugu jira kuwa militariga iyo kuwa rayadka iyo in ka badan 270 madax oo hub ka Nukliyeerka ah.

Ciidamada Taiwan

XIGASHADA SAWIRKA,AFP

AWOODDA MILITARI EE TAIWAN

Jasiiradda Taiwan oo iisu aragto iney tahay dal madax bannaan oo aan hoos tagin dalweynaha Shiinaha waxay leedahay awood miltari oo aan la yareysan karin. Taiwan miisaaniyadda militariga ay u qoondeysay sanadkan 2022-ka ayaa gaaraya 17 balyan oo dolar. Ciidamada heeganka ee Taiwan wa xay gaarayaan 300,000 oo askari iyo 1.5 malyan oo aksari oo keyd ah.Jasiiradda Taiwan waxay leedahay 741 diyaaradood oo kuwa milita riga ah oo isugu jira diyaaradaha dagaalka (288), kuwa gaadiidka (19), kuwa tababarka (207), diyaradaha holwgallada gaarka ah loogu talo galay (19), diyaadaha qumaatiga u kaca (208) iyo diyaradaha qumaatiga u kaca ee dagaalka (91).

Jasiiradda Taiwan oo ay xiisadda hareysay waxaa kale oo ay leeda hay 3,472 Tangi, Madaafiicda gantaalaha (257),madaafiicda goobta (1,410), Lidka gantaalaha (117), Gujiska (4), Maraakiibta wax burburiya (4), Maraakiibta dagaalka ee dheereeya (24), doomaha ilaalada (43), doomaha miino barista (14) iyo 37 garoon diyaaradeed oo isugu jira kuwa militariga iyo kuwa rayadka.

Waddama dhowr oo ah oo isugu jira kuwa gobolka iyo kuwa danaha ka leh Badda Koonfureed ee Shiinaha ayaa xiisadda hadda taagan si ga ar ah isha ugu hayo wddamadaasi oo ay ka mid yihiin Mareykaka, Japan iyo Kuuriyada Koonfureed.

Horay waxaa gobolkaasi ugu muransanaa waddamada Brunei, Mala sia, Philippines, Taiwan iyo Vietnam oo dal weynaha Shiinhaa dhul ku haysto.XIGASHO:BBC

ITOOBIYA OO DUQEYN HORLEH KA FULISAY

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa ka soo baxaya duqeymo ay diyaaradaha dagaalka Itoobiya Shalay ka geysteen qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan oo dhaca bartamaha Soomaaliya, isla-markaana hoost aga maamulka HirShabelle.

Dqeynta ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu garaacay goobo ay ku sugnaayeen xoogaga Al-Shabaab oo weli ku sugan deegaano ka tirsan gobolkaasi.

Deegaanada la duqeeyey ayaa waxaa ka mid ah Bacda iyo Qabno iyo Coowmaad oo ku yaalla inta u dhexeysa degmooyinka Mataaan iyo Maxa as ee gobolka Hiiraan.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay maqlayeen daryanka hubka culus ee ay ridayeen diyaarad aha Itoobiya, balse waxa ay shaaciyeen in aysan sheegi karin khasa araha rasmiga ah ee ka dhashay duqeyntaasi.

Xaaladda goobaha la duqeeyey ayaa sidoo kale weli aad u kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo laga dareemaya deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.

Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay Itoobiya iyo dhinaca Al-Shab aab oo ku aadan duqeyntaasi iyo khasaaraha rasmiga ah ee ka dha shay. Itoobiya ayaa xoojisay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, ka dib duulaankii ay kooxda ku qaaday dhulka dowlad deegaanka Soom aalida

MAREYKANKA OO DIGNIIN LA XIRIIRTA DOWLA DDA RUUSHKA U DIRAY DALALKA AFRIKA

Safiirka Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa booqatay dhowr dal oo Afrika ku yaalla, iyadoo uga dig tay dalalka Afrika inaysan Ruushka waxba ka iibsan marka laga reebo bad ar iyo bacrimiyeyaal, iyadoo ku hanjabtay inay cunaqabateyn la kulmi doonaan haddii ay sidaa sameeyaan.

Waxay sheegtay in Ruushku uu qiimaha sare ee raashiinka ee addu unka u aaneeyay cunaqabateynta la saaray, balse uu Ruushku xor u yah ay dhoofinta waxyaabaha beeraha loo isticmaalo isla markaana ay dad ka kale ka iibsan karaan.

Waxay intaas ku dartay in waxyaabaha cunaqabateynta saaran ee aan Ruushka laga iibsan karin uu ka mid yahay shidaalka.

Dalal badan oo Afrikaan ah ayaa door bidaya inay dhexdhexaad ka aha adaan dagaalka Ukraine iyo Ruushka. Sababta ayaa lagu tilmaamay xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya dalalka Afrika iyo kuwa Galbeed oo intooda badan soo gumeystay Afrika, iyo isla mar ahaantaana hoggaami yeyaal badan oo Afrikaan ah oo Ruushka wax ku soo bartay oo aan

dooneyn inay ku lug yeeshaan dagaalka dalkaas ka dhanka ah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip