Ertheria, Shili shili, Maroodi & Wan!!!.=Faallo=

1
Saturday June 12, 2021 - 21:40:02 in Wararka by
  • Visits: 1230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ertheria, Shili shili, Maroodi & Wan!!!.=Faallo=

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Shimbirta Shili shili Bintu Kursho : Ow Maroodi, ma kuu sheegaa halkii ey ku Dambeeyeen Dhalinyaradii loo qaaday Ertheria? Dhagta keen, waan Duulay waxaan tagay Asmara, kadibna waxaan tagay Xeradii tababarka waxaa soo arkay ( …………………………………)

 
Marodi: Warkaas, ma la hubaa?
 
       Shili Shili: weligeey miyaan been kuu sheegay. kuwa aan Baalal leheyn oo aan meel tagin oo Baraha Bulshada wixii loo soo sheego ka sheego ama ku qoro, miyaad ii maleysay ?. 
     Shimbirtii Nabi Suleymaan CS warkeedu soow Run ma noqon, waa xaqiiq warkeeygu ee Waalidiinta gaarsii, Adigaa Xoog leh oo lagu Aaminaa. ( F.S: 1aad)
 
     Wanoow: Ow Maroodi, Anigaa ku jecel oo taageerayaashaada ka mid ah, Aniga iyo Adigu Cowska ayaan wada cunaa, Laakin Shili shili Miraha iyo Hilibka ayeey Cuntaa. Warkeeda iyo waxa ey soo aragtay iska dhaga tir, ee keeyga dhageeyso. Shimbirtu waa Qaran dumis.
Ow Maroodi: UN ma soo warsadaa?
 
Wanoow: Maya, Maya iyaduna waa Qaran Dumis weyn. ( F.S: 2 & 3aad)
Akhristayaaloow, yaa Xoolaha, Duurjoogta iyo Shimbiraha warkooda yaqaan oo ii fasiro, waxa ey shimbirtu sheegtay.
 


Qore: Yahya Amir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip