Dhalinyarada ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa waxaa dhowr jeer loo jeediyay baaqyo ku aadan in ay hubka dhigaan.
Waxaana dhalinyaradaasi ay wali ku adkeysanayaan fikirkooda ku aadan dagaalka ay ka wadaan dalka Soomaaliya.
Xigasho:-Dulqaadka.com

Koonfur Galbeed oo baaq udirtay dhalinyarada ka tirsan Shabaab
Taliska ciidanka Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay dhalinyarada ka tirsan ururka Al-shabaab ee dagaalka kula jira ciidanka maamulkaasi iyo kuwa AMISOM in ay hubka dhigaan islamarkaana ay isku soo dhiibaan ciidamada maamulka Koonfu