ku: Injeneerada Somalida.+Faallo

0
Wednesday July 28, 2021 - 23:12:04 in Wararka by
  • Visits: 774
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ku: Injeneerada Somalida.+Faallo

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

         Marka laga hadlayo dhaqanada iyo Hiddaha Ummadaha, Laguma soo koobo, Suugaanta, Dhar xirashada, Nuucyada Cuntada, qalabka wax lagu cunno, Dhaqanada Aroosyada iyo Xafladaha Ciidaha, waxaa ka mid ah Dhisma dhaqameedka umaddaa.

    Umaduhu waxa ey horuumariyaan oo Casriyeeyaan Dhisma dhaqameedkooda.
 
Somaliya waxa ey leedahay Dhismo dhaqameedyo lagu yaqaan, waxaan jeclaa lahaa in Injeneerada Somalidu sida wadamada qaar, ey Casiryeeyaan         Dhisma dhaqameedkeena iyaga oo aan bedelin Naqsha aslaka ah ee Dhisma dhaqameedkeena.
 
         Sida in Magaalooyinka waaweeyn Laga dhiso Guri dhowr dabaq ah oo leh Naqshad dhismo dhaqameed, ama in Baarlamaaka ama Xarumaha Dowladaha hoose la dhiso iyada oo la isticmaalayo naqshadaha Mudulka ( F.S: 1aad).
 
        Daharka ( F.S:2aad) Geed jimcaha ( F.S: 3aad). karoorka ( F.S: 4aad) ama Dhismooyinka kale ( F.S: 5….32aad). Sida wadamada qaar ey u Casriyeeysan Dhisma dhameedyadoodii Hore ( F.S: 33, 34aad).
 




Qore: Yahya Amir





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip