Wasaaradda waxbarashada oo sheegtay in la xiri doono Jaamacadaha qaar

0
Thursday November 19, 2020 - 21:15:26 in Wararka by
  • Visits: 383
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda waxbarashada oo sheegtay in la xiri doono Jaamacadaha qaar

    Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Abukar ayaa sheegay in la xiri doono jaamacadaha qaar ee Dalka. Waxaa uu sheegay Wasiirka in Jaamacad aan laheyn macalimiin diyaarsan oo ar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Abukar ayaa sheegay in la xiri doono jaamacadaha qaar ee Dalka. Waxaa uu sheegay Wasiirka in Jaamacad aan laheyn macalimiin diyaarsan oo ardayda bareyn Casharada kuwa ugu muhiimsan oo ay fahmi karaan in Wasaaradda waxbaarshada ay xiri doonto. "Jaamacad aan Macaliminteeda aysan diyaarsaneyn waxyaabaha ay dhigeyso oo ay ardayda siineyso uusan Update aheyn masii shaqeyn doonto albaabada ayaa loo laabi doonaa auu yiri" Wasiirka waxbarashada. Sidoo kale Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Abuukar ayaa ugu baaqay maamulayaasha Jaamacadaha dalka inay noqdaan kuwo u diyaarsan inay si wanaagsan Ardayda wax u baraan si Ardayda Soomaaliyeed ay u noqdaan kuwo wax bartay. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip