
MAAMULKA IYO HOWLADEENNADA WARGEYSKA IYO WEPKA M.TIMES OO HAMABALYADA OO CIIDDA U DIRAYAAN MUSLIMIINTA
..

CIID MUBAARAK
Maamulka Iyo Howladaeennada Wargeyska Mogadisu Times Daily NewsPepar Waxay Dhammaan Muslimiita Caalamka Guud ahaan meelksta oo ay joogaan ay leeyihin. Ciid Mubaarag {KULLU CAAM WA ANTUM BIL QEYR}
Gaar ahaan Kuwa Soomaaliyeed oo isugu jiro suxuufiyin,Macaamiisheenna nagu taxan iyo saaxiibbadeyna gaar ah dhammaanba , waxaan leenahay
Walaalayaal Nabad ku Ciida,Ciidan CAAFIMADSAN oo alle Ciiddan Cideeda kale hangu gaarsiiyo Caafimaad, Nabad ,Qeyr ,Horumar iyo Barwaaqo insha allaah oo Dalka iyo Dadka Alle Inoo Nabadeeyo Aamiin yaa Rabbi.
Akhrisatayaasheenna ku xiran Wargeyska iyo Wabkeena waxan leenahay Nagula ciida Caafimadsan guud ahaan Maamulka iyo Howlwadeennada wargeyska M.TIMES iyo Wap-ka Mogadishu Times dadaalkooda aan hagrta laheyn waan ugu mahad celineyaa gleysta Ayaan leenahay


0 



MAAMULKA IYO HOWLADEENNADA WARGEYSKA IYO WEPKA M.TIMES OO HAMABALYADA OO CIIDDA U DIRAYAAN MUSLIMIINTA
..