Jiim Shiikh Muumin oo ku geeriyooday Muqdisho
...
Allaha unaxariistee waxaa magaalada Mudisho ku geeriyooday Muusikiistihii caanka ahaa ee Jiim Shiikh Muumin.
Jiim waxaa uu maalmihii u dambeeyay ku xanuunsanaa Muqdisho, sida ay sheegeen eheladiisa, halkaasi oo uu ugu dambeyn ku geeriyooday.
Jiim Sheekh Muumin waxaa uu kamid ahaa Hoboladii Fannaaniinta Qaranka ee Waaberi, waxaana lagu xusuustaa doorkiisii gumeysi la diriirka.
Jiim Shiikh Muumin oo ku geeriyooday Muqdisho
...