Qaylodhaaan : Waa wareey, waa wareey maad is dabaqabataan…..
HA IS DILIN: Haddii aad nolol raadiye aheyd, ma ahan inaad nolosha geeri ku raadiso. Haddiise aad geeri u bareereyso, walaalow dalkaaga ayaa kuu baahan ee kaalay isaga dartiis u dhimo oo difaac.

Tahriib xal uma ahan ammaandaro aad ka cararto iyo shaqo la’aan aad uga tagto dalkaaga, ee waxaa uu yahay mid naftaada silic kugu dhaafinaya. Marka walaal jooji tahriibka ee dalkaaga ka shaqeyso.
Walaahi anigaa ku dhaartaye inaysan qurbaha oolin wax loo tahriibo, ee maanta aan u baahanahay dalkeena dib u dhiskiisa. Haddii isaga aan xooga saarno, oo aan aamino, waan hubaa in dadyowga dalalka aad u tahriibeysaan inay inoogu imaan lahaayeen fadhigeena.
Allaha u naxariisto walaalaha tirada badan ee aan tahriibka ku weynay, sidoo kalana kuwa hadda usii socda wadadaasi allaha ka badbaadiyo oo fahansiiyo khatartaasi.
#JOOJI_TAHRIIBKA

xigasho;-somaliweyn.com

0 