Qaylodhaaan : Waa wareey, waa wareey maad is dabaqabataan…..
HA IS DILIN: Haddii aad nolol raadiye aheyd, ma ahan inaad nolosha geeri ku raadiso. Haddiise aad geeri u bareereyso, walaalow dalkaaga ayaa kuu baahan ee kaalay isaga dartiis u dhimo oo difaac.