Galmudug oo ku dhawaaqday guddi cusub oo loogu talagalay in ay…

0
Friday March 26, 2021 - 19:42:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 196
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo ku dhawaaqday guddi cusub oo loogu talagalay in ay…

    Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug ayaa Shir-guddoomiyey kulanka Golaha wasiiradda oo toddobaadkan ka dhacay Magaalada Cadaado. Kulanka Golaha wasiiradda oo ku saabsanaa isbuucan dardargelinta howlaha xukuumadda, ayaa warbixin looga dhagaystay was

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug ayaa Shir-guddoomiyey kulanka Golaha wasiiradda oo toddobaadkan ka dhacay Magaalada Cadaado. Kulanka Golaha wasiiradda oo ku saabsanaa isbuucan dardargelinta howlaha xukuumadda, ayaa warbixin looga dhagaystay wasaarada dhowr ah sida:Maaliyadda, Caafimaadka,Howlaha Guud,Warfaafinta, Arrimaha Gudaha,Cadaaladda, Gaadiidka,Xanaanada Xoolaha,Boostada &Isgaarsiinta, Dhalllinyarada iyo Gadiidka. Kulanka waxa lagu magacaabay guddi heer wasiir ah oo wasaaradda caafimaadka ka gacansiiya baahinta tallaalka civid-19 iyadoona la amray in gaadiidka dowladdu iney ka qeybqataan Gaarsinta talalka Covid19 guud ahaan deegaanada xorta ah ee Galmudug, Sidoo kale Golaha wasiiradda ayaa boggaadiyey wasaaradda amniga iyo ciidamada badda Galmudug oo gacanta kusoo dhigay Dooni si-sharci daro ah uga kalumaysanaysay xeebaha gobolka Mudug. Ugu danbeyn Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku simaha madaxweynaha ayaa faray dhammaan wasaaradaha inay dardargeliyaan adeegga ay bulshada u hayaan.


 
 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip