HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 4-TA AGOOSTO 2022-KA

0
Thursday August 04, 2022 - 08:04:28 in Wararka by
  • Visits: 429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 4-TA AGOOSTO 2022-KA

    ....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

....

Wafdi ka socda QM oo kala hadlay Mas’uuli yiinta xafiiska RW Dib u eegista Istaraatiijiyadda

Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Raiisul Wa saaraha, Mohamed Abukar Zubeyr ayaa Dorraad qaabilay masuuliyiin ka socday Qara mada Midoobay xafiisyadooda New york iyo Muqdisho, Ian Martin oo hoggaamiya Qaybta Dib u eegista Istaraatiijiyadda iyo James Swan oo ah Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q.M.

Waxay ka wada hadleen sida haw laha iyo taageera da xafiiska Q/ Mid oobay ee Soom aaliya uu siiyo dowladda loola jaangoyn lahaa barnaamijyada xukuumadda cusub ay ahmi yadda siin doonto.

Kulamada waxaa goobjoog ka ahaa La tali yeyaasha XRW ee Amniga Kamal Gutale, Xir iirka Caalamiga Dr Hodan Cismaan iyo Arrim aha Dib u Heshiisiinta Cali Cabdi Awaare.

Xubnaha ka socday Q.M. ayaa markii dam be salaan sharafeed iyo hambalyeyn ugu tagay Ra’iisul Wasaare Xamse oo Dorraad ku dhawaaq ay Golaha Wasiirrada cusub.

Fu’aad Shongole-hii ay Itoobiya she egtay in la dilay oo farriin culus soo diray

Fu’aad Maxamed Khaliif (Fu’aad Shangole) oo ka mid ah madaxda ugu sareysa Al-Shaba ab ayaa markii u horeysay soo hadlay tan iyo markii ay dowladda Itoobiya sheegatay inay dishay.

Fu’aad Shangole ayaa wax lagu qoslo ku tilma amay sheegashada Itoobi ya ee dilkiisa, isaga oo sheegay inaysan weligood guul arki doonin ma adama ay dhawaan ku joog-joogsadeen mag aca Allaah iyo kalmadda towxiidka, sida uu sheegay.

"Waaniga aniga oo nool la hadlaya musli miinta, waxaa u sheegayna muslimiinta in aan noolnahay oo sharaf leenahay. Waa noolahay waana caafimaad qabaa,”ayuu yiri Fu’aad Sha ngole.

Sidoo kale waxa uu ku goodiyay in weeraro hor leh ku beegsan doonaan ciidamada Liyuu Booliska, kuwaasi oo uu ku tilmaamay "kuwa ugu liita maleeshiyaadka Soomaalida diin aha an iyo dhaqan ahaanba”, islamarkaana ay joogt eyn doonaan beegsiga ciidamadaas.

"Waxay ku dambeyn doonaan (Ciidamada Liyuu Booliska) darxumadii uu ku dambeeyey ninkii aas-aasay (oo uu kala jeedo Cabdi ileey) .Ugu dambeyntiina wuxuu ku dheeraaday kalim ado dhiiri-gelin ah oo dagaal-yahaanada ku ri ixaya inay sii wadaan dagaalka, isagoo guulo waaweyn ka sheegtay dagaaladii u dambeeyay ee ku qaadeen ciidamada Itoobiya.

Fu’aad Shangole ayaa ah madaxa abaabul ka iyo tashkiilinta dagaalyahanada Al-Shabaab, sidoo kale Shangole wuxuu kamid yahay mad axda Al-Shabaab ee dowladda Mareykanka ay madaxooda dul dhigtay malaayiinta dollar.

Madaxa Sirdoonka Itoobiya Major General Tesfaye Ayalew ayaa dhawaan u sheegay Wak aalada Wararka Itoobiya ee Ethiopian News Ag ency inay dileen sedax hoggaamiye oo kamid ah Al-Shabaab, kuwaasi oo kala ah Fu’aad Sha ngole, Abuu Muscab iyo Cubeyda Nuur Ciise oo la sheegay inuu yahay madaxa Al-Shabaab u qaabilsan abaabulka ay kooxdu ka wado xud uudka dowlad deegaanka iyo Gobalka Bakool ee Soomaaliya.

Mukhtaar Roobow oo kulamo la bill aabay xildhibaanada xilli ay mucaa rado ka timid beeshiisa

Golaha cusub ee wasiirrada Soomaaliya ay aa bilaabay xod-xodashada xildhibaanada gola ha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, si codkooda kalsoonida ay uga helaan. Wasiirr ada durba qaabilay xildhibaanada beeshooda ku metela baarlamaanka waxaa ka mid ah Mu khtaar Roobow Cali Ab uu Mansuur oo Dorraad loo magacaabay wasiir ka Diinta iyo Awqaafta.

Mukhtaar ayaa Dorraad la kulmay xildhibaana da jufasiida hoose ee Liisaan ku metela golaha shacabka, waxaana la sheegay inuu ka codsad ay in codkooda kalsoonida ay siiyaan xukuu madaan uu ka tirsan yahay.

Wasiirka cusub ee gaashaandhigga Cabdu lqaadir Maxamed Nuur ayaa ka mid ah xubna ha Dorraad deg deg u qaabilay xildhibaanada metela, si codka kalsoonida ay uga helaan.

Wasiir Jaamac Taqal ayaa sidoo kale muuji yey inuu la kulmay Xildhibaannada beeshiisa, waxaana taladaan wasiirrada siiyey ra’iisul was aare Xamse Barre oo xubnaha uu soo xushay kula taliyey in wasiir kasta uu xildhibaanada be eshiisa codka weydiisto inta aan la gaarin ans ixinta.

Kulamadaan ay bilaabeen wasiirradu ee xil dhibaanada looga codsanayo codkooda, waxay ku soo aadayaan iyadoo beelaha Digil iyo Mirif ay aad u saluugsan yihiin karaasta laga siiyey xukuumadda cusub.

Inta badan xildhibaanada kasoo jeeda maa mul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa wada olole lagu diidayo asixinta xukuumadda cusub ee Dorraad lagu dhawaaqay, waxayna qaarkood baraha bulshada ku soo qoreen inay saluugsan yihiin boosaska laga siiyey xukuumadda.

Xilalka Digil iyo Mirifle laga siiyey golaha was iirada ayaa kala ah:

1-Wasaaradda Gaashanadhigga, 2-wasaarad da diinta iyo awqaafta, 3- Wasaaradda xanaa nada xoolaha, 4- wasaaradda Ganacsiga iyo 5- wasaaradda beeraha iyo waraabka.

Xildhibaanada Digil iyo Mirif waxay ku doode en in wasaaradaha la siiyey ay aad u hooseeya an oo C ay u badan yihiin, waxaana xusid mu dan in xubnaha baarlamaanka ka soo galay Ko onfur Galbeed ay laba jibaar ka badan yihiin ku wa ka yimid maamul goboleed kasta, taas oo cabsi weyn ku abuureysa ansixinta xukuuma dda.

Baarlamaanka Hirshabelle oo meel mariyay Golaha Wasiirada cusub.

Waxaa Dorraad kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Jowhar ee xarunta Gobol ka Shabeellaha Dhexe Xildhibaannada Baarla manka Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle.

Kulanka oo uu shir guddoomin ayay Guddoo miyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Dr Cabdixakiim luqmaan Xaaji Ma xamed, waxaa hortegay Golaha Wasiirada Do wlad Goboleedkaas, si Golaha ay u ansixiyaan, kuwaas oo uu dhawaan magacaabay Madaxwe yne Cali Guudlaawe Xuseen. Intaa kadib ajen daha kulanka oo laguuda galay ayey Xildhibaa nnada Baarlamanka Hir-shabeelle cod gacan taag ah ku ansixiyeen Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban 81 xubno od.

Guddoomiyaha Baarlama anka DG Hir-Shabeelle, Dr Cabdixakiim luqmaan Xaaji Maxamed, oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in dhamaan Xildhibaannada ay ogol u gu codeeyeen Golaha Wasiirada, sidaasina uu shirka ku xiran yahay.

Bishaan lagu jiro ee Agoosto ayey ahayd markii uu Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, uu ma gacaabay Golaha Wasiiradiisa, kuwaas oo ay tiradoodu tahay 81 xubnood, oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 27 Wasiiru Dow le. Madaxweyne Cali Guudlaawe in muddo ah waxaa la sheegay inuu culeys ka heysta dhan ka qancinta beelaha, kuwaas oo tabasho ka qa bay sida loo qeybsanayo Golaha Wasiirada, isa goo caqabada ugu weyn kala kulmay kuwa de ga Gobolka Hiiraan.

Idiris Dhaqtar oo hal sabab darteed dalbaday inaan la ansixin golaha wasiirada

Siyaasiga Idiris Cabdi Dhaqtar oo ka soo jeeda dhanka Koonfur Galbeed, isla-markaana ka mid ahaa baarlamaan kii 10-aad ee dalka ay aa si weyn u dhaliilay golaha wasiirada ee uu Dorraad magacaabay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.

Dhaqtar oo wareysi siiyey Telef ishinka Universal ayaa shaaca ka qaaday in Koonfur Galbeed la liiday, isla-ma rkaana la siiyey wasaaradaha ugu hos eeya ee dowladda federaalka Soomaal iya.

Waxa kale uu intaasi ku daray in golaha xu kuumadda ee haatan la soo dhisay ay yihiin ku wii abid ugu tayada xumaa, sida uu hadalka u dhigay.

"Wasaaradaha ugu hooseeya ayaa la siiyey wasiirada Koonfur Galbeed ku metela hay’adda fulinta ee dalka. Waa golihii wasiirada ugu xu maa ee abid Soomaaliya yeelato,” ayuu yiri.

Sidoo kale wuxuu farriin u diray golihii uu horey uga tirsanaan jiray ee golaha shacabka, wuxuuna ugu baaqay in aysan anisixin xukuum adda cusub, sabab la xiriirta wasaaradaha la siiyey dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo xubnaha metalaya.

"Aniga waxaan ka codsanaa golaha shacab ka in aan la ansixin Golaha Wasiirada” ayuu sii raaciyey xildhibaan hore Idiris Cabdi Dhakhtar.

1Golaha wasiirada ee lagu dhawaaqay ayaa ka kooban 26 xubnood, waxaana ku jiro xubno kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo ay ka mid yihiin Sheekh Mukhtaar Roobow Wasiirka Aw qaafta iyo Diinta, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) Wasiirka Gaashaandhigga, Xasan Xuseen Eelaay, Wasiirka Xananaada Xoolaha, Axmed Madoobe Nuunow, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka iyo Jaamac Taqal, Wasiirka Kor ontada iyo Biyaha ee Soomaaliya.


R/W Xamza oo soo dhisay xukuum ad halis ugu jirta MOOSHIN baarlamaan

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cab di Barre ayaa Dorraad ku dhawaaqay golihiisa wasiirada cusub, kadib muddo dheer oo wada-tashi uu ka galay xubnaha u soo xulayo xukuu madiisa.

Golahan ayaa ka kooba n 25 wasiir, 25 wasiir ku-xigeen iyo 24 wasiiru-do wle iyo Ra’iisul wasaare ku-xigeen. Sidoo kale wa xa haween ka ah sad dex gabdhood, laakiin waxaa gabdho badan ku jira an wasiiru-dowlayaasha.

"Xukuumad xil-kas ah ayaan idiin magacaa bay, kadib la-tashi aan layeeshay madaxweyn aha JFS, waxaan ku faraxsanahay in aan soo bandhigo gabdho iyo wiilal aan kusoo xushay karti, hufnaan iyo aqoontooda, iyagoo ka jawaa baya baahida marxaladda dalka,” ayuu yiri Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.

Golaha wasiirada uu dhisay Xamza ayaa si ka duwan dowladdii Farmaajo waxaa ku jira wa siiro badan oo aan xildhibaano aheyn.

Baaris ay sheegtay inay sameysay Caasim ada Online eyey sheegtay inay ku ogaatay in 14 wasiir oo ka mid ah 26-ka wasiir ay sidoo ka le yihiin xildhibaano, taasi oo ka dhigan in ku dhowaad kala bar wasiirada aysan aheyn xildh ibaano.

Sidoo kale, wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha ayaa waxaa ku jira xubno aan xildhibaano aheyn, sida aan ogaanay.

Arrintan ayaa abuuri karta in xukuumadda iyo ra’iisul wasaarahaba ay halis u galaan in mar kasta ay wajahaan mooshin kalsooni kala noqo sho oo kaga yimaada dhanka golaha shacab ka, maadaama aysan ku jirin xildhibaano ku fil an oo kuraastooda wasiirnimo ka difaacan kara dhanka golaha shacabka.

Sababta golaha wasiirada ku badisay xubnaha aan xildhibaanada aheyn ayaa waxaa ugu wacan, ayada oo xubno badan oo aad ugu dhow madaxweyne Xasan Sheekh laga hor-istaagay inay xildhibaano soo qaataan, maadaa ma madax goboleedyada ay xilligii la tar tamayey ku xirmnaayeen madaxweyne Farm aajo.

Sidaas darteed, inkasta oo madaxweyne Xasan jeclaan lahaa in wasiiro badan ay sidoo kale ahaadaan xildhibaano, haddana xubno ba dan oo halgan lasoo galay isuguma dari karin inay soo waayeen xildhibaannimo, sidoo kale waayaan wasiirnimo.

Ayada oo baarlamanka uu ka kooban yahay 275 xildhibaan, haddana inta badan waxaa kula mada xaadira waxaan ka badneyn 150, taasi oo ka dhigan in haddii 74-ka uu ka kooban yah ay golaha wasiirada, ama wax ku dhow ay wa da ahaan lahaayeen xildhibaano, iyo marka la gu daro xildhibaanada kale ee mabda’ ahaan u raacsan madaxweynaha, ay yaraan laheyd in xukuumadda halis mooshin wajahdo.

Ka sokow mooshin yimaada mustaqbal ka, halista ugu deg degta badan ee hadda xukuum adda wajaheyso ayaa ah inay hesho codka kal soonida, waxayna noqon doontaa tijaabo muuj

in doonta waxa soo socda mustaqbalka sida fu dud ama adag ee xukuumadda lagu ansix iyo.Xigasho:Caasimadda.Net

Xisbiga UCID oo eedaymo u jeediyay Booliis ka Somaliland

Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa Booliiska Somaliland ku eedeeyay in uu baal maray xeerka booliiska lagu dhaqo.

Xogeeyaha Warfaafinta ee Xisbiga UCID Yuu suf Kayse Cabdillaahi, oo warbaahinta kul ahadlay magaalada Hargaysa, ayaa booliiska ku eedeeyay in ay galeen tacadiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, intii uu socday bannaan bixii 9 Juun, isla markaana ay sharciga ka tal aabsadeen.

"Qodobka 33aad ee xeerka booliisku waxa uu leeyahay 'ma bannaana fal-danbiyeed kasta oo ka dhan ah bini'adamnimada, sida jidh-dilka, maskax-dilka iyo dhamaan fal-danbiyeedyada', waxad markhaati ka tihiin iyada oo saraakiili ay dumar keeni caarka ahaa ay naaska kala dhac ayaan laag" ayuu yidhi Kayse.

Waxa uu sheegay in xeerka booliisku uu ha y'adda booliiska farayo in anay ku lug yeelin karin, arrimaha siyaasada isla markaana, ay dhexdhexaad u tahay dhamaan xisbiyada siya asada Somaliland.

"Booliiska Somaliland oo naga mudan sha raf iyo qadarin waxa noo dhexeeyaa waa xeer ka ... cutubka 2aad faqradiisa 5aad waxa uu le eyahay booliisku waa u adeegaha bulshada isaga oo ka madaxbannaan siyaasad, dhexna u ah xisbiyada qaranka" ayuu yidhi Kayse.

Waxa uu sheegay in marka xeerka booliiska la eego, xubin kasta oo booliis ah oo lagu helo danbi jidh-dil ah in xeerku ku ciqaabayo 5 sa nno ilaa 10 sanno, waxaana uu codsaday in sharciga la horkeeno, xubnihii ciidanka ka tirsa naa ee dhibaatooyinka gaystay bannaanbixii 9 Juun.

Xog: Xildhibaanada Koonfur Galbe ed ee BF oo wada olole ka dhan ah xukuumadda

Inta badan xildhibaanada kasoo jeedo maam ul goboleedka Koonfur Galbeed ee ku jiro baar lamaanka federaalka Soomaaliya ayaa wada olole lagu diidayo asixinta xukuumadda cusub ee Dorraad lagu dhawaaqay.

Xidhibaanadaas oo qaarkood baraha bulsha da qoraal kusoo qoray ayaa sheegay inay dii dan yihiin qaabka loo qeybiyey xubnaha wasi irada.

Xidhibaan Maxamed Aadan Maxamed, oo kamid ah xubnaha baarlamaanka kasoo galay Koonfur galbeed, ayaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyey inuu baal ma ray hab qeybsiga beelaha, wuxuuna si cad u sheegay inuu madaxweynaha reerkiisa siiyey xubnihii ugu muhiimsanaa.

Sidoo kale xildhibaan Maxamed Cali Xasan ayaa hal-ku-dhiggii madaxweynaha ee ahaa So omaali heshiis ah, dunidana heshiis la ah, she egay inuu isku badalay "Soomaali dhexdeeda dirirsan, dunidana la dirirsan”.

Xildibaanada laga soo doorty Koonfur Galb eed ayaa Muqdisho ka wado dhaq-dhaqaaq xooggan, waxaana sidoo kale jiro xildhibaano maamul goboledyada kale kasoo jeedo oo diid an qaabka wax loo qeybsaday.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasa are Xamza ayaa dhankooda olole xooggan ka wado gudaha xildhibaanada, si loo ansixiyo xil dhibaanada, waxaana la filayaa in todobaadka soo socdo la hor geeyo baarlamaanka.

Golaha wasiirada ayaa waxaa sidoo kale ku jira wasiiro badan oo aan aheyn xildhibaano, ta asi oo ka dhigan in shaqo culus ay u taallo Xa san Sheekh iyo Xamza inay xukuumadda mars iiyaan golaha shacabka

Xilalka Digil iyo Mirifle laga siiyey golaha wasiirada ayaa kala ah:

1- Wasaaradda Gaashanadhigga, wasaaradda diinta iyo awqaafta, 3- Wasaaradda xanaanada xoolaha, iyo 4- wasaaradda Ganacsiga iyo 5- wasaaradda beeraha iyo waraabka.

Xilalka Hawiye laga siiyey golaha wasiirada ayaa kala ah:

1-Wasaaradda arrimaha gudaha, feder aalka iyo dib u heshiisiinta,

2- Wasaaradda qorsheynta, maal-ga shi ga iyo hormarunta dhaqaalaha,

3- Wasaaradda caafimaadka,

4- Wasaaradda Batroolka iyo

5- Wasaaradda cadaaladda iyo dast uurka Xigasho:Caasimadda.Net

Ciidamada Dowladda oo soo bandhi gtay Hub ay ka qabsaden Al-Shabab.

Taliska Ciidanka Xoogga gaar ahaan kuwa ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa Dorraad soo ba ndhigay hub ay she egeen in ay ka qabs adeen dagaal amey aasha Al-shabaab.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga ayaa hubkaan ku soo bandhigay degm ada Matabaan, kaasi oo ay sheegeen in ay ku soo qabsadeen dagaalkii Dorraad ay kula galeen Al-shabaab deegaanka Bukure ee hoos yim aada degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan.

Sawirro iyo muuqaalo ay baahiyeen Ciidan ka ayaa muujinaya hubkanka oo ay kamid yih iin kuwa culculus.

Deegaanka Bukure oo hore ugu sugnayeen Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa waxaa ha dda gacanta ku haya Ciidanka Dowladda oo Dorraad weerar ku qaaday

Haweeneydii ka careysiisay Shiinaha oo ka duushay Taiwan.

Afahayeenka Aqalka Wakiilada Mareykan ka Nancy Pelosi ayaa soo afjartay booqashadii ay ku joogtay jasiiradda Taiwan

Pelosi ayaa diyaarad ka duu shay garoonka diyaaradaha ee Songshan.

Nancy ayaa sii wadeysaa bo oqasheyda ay ku mareyso gob olka, waxay ku wajahan tahay Kuuriyada Koonf ureed iyo Japan.

Booqashada Pelosi ayaa ka careysiisay Shii naha oo ku dhawaaqay in uu sameyn doono dhoolatus militeri oo muddo socon doono.

Halka Pelosi ay sheegtay in Mareykanka uu sii wado taageerada Taiwan.

Taiwan waa Jaziirad leh wax walbo oo mad axbanaani ay ku heli karto, tan iyo sanadkii 1950kii, balse Shiinaha wuxuu u aqoonsanyahy gobol ka mid ah dhulkiisa oo gooni is taag doonaaya, waxaase lagu qasbayaa in ay ka mid tahay Shinaha xita hadii "xoog loo adeegsa naayo”.Shiinaha ayaa bilaabay inuu sheegto Taiw an in ay dhulkiisa qeyb ka tahay sannadkii 1949kii, wixii ka dambeyay dagaalkii sokeeye ee Shinaha.

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii fuliyey qaraxii lagu dilay Waafoow

Kooxda Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay magaca iyo beesha uu kasoo jeeday ninkii fuliyey qaraxii lagu dilay guddoomiyihii degm ada Marka Cabddullaahi Cali Axmed (Wafoow), kaasi oo 27-kii bishan ka dhacay magaaladaas.

Kooxda ayaa ninka fuliyey qaraxaas oo ahaa mid ismiidaamin ah ku sheegtay magaciisa Maxamed Cali Cabdi oo magaciisa afgara shada uu ahaa Bishaar ama Faz uul.

Ninkaan ayaa cod ay baahiyeen warbaahinta Al-Shabaab, ku sheegay inuu sanadkii 2000 ku dhashay degmada Janaale ee gobolka Shabeel lada Hoose, islamarkaana uu kooxda kaga soo biiray isla degmadaas.

Wuxuu sidoo kale wareysigii, oo laga qaad ay kahor inta uusan is-qarxin, ku sheegay inuu ka dhashay Beesha Jiiddo, gaar ahaan Jufada Gaytiri.

Waxa uu intaas ku daray inuu markii hore ka tirsanaa kooxda Jabhadda Al-Shabaab ka hor inta uusan ku biiran qeybta is-qarxinta, isagoo sheegtay inuu kasoo qeybgalay dagaallo badan oo ka dhacay gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Qaraxa uu ninkaan fuliyey ayaa wuxuu ka dhac ay iridda hore ee xarunta degmada Marka, wax aana ku geeriyooday illaa 11 qof oo uu kamid ahaa guddoomiyihii degmadaas Cabdullaahi Waafoq..

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in mar xuumka geeriyooday ee Waafow uu kamid ahaa xubnihii sida weyn ula dagaalamay Al-Shabaabka ku sugan G/Shabeellada Hoose.

Xigasho:-caasumadd

Maxay ka dhigan tahay magacaa bista ROOBOW?

Madaxii hore ee hay’adda cilmi-baarista Her itage, Cabdirashiid Khaliif Xaashi ayaa ka ha dlay magacaabista golaha wasiirada cusub ee xukuumada Soomaaliya, kadib markii uu Dorraad ku dhowaaqay ra’iisul wasaare Xamza.

Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo isagoo ku sugan Muqdisho u warramay VOA ayaa marka hore shaaca ka qa aday in xubnaha la magacaabay ay isugu jiraan kuwa cusub iyo kuwo horey uga tirsanaa daw ladihii dalka soo maray, muddana ku soo jiray arrimaha siyaasadda dalka.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay xilalka iyo wasaaradaha la shaaciyey in aysan ka duw aneyn wasaaradihii hore, inkastoo ra’iisul was aaraha uu xukuumaddiisa ugu magac daray Dan Qaran.

"Xilalka wasaaradaha kama duwana was aaradihii hore wasaarado cusub hadda ma muu qdaan dadka la magacaabay waxay u badan yi hiin dad xildhibaanno ah oo siyaasadda muddo ku jiray, inkastoo magacyo cusubna ay ku jir aan runtii waxaa moodaa sida uu ra’iisul was aaruhu yiri Xukuumad Dan Qaran in dad hadda dowladdii meesha laga saaray dadkii ka saaray oo kala duwanaa inay ka soo dhex-muuqdaan in badan oo ka mid ah, maamul goboleedya dana dad laga soo doortay la siiyey wasiiro,” ayuu yiri C/rashiid Khaliif.

Hadaba Maxay ka dhigan tahay magacaabista Mukhtaar Roobow?

Madaxii hore ee hay’adda cilmi-baarista Herit age oo hadalkiisa sii wata ayaa ka warramay waxay ay ka dhigan tahay magacaabista She ekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo horey uga tirsanaa hogaanka kooxda Al-Shab aab, balse haatan oo laga soo daayey xabsigii uu ku xirnaa lagu abaal-mariyey wasiirka was aarada diinta & awqaafta xukuumadda cusub.

Khaliif ayaa sheegay in madaxweynaha iyo ra’Iisul wasaaraha laga yaabo in magacaabista ninkaan iyo in lagu soo daro liiska wasiirada ay ka fiiriyeeen wax ka qabashada kooxda Al-Shabaab, si loo soo kasbado saaxibadiisii hore ama inuu ka hortego fakirka kooxdaasi.

"Runtii Mukhtaar dadku baraha bulshada aadbaa loogu hadal hayey, laakiin shan sano ku dhowaad ama 8 sano waa ka maqnaa Al-Shabaab waa iyagii is dilay, kadibna saddexdii sano ee ugu dambeysay dowladda u xirnaa, isa ga oo gobolka South-West u sharaxnaa, runtii wax ka qabashada Shabaabka ama soo kasb ashada dadkii Shabaabka ahaa ee isaga oo kale ahaa ama yaqaanay, haddii taas looga qa yb-qaadanaayo ama inuu ka hortego fikirkaas Takfiiriga ah waa dhici kartaa halkaas in mada xweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ay ka fiiriy een,” ayuu yiri Cabdirashiid Khaliif Xaashi oo ka hadlayey magacaabista Roobow.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Roo bow uusan aheyn ninkii ugu horreeyey ee xil ka soo qabtay Al-Shabaab, hadane xil looga dhii bay dowladda, wuxuuna tilmaamay inay jiraan shaqsiyaad ka yimid Al-Shabaab oo xilal waa weyn ka qabtay dowladda iyo maamullada.

"Ninkii ugu horreeyey ee Shabaab ka tirsa naa oo xil kale ka hayey oo xil loo dhiibay ma’ ahan oo rag kala duwan ayaa xilal waa weyn ka qabtay heer maamul goboleed xilal ka qab tay ama heer federaal oo hay’adda NISA iyo meelo kale xilal ka qabtay, marka isaga xoogaa xiridii uu dowladda u xirnaa ayaa ayaa dhici karta inay gooni ku noqoto ,” ayuu yiri.

Waxa kale oo uu intaasi sii raaciyey in Sheekh Mukhtaar Roobow looga baahanyahay inuu qanciyo dadka wax ka tirsanaya, sidoo kal ena uu kasbado shacabka Soomalaiyeed.

"Marka dadka haatan waxaa dhici karta inay ka shakisan yihiin ama cuqdad inay u qabaan qaar kalena ay wax weyn ka sugayaan, marka isagana waa looga baahan yahay dadkaas sidii uu u qancin lahaa ama u kasban lahaa uu ka fa kiro” ayuu hadalkiisa sii raaciyey.

Si kastaba, dad badan ayey la-yaab ku noqo tay markii ay arkeen Mukhtaar Roobow oo saf ka hore uga jira liiska wasiirada la magacaabay ee xukuumadda cusub, kaas oo muddo ka bad an saddex sano iyo bar xabsi ku jiray, kadib ma rkii ay dowladdii uu hoggaaminayey madaxwey ne Farmaajo ka soo xirtay magaalada Baydha ba bishii December ee 2018-kii.

Dhaqan xumo habeenkii ka billaaba tay Muq disho oo qasabtay tallaaba dii booliska’

Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya ay aa Dorraad wax laga weydiiyey guuxa magaal ada ka jira ee ah in sababta habeenkii Bajaajta Muqdisho bandow loogu soo rogay ay tahay qorshe lagu naas nuujinayo shirakadda Tagaas ida ee Dhaweeye.

Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan oo ka jawaabayey su’aalo ay saxaafaddu weydiisay ayaa beeniyey arrintaas, isagoo sheegay in ha dda ay ka fekerayaan in bandowga lagu daro ta gaasida ama gaadiidka raaxada ee ku shaqeysta adeega Dhaweeye.

Afhayeenka ayaa carrabka ku adkeeyey in qorshaha laga leeyahay xayiraaddaan habeen kii la saaray socodka Bajaajta uu yahay sidii loo xakameyn lahaa dhaqan xum mada.

"Bajaajta waxaan u joojinay, habeen xilli dambe ayaan Buu ndooyinka ugu imid 7 gab dhood iyo lix Bajaaj, markaan weydiiyey sababta ay xiligaas meesha u joog aan waxay ii sheegeen in guryihii laga xirtay, lix saac wixii ka dambeeya waxaaba socda moo yaan, askari ama qof ahlu marqaan ah,” ayuu yiri Gaashaanle Cabdifitaax.

Wuxuu sheegay in hadda uu Muqdisho ka socdo howlgal ay ugu magac dareen ‘Samaka ab’ kaas oo haddii uu guuleysto ay dib u eegis ku sameyn doonaan bandowgaan saaran Baja ajleyda Muqdisho.

Habeenkii markii la gaaro 12:00 AM ee sa qda dhexe waxaa hakad gala dhammaan dhaq dhaqaaqa Mooto Bajaaj-yada ka howlgala Mu qdisho, waxaana kii la qabto lagu ganaaxaa la cag 10 dollar ah, sida ay noo sheegeen dhalin yarada ku xamaalata.

Afhayeenka booliska ayaa mar uu sababeyn ayey xayiraadaan la saaray Bajaajta, wuxuu ka sheekeeyey dhacdooyin xun oo ay kala kul meen ka boolis ahaan oo Bajaajleyda qaar.

Haweeney Soomaali ah oo lacago di badda uga soo diri jirtay Alshaba ab oo lagu xuku may 3 sano oo xabsi ah

Haweeney Soomaali ah, oo haysata dhala shadsa Holland ayaa lagu xukumay saddex sa no oo xarig ah, ka dib markii lagu soo eede eyay inay lacago boqolaal Dollar ah ugu dee qday kooxda Al-Shab aab.

Xukunka lagu riday Far hia Hassan, oo 38-jir ah, ay aa aad uga yar 8-dii sano oo ay dalba deen dacwad oogayaasha.

Horraantii sanadkan ayay xeerbeegti ka tir san maxkamadda deg mada Alexan dria ee dal ka Mareykanka ku xuk untay inay maleegaysay in ay taageero maadi ah siiso Alshabaab.

Dacwad oogayaasha ayaa sheegay in ay ka mid ahayd ilaa 15 haween ah oo si joogta ah lacago yar u diri jiray si ay u taageeraan Al-Shabaab.

Isku soo wada duuboo, dacwad oogayaasha ayaa sheegay inay ku deeqday ilaa $300 mud do 3 sano ah.

Haweeneydan, oo leh lix carruur ah, ayaa magangelyo ka heshay Nederland, iya doo dh allinyaro ah, waxayna degtay magaalada Ter neuzen.

Markii hore waxa ay ka dagaalantay in loo diro xabsi 7 sano ah, ka hor inta aan la keenin Mareykanka si ay u wajahdo maxkamad.

Somaliland oo beenisay in ay dad tar xiish ay sida warbaahinta qaar

Xukuumada Somaliland ayaa beenisay war ay warbaahinta Somali Dispatch, ku sheegtay in xukuumada Somalil and si qasab ah ku mas aafurisay 34 qof oo Itoo biyaan ah.

 

Wasaxaafadeed kasoo baxday Hay 'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Somal iland, ayaa lagu sheegay in dadkan oo ka dho ofay madaarka Cigaal ee Hargaysa, ay si is kood ah u dalbadeen in dalkoodii dib loogu celiyo.

"Waxaanu halkan ka beeninayna war aan sal iyo raad toona lahayn oo mareegta Somali Di spatch kaga been abuurtay xaqiiqda dadkaasi, oo iskood u dalbaday in dalkoodii dib loogu cel iyo" ayaa lagu yidhi qoraal kasoo baxay hay 'adda barakacayaasha.

Booliiska Kenya oo qabtay nin aad loo doon doonayay oo madaxiisa la dul dhigay hal Milyan dollar

Hay’adda dambi baarista dalka Kenya ayaa waxay gacanta ku dhigtay nin si aad ah looga baadi goobayay Kenya. Cabdi Xuseen Axmed oo loo yaqaan Abu Khadi, ayaa lagu xiray go bolka Meru ka dib markii ay booliisku heleen xog sir ah oo ku saabsan halka uu ku dambe eyay.

Ninkaan ayaa dowladda Maraykanka waxay madaxiisa dul dhigtay lacag dhan 119 milyan oo shilinka dalka Kenya ah.

Waxaa loo haystaa inuu ka ganacsado darooga da. Isaga iyo kooxdiisa waxaa lagu helay inay qeybin jireen daroogada nuuca loo yaqaano heroin, taasoo uu ku mutaysan karo toban sano oo xabsi ah.

Waxaa sidoo kale lagu daray liiska dadka si da aadka ah loo doon doonayo ka dib markii la gu eedeeyay inuu ku lug lahaa ugaarsi sharci darro ah oo loo geystay in ka badan 35 wiyil iyo 100 maroodi ah.

Booliiska Kenya ayaa sidoo kale bishii June ee lasoo dhaafay qabtay nin kale oo isagana uu Maraykanku doon doonayay.

Badru Cabdul Casiis Salax ayaa laga soo qa btay deegaanka Liboi ee ismaamulka Garissa xili uu doonayay inuu u gudbo dhanka Soomaal iya, sida laga soo xigtay ilo ka tirsan booliska.

Markii la qabtay waxay ahayd afar maalmood uun ka dib markii Agaasinka Danbi barista ee Kenya iyo Safaaradda Maraykanka ee Nairobi ay soo bandhigeen sawirkiisa, kaas oo si weyn loogu faafiyay warbaahinta

Xisbiga UCID oo eedaymo u jeediyay Booliiska Somaliland

Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa Booliiska Somaliland ku eedeeyay in uu baal maray xeerka boolii ska lag u dhaqo.

Xogeeyaha Warfaafinta ee Xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cab dillaahi, oo warbaahinta kula had lay magaalada Hargaysa, ayaa booliiska ku eede eyay in ay galeen tacadiyo ka dhan ah xuquuq da aadanaha, intii uu socday bannaanbixii 9 Juun, isla markaana ay sharciga ka talaabsad een. "Qodobka 33aad ee xeerka booliisku waxa uu leeyahay 'ma bannaana fal-danbiyeed kasta oo ka dhan ah bini'adamnimada, sida jidh-dilka, maskax-dilka iyo dhamaan fal-danbiyeedyada', waxad markhaati ka tihiin iyada oo saraakiili ay dumar keeni caarka ahaa ay naaska kala dhac ayaan laag" ayuu yidhi Kayse.

Waxa uu sheegay in xeerka booliisku uu hay'adda booliiska farayo in anay ku lug yeelin karin, arrimaha siyaasada isla markaana, ay dhexdhexaad u tahay dhamaan xisbiyada siyaa sada Somaliland.

"Booliiska Somaliland oo naga mudan sha raf iyo qadarin waxa noo dhexeeyaa waa xeer ka ... cutubka 2aad faqradiisa 5aad waxa uu leeyahay booliisku waa u adeegaha bulshada isaga oo ka madaxbannaan siyaasad, dhexna u ah xisbiyada qaranka" ayuu yidhi Kayse.

Waxa uu sheegay in marka xeerka booliiska la eego, xubin kasta oo booliis ah oo lagu helo danbi jidh-dil ah in xeerku ku ciqaabayo 5 san no ilaa 10 sanno, waxaana uu codsaday in shar ciga la horkeeno, xubnihii ciidanka ka tirsanaa ee dhibaatooyinka gaystay bannaanbixii 9 Juun.

Culimada Deegaanka Soomaalida: Alshaba ab waa munkarkii ugu weyn aa, waa in lala dagaalammo oo la suulliyo

Culimada dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa kullan ay isugu yimaadeen oo uu goob joog ka ahaa madaxweyne Mustafe Cagjar, wa xay ku cambaareeyeen duullaankii ururka Alsh abaab uu kusoo qaaday gobolka Afdheer.

Culimada ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay, inay taageersan yihiin una hambal- yaynayaan guushii ciidamada Liyuu Booliisku ka gaareen howlgalkii ka dhanka ahaa Al-sha baab.

Waxaa kale oo culim adu ay ku baaqeen in Alshabaab lala dagaal amo oo laga suuliyo deegaanka, waxayna ku til maameen munkarkii ugu weynaa ee dhaca, sida ay sheegeen.Culimada dowlad deegaanku waxay bulshada ugu baaqeen in ay ka digtoon aadaan wa xay ugu yeereen, falalka gurracan iyo fikirrada khaldan ee ay xambaarsan tahay Al-shabaab.

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaal ida, Mustafe Muxumed Cagjar ayaa uga mahad celiyay culimada sida ay u caddeeyeen mowqi fkooda ku aadan dagaalka Alshabaab.

Mustafe Cagjar wuxuu caddeeyay inay 100% ku guulaysteen inay ka hortagaan dama cii Alshabab. Waxa uu qiray taageerada bulsh adu inay qeyb weyn ka ahayd in laga guulaysto Alshabaab, islamarkaana muddo kooban lagu soo afjaro duullaankii ay soo qaadeen.

"Waxaan bogaadinayaa kaalinta ay culimadu ka qaadatay ka falcelintii weerarkii gardarrada ahaa, ee nimankaas argigixisada ah ee Alsha baab, kusoo qaadeen deegaanka. Runtii culima du waxay kamid yihiin shacabka deegaanka ee muujiyay dareenkooda ay ku diidan yihiin fikirka as oo hadhow keeni kara in lagu xallaalaysto dhiiggooda, sida walaalaheenna Soomaaliya ay ugu dulloobeen,”ayuu yiri madaxweyne Must afe Cagjar.

Mustafe Cagjar wuxuu sheegay amni ahaan inay xoojinayaan xaduudaha deegaankiisa, si looga hortago in Alshabaab mar kale ay soo qa adaan weerar midkii hore lamid ah.

Maxay tahay digniinta uu Mareykan ka ka soo saaray Kenya?

Safaaradda Mareykanka ee dalka Kenya ay aa uga digtay muwaadiniin teeda inay u saf raan magaalada ku taallada harada ku taalla ee Kisumu xilli lagu wado in Kenya ka dhacdo doo rashada toddobaadk adambe.

Diginin dhanka amniga ah oo ay soo saartay safaaradda ayaa lagu sheegay in dibadbaxyo rabshado wata ee ka dhasha doorashada ay ka dhici karaan halkaas.

Ragga ugu cad cad doora shada madaxweynaha ee Ke nya waxaa kamida, Ra’iisul Waasirihii hore Raila Odinga iyo Madaxweyne kuy xigeenka William Ruto.

Kisumu ayaa loo arkaa in si weyn ay ugu xooggan yihiin taageerayaasha Mr Odinga.

Booliska Kenya ayaa shaley xiray 8 qof oo lala xiriirinayo in warqado ay ku daadiyeen daadiy een magaalada Uasin Gishu ee gobolka Rift Valley , waxaana warqadaha ay muujinayeen diginin loogu diray qowmiyadaha qaar si ay isaga guuraan halkaas.

Mareykanka oo hub ku kacaya $5 Bil yan ka iibinaya Sacuudiga iyo Imaaraadka.

Dowladda Mareykanka ayaa Talaadadii ku dhowaaqday inay hab difaac gantaallo oo marka la isku geeyo qiimihiisu dhan yahay $5 bilyan ka iibineyso Sacuudi Carabiya iyo Imaa raadka Carabta.

Ansixintan ayaa lagu dhowaaqday laba 7 ka dib markii madaxweyne Joe Biden uu hogg aamiyeyaasha labada dal kula kulmay Sacuudi Carabiya oo uu ku tegay booqasho lagu xaoo jinayey xiriirka xumaaday ee Washington kala dhaxeeya labada dal.

Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ay aa sheegtay in Sacuudi Carabiya ay iibsan do onto 300 oo ah habka difaaca gantaalada ee Patriot MIM-104E, kaasi oo loo adeegsan karo in lagu soo rido gantaallada ballistic-ga iyo ku wa kuruuska ee ridada dheer.

Qiimaha guud ee gantaallada, tababarka iyo qalabka dayactirka ayaa ku kacaya $3.05 bilyan, sida ay sheegtay Waaxda.

Sacuudi Carabiya ayaa dhowaanahan wajahe ysay halis gantaallo oo kagama imanayey koo xda Xuutiyiinta ee dalka Yemen, kuwaas oo hela qalab iyo taknoolajiyad ay sameyso Iran.

"Gantaalladan waxaa loo adeegsanayaa in xuduudaha Boqortooyada Sacuudiga Carabiya looga difaaco gantaallada ballistic-ga iyo diya aradaha aan duuliyaha lahayn ee sida joogtada ay Xuutiyiinta uga soo gudbiyaan xuduudda ku na weeraraan goobaha shacabka iyo kaabaya asha muhiimka u ah Sacuudiga,” ayey tiri Waa xda Arrimaha Dibedda Mareykanka.

Sidoo kale, dowladda Mareykanka ay aa sidoo kale sheegtay in gantaallada loo yaqaan THAAD oo ku kacaya $2.25 Bilyan ay ka iibin doonta Imaaraadka Carabta.

Imaaraadka ayaa waxaa sidoo kale dhowr mar weeraro gantaallo ah la beegsaday Xuutiy iinta, kuwaasi oo ay ka hortageen habka difaa ca gantaalada ee ay adeegsadaan ciidamada Mareykanka ee saldhigga ku leh dalkaas.

"Iibka gantaalladan waxay horumarin doon taa awoodda Imaaraadka Carabta ay hadda iyo mustaqbalka uga hortageyso halista gantaalla ha ballistic-ga, una yareyn karto isku haleynta ciidamada Mareykanka,” ayey tiri W/Arri/dibeda

SIDEE CIA-DA U AQOONSATAY HALKA UU JOOGAY UNA FULISAY DILKII AYMAN AL-ZAWAHIRI?

Hoggaamiyaha Al-Qaacida Ayman Al-Zaw ahiri ayaa Axaddii lagu dilay weerar ay diyaar adaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ka fuli yeen dalka Afghanistan , sida uu xaqiijiyay madaxweynaha Marey kanka Joe Biden.

Zawahiri waxa uu dhuu masho ku jiray sana do badan, ho wlgalka lagu baadi goobay ay laguna dilay waxa uu ahaa mid ka dhashay "sabar taxadar leh oo joogto ah,” oo ay samee yeen ciidamada la dagaalanka argagixisada iyo sirdoonka, si da uu warbaahinta u sheegay sar kaal sare oo ka tirsan maamulka Mareykanka.

Ilaa inta lagu dhawaaqay dhimashadiisa, Zawa hiri ayaa siyaabo kala duwan loogu xamanayay inuu ku sugan yahay aagga qabaa’ilka Paki stan ama gudaha Afghanistan.

Sarkaalkan oo magaciisa qariyay ayaa wa kaaladda wararka ee Reu ters u sheegay in mu ddo dhowr sano ah ay dowladda Maraykanku ka war haysay shabakad ay ku qiimeeyeen in ay taageerto Zawahiri, wux uuna sidoo kale she egay in dowladda Mareykanka ay haysay calaama do muujinayo in ururka Al-Qaacida uu weli ku sugan yahay dalkaas.

"Saraakiisha waxay caddeeyeen in qoyska Zawahiri oo ka kooban xaakiisa, gabadhiisa iyo carruurteeda ay u guureen guri ammaan ah oo ku yaal Kabul kadibna Zawahiri ayaa lagu aqoo nsaday isla goobtaas,” ayuu yiri sarkalkaan oo magaciisa qariyey.

Dhowr bilood gudahood, saraakiisha sirdoon ku waxay aad ugu kalsoonaayeen inay si sax ah u aqoonsadeen Zawahiri oo jooga guri uu ku badbaadayey oo ku yaalla Kabul, horraantii bi shii April-na waxay bila abeen inay warbixin sii yaan saraakiisha sare ee dowladda Mare ykanka.

Reuters ayaa sheegtay in xogta halka uu ku sugan yahay hoggaamiya haan uu madaxwe ynaha Mareykanka Biden gaarsiiyey la-taliyaha Amni ga Qaranka Jake Sullivan.

Markaas kadib saraakiishu waxay baaritaan dheer ku sameeyeen dhi smaha iyo nooca gur iga uu dagan yahay Zawahiri si loo xaqiijiyo in Mar eykan uu si kasooni leh u fulin karo howlgal lagu dilayo Zawahiri, iyadoo aan wax khatar ah la gelin dariska iyo qoyskiisa.

Saraakiisha Mareykanka ayaa Zawahiri aqo onsaday isagoo ku sugan balakoonka guriga, waxayna saraakiisha sheegeen in markaas ka dib lagu weeraray dhowr jeer, sida uu sheegay sarkaalkaan magaciisa qariyey.

Qaabka guriga nabdoon ee la sameeyay

Sida uu sheegay sarkaalkaan, Biden toddo baadyadii la soo dhaafay waxa uu qaban-qaabi yay kulamo uu la yeelanayo la-taliyayaal muh iim ah iyo xubnaha golaha wasiirrada si ay sir doonka u baaraan una qiim eeyaan habka ugu habboon ee tallaabo loo qaadi karo.

Kowdii Luulyo, waxaa madaxweynaha Mar eykanka la hor dhigay qo rsho diyaarsan oo la gu fulinayo howlgalkaan kadib kulan ka dhacay qol ka xaaladaha deg deg ah ee Aqalka Cad, waxaana kulanka goobjoog ahaa xubno ka tir san wasiiradiisa iyo gaasimaha hay’adda sird oonka ee CIA-da William Burns.

Sarkalkaan ayaa sheegay in kulankaas uu madaxweynaha Mareyk anka saraakiisha ku wa ydiiyey su’aalo faahfaahsan oo ku saabsan si da ay qorsheeyeen weerarkaas iyo qaabka uu u dhisan yahay guriga la wee rari rabo.

Wuxuu wax ka weydiiyay nalalka, cimilada, qal abka dhismaha iyo arrimo kale oo saameyn ku yeelan kara guusha hawlgalka, ayuu yiri sark aalaan.

Biden ayaa sidoo kale codsaday in la fala nqeeyo waxyaabaha ka dhalan kara haddii ay diyaaradaha Mareykanka weerar ka fuliyeen gu daha Kabul.

Sargaalka ayaa sheegay in qareeno sarsare oo ka tirsan hay’adaha kala duwan ay baarita an ku sameeyeen xogta sirta ah ayna xaqiijiy een in Zawahiri uu ahaa bartilmaameed sharci ah oo ku saleysan inuu yahay hoggaa miyaha Al-Qaacida.

Taalibaan ayaa cambaareysay duqeynta ay geysteen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, waxayna sheegeen inay xadgudub ku tahay he shiiskii nabadeed ee Doxa ay kula saxiixdeen dowladda Mareykanka.

Bishii Luulyo 25-keedii, Biden wuxuu ogola aday xubnihiisa muhiimka ah ee golihiisa wasiir ada iyo la-taliyayaashiisa inay helaan warbixin tii ugu dambeysay oo ay ka wada hadlaan sida dilka Zawahiri uu u saam eyn doono xiriirka Mar eykanka iyo Taalibaan, iyo arrimo kale, ayuu yi ri sarkaalku. Ka dib markii uu ka waraystay aragtiyaha dadka kale ee qol ka ku jira, Biden waxa uu oggolaaday in la fuliyo weerarkaan oo dhanka hawada ah, isagoo shardi uga dhigay yareynta halista khasaaraha rayid ka ah.

Duqeynta ayaa ugu danbeyn la fuliyay 6:18am xiliga Afghanistan oo ku aadaneyd 1.48am GMT ee 31-kii July, waxaana howlgalka fulisay diy aarad Drone ah oo riday waxa loogu yeero gantaalada "hellfire”.

TACSI TIIRAANYO LEH OO LOO DIRAYO WARIIYE MAXAMUUD AXMED XASAN {XUURSHE} OO XAASKIISA KU GEERIYOOTAY MAGAALADA MUWDISHO

Guud ahaan Howladeennada iyo Maamulka Wargeyska Mogadishu Times DailynewsPaper Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed Qeybaheeda Kala Duwanoo kala ah sidan :- Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto} ,Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.Jimmy} Wariiye Cali Muuse Cabdi, Ra xmo Maxamed Maxamuud{Lajecl}, Naasir Cali Cumar {AlImra},Maxamed Ibaraahi Nuur {Macallimuu} Muuse Maxamed Cismaan {M/Kiimi ko}, Faa rax Cumar Nuur,C/laahi Xasan Axmed {Sheekhaaloow,} Xasan Cali Gee seey,C/laahi Maxamed Cumar {Mcjis},Madiino Axmed Jimcaale, Cisma an Xuseen Axmed {Waryeel}, Maxamed Maxamuud Nuureey {Jim caale} Qadro Nuurto Cali Cumar {Nuureyso}, Maxamed Xasan Xuseen {Annaa leh},Janiib Cali Cumar{Chuvachanko}, Aadan Macallin C/hi {Aad aamo}, C/hi.M.Salaad {Dalle},Aweys Foo deey Nuur , C/fitaax Maxamed Salaad {Diyeeshe}, Nuur Maxamed cali {N.Qamadi}, Macaallin Xasan.,Cabdi Aadan Guuleed, Maxamed Ibraahin Bakistaan, Xasan Cali Geeseey, Ya aquub C/hi Guure. C/dir C/lle Nuur {Qalbi Dahab}, Xuseen Cabdi Calas ow,Qaasin C/lle Neero,Cali Muxuddiin Cali,C/dir M.Calasoow {Cal as}, Maxamed Cali Maxa muud {Madka}, Abuukar Muxuddin Isow {Xasharo}, Shaafici Muxddiin Islow, Cismaanciil.C.Madoobe, Falastiin Axmed Xaaji, Farxiyo Cali Qaajo, Malyun Sh.Xeydar, Aamino Ladan Axmed, Leyla Ca dceed Cismaan,Khadiijo Cabdi Maxmed, Yuusuf Cali Cabdi,Maxamuud Xasan Cumar {Adduunyo} ,Amiin Yuusuf Qasaaro, Axmed Maxam uud Dhicisoow, C/hi Maxamed Xasan Black,Cali Maxamed Cismaan {A/Amer iko} Barre Sh.C/hi {Bangaala-deesh}, C/qaadir Cadulle Abikar, {Baaan ga},Xaashi C/lle Abirka {Ayatullaahi}, C/raxmaan Muxuuddiin Cali ,Mu khtaar Nuur {Lovy} C/rashiid Cabduule Abiikar {Dayl, C/raxmaan Axmed Absuge, Burhaan Diini Faarax ,Kiin Cumar Maka araan, Abuukar SKY, Maxmed Cali Suldaan, Shariif Macallin Maxamuud, C/qaadir Maxa muud Walaayo, Xasan Baydhabo, Xasan Maxamuud Axmed Xasan {Fanax}, Safiyo Cali Sheekh, Shukri Axmed Leyte {Shiimaa}, Cumar Diini Geeddi, Cali Diini Geeddi, Bile Gurxan,Cilmi Nuurre Wehliye, Maryan Cali Dhibaa le,Nuuradiin Macaliin Mukhtaar {Diimow},C/hi Calas Jimcale,Maxamed Shiil Xasan {Shiil} C/Wahaab Nuur Mahdi,& Qadro C/Laahi Cali, Farciyo C/casiis Cali, Mako Muqtaar sheekh Muxuddiin, Salaado Maxamuud Ax med Seef,Casan Carraale,dadkaan oo isugu jiro saxafiyiin iyo ehelba Wa xay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan:- Wariiye Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe} oo Xaaskiisa MARYAN SHEEKH MAXAMUUD Habeen hore oo taa riikhdu ahyed 3-da Agoosto 2022-ay Ku Geeriyootay Magaalada Muqdi sho , Waxayna Alle ugu baryayaan inuu Jannada Fardowzo ugu Bishaar eeyo Marxuumadda Ehelka iyo Qaraabada ay baxda yna Samir iyo iimaan saadaq ah ka siiyoAamiin Aamiin Aamiin

{INNAALILLAAHI WA INNAA ILAAHIRAAJUCUUN}.


SUCUUDIGA OO QAADAY XAYIRAAD KU SAABSAN XAJARUL-ASWADKA.

Xujeyda tegta Xaramka ayaa mar kale loo ogola aday inay taabtaan ama dhunkadaan Xajarul-Aswad ka oo kamid ah waxyabaha sida weyn loo qadda riyo. Waxaana la qaaday xeyndaab weyn oo ku hareereysanaa Kacbada si looga hortaggo fiditaan ka cudurka Covid-19.

Tallaabadan ayaa kusoo beegmeysaa xilli lagu wado inay bilaabmato Cum rada.Sucuudiga ayaa meesha ka saaray xayiraa dihii ka dhanka ahaa cudurka safmarka ah horraantii sanadkan.

Tani waxay ka dhigan tahay in xajkii bishii hore uu ku dhowaa inuu caadi ku soo laabto ka dib laba sano oo xayiraad adag lagu soo rogay tirada xujeyda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip