Soomaalida Mareykanka oo soo dhoweysay musharax u taagan xilka golaha deegaanka Boston.

0
Monday April 12, 2021 - 13:48:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaalida Mareykanka oo soo dhoweysay musharax u taagan xilka golaha deegaanka Boston.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

       Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota ayaa xaflad soo dhoweyn ah u sameysay Musharaxa Sayid Cabdikarim (Said Boston) oo u taagan xilka golaha deegaanka Magaalad Boston ee Gobolka Masajusit.

       Xafladdaan oo lagu qabtay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota waxaa ka qeybgalay qeybaha bulshada ee Jaaliyadda Soomalida Mareykanka.

     Musharax sayid Cabdikarim Saiyd Boston oo ka hadlay xafladdaasi ayaa wuxuuna ka mahadceliyey sida wanaagsan ee jaaliyadda Soomaliyeed u garab istaagtay.


    Wakiilka War-baahinta qaranka Cabdixakiim Cabdi Ismaciil ayaa sheegay in dadweynihii ka hadlay xafladdaasdi ay muujiyeen wanaagga uu musharaxaasi ku lee yahay bulshada iyo sida ay u garab taagan yihiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip