Taliska ciidanka Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay dhalinyarada ka tirsan ururka Al-shabaab ee dagaalka kula jira ciidanka maamulkaasi iyo kuwa AMISOM in ay hubka dhigaan islamarkaana ay isku soo dhiibaan ciidamada maamulka Koonfu